Тёмный
No video :(

manta waxan idin kariye afur dhamestiran hada kadib kan u karso cadi mahaan aad iyo aad ayu u macaan 

shukri masala
Подписаться 495 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

shukri masala

Опубликовано:

 

23 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 80   
@falxadcali580
@falxadcali580 Год назад
Mamo shukri masha allah ilah hani barakeyo inta hesan allah siyo ramadan mubarak ☪️ ❤
@NafisaJaamac-dm8lu
@NafisaJaamac-dm8lu 5 месяцев назад
Masha aallah Masha aallah Scw scw scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw
@caashajaamac6013
@caashajaamac6013 Год назад
Masha Allah shukrii Alaa haku barakeeyo intanaan haysna Allah haa siiyo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
Masha Allah shukri sharaf so yummy afur wanaagsan caafimad kucuna insha Allah
@ShukriShalaqbeen-yc7xt
@ShukriShalaqbeen-yc7xt 4 месяца назад
Mnsha allah samidaye😊
@CanabAden-bl3cr
@CanabAden-bl3cr Год назад
Walee afurkaada iyo afurkeeyga labo farqiyaa u dhaxeeyso shukriyeey😁😁😁 anyway ilaaheey hakuu siyaadiyo anagane hana siiyo inshaa Allaah
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
Masha allah
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 Год назад
Masha Allah keep going
@user-ts2sl8oq4c
@user-ts2sl8oq4c 5 месяцев назад
Masha allaha
@mumtazahmedbadal2433
@mumtazahmedbadal2433 Год назад
MashaAllah abyo mcn
@saadiamohamed3276
@saadiamohamed3276 6 месяцев назад
Mashlh
@shukricumar1676
@shukricumar1676 Год назад
Masha Allah wxa thy ruuxa mar walba ku daydo❤
@kiineyxasan8066
@kiineyxasan8066 Год назад
Mash allh
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Год назад
Mash Allah abaayo Allah haku barakeeyo gacantada gabdhaha iso booqda umusha halaga farxiyo aan idin ka arko garabkayga wad mahadsantihiin 💞🥰
@sahrocisman953
@sahrocisman953 Год назад
Haye angu wn kugu xirnahay asxabay wlshen hala kala kiciyo
@qaliomarsheikh8007
@qaliomarsheikh8007 Год назад
Masha alah abayo quruxey alah ku barakeyo alah na aqbalo salada iy sonkaba amin yarabi ❤❤
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 Год назад
Asc Walaashey shukri waan ku salaamey Salan kadib walashey nimcadada waa la qarsadaa ee maad qarsatid waxaa jira dad baahan oo aan heli karin Walaashey xumaana ha Ii arkin
@haala552
@haala552 Год назад
Shugriyey saan usameusta ayaa dhahday hada kadib anaga ma awoodno waxaas oo cunto ah
@CanabAden-bl3cr
@CanabAden-bl3cr Год назад
Ala maxaad run sheegtay
@sacdiyocolow3007
@sacdiyocolow3007 5 месяцев назад
Mashaalaa shukri cunto Karissa Hadid ladhaho soomaaliyo adaa uheesto macanto👄👄👄👄❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@marwonur5325
@marwonur5325 Год назад
Gabadhan ilah khayr ha siiyo waa mida cuntada i bartay
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 Год назад
Mashallah habo allah haidin barakeyo👸🤲🤍🕊
@hani8826
@hani8826 Год назад
Asc. Mashaa Allaah. SHUKRI, GAARI .👍🔥🌹
@shacnibarre
@shacnibarre Год назад
Masha Allah ♥️ tabarakallaah
@Cloudyivr_
@Cloudyivr_ Год назад
Maashalah wall illehey ka cante ha ku barakeyo
@Sainabali550
@Sainabali550 Год назад
Masha allah illaahy habo gacmaha hakuu barakeeyo❤❤
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 Год назад
Masha Allah illahay gacantad haku barakeeyo shukri caadey 🌙👍❤️❤️
@shamsoalimohamed3024
@shamsoalimohamed3024 Год назад
waalaahi been maadan sheegin shukriyeey hilibka markii lashiilo marka hore kaama soo buraayo waad ila aragtay
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 Год назад
M,allaah shugri dhamaystiran REER BURCO WELL COME
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Год назад
Masha Allah Afur Wanagsan
@nastehaisak7149
@nastehaisak7149 Год назад
masha allah tabarakallah ❤❤🎉🥰
@saynabxasan1xasan927
@saynabxasan1xasan927 Год назад
masha allh gcnta allhkubarakeeyo shukri cdey
@saynabmdaahir1699
@saynabmdaahir1699 Год назад
Masha alaha alle ha ku barkeeeyo
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Год назад
Mansha Allah tabarikalah
@xanaannuur1534
@xanaannuur1534 Год назад
Masha allah tabarakallah qof macquul ah
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 Год назад
Maaaash alllh baaraka alllh fiikum lkin shukri basasha waa shiili jirtay hada ayado cad cad kadabageynosa
@hayaalchaannel8977
@hayaalchaannel8977 Год назад
Mash Alha mamo shukri Alha gacntd Alha ku markeyo lkn mamo Mac macna burka korka uga shubeyso raba mitusin karta mamo
@yahyanoor4729
@yahyanoor4729 Год назад
Masha alaah ilaah haku xafido xabiibti dumaashi
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 Год назад
MashaAllah tawarakAllah video's yashada waa kaa helaa xabibtii ❤
@Cadnan-wt9ms
@Cadnan-wt9ms Год назад
Masha Allah walashey qali ♥️
@fadumomohamedfarah5305
@fadumomohamedfarah5305 Год назад
Maashaa allaah ilaahey haku barakeeyo abaayo Ramadaan mubaarak
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Год назад
Ramadan mubarak
@najmaadam1262
@najmaadam1262 Год назад
Gacanta allah kubarakeyo maamii❤️❤️
@hamdiibrahim9794
@hamdiibrahim9794 Год назад
Mashaa allah Caafimad ku cuna insha allah
@moasparo6444
@moasparo6444 Год назад
Masha allh 🎉❤🎉🎉❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
Maasha Alaah Caafimaad. Kucuna. Ramadaan Kriim❤❤❤❤❤
@faizahhassan3326
@faizahhassan3326 Год назад
Lemon pepper ma heysaa maama shukri ❤
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 Год назад
Masha allh shukriye saxamadaan intee kasoo gaday Kenya joogaye
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 Год назад
Allaha hakucaafiyo mamo shukri
@FadumoAbdi-zj6wy
@FadumoAbdi-zj6wy 5 месяцев назад
Mansha
@FadumoAbdi-zj6wy
@FadumoAbdi-zj6wy 5 месяцев назад
M Umar but if you have Haye Naya M and you can get you a
@muudfarah2998
@muudfarah2998 Год назад
Mnsha allh jamiil wakahiilay
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 Год назад
Mansha alaah abaayo dad ban baan waxay cuntaan Hasan israafka kadaa cuntada❤❤
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed Год назад
Mash.allh kal iyo laab
@usrahaji1563
@usrahaji1563 Год назад
Mashallah ❤
@shamiscadey
@shamiscadey Год назад
Masha allaah abaayo ❤❤❤❤❤
@shukriadan2664
@shukriadan2664 Год назад
Mashaallah abaayo ❤❤
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 Год назад
Abayo cabidaanka noo soo badi
@habibaadane8122
@habibaadane8122 Год назад
Allaha idinbarakeyo
@rawansiciid6930
@rawansiciid6930 Год назад
Cabitaanada noogu soo celi❤😊
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 Год назад
MashaAllah
@maryanmacalin9483
@maryanmacalin9483 Год назад
mayran
@mulkibishar3305
@mulkibishar3305 Год назад
Waaaw m,a 🥰🥰
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Ramadan Mubarak abaayo ❤❤☪️☪️🤝
@mariacabdirahman3485
@mariacabdirahman3485 Год назад
Karti badan shukri masala
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 Год назад
Cabitaanka cagaarka ah maxaa kasameysay noosogali thanks
@saadiamohamed2539
@saadiamohamed2539 Год назад
Shukran abayo hage laghahela chicken iyo samaki please noshek
@user-jw1bs9ht4f
@user-jw1bs9ht4f Год назад
M, a ale idn daweeyo 😋😋😋😋
@ruqiyanur8059
@ruqiyanur8059 Год назад
Caafimaad ku cuna xabiibti
@fatumagure6803
@fatumagure6803 Год назад
❤❤❤❤❤
@hindadahir8476
@hindadahir8476 Год назад
Bisha cunada maxa uga dhigtay Ramadanka
@ZahraZahra-eb4rq
@ZahraZahra-eb4rq Год назад
Waaxan gadudan shishid miya abayo
@ramliina8126
@ramliina8126 Год назад
🥰🥰🥰🥰
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 Год назад
Maanshaa allaah Maanshaa allaah
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Год назад
Masha allah
@faisaahmed6061
@faisaahmed6061 Год назад
Masha allah
Далее
Balabarka oo malinte kowada ee ramdane afur sameyneyso
11:25
SHUKRI MASALA AYAAN NACASUUMTAY RAMADAN DAY 13
13:56
Просмотров 61 тыс.