Тёмный

Malintii 13aad ee sonka iyo afurka aan sameyaay... 

MissFosiya
Подписаться 94 тыс.
Просмотров 126 тыс.
50% 1

wadku mahadsan tahay daawashada like ii sar video❤
igaala so xiiriir
Instagram missfosiya
snapchat foos.18

Хобби

Опубликовано:

 

6 май 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 859   
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 года назад
Ramadan mubarak asxaabta fadlan subscribeka haiga ilabin hada igu cusub tahay ❤ videoga like saara❤🙏waa mahadsantihin dhamaantin❤😍
@hafsoahmed3257
@hafsoahmed3257 4 года назад
Ramadaan mubarak xbti hhh wad iga qoslisay jalmad maaha wa jubna ama farmaajo hh
@queenhafsa7564
@queenhafsa7564 4 года назад
Maasha Allah tabrakallah Ramadan Mubarak hbti❤️
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 4 года назад
Intaan maalin dhaw kufiirsaday ayaan subscribe kusaarin waankusooraadiyay maanta ayaankusoohelay alxmdulilaah kkkkkkkkkk
@abdihafiidmohamuud4110
@abdihafiidmohamuud4110 4 года назад
Asc sis mxad isku tihiin Garasho pls Repliey soo gal
@kingjeez8063
@kingjeez8063 4 года назад
Fowsiyo sxby ID gaga no sheeg pubg🥰☠🙋‍♂️
@drbaatiofficials9484
@drbaatiofficials9484 4 года назад
Hadaa jeceshay quraanka ilahay igo caawiya ilahay dartiis bishaan ramadaan subscriber
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 года назад
Maash aalllah qurux waye muqalkaga abaayo Laguma Caajisayo Wan Ka Helay
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 года назад
Mahadsaniid abyo qali❤🙏
@zahracismancabdalla114
@zahracismancabdalla114 4 года назад
Macalimadeyda nasra abtidon keep going sister
@mubaarakyuusuf2752
@mubaarakyuusuf2752 4 года назад
@@zahracismancabdalla114 mahasanid abaayo macaanto
@munaluckyy714
@munaluckyy714 3 года назад
Macalimadayada nasra abtidoon♥️
@asmaaxmad9162
@asmaaxmad9162 2 года назад
Nasra abayo gabdhan intee kabaxday hada taqano isheh
@mocaabi-z6s
@mocaabi-z6s 4 года назад
Hadii Aad aqrido comment kayga like ta ha ila dhaafin 😂
@abdaleabdiraxman9449
@abdaleabdiraxman9449 4 года назад
Haye
@bilanlifestyle3114
@bilanlifestyle3114 4 года назад
Xapiipti masha alaah caawa waxa ka faaiday baasto lasaanyo thanks alpo waad duceesan tahay qaaliyeey
@mariyomohamed4845
@mariyomohamed4845 4 года назад
MashaAllah Allaha KU xafido walashey qali 😍💯🙏❣️ ilahay qer haku siiyo waxbadan ka faiday abaayo mcn 😍💯
@ubaxbilaan799
@ubaxbilaan799 4 года назад
I love how simple u make everything sis😍😍😍🥰🥰🥰🥰😍 love it hun thx 🙏🏽
@nawalabdulkarim2011
@nawalabdulkarim2011 4 года назад
Maash Allah it’s so amazing wlh My sweetheart keep going I love you so much sweetheart ❤️❤️❤️🌹🌹
@sumayamohamed5539
@sumayamohamed5539 4 года назад
Mashallah sis I’m learning so many different ways to make lasagna to be honest I love the way you make it the lasagna so mouth watering ❤️❤️ Ramadan Mubarak to you
@fadumafaduma5376
@fadumafaduma5376 4 года назад
The title write in English as well Somali, you deserve lots of subscribers.. although people may not understand however by watching you can learn a lot.. well done.. May Allah protect you
@iqrajapriljr5909
@iqrajapriljr5909 4 года назад
Masha Allah Fosiya❤Ramadan Mubarak 🙏
@hannaupdy646
@hannaupdy646 4 года назад
Everything about you is perfect siz , 🤗♥️ your cooking skills, the qualities of your videos and how you keep us active m.Allah
@haawanakakande8135
@haawanakakande8135 4 года назад
Yeah thought I don't understand the language but am enjoying I only know nyanya that's tomato cause we also call it like that in Uganda
@badriadiamond1051
@badriadiamond1051 4 года назад
Masha allah xabiibti waa iga qoslisay gacanta allaha haku barakeyo iso dhaha allha ku barakeyo beelo raashin la cuno kan ugu mcn ino yhy wa daremyna🥰😍👌
@fahmomaxamed4058
@fahmomaxamed4058 4 года назад
Masha Allah Ramadan Mubarak gacanta alle haku barakeyow alpih❤️✨🥰⚡️
@sahrasheekh7691
@sahrasheekh7691 4 года назад
Mansha'allah sis it's a beuatiful blessing the way u cook and I really like it keep going huno 😘😘👏👏👍
@hannanabdullahi4824
@hannanabdullahi4824 4 года назад
Keep going sis❤❤ And here anew subscriber so good luck💞💞💋💋
@nimcanasser8318
@nimcanasser8318 4 года назад
Xbbt Ramadan Mubarak ilaahay haku xifdiyo sharaf iyo cisi igu noolow my queen tayda
@anizayamani2084
@anizayamani2084 4 года назад
Wow 🤩 Masha Allah hppti Kama daalo dawashada video yadada we love you keep going
@ayanyusuf1136
@ayanyusuf1136 4 года назад
Maasha alaah gacanta ilaahay haku barakeeyo qaali walahi hadalkaaga waba ka helay shukran 😍😍😘😘
@abdirahmanahmed5094
@abdirahmanahmed5094 4 года назад
Masha allaah fowsiyo ramadan mubarag wll qali ah❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘💘💘💘❤❤❤❤❤
@sami-gj1kx
@sami-gj1kx 4 года назад
am new in ur channel and i love ur food mashallah Ramadan Mubarak ❤️❤️❤️sis
@samiraosman1588
@samiraosman1588 4 года назад
Masha Allah Alle haku xifdiyo wll sidaad usameysay way fiican tahay Afiyet olsun cafimad kahel🥰🌹🌹😍😍😍
@Sharbeela
@Sharbeela 4 года назад
Mansha allah wlh waa gabar yar oo sidan cuntada usameeneso afur yar oo macan qalin gacantada allaha kudayo qof lagu fanaa tahay ❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏🇸🇴
@abdirahmaanmohamed4815
@abdirahmaanmohamed4815 4 года назад
Waaw masha allaah noso samey wax fudud oo single ah plez wll canjero cml nosoo gelii
@ibraabdi2482
@ibraabdi2482 4 года назад
Masha Allah xabiibti keep going aniga asxaabta cusub Ayaan kamid ahay like waa istaahisha masha Allah qurux sidaa wax ukarineesida ayaanba Ka helay caawo Ayaan sameenaa baastadaan 😍
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 года назад
Masha allah afur qurux bdn wyeh shalaay dhan baa channelka ku so noqnoqonayey inaa so galisay ban firiyaney 😍
@hanicalisow8898
@hanicalisow8898 4 года назад
M.a Allaha ku barakeeyo Abaayo. Waa lagu tabay shalay. Musalsal cml ayaan kuu fiirsadaa.
@hodanhirsi7464
@hodanhirsi7464 4 года назад
horay u soco bayo malin walba wan dawana waxa si dhigto horumar wacan xbbbti 😍😍😍
@mustafabdiqaadir7927
@mustafabdiqaadir7927 4 года назад
M.a abyo sofiya Guuleyso wll mcn Vedeoyashada wan jeclahy❤❤💚💚
@mohamednuurali6828
@mohamednuurali6828 4 года назад
Masha,alaah walashey qaali cashar fiican baad soo tabisaa khayr alaah kusiiyo
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 года назад
Masha Allaha tabarakallah gacan Allaha kuu barakeeya Jizakallah qeyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@saabirahussein8137
@saabirahussein8137 4 года назад
Maasha alaah Hore u soco Gurigaada nadaafadiisa ka hely iyo lebiskaaga qurux maasha alaah Love you
@mohacaddeofficial3458
@mohacaddeofficial3458 4 года назад
Maasha allaah abaayo macaanto allaah haku barakeeyo waxaan ku waydii naa adiga singal maatahay mise xaas iisheeg please keep going ❤🙏😍
@drsridwaankoronto3911
@drsridwaankoronto3911 4 года назад
Masha Allah Xbbti Gacantaada alle hakuu barakeeyo Ramadaan Mubarak
@mubaarakyuusuf2752
@mubaarakyuusuf2752 4 года назад
Miss foosiya ilaahay gacanta kaama gooyo aniga waxbadan ayaa kaabartay wlh foosiya aadaa umahasantahay keeb goin abaayo mahasanid
@mumtazway2008
@mumtazway2008 4 года назад
masha allah wali ma arag video saan clear uah ee duben gabdhaha wax kariyo adi kahor best chef of the year atahay abayo
@ahmedj8857
@ahmedj8857 4 года назад
Wa mrki igu horeysaY ee an arkayo chennalkaN wlzhena ledahy isla cwa dhamn iyda ayn dwanayay hory usoco 🙋‍♂️❣
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 года назад
Mahadsaniid wll qali❤🙏
@nasriinahpeipe6596
@nasriinahpeipe6596 4 года назад
hhh jalmad lee iga dheh Jubno wye xppti Masha allah adan oga helay Afurkaga gacantada allaha ku barakeyo love u sweetie🥰😍👸
@wardafarah282
@wardafarah282 4 года назад
Welcome back really we miss you please more video cooking 🥘
@dhowrsanhodaniita9313
@dhowrsanhodaniita9313 4 года назад
Masha Allah abaayo gacantaada Allah kuu barakeeyo🥰🤗 Aad iyo aad ugu hele Cuntadaada quruxda badan Waana kugu xeranahay
@kamaaldiin582
@kamaaldiin582 4 года назад
Dhowrsan Hodaniita abaayo subscribe iisaar please 👉👉👉 waaa Quraan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-SlqiLM0oO0o.html
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 4 года назад
Masha allah abayo adban uga helay muqaalkaga cunada caadimaha allah ku barakeeyo gacmahaga cafimad ku cun adiga mom 2da hablod❤❤❤❤
@lovelyqalbidagan4181
@lovelyqalbidagan4181 4 года назад
Masha allah wllshey mcn ramadan mubarak
@shuuriyaqurux1817
@shuuriyaqurux1817 4 года назад
Manshallah xbbti Ale.gacanta ha ku barakeeyo noosoo badi
@hodanyusuf3473
@hodanyusuf3473 4 года назад
Masha allah mcntoo wlhi caadi matihid gacantaada alle hakuu barakeeyo 😍😍🥰🥰🥰
@malikamalika5280
@malikamalika5280 4 года назад
Mnsha llah ql Allah gacbta ha kuu barakeeyo video kle inoo soo badi
@asliinaofficiall2805
@asliinaofficiall2805 4 года назад
Masha allaah foziyo cadey aad baan ku jeclahay wlhi ilxun kuma arakto queen👑👑❤💯💋
@saynababdi9698
@saynababdi9698 4 года назад
Maansha alaah mcntoy ilaahey ha ku xifdiyo hane kuu barakeeyo keep going
@mariyoxaqmajire4528
@mariyoxaqmajire4528 4 года назад
msh alh miss foosiya boqorodeena gabdheena alha noka xifdiyo gacntaadana alha ku barakeeyo byo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ San ku jclhy hadad ogan lahyd 💋💋💋
@shamsacumar1321
@shamsacumar1321 4 года назад
Masha allah abyo gacanta allah ku barakeyo 🤣 aad iyo aad ayan ku tagera xpipty 👌👌
@fadumafaduma5376
@fadumafaduma5376 4 года назад
Mashallah I'm definitely trying that lasagna usually I do it differently.. Mashallah sis you should open ur own restaurant or take your food to the restaurant and you can earn income.. I enjoy watching your cooking show. Well done..
@ramlazaki6614
@ramlazaki6614 4 года назад
Masha allah abayo thanks gacatada allaha kuu barakeyo
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 года назад
Masha Allah Aabyo qurux macan badan👌👌👌 gacantad illha haku barkeyo hor usoco👍🏻❤❤❤❤❤❤❤
@mariamomar1086
@mariamomar1086 4 года назад
Masha allha habiibti Qurux qali fosiya 💋💋💋💋🤝🤝👌👌
@ismahanadan4600
@ismahanadan4600 3 года назад
Masha allh abayo wlh waka helay channel kaga gacanta allah ku barakeyo
@nawalarab7
@nawalarab7 4 года назад
Mashallah ..gacanta Alle ha ku barakeeyo qli❤
@abdiasis2428
@abdiasis2428 4 года назад
Maasha Allah, walalo foosiyo keep going ❤
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 4 года назад
Masha allah Wlshy alleh haku barakeyo Gacantada cafimadna ku cun ❤🙏
@amaalahmed9010
@amaalahmed9010 4 года назад
Mashaa Allah ilhaaay haku barkeyo xbbbti xalan ku so biray chnlkagag Runtiin wanka helay mcnto
@halimah7164
@halimah7164 4 года назад
Thanks abayo ma noo sheegi kartaa cabirka aad u gaysay ovenka lasayada iyo burkaba iyo waqtiga ay ku bislaaden mahadsanid
@mohomodnuur854
@mohomodnuur854 4 года назад
Masha allah ina aderee innaba caadi ma ahan waaaw waan ladhacay cuntada buruutin leh oo dheelatiran weyaan masha allah Eebe haku xifdiyo
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 4 года назад
Mashaa Allah illaah hakuu barakeeyo Ramadan Mubarak abyo
@princessifrah8455
@princessifrah8455 4 года назад
Abyo wa cuno hersaro ah wad no fa,ideyse thanks blse fat ka ku badan alabahaas
@MHD6203
@MHD6203 4 года назад
Masha allah alla ku barkeeyo gacanta wlle waa wax aad u qurux badan
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 года назад
Mcha allh wiil kasta gabdhanoo kale ayuuku ducaystaa qurux bdan cuna lagamaa badiyo😍😊😘😘
@hawomohamed2928
@hawomohamed2928 4 года назад
Maasha Allaah Ramadan Mubaarak
@umfuad4641
@umfuad4641 4 года назад
masha allah abyo qurux gacanta allaha ku barakeyo aniga manta ayaa igu xoreyso chanelkaga waana ka helay
@ayaanwadani1684
@ayaanwadani1684 4 года назад
Ramdan mubaark mashAllh lisanyada si fudud baad u samey wanba ka bartay Thanks sis
@shakaalmediaofficial5164
@shakaalmediaofficial5164 4 года назад
woow masha Allah run ahaanti ninka ku hela waxoo helay xaas Wngsn oo Qurux badan alle ha ku xafido
@umumohamedaamiin9289
@umumohamedaamiin9289 4 года назад
Masha Allah abyo quruxley allaha ku barakeyo qatar aa u samesay wax walbo
@aarehassan9906
@aarehassan9906 4 года назад
Big respect wlhi hno 🙏🙏🙏🙏🙏🙏✊✊✊✊✊✊✊👍👍👍👍👍👍👍👍guulayso wxkasta waad uqalantaa
@amalali2233
@amalali2233 4 года назад
Wwww abaayo farxadaada iyo sidaad habii.utahay iyo shaqadaada masha allaah gacantaada allaah kuucaafiyo
@queenalways3252
@queenalways3252 4 года назад
Masha allah abayo wllhi waan kahelay cuntoyinkaga channal cuntoyinka kaliya eh furo all the best👍❤
@King.abaa114
@King.abaa114 4 года назад
Nasoo booqo plss Subscribe nagu caawi Thanks so much ❤️🙏. RAMADAN KARIIM🙏❤️
@nuuracaday7419
@nuuracaday7419 4 года назад
mashaallaah cuntadaada aad ayee u qurux badabth wallaah abaayo cooke wayn ayaa tah miss foosiya cooking u badal kanaalka saan cadaalad maahan ❤❤❤
@umusalma5235
@umusalma5235 4 года назад
Abyo mcnto mashalah gacanta alh kubarkeyo adiga xuman ifahamin ansalatad yaryariis ujar qurux noqon marka fowsiyo keep going 👌👌👌👌
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 года назад
Haye abyo mahadsanid❤
@laylamohamed5594
@laylamohamed5594 4 года назад
mansha allh xbbti fowsiya aad bn uga helay Video
@umucedra61
@umucedra61 4 года назад
Masha alaah aad ayan uga helay chanalkaga abayo gacantada alle hakuu barakeeyo
@mohamoudhaboneadoontialle155
@mohamoudhaboneadoontialle155 4 года назад
Macha Allah xabibti thanks ♥️♥️♥️♥️
@nasraabdirahman802
@nasraabdirahman802 4 года назад
Fosiya wan ku tageera wllshy go forward💗💗💗💓💓
@anfacabdurahman2989
@anfacabdurahman2989 4 года назад
Masha allh manta iguka horeysa wanka wlhi alle haku barakeeyo qaali
@armaanmoha7583
@armaanmoha7583 4 года назад
Keep going wllshey mclimadeyda cunada kga deydaa tahy every day noo soo gali hurumarkaga waa horumarkeyga 😙👌
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 года назад
Mahadsaniid wll qali ❤🙏
@xanaanofficial7771
@xanaanofficial7771 4 года назад
Waa wax yar oo fariid ah mashallh qli hore usoco
@hafsahabdi9979
@hafsahabdi9979 4 года назад
Masha allaaah i really liked🥰❤😘new subscriber🥀💜
@sahramohamud1150
@sahramohamud1150 4 года назад
Macha allh abyo foosiyo nadaafadada aaba ka helay❤gabertan ku deysada gabdho
@kaltunhirad4056
@kaltunhirad4056 4 года назад
Maansha alaah waan kahalay saad usamaysay waan sameeyaa baasto lisaanyo laakiin sifudud baad usamaysay baarakalaah
@drsistarhassan7225
@drsistarhassan7225 4 года назад
Masha allh xapipti waan kahelay cuntadaada allha kudhowro qaali gacanta allha kuu barakeeyo🥰❤
@4ALone4ever
@4ALone4ever 4 года назад
Masha Allah xabibti alle haku xfdo adi iyo family lkn hibaaq mey iyadane jikaado Soo kasho haku saciideso wan uu xisne hibaaq
@falisabdullahi8547
@falisabdullahi8547 4 года назад
Mashaa allah Abaayo ilaaheey ha ku xiftiyo gacantada alle haku barakeyo
@rahmarose8287
@rahmarose8287 4 года назад
Masha Allah habibti Gacanta Allah ku barakeyo
@israamoha6960
@israamoha6960 4 года назад
Mansha allah qaali dumar😍😍 ilhy haku barakeyo
@abdusalamkaramo9352
@abdusalamkaramo9352 4 года назад
Maansha allah Baayo aaad baan uga helay Cuntadaada runtii aad bay iisoo jiidatay
@mansuuraabdiwali4987
@mansuuraabdiwali4987 4 года назад
Masha allaaah gacmaha Allaha kuu barakeeyo caafimaad taam ah Allaha kuugu siyaadiyo
@duachannel9753
@duachannel9753 4 года назад
Ramadan mubarak xbbti anigana iiso boqo😍😍😍😍😍😍😍😍
@sowdoaxmed2935
@sowdoaxmed2935 4 года назад
Masha Allah allaha kubarakeyo Gacantada 👌👌👌👌💕💕💕😘😘
@khadraige2559
@khadraige2559 4 года назад
Xaqiiq saayidba kaga hela masha allah hore u soco sister ❤
@maryamamohamed8830
@maryamamohamed8830 4 года назад
M.a gacanta Allah ku barakeyo abyo hormar wacan
@khadijaahmed4585
@khadijaahmed4585 4 года назад
Msha allh qali allha ku barakeeyo cawa kugu soo biiray wax badan kaa faaidey
@farhiaelmi2855
@farhiaelmi2855 4 года назад
Maashaa allaah illaahow kuu barakey gacmahaga quruxey
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 года назад
mn sha alla Gacanta alle hakuu barakeeyo💝🤲💝💝💝
@umuyasinahmed3516
@umuyasinahmed3516 4 года назад
Masha allah abayo soo badi waa kuwadana hadanahay reer filan cunta karis guri haagajin gabdhaha kale ee walaladena ee wadamada kale nagasoo dhis aqayarta filan wàa liitan dhanka youtupka hore usoco🇫🇮🇫🇮🇫🇮
@missfosiya1427
@missfosiya1427 4 года назад
Mahadsaniid abyo qali❤🙏
@sadiasuleyman4242
@sadiasuleyman4242 4 года назад
Ilaahey gacanta ha kuu barakeeyo Gaari dumar 👍🏾👍🏾👍🏾
Далее
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 3,4 млн
Malintii 18aad ee sonka iyo afurka pizza............
14:50
Malinti 6aad ee sonka iyo afurki aan sameyaay.....
13:56
Maxan sameya subixi markan kaso kaco....
14:36
Просмотров 74 тыс.
Похороны #мототаня
0:14
Просмотров 756 тыс.
Nika loves to eat chicken #cat #cats
0:17
Просмотров 54 млн
CAA Conversion kit at ZAHAL 🎯
0:14
Просмотров 73 млн
Nika loves to eat chicken #cat #cats
0:17
Просмотров 54 млн