Тёмный

Manta jacelkay ka wuxuu ii sameya Rooti aniga nah maraq ayaa sameya 

lamaanaha qarniga tv
Подписаться 65 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 334   
@halimo420
@halimo420 Год назад
Gabadhaa ha xumeen sidaa isku soo raacdeen waad ogeed dhibkii la idin geestay il cadaw allaha idinka qabto korsada caruurtiina allaha idin xafido
@Raho339
@Raho339 Год назад
Waa Rooti Fiican oo Wanaagsan Sifiican Ayaad Usameyneysaa Huuno Maansha Allaah Tabaarakallaah Cadowgiina Rabi H’Idinka Qabto Insha Allaahu Farxad Kunoolaada Idamka Rabi Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Ya Rabi Allahu AkbaR Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@abdallahbashir7309
@abdallahbashir7309 Год назад
Shaqo fiican ayaad kawadaa Gurigada ee Haka daalin Shaqada. Allaha ku Barakeeyo Qoyskada,
@hawoadenmohamed7561
@hawoadenmohamed7561 Год назад
Mashaallah waxaa tihiin qoys qurux badan ilaahay ha idin barakeeyo
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 9 месяцев назад
Mashaa allaahaa guul wacan wiil qali rag rag dhalay ayaa tahay wallahi hadadan xas kada sacidi yaad sacidi laheed guul wiil wanagsan❤
@fatimaaflow
@fatimaaflow 11 месяцев назад
Walalahayga somaliyeed iyo lamanaha qarniga iso duceeya walalayaal gabdho iyo wilal ba murugaa i haysatee in illahay iga dul qaado ha lay so duceeyo plz 🙏 😢😢😢😢😢 walalayaal
@sabariinhasan1949
@sabariinhasan1949 3 месяца назад
Ilahey murugta ku hezo ha kugu badalo farxad abaayo / boowe ☝️🤲
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Год назад
Illaahay ku mahadiya oo ku xamdiya isagaa idin gaarsiiyey heerkaad joogtaan markastana ku dadaala wuxuu alle raali ka yahay. Illaahay ha idiin barakeeyo rootigiina, maxamedna gacantiisa ha u barakeeyo. Dadaala inshaa Allah waad gaari doontaane.
@fatimaaflow
@fatimaaflow 11 месяцев назад
MashaAllah abayo ruux waanagsan ba tahay I ducee murugaa I haysata In illahay iga dul qaado 😢😢😢😢😢😢
@halimoiman4890
@halimoiman4890 Год назад
Masha Allah Foornadaan Waan Ka helay Wadankeena wax Ka rooti Macaan aduunka Waa Ka waayey dadalkaa Allah ha kuugu darsamo Adiga iyo marwadaada ❤❤❤
@Qaali12
@Qaali12 Год назад
Masha Allah. Nololi waa farxad, idinku filan inad isku farax san tahin. Allah yaxfdakum 😊
@zahrahareed8775
@zahrahareed8775 Год назад
Don’t answer bad person keep Goin brother
@yasminesalmo7772
@yasminesalmo7772 Год назад
Masha Allah tabarak caawi ilmahaga hooyadood iyadaba dadkeda ayey kaaga soo goday waa foorno fiicn
@maandeqaxmed9865
@maandeqaxmed9865 Год назад
Rootiga waa fiicsn yahay lkn rootiga maro ku dabool markuu qaboobo meel ku rido inshaa alaah
@cebla7849
@cebla7849 Год назад
Inaa gadgadiin waaye rootiga Lacag aad ka heleysiin inshaAllah
@jawahirshugrimahamud4343
@jawahirshugrimahamud4343 Год назад
Ku shaqeyso wll waa rooti aad uqurxbadan manshallah
@fadumagargar946
@fadumagargar946 Год назад
Masha alaah ilaah ha nii xafido aamiin hooyo macan
@eglansharaf576
@eglansharaf576 Год назад
Wllo bahashan adi maasameysatay Mise plz iisojwb wan ubahnay
@hawaali4211
@hawaali4211 Год назад
Mashaa alaahu hore u Soco mahamed waxaa tahay qof ku dayasho mudan oo caawinayo jaceylkii isku waara xaasidkiina ilaahey ha idiin ka xijaabo
@farxiyofarxiyocali4819
@farxiyofarxiyocali4819 Год назад
M.a walee nin ku jecel ayaa sidan laga helaa alow isku barakey lamanahaan m.a ❤❤
@roodomohamed5486
@roodomohamed5486 Год назад
Mashaa allah beautiful family ❤
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Год назад
Maasha alaah rootigiina macaan waaye inta aan ka dha dhaminooyaa 😁😁😘😘😘😘🫶🏻🫶🏻❤️❤️❤️😋😋😋😋
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Год назад
Maashaa Alaah kheyr Rabi ha lamana ha qsr MAASHA ALAAH
@maryamamohamed8287
@maryamamohamed8287 Год назад
Fornadan cuntadii lagu kariyo inta aduunka foorno tala weykamacdahay . Keep the hardworking Mashalah. Thank you!
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 Год назад
Maansha Allaah waa Rooti qurux badan Dadssl wacan
@Raho339
@Raho339 Год назад
Qurux Ayuu Kusoobaxay Waad Taqaanaa Rootiga Maansha Allaah
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 Год назад
Caymalihid sharF baad leedihiin Saad ucaawisid xaaskaaga ayaan kugujeclahay ilaahay haydin xiftiyo guuleysta❤❤❤❤❤❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Год назад
Masha Allah ❤️❤️❤️
@naimoabdullahi8157
@naimoabdullahi8157 Год назад
Masha allh rooti bano oliyo waa uxiisay foundation waabo qatare ma iso dhibtan Nairobi le jogaye
@user-wj3uj3qw6t
@user-wj3uj3qw6t 9 месяцев назад
Anaa ku samey naa adigana ok
@Dhageey-cg8ml
@Dhageey-cg8ml 3 месяца назад
Masha.allhah
@fatumadiriye8385
@fatumadiriye8385 Год назад
Yurub Alloow naga wad noloshaan ku jirto rabaaa idinkane Alle ha idin barakeeyo ❤
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 Год назад
Masha Allah Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@qaassimahmed3871
@qaassimahmed3871 Год назад
Rootiga waa top saa u samaysay haka daalin
@luulhaji4867
@luulhaji4867 Год назад
Maashaa allaah illaaheey hanii barakeeyo🤲 nolosha farxad kuwaara inshaa allaah 🌷❤️🌷
@casharashow46
@casharashow46 Год назад
Masha allah please video soo gabiya oo ka soo dhiga 10 daqiiqo ama 20 waa codsi hore usocda
@zahrahareed8775
@zahrahareed8775 Год назад
Mash Allah Beautiful family❤💯🌹🥰🌹✅💯❤️👍🥰
@fatumadiriye8385
@fatumadiriye8385 Год назад
Foornadaan fiican korontada waaa qaali waa lacag walhi yurub dab in uu kaco laga baqaaa koronyo qaali ku nacay
@maslahnormohamed6370
@maslahnormohamed6370 Год назад
keep giong pro
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 Год назад
Mansha allah isku waara dadka hadalkoda wxba haka so qadin noloshin wata
@israa.040
@israa.040 Год назад
Mansha alaaha foorno rootiga lagu sameeyo wad fuuran kartan walahi gacantinad ku ciilbaxayesan hooraye u soocda gacanta allah idin barakeyo
@ashahassan1169
@ashahassan1169 Год назад
Masha allah lootiga anoo gabar ah xitaa saas ma u sameen kari alle gacmaha hakuu barakeeyo wll
@zuuzuuyousuf667
@zuuzuuyousuf667 Год назад
Mnsha allh tabarakallah hormar wngsn gacmo wadajir ayey wax ku goyan wada jira waligin nag qarar hayo o caytameyso hdlkeda inad so qadan maba ahan wxas iyo wax lamida haso qadanina
@amoonabdifitahamounita7554
@amoonabdifitahamounita7554 Год назад
Allh idin saqiro nolasha aduunka qos barakeysan idin ka dhigo ❤
@qamarmuhyadin5139
@qamarmuhyadin5139 Год назад
Maasha allaaha tabaraka allaaha qoys qurux badan allaaha idin xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@samramohamed6666
@samramohamed6666 Год назад
Masha allah
@fatiman2077
@fatiman2077 Год назад
M.a تسلم
@ShukriAhmed-zi8hm
@ShukriAhmed-zi8hm Год назад
Maasha allaaha ofin fiican baada haysataa yaa kaa wanaagsa walaal ok
@SOOMAALIMIDAH
@SOOMAALIMIDAH Год назад
LAMANAAHA QARNIGA 100 HALAGAARSIIYA❤
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 Год назад
Masha Alah reerkan ilahay ha barakeyo Aamiin
@farxiyofarxiyocali4819
@farxiyofarxiyocali4819 Год назад
Ilove you miss ruqiya umc❤❤❤❤
@HalimaOmer-qf5us
@HalimaOmer-qf5us Год назад
Qurux uu kusobaxay rootiga
@wardaubaxa5138
@wardaubaxa5138 Год назад
Masha alaah keep goin fmily qurxoon
@faadumoaxmed7611
@faadumoaxmed7611 Год назад
Ma sha Allah family qurux badn hore u socod❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dulmidiid7855
@dulmidiid7855 Год назад
xirfad fiicanaa kaa faa iiday sxb macaane lamaanaheyga waan idiinku day daaa seydi
@gjfhhs4916
@gjfhhs4916 10 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الله❤❤❤
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Год назад
Ha u jawaabina hadii la idin caayo waayo dad aan ilaahay iyo adoomahiisa ka xishoon baa jira, sidaa awgeed yey idin wasakheynin ee ka aamusa. Allaha idiin gargaaro
@HalimaOmer-qf5us
@HalimaOmer-qf5us Год назад
Masha Allah my beautiful family wa idinku faana keep going ❤ ♥
@saciidoahmed4727
@saciidoahmed4727 Год назад
Ilaaaheey ha isku Kiiiin daayo Walaalkey Wallaaahi Waa isku Sabarteen Inshllh Noloshaan Mid Kasiiii Qurux Badan intaaa Wada jirtaaan Rajeynaaaa inshllh Guuleysta Walaalehey🥹❤️🥰
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Год назад
Maashaa Allah hore usocda sher iyo shaytaan Alle idima tuso farxad kuwaara
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 Год назад
Masha Allah nolosha runteeda aaba saas ah horu socda ❤
@nasramohamed1731
@nasramohamed1731 11 месяцев назад
Mashallah family quruxbadan keep going my sister and brother ❤
@ummusafa8394
@ummusafa8394 Год назад
Woooooooooow mashaa allaaah tabarakallaah inaba cadi mahan rootiga ee waxaan kuleeyahay gacmahada allaha kuu barakeyo
@halimosheikh4717
@halimosheikh4717 Год назад
Maasha allaha beautiful ❤❤
@rumaanbootaan9044
@rumaanbootaan9044 Год назад
Wiilkan wa wiil fiican wll allaha inabrakeeyo
@fartunmohamed3928
@fartunmohamed3928 Год назад
Asc waa masha allah gacan tada alle ah ku barakeyo waa roti ad uu quruxbadan masha allah ❤❤❤
@munoaxmed8085
@munoaxmed8085 Год назад
Mashalah lamanahayga allow idin xafid
@luzia1782
@luzia1782 Год назад
Man sha alah walal
@hindacali5183
@hindacali5183 11 месяцев назад
Maanshalhaaa.keepoing
@malizzamalizza2296
@malizzamalizza2296 Год назад
Fornda safiican noo tusi wllky
@user-tb7nx7gy1b
@user-tb7nx7gy1b Год назад
Maashaa allaaah ISKU Waa ra Awlaada illaaaheeey HA idiinla garabgalo Xijaabay SIDAAN ugu dadaal Maaam . Waaguuleysateen..Waxyar Ayaa IDIIN harsan deegaan rasmi ah Si FUDEYD Iyo waxbarasho free AH Idinka Iyo ciyaalkaba Iyo shaqooyin barakeeysan ALLAAAH haidiinsahlo
@xalimohassan19
@xalimohassan19 Год назад
Maasha Allahu war rootigaan xafada ka gad kaamka oo dhan baa kaa kadanaayee
@sahrohumble
@sahrohumble Год назад
Masha allah family qurux badan Allah ha idin xifdiyo 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️
@user-ey3wo2il3b
@user-ey3wo2il3b Год назад
Masha Allaah ❤❤❤
@saidiyosafi2590
@saidiyosafi2590 Год назад
masha allah 🎉❤
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Год назад
Maansha alaah tabaarak ilaahay ha Idiin barakeeyo Ma slim baad tahay qurux waaye
@ilhaanosman5788
@ilhaanosman5788 Год назад
Mashalah waye
@sadiyaisman
@sadiyaisman Год назад
Masha Allah 👏 ❤😊❤
@nimoabdulle868
@nimoabdulle868 9 месяцев назад
Mashallah isku wara abid ❤❤❤
@user-le5ij9zh7o
@user-le5ij9zh7o Год назад
Masham allah
@maryamcabdirisaaq4411
@maryamcabdirisaaq4411 Год назад
Abayo iyo aboowe intee ka helaa fornadaas wa rabaaye
@sophiaibrahim9600
@sophiaibrahim9600 Год назад
Manshallaah. Xafidu laah
@haboonmahmoud1258
@haboonmahmoud1258 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤ masha allah
@yussufcsalaan4533
@yussufcsalaan4533 Год назад
Masha allaah aad baad utaqaanaa sxb
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Год назад
Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation brother . Waw waw so beautiful bread ❤❤❤❤❤ amazing. I like it. Dhuxul lagu sameyay wan kahelay waligay ma cuniin . Keep going brother and sister 🌹🌹🌹🌹🌹🇺🇸❤️❤️❤️👍👍👍👍💕💕💕🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️🏆🏆👑👑gulays taa
@hindibarre6738
@hindibarre6738 Год назад
Maansha alh soo beautiful fmly ❤❤❤alah ha 8din xifdiyo
@farxiyofilsan361
@farxiyofilsan361 Год назад
Horay usocda
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 Год назад
Mashaallah tabarakallah si qurux badan ayad uso karisay
@ramla8285
@ramla8285 Год назад
MashaAllaah alaha idin fududeyo howshina❤
@adarahmed9109
@adarahmed9109 Год назад
Masha Allah waalallo
@jassiryt5111
@jassiryt5111 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanMohamoud-ro3kv
@AyaanMohamoud-ro3kv Год назад
Mashllh
@hanaaccofficial3137
@hanaaccofficial3137 Год назад
Keep going
@mushtaaq2088
@mushtaaq2088 Год назад
Masha allh
@khadijashirwa3450
@khadijashirwa3450 Год назад
Mash allah ❤
@abdullahiruman6786
@abdullahiruman6786 Год назад
Mashallah. Anagoooo. Yurub Forno ku heysano saas noma noqdo. Lakiin ogaw dhuxushaaaaa. Ka Cafimad badan korantada❤
@sacdiyoadansacdiyoadan4690
@sacdiyoadansacdiyoadan4690 Год назад
M..a qurux waye
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 Год назад
Masha Allah ❤❤❤❤ hore u soco walkeey
@KowsarHassan-fl8om
@KowsarHassan-fl8om Год назад
Mansha abowa
@iqronuur9335
@iqronuur9335 Год назад
waaba cajiib foornada kasamaysateen talow biibkan intay laga hela muqdisha joogaayee
@SugehDhhsu-nw2xj
@SugehDhhsu-nw2xj Год назад
Masha alaaaah
@Qadroali231
@Qadroali231 Год назад
Asckm masha allaah allaha idin barakeeyo
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Год назад
Masha alah❤❤❤
Далее
Somali house tour / Gurigayga kuso dhawada🫶🏼
8:00
Hala Caawiyo Lamaanaha Qarniga
4:05
Просмотров 10 тыс.
valoga Manta wuxuu ahaa dalxiisa
7:10
Просмотров 64 тыс.