Тёмный

MAKEUP FUDUD SUUQA XITAA KU TAGI KARTID. NATURAL makeup 💄 || amira qurux | 

Amira Qurux
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 59 тыс.
50% 1

Follow My instagram ( amiraqurux7)
Follow my tiktok ( amiraqali)
Add my Snapchat ( amiraqurux79)

Опубликовано:

 

5 фев 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 192   
@amiraqurux
@amiraqurux 4 года назад
Waxaa rijeynaa inaa ka faaidaan share ku dheh gabar wlba taqaano thnks all 😍🙏
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 года назад
Amiira qurux💙🌍♥nafta ku ogal xppti♥🌍
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 4 года назад
Amiira qurux masha allah xabiibtii guuleyso waligaaa isoo booqo
@maankachanall6547
@maankachanall6547 4 года назад
asc amiira aduunka qof wax kuu sheego waa hal iyo dhif marka amiira aduunka dhalaalkiis ha eegin gabdhaha makeup inay suuqa ama banaanka ugu baxaan ma fiicno gabdhaha wey Inay is asturaaan oo quruxdooda qariyaan gabdhaha nimankooda Kali wey inay isku qurxiyaan abyo plzzzzz Haiga xumaan gabdhaha wax fcn oo diinda ogashahay ufaaidey balanteyno waan inaa is asturnaa allaah hanaga dhigo kuwa guuleys tay aakhiro iyo aduun aaaamiin
@rihaamofficials1436
@rihaamofficials1436 4 года назад
Amiira abaayo keep going
@maryanmaxamed9807
@maryanmaxamed9807 4 года назад
Abayo amira lawada foundation namberkoda isheg?
@cayuushhassan2739
@cayuushhassan2739 4 года назад
Mashalah apyo video yada mamakeup ino so badi. 😍 Intaa iku racsaan like isaar 🙏❤
@naimaabdullahi6473
@naimaabdullahi6473 4 года назад
Abayo amiira wan kahely meubka fudud lkn idhaha lagshanayo waa danbi weeyn alle na raali kama ahan marka qalad haiifahmin wallahey qeerka ayaan kula jeclhy aduun kana waa laga tagaayaa waxaan rajeeynaa in aad qoraakeyga tixgaliso iskana dhaaftit xabbiti qurux love you
@munalizamuna1819
@munalizamuna1819 4 года назад
Qof kii kobad ayn ahay like ta ha ila dhafina ☝️ amira thankz 🥰
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 года назад
Waaw mash allah 💞💞🥰
@umujaabirchannel1660
@umujaabirchannel1660 4 года назад
Masha allh woooow 1
@ruqiyayusuf8891
@ruqiyayusuf8891 4 года назад
Masha allh aaad ayuu u qurux bdn yahay wuuna fudud yahay waan ka helay
@hibasacid1558
@hibasacid1558 4 года назад
Woow mazhallah Amira ♥️♥️
@hiboahmed8961
@hiboahmed8961 4 года назад
Abaayo one by one noogu sheeg mcnto please aan ka faaiidaysane si aan kaasa oo kale u soo ibasano please marka aad soo gadanaysid hal hal magciisa noogu sheeg khayr allah ku siiyee
@lifeofbahja
@lifeofbahja 4 года назад
Ma sha allah qali Mahadsanid ❤️🌹🙏
@fartuunmaxamed281
@fartuunmaxamed281 4 года назад
ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ quruxsan
@umunaima2953
@umunaima2953 4 года назад
masha allah amiira qurux keep going xabbty❤❤💋
@ifraaxbashiirkitchen4421
@ifraaxbashiirkitchen4421 4 года назад
Masha allaah amiira qurux hormar wacan
@ayaanladan3623
@ayaanladan3623 4 года назад
Masha allah ilahay gacantada ha kuu barakeeyo amiira qurux
@draishatohow9374
@draishatohow9374 4 года назад
Qofki igu horeyay oo soomali ah oo makeup simple mari yaqn waaye amira wayo nagaha kle inta ku dhahn waa simple ay jib iska siyan keep going
@ST4RCOOKIE
@ST4RCOOKIE 4 года назад
Masha Allah. Amira beauty beautiful 🌹🌹❤️❤️💕💕💕
@sadiaadan2304
@sadiaadan2304 4 года назад
Masha allah shukran xabibty
@zahrahaggi8669
@zahrahaggi8669 4 года назад
masha allh amira keep going xbbt
@ahmeddhizo5606
@ahmeddhizo5606 4 года назад
Mashaallah... keep going my sister
@mohamedjeelle4061
@mohamedjeelle4061 4 года назад
Yes ciyow imaday Amiira👌❤❤
@zamzamxamze4486
@zamzamxamze4486 4 года назад
Masha Allaah😍❤❤❤❤❤❤👍😘
@abdihassanraliya2425
@abdihassanraliya2425 4 года назад
machaallah amira qurux
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 года назад
Masha Allah abayo qurux waye 🥰🥰
@naemasaid5490
@naemasaid5490 4 года назад
maasha Allah sister
@jesmiinmaxamed437
@jesmiinmaxamed437 4 года назад
Masha allah ❤
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 4 года назад
Msha allah Amiira quruxy abyo adan kaa faa idy runtii hory u soco xbbti
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 4 года назад
Mashaaalh abyo waa Mahadsanid 🥰👌
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 4 года назад
Wcs sis Masha allaah Quen Amiira cadey ❤❤❤🙏
@hafsa6620
@hafsa6620 4 года назад
Aaamiiro abyo magacayada makupka marwalbo kacodsanaa nosoo gali adoo mahadsan♥️♥️💋💋
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 4 года назад
Maasha allaah xabiibti cadaskaan aad kunurosaa masha allaah 😘😘
@hodanhappy4823
@hodanhappy4823 4 года назад
Abaayo make up oo dhameysiran sawir ahaan noo sogali mahadsanid
@afnaandhowrsan9003
@afnaandhowrsan9003 4 года назад
Amiira qurux gabar aaan tageero horey usoco alpooo❤
@mubaarigcabdixakiin9814
@mubaarigcabdixakiin9814 4 года назад
Maa shalaha Walsh Amiira huure usoco
@hipaapdi1006
@hipaapdi1006 4 года назад
Amiir qurux kujecliyaa xpptih keep going
@raxmaruux1281
@raxmaruux1281 4 года назад
Ramadaanka ka hor waad helaysaa abaayo thnks mar walba
@nagiimainapadal6591
@nagiimainapadal6591 4 года назад
Masha allah wllshy mcn guulayso 💋❤💖💕
@hiboahmed8961
@hiboahmed8961 4 года назад
Mashaa allah wll
@ilwaadqurux77
@ilwaadqurux77 4 года назад
Mashallah abaayo amira horey usoco
@hamdiabdirahiim6507
@hamdiabdirahiim6507 4 года назад
Shukran abayo horay usoco
@zuneirahsiyad7401
@zuneirahsiyad7401 4 года назад
2 isbuuc 50k kugu garsiine 2 bil intee nogu qabahee insha allah 3 weeks kale kadib waan garena igasoo qor midaas saldhig cml u share gareenena team amiira fadhiga kakaca
@umunaima2953
@umunaima2953 4 года назад
sax waye soon o bil ka dhiman insha allah boqol kun aya gaare insha allah 🙏🙏
@queenhaajara6781
@queenhaajara6781 4 года назад
Waw mashallah aad ayad umahadsanthy abyo❤️❤️
@graduatedstudents3722
@graduatedstudents3722 4 года назад
Masha allh abyo allh ku xafido lkin waxn kala talin laha cadasadka inaa iska deyso wyo danbi wye
@suusuuqurux1482
@suusuuqurux1482 4 года назад
Mash Allah madsnid abayo jasakalah qer
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 года назад
Amiira qurux💙🌍♥nafta ku ogal xppti♥🌍
@fowsiyodahir6777
@fowsiyodahir6777 4 года назад
M.a
@aliishadiamond9528
@aliishadiamond9528 4 года назад
Masha allah my sis❤❤❤❤👌😍
@muniraosman3190
@muniraosman3190 4 года назад
Masha Allah ❤️
@naajuuu165
@naajuuu165 4 года назад
Waankaa sugeeynay wlasheeyn amiira qurux i.a soon 100k before ramadaan❤❤❤🥰
@nasiibnew7766
@nasiibnew7766 4 года назад
njuu susbcribe nagu shraf yaqe ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-zvmc6XxFEZo.html
@bushramohamed7053
@bushramohamed7053 4 года назад
My lovely sister amiira 😍😍😍😍😍.
@innerpeace4716
@innerpeace4716 4 года назад
Beautiful queen mashallah
@deeqaosman4158
@deeqaosman4158 4 года назад
Kaalay iska arag maasha allah amiira qurux love you macanto
@ismaluraofficialchannel58
@ismaluraofficialchannel58 4 года назад
mnsh allaah
@floweradam4576
@floweradam4576 4 года назад
Masha allaah
@maymuunahmed624
@maymuunahmed624 3 года назад
Manta iikoow inaa cadasaat xiraty indhaha ilahey kusiyay kuu qurux badan ee iska daa walaaley qer allaha kusiiyee
@mmboycade8737
@mmboycade8737 4 года назад
Masha allh حلووو
@habonmario1089
@habonmario1089 4 года назад
wooow mashallah xbtyi horay usoco adaa uga helay abaayo waxaan ku way dinaa fondheshinka intaan marsan ka hor caream la marsado isheek maga ciisa thanks
@asiaosman3377
@asiaosman3377 4 года назад
Noocyada make up ka nooso gali inaa make up so gadano baa rabnaa xbbti amiiro illhy qeer haku siiye
@haliimomohamed7165
@haliimomohamed7165 4 года назад
Wwww masha Allah 😍😍😍😍
@mohamedamiin8776
@mohamedamiin8776 4 года назад
masha alh
@cawotolmoon6103
@cawotolmoon6103 4 года назад
First comment amiira reply me
@hibocali4560
@hibocali4560 2 года назад
Masha alaaah🥰🥰🥰🥰🥰
@latifamussa4979
@latifamussa4979 4 года назад
شكرا لك يا امير حبيتي 😢❤️
@aaminahussein4039
@aaminahussein4039 4 года назад
Mnsha allaah gabadh and tageero hure usocco qli nooso badi maykabka Waxnan kasoo hadlyaa somaliland amiira qurux waxaan ku leeyhy keep going
@hanaanali472
@hanaanali472 4 года назад
Mashallah mahad sanid wn ka fa.idnay marka ad shoping so samesanesid fondtionkana noso sharax color uu ku habonyhey istocmalkoda wad mahadsanthey
@adeecsanmohamoud7094
@adeecsanmohamoud7094 4 года назад
Shugran❤❤❤Amira
@hoodobilaal366
@hoodobilaal366 4 года назад
Amiro qurux mash alh
@user-ly9ex5he6e
@user-ly9ex5he6e 4 года назад
Amiira xayaati wan ku salaami
@maymuunahmed624
@maymuunahmed624 3 года назад
Ilaahey ayaa iitoosiyay maa dhahdid amira Alxm dheh
@raxmaibraahim1072
@raxmaibraahim1072 4 года назад
Abaayo mcn walashey horay soco
@ahmeddahir9413
@ahmeddahir9413 4 года назад
Wàw masha allah
@faizashukri9349
@faizashukri9349 4 года назад
Amira i,m like you wlhi markan adayo magalkaa waxan mar sadaa make up oo qafif ah...❤️✌️
@tunisgacalofficial1692
@tunisgacalofficial1692 4 года назад
Mnshallah
@abdikhafarabdi7917
@abdikhafarabdi7917 4 года назад
Amiiro make up ka full shopping sida logu soo gada waxan ka wadaa magacyadoda waan ka helay abayo wana kugu xirahay mahadsanid noo soo gali
@nasteholucky1162
@nasteholucky1162 4 года назад
abdikhafar abdi anba u baahanhy amira sio gali plz
@nasraclweli5935
@nasraclweli5935 4 года назад
Masha Allah xbbit quruxey Alleha ku xifdiyo
@ruweydoabshir3279
@ruweydoabshir3279 3 года назад
xe tahay magaca nin waye
@waarugtacilmigadiinta1212
@waarugtacilmigadiinta1212 4 года назад
Like 715 Maasha Allaah Xabiibti
@amalsharif7897
@amalsharif7897 4 года назад
Thank you
@ayeyo9503
@ayeyo9503 4 года назад
To be honest ma jecli inaan marsado lkn waan daawada sida loo marsado😂😃😂😁😂😄
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
👏🏻👏🏻
@Kiki-xx9hp
@Kiki-xx9hp 4 года назад
Masha allah abyo ada umahadsan santahay
@umujaabirchannel1660
@umujaabirchannel1660 4 года назад
Wcs abayo woow asxabta ibooqo please 🙏🙏
@ramlomuuse5143
@ramlomuuse5143 4 года назад
Wwww amira qurux ❤❤❤❤❤❤❤♥️♥️💗💗💋❣❣
@ubahladanmohamed9744
@ubahladanmohamed9744 3 года назад
Amiira Markale noosogali make up plz
@fadumoaddow8552
@fadumoaddow8552 4 года назад
LAAKIIN AMIRA ADIGA SUNIYAHAAGA MAASHA ALLAAH WAAYE MA U BAAHNO TOOSIS LAAKIIN DADKA U BAAHAN SEE LA YEELAA 💖
@iam_maalkeyofficial7458
@iam_maalkeyofficial7458 4 года назад
7th comment. M.a 👍
@nasiibnew7766
@nasiibnew7766 4 года назад
bossilder ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-zvmc6XxFEZo.html subscribe nagu shraf yaqe ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-zvmc6XxFEZo.html
@user-ly9ex5he6e
@user-ly9ex5he6e 4 года назад
Amiira wad isa cajiib nosa 😄😄😄😄
@bushpaofficiall1262
@bushpaofficiall1262 3 года назад
Amira qurux mahallah
@fatimaadan1888
@fatimaadan1888 4 года назад
Walal qaliyeey walhi waxaa badan ayan kaa faiayaday waad mahasan tahay
@mohamedamiin8776
@mohamedamiin8776 4 года назад
hore usoco
@quenzoniya3241
@quenzoniya3241 4 года назад
Thanks
@Foosiyo5790
@Foosiyo5790 4 года назад
Mashaa alah ale haku xafido wallshey meg abkaga wow iqanciyay
@Foosiyo5790
@Foosiyo5790 4 года назад
Shugran xabibti waxbadan ayan kafaideyna ale haku sharfe
@anuushhassananuush8520
@anuushhassananuush8520 4 года назад
Shukran abyo pulse no so gali sida cadaska loo xirto❤🙏
@naciimaabdi3893
@naciimaabdi3893 4 года назад
Quruxsan
@maxamedxaajow2708
@maxamedxaajow2708 3 года назад
waa maasan tahay@
@tamamqurux6065
@tamamqurux6065 4 года назад
xaada wajiga sidee lagu yareeyaa bal nala wadaag iyo wax u fiican
@abdulrahmanjimale2220
@abdulrahmanjimale2220 4 года назад
Masha allah wlshy amira manta haaa lkn shalay mya
@natharjimale6585
@natharjimale6585 4 года назад
Abdyrahman Jimale ppp
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy 8 дней назад
❤❤❤❤❤
@fartuunmaxamed281
@fartuunmaxamed281 4 года назад
make up qurxoon qli
@Music-ly4yz
@Music-ly4yz 4 года назад
Amira Qurux
@Zahriina44
@Zahriina44 4 года назад
Mashaa allaah amira qurux wn kula socda wan ku jclhy alle isha xun hakaa ilaliyo quruxey waxyabo bdn ka faidna like cijiyaha suniyaha💋💏💏🥰🥰🙏🙏
@xaliimodegan609
@xaliimodegan609 4 года назад
Amira qurx qofaan ku faano tahy mcnt frxd igu noloow
@bushraahmed8448
@bushraahmed8448 4 года назад
Sax waaye xbbti waa u baahnaa make up fuduud markasta school wa ka daahaa lkn hada mid fuduud aan marsana
@deeqaluul4120
@deeqaluul4120 4 года назад
Quruxeey masoo gali kartaa makeup ka intuu ka koobanyahay magacyadooda thanks
Далее
Makeup yaro fudud kubaro afsomali
20:19
Просмотров 179 тыс.
Zlatan embarrasses Speed 😂 #ishowspeed
00:32
Просмотров 4,6 млн
PRANK: SUMEYA AANKU SAMEEYI OYSAY / QOSOLKA ADUUNKA😂
18:00
🌹sida loga dalbado  shein🙏
9:05
Просмотров 15 тыс.
WALAASHAA BADBAADI
11:52
Просмотров 83 тыс.
SIDA UGU FUDUD EE LOO SAMEEYO SUNIYAHA CASHIRKI 1
20:32
SIDAA MAKEUP KA U MARSADO!
12:45
Просмотров 147 тыс.
Casharki suniyaha part 1
15:31
Просмотров 93 тыс.
AAD UGU FARXAY DHIRIGILINTIINA ||MAKEUP SIFUDUD UBARO
14:41