Тёмный

MARABTAA COLLEGEN XALAAL AH WAKAN DAAWO BY HAMI OFFICIAL 

Hami official
Подписаться 38 тыс.
Просмотров 101 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 245   
@laylamsalax8732
@laylamsalax8732 Год назад
Gabadhan fani weeye wallhay sidan u qoslay maanta maansha allah sharaxeedan ku haysta canaan macal wax u sheegid hhh
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
😂😂🥰🥰🥰🥰🙏🙏❤️❤️🥰🥰
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 Год назад
Masha Allah tabarakallaah alaabtaan aad baan oogu baahanahay hadaa nahay gabdhaha somaaliyeed wajazakillaahu khayraa xabiibati ilahay na hakuu barakeeyo
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 Год назад
Mashallah sister caafimad ku cab horta aniga ayaa iga hadashay illahow caafimad ayaa ku weydiisanay waa run dheecaankeena ayaa dhulka ku taatay ow nin xaa kaataadanaa walaahi waa ii faaidaysay si aan u kariyo waa aqaan waayey ari lafo ayaa soo gaday laakin waa in aan ku soo daraa lo lafaheeda igu ogow waan karin illah qayr ha ku siiyo la aantaa abaar qofka walaalkaa waa laga faaidaa jisaakallahu qayr waa ku salaamay waxaa ku leeyhay peace and love 💕
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Thank you xabiibti 🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@rukiyamohamed3728
@rukiyamohamed3728 Год назад
​@@hamiofficial9884abaayo lafaha geela kawaran
@habonfarah3019
@habonfarah3019 Год назад
Yhyuuy7y7tugging 8-#÷
@aminanasrafarah6093
@aminanasrafarah6093 Год назад
Abaayo waa wax fiican, laakiin sidaan gaas badan buu kaa cunayaa, ee instant cook ama slow cook soo gado aad iyo aad buu kuu anfacaayaa
@ummnora4665
@ummnora4665 Год назад
( cidaan meeshey lugta dhigaan waa nuuxsanee 😅😅😅😅 ) walaahi kal iyo laab ayaan u qosley huuno jazakallaah kheyr😅
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Год назад
Waa mahadsantahay wll waa ka faa.iiday lkn halmid baa ku sheegi lahaa ha dhihin rabi iyo rasuul ilaahay waxba laguma dhajiyo
@sammie1163
@sammie1163 Год назад
Noo soo badi nafaqooyinka abaay
@ffgghuu1885
@ffgghuu1885 Год назад
Masha Allah tabarak Allah wad mahadsan tahay abayo dhaman family dhan Wan u diray video halaga faideysto 25 sano Aya jira swedan ku nolahay lakin lafaha aad i xanuno is goysyada ❤❤❤Shukran abayo
@halimahassan657
@halimahassan657 Год назад
Asc maansha Allaah jzk Qayran walaashey, waa runtaa meelkastaa ayaa nakala daaye daaye maansha Allaahu.
@munoqali826
@munoqali826 Год назад
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣maasha allah waan qoslay walaahi rugoow dheh anaa u baahan walaahi fiqdaarsi lee iga dheh ❤
@FaadumoHussein-z7k
@FaadumoHussein-z7k Год назад
Msha allha allha ku barakeeyo waad quruxeeye noo badi
@saadiahussein8505
@saadiahussein8505 Год назад
Masha Allaah kolajiin Nadiif Hada Heshay soo dhedhegegey wixii lafaha uroon mahad sanid
@FadumoHassan-o4o
@FadumoHassan-o4o 2 месяца назад
Maanshaa Allah quruxeey sharaxaadaadaan ka helay
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
Maansh Allah Ilaahay haku Barakeeyo Ukhti aamiin yaa rabbi
@kahagedi1559
@kahagedi1559 Год назад
Masham Allah xamdi abaayo caafimaad ku cab Ana waan tijaabin Donna insha allah cloven ayaa lacagtii iga dhameeyey luuqada and ku hadashona and ayaan u jeclahay ee hore u soco abaayo.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Год назад
Lafaha adhiga ayaa ka fiican kan lo’da siiba minjaha. Waxaana la yidhaa bone broth ama bone marrow oo ah maraqii lafaha ama dhuuxa
@ashheart9761
@ashheart9761 Год назад
Masha Allah Abaayo qurux runta ayaan kugu jecelahaye Alle ha ku guuleeyo.❤
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Год назад
M.a تسلم ايدك,wn ku salamy wlle qali,lafahn la karsado wxn ku Arkay rero sodan ah oo iibsanayan Saudia ayey ahayd shurbada mashaarida ayey ku kariyan rabadan ayey ahayd wn yaaby,wxy nooga waaweynyhn Afrikanka maraqas lafaha ayey caban,Kenya sankadhudhiga wx kale ma cunan
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Haa waanaga aqli badan yihin lafo xanuun kama sheegtan abaayo somali u soo ooy shib is ka dheh 🥰🥰🥰
@samiyahussein9420
@samiyahussein9420 Год назад
Abaayoo dhariga Pressure Cooker Dhaaqso ku garina, side kale waa masha allah
@ardoolow2482
@ardoolow2482 Год назад
Jazzakallah xabibtii waad mahadsantahy inaan sameysto ayaa jirto insha Allah thanks
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Год назад
Waa iga ogtahay inaan xamar weyne kasoo xaabsado
@farxiyofantastic9962
@farxiyofantastic9962 Год назад
Naa baayo ciwaanka sax college Maha waa collegen
@rayaanofficial9688
@rayaanofficial9688 Год назад
Masha allh tabaaraka allh caafimaad ku cun baamiye ku dar dhareertada ayuu ufcn yahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 Год назад
Masha Allah tabarakallah qali shukran inshallah wan sosamesana dalaba idile iyo murqo xanun
@khalifajamal6075
@khalifajamal6075 Год назад
ماشاء الله تبارك الرحمن 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹👍
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Год назад
Man shaa Allah tabaraka raxmaan ilaahay ajar xasanaad ha kaa siiyo shukran ❤
@Ali34388
@Ali34388 Год назад
Maasha alaah jazaaka alaah khayr abaayo 🥰❤️🌹👍
@suadb3152
@suadb3152 Год назад
Mashalah tabarakah caafimad kucun abayo , aniga hurdadad iga ikicisay ❤
@MaxamedSiyad-zh8oh
@MaxamedSiyad-zh8oh Месяц назад
Wllo maasha alaah alla hku barakeeyo lo'da hdaan hayn ka wrn wlshy
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Год назад
Gacanta Allah kuu barakaayo 💕
@faadumoabdullahiibrahim5006
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wallahi waa rubtaa riinto ruugto wallahi waa lugula qabaa❤❤❤❤❤
@FarxiyaLadan-yr7wp
@FarxiyaLadan-yr7wp Год назад
Mash allah abyo wd mahsthy
@hanaaccofficial3137
@hanaaccofficial3137 Год назад
Riinto ruugto waa kaa faa iidny shukrn
@yasminfarah9140
@yasminfarah9140 Год назад
Ma shaa Allah tabaraka Allah habaryar, ani waa samaystaa waxaa kabartay xaajigayga ilaahay khair kasiiye somalida waa usheega, gabdhaha qaliin sida ilmo lagu qalayna aad buu ugu fiicanyahay haysku ogaadan ❤
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Masha Allah qeer alle haku siiyo habo mcn 🥰🥰🥰🥰🤲🤲♥️♥️❤️
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Год назад
Masha allah walalo anaba baby laa igu qalay wan bilabi dona insha allah
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤ Maansha allaah Tabarakalah Jecliyaa wixii Caafimaadkena u roon ❤❤❤❤❤❤❤
@maryanhassan1147
@maryanhassan1147 Год назад
Mash Allah Abaayo Shuke an ❤❤❤❤❤❤
@MohamedAli-je1yy
@MohamedAli-je1yy Год назад
Mashallah maryan allaha yaa mubarag sis
@iqra11rok43
@iqra11rok43 Год назад
Maryaney videos gan merlkastaan idiocy waakuusjeergareyey qeer Allhal kydiiyo
@Rosefleur2012
@Rosefleur2012 Год назад
MashaAllah walaal thank you
@halwoali5532
@halwoali5532 7 месяцев назад
Mahadsanid anigana waan sameysanaya
@hawoibrahim392
@hawoibrahim392 Год назад
Abayo collagen waad u bahantahey waayo hadad joogto dhulkan Europe iyo North America ba because qorax badan malaha sidaa awgeed dhadharertada ayaa adkaneyso kadib lafa xanun imanayo , anaa sidaa noqdeey collagen ka cagadaha ku jiran ka daba cararayey oo laga sameyey dhuuxa lo,da marka maraqan wuu anfacayaa lafa xanunka saa dhadharertadii adkaatey buu dib u kordhinayaa exercise dhaqtarka ku dhaheyna waa lo bahan yahey waa run because dhadharertadii in ay dib u soo jilacduu rabaa thanks abayo
@bushraahmed9602
@bushraahmed9602 Год назад
Qal iyo sanjabiil kaliya lagu kariyaa No wax kale sacado badan saarnanayaa maloo baahno, digsigans wuu yar yahey biyo badan iyo digsi weyn larabaa Abaayo
@naeemaabdulkhadir2946
@naeemaabdulkhadir2946 Год назад
Masha allah bilcafiya allah haku daweyo
@hiigsiofficial401
@hiigsiofficial401 Год назад
Masha Allah 😋😋😋😋 kasheyken malah wllhi Shukran ❤❤❤
@fadumogacal2859
@fadumogacal2859 Год назад
Baamiye in lagu darana waa fiicnaan leheed lkn igu dil waaye maraqa❤
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 Год назад
mashAllah dhareer baa iga soo yaacay birrito hadaan noolaayo waa raadinaa
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 Год назад
Asc ayo Hami waan ku salaamey salam qaali ah Salan kadib colajinkaga waxaan u wada direy dad baden oo qolka reer umu haatul qeer waana u sii qeeybin doonaa ayo macaan
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd kun iyo kow jeer habo mcn xisaab la aan janada gal 🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🙏🙏😍😍😍😍
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 Год назад
Aamiin yaa rabi
@umuzahra3864
@umuzahra3864 Год назад
MashaAllah allaah❤❤
@nemohs4409
@nemohs4409 Год назад
Mashalaah hooray u soco
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 Год назад
ManshaAlla TabarakAlla . JizakAllasker
@Cadale63
@Cadale63 Год назад
Mashaa ((Allaah)) ((Allaha)) kugu guleeyo👑❤️❤️❤️
@fartunq1128
@fartunq1128 Год назад
ManshaAllah abaayo Allah kuu barakeeyo ❤💯👍
@bayaanjama629
@bayaanjama629 Год назад
Masha Allah Thank you sister qali adna allaha kuu daweyo jizakallahu qayr
@maryanabdi5930
@maryanabdi5930 Год назад
Masha allah
@habibomohamud2510
@habibomohamud2510 Год назад
Mashallah tabarak ani ad uga heley run ahanti waley tacban ahay kor uma istagi karo barito so gadana inshallah wd mhasanthy
@habibomohamud2510
@habibomohamud2510 Год назад
WhatsApp iso qor fadlan
@maymuunmacalin190
@maymuunmacalin190 Год назад
M.A bamiye ku dar wuu ka sii macanan
@ahmedmumin3061
@ahmedmumin3061 Год назад
Masha allah qax ficn bad isku dartay macana waba dhadhamiyey
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Год назад
Masha allh waaye afarahan somalida wa wax ka maqan lago ma cuneyna e dhahaan
@ilhaanf663
@ilhaanf663 Год назад
Waaba kahelay style gaaga, soup caadi ahayna waakasoo tuurtay
@kahaomar1829
@kahaomar1829 Год назад
Filfisha hurud original kuder ama ta powders kudar haii kale filfishu shaqaynmayso
@FaadumoShiiqcumar
@FaadumoShiiqcumar Год назад
Maa sha alaah
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud Месяц назад
Masha allah waad mahadsan tahay wllo ❤
@sammie1163
@sammie1163 Год назад
Maasha Allaah abaayo
@queencaisha8230
@queencaisha8230 Год назад
Mashallah hada iku ka horeyasa wan ka faidaya walal jazzakallah khery ❤❤❤❤
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Sodhawoow abaayo mcn 🥰🥰🥰🥰
@sammie1163
@sammie1163 Год назад
Anigana hadaan bilaabaa insha allaah
@queensaafi
@queensaafi Год назад
Mashaa alllah tabarakallah jazakalaaha qera shukaran abayo caafimata ku cun mcnto hormar wacan
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 Год назад
Masha Allah Ameen yarabi 🤲🏼 ❤❤❤❤
@nasraomar5362
@nasraomar5362 11 месяцев назад
Masha allah qaali
@hanefa283
@hanefa283 Год назад
Daa 40ka markeygaarto iyadaa iskudaldali doontee cabeysee hada haiska hadasho😊
@deeqonuur1808
@deeqonuur1808 Год назад
Masha allah tabarakalaah
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 Год назад
Manshallah walashay
@Ariijiina
@Ariijiina Год назад
😂😂😂😂😂😂 wlhi waa fuutay jir iska isku soo kor dhacay kulahaa. Abaayo thanks waa iga qoslisay wlhi
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
🥰🥰🥰🥰♥️😂😂😂😂❤️❤️
@hooyocooking
@hooyocooking Год назад
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti horay u soco ❤❤
@maryamamohamoud2470
@maryamamohamoud2470 Год назад
Walaaley qof karastarol qabo ma cabi karaa maraqan
@warsandahir763
@warsandahir763 Год назад
Mansha Allah abayo Maryan,walahi wa iga qoslisay riinto ruugto aniga kaligey inan aha an u maleynayey lakin wa leyla qaba, allaha ku barakeyo abayo hadan bilaba anigana wixi an kala kulmo wan kula so socodsina insha allah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Warsan abaayo wallhi been maha waa riima wana ruuga shib iska dheh waayabau 😂😂😂😂🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️
@JotoroKujo-d4k
@JotoroKujo-d4k Год назад
Thank xabiibitii
@ShugriWarsame-p1c
@ShugriWarsame-p1c Год назад
شكرا حبيبتي جزاك Abaayo maalin kasta mala cabbi karaa?
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Haa abaayo makinta hal koob ka cab ama malin dhaaf 🥰🥰🥰🥰
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 Год назад
Maashaa alaah mahadsanid❤❤❤❤
@mohamudzeynab1605
@mohamudzeynab1605 Год назад
asc maryan cadey dhaman se tihiin alaa kaa gosyaga qati anba ka jogaye igu haley lafahas qer alaha ku siiyo
@SumayoBurhaan-w7b
@SumayoBurhaan-w7b 20 дней назад
Walaaley lafo geeelbaaa sooo qaatay mana dhaqin eee dabka jeermiska makabaabi inayo miyaaa abaayo
@sahroali1967
@sahroali1967 Год назад
Masha allah kkkkķkkk shukran
@hsam11samater45
@hsam11samater45 Год назад
Masha’allah walashey caafimaad kucun ❤❤❤
@suadfarahishag6851
@suadfarahishag6851 Год назад
Lafaha loda haa laakiin kuwa arigamey dufankii ahaa Mahadsanid quruxeey
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Год назад
Ruugto ruugta igu halay ❤sixa wacaafiya gacalo
@naimam.9551
@naimam.9551 Год назад
Imisa saac buu saarnaanayqa maanta baan soo gatey
@qadraahmed35
@qadraahmed35 Год назад
Masha allh 😍
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 Год назад
Maryaney walaao meeshayadan lafaha lo,da sidaa looma jejebiyo 😂😂😂😂
@umucaisha6461
@umucaisha6461 Год назад
Wad mahadsantahay abaayo saaxiibkay ukarsahaa anina dhabar xanun iyo jilbi xanuun kacawadaa
@xayaadali8655
@xayaadali8655 Год назад
Iguhalee inaan kariyo hadaan noolahay
@abdullahimohamed5177
@abdullahimohamed5177 Год назад
Maashaa allaah
@saadiahussein3659
@saadiahussein3659 Год назад
Mansha allah abayo nosobadi
@Zurich527
@Zurich527 Год назад
Karastarol qof qabo waa ku dhimmanaa
@ifrahfarah4224
@ifrahfarah4224 Год назад
Maansha allaah ❤❤
@siradraage6865
@siradraage6865 Год назад
Naagnool igadheh horayusoco walashey
@Faatushfamily4504
@Faatushfamily4504 Год назад
Mash Allah abaayo isoboqo
@aminamohamud622
@aminamohamud622 Год назад
Masha allah abayo
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Год назад
Mansha Allah
@-taibatmuna
@-taibatmuna Год назад
mashallah tabarakallah saxa wacafiya inshallah xabibit 👍 yuuuuuum
@مبدر-ل4ه
@مبدر-ل4ه Год назад
MSha alaah abaayo
Далее
Ugaali ama soor iyo maraqeda please subscribe
9:35
Просмотров 6 тыс.
Morning routine queux badan by Hami Official
16:15
Просмотров 2,7 тыс.