Тёмный

MAREYKANKA, MASAR & DAWLADO KALE OO SI ADAG UGA HADLEY IS-FAHAMKA SOMALILAND & ITOOBIYA 

HBN Online TV
Подписаться 289 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

MAREYKANKA, MASAR & DAWLADO KALE OO SI ADAG UGA HADLEY IS-FAHAMKA SOMALILAND & ITOOBIYA

Развлечения

Опубликовано:

 

2 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 210   
@MohamedAli-yw9eu
@MohamedAli-yw9eu 7 месяцев назад
hadalkii Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka maraykanku, wuxuu ku sheegay inay ixtiraamayaan xuduudkii Soomaliya ee 1960 kii, anaguna waanu ixtiraamayna.
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 7 месяцев назад
Hantida qaranka Wada hadal magalo Ethiopia hadey ka baaqsan weyso waxan dagaal ka ahayn ma ino banaano dowladana waa iney gobolada sidey gacanta ugu Wada dhigi lahayeen qorshas haku dhaqaaqan si aysan goboladu goan uga gaadhin masiirka dalka
@hanalander
@hanalander 7 месяцев назад
hantida UMADA SOMALILAND cidkale oo aan xor ahayn oo amison u taliso waxba lagama waydiin maayo. cawaanta reer somalia-italia iska xoreeya amison hablihiina kufsada arimaha Republic of somaliland waxay u taala UMADA SOMALILAND
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 7 месяцев назад
@@hanalander amisom dhul meynan siin hadan reer somalia nahay mideeda kale dhulka iyo badda waan kula leeyahay waxad wax ka qaban karto ma jirto oromo hadad tihiin isaga laabta dhulkiina Ethiopia
@hersijama6905
@hersijama6905 7 месяцев назад
Thanks guys, we are in HARGEISA we will never accept the so-called MOU between Somaliland and Ethiopia,
@MohamedAli-yw9eu
@MohamedAli-yw9eu 7 месяцев назад
Dameer
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 7 месяцев назад
❤ absolutely unacceptable to any freedom-loving person. There is no substitute for freedom and independence. This is a Jewish settlemnt expansion.
@Mo77217
@Mo77217 7 месяцев назад
MashAllah wallahi wadani ba tahay 💯☝️💪🇸🇴🦁🫡👑🤴🏾💯
@user-dt1ws5ed2d
@user-dt1ws5ed2d 7 месяцев назад
Waad iska hadashay my friend anagu hadaanu nahay reer somaliland waanu soo dhawaynaynaa wax kasta oo horumar iyo isbedel wanaagsan noosoo kordhinaaya cid aanu u daba fadhiisanaynaana adeer ma jirto walaa soomaali walee cid kale waanad arki indhahaaga oo shan iyo toban ah isagoo hir galay heshiiskaasu markaa miyaad ku dhuusi sxb ninkan leh hargeisa ayaan joogaayoow
@hersijama6905
@hersijama6905 7 месяцев назад
@@user-dt1ws5ed2d Adeer waxaan ku xasuusinayaa in Eritrea sidaa lagu qaatay dhabarjab iyo dhiig bax badan ay dalkoodii dib u qabsadeen mudo lixdan sano iyo ka badan ka dib taana dhici meyso oo dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxaa ka bilowday sidii arinkaa looga hortagi lahaa, caadifad maanta oo oohini ka danbeyso yeeli meyno
@mohamedabdulahuabdi8349
@mohamedabdulahuabdi8349 7 месяцев назад
SOMALIA 🇸🇴,Ethiopia 🇪🇹 Africa 🌍Both choose federalism and are Sovereign African countries.The pioneers of African liberation struggles of 1970-1980s.Against European C. apherthied 🇸🇴 🇪🇹.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 7 месяцев назад
Hargeeyso hayska deeyso meherka weli la anta ah plz muse hajoojiyo hadii uu Rabo in uu kafaa ideysto wakilkiisa wa mudane xasan shiiq hawato asakaa wakiil ka ah
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 7 месяцев назад
Arrinkani runtii waxa uu mideeyey Soomaali oo dhan. HBN idinkuna halkaa wada difaaca dhulka hooyo waad mahadsantihiin.
@hanalander
@hanalander 7 месяцев назад
arinkani wuxuu mideeyaya UMADA SOMALILAND! SOMALILAND SOMALILANDER BAA LEH
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 7 месяцев назад
​@@hanalanderma oromo iyo Ethiopian ayaa lagaa cel celinayaa qaali balo ku dartay oo ka doraneynaa
@hanalander
@hanalander 7 месяцев назад
@@mohamedmohamud4316 itoobiya iyo oromo miyay xasuuqeen umada somaliland mise way badbaadiyeen markii somalia xasuuqeen ee ay diyaaradaha habeen iyo maalin dadka ku madhiyeen?
@hassanfarah868
@hassanfarah868 7 месяцев назад
Maxa looga wada hadlaa somalia somali baa leh period
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 7 месяцев назад
Qaac baa ka yeertay Muse baxii
@hawoabdulle8339
@hawoabdulle8339 7 месяцев назад
Wariye sare ❤❤❤Guuleyso
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 7 месяцев назад
ETHIOPIA dhibaatadii biyaha Nailka ka haystey ayay rabtaa in looga garaabo, anigaba biyaan Masar siiyaa ee ana ha lay dhaqaaleeyo.
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 7 месяцев назад
Arab iyo Masarta adahegeysan palastine ayey wax uqaban laheyd iskahadle 😊
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 7 месяцев назад
Waad iska hadashaa ee hoos uma ogid carab iska daayee mareykan ayaa qalinaya maanta baabul Humhurkii oo inuu xidhmo u dhow marka sababtay ay hadleena ma ogolaanayaa in baabul mandamkii oo kii labaad ee ganacsiga aduunku ku xidhnaana inuu muran cusub dhaliyo oo awalbayba ka werwersanayeen,markaa hayska riyoon ee waxa aduunka ka socda la soco insha Allah. Arinkani sidaad qiyaasayso waa ka gundheer yahay ogow masar ama carab oo dhan,Quwadaha waaweyn oo dhan waxaa walaac ku haya arinka kasoo kordhay baabul Hurmuska oo ah ka kowaad ee marinaddaha maraakiibta aduunka ugu muhiimsan oo hadeer Xutiyiintu faraba’an ku hayso,iyagoo tageero badan ka helaya quwado Ruushka,Iiraan,Turkiga,China,N Korea iyo Qadar ka mid yihiin,markaa wxaa jira in Mareykanka iyo xulafadiisu ay ku da daalayeen in Baanul mandanka laga taxadero oo ayba Xasan Sheekh kala hadleen markaa sinaba uguma ogolaanayaan in ay Itoobiya xiisad kale ka abuurto halkan waana sababta Europe League iyo Mareykankuba durba u qayliyeen waana arki doontaa qaraar adag ayay u bedeli doonaan oo Masarta aad sheegayso,Turkiga,ama Carab oo dhan iyo xulufada Bariga ayaa Baabul mandamka kusoo jeesanaya oo xidhi kara + Hurmuska hada one side ahna ku biiraya iwm. Arimaha socda malaa lama socotid ee cidaadifad la’aan hoos u eeg. Mida kale Aqoonsi Somaliland heli lahayd ayuuba cirka ku laalayaa oo waad arki doontaa insha Allah. Dib u dhegayso hadalkii Madaxwweyme Xasan Sheekh iyo kii Madaxda Jabuuti oo dhuux?!!!. Runbaan kuu sheegayaaye arinka Muuse Biixi ku kacay waxay iridaha soo xidhaysaa asxaan badan oo Isbaysigaasi Somaliland ku naas nuujin jiray oo hadaladooda ayaad ka garan kartaa iwm. Intaa waxa dheer oo aan si daacad oo bilaa caadifad kuu odhanayaa dhibka Muuse Biixi shacabkiisa u horseeday ee dhow iyo mid fogba leh ayaa ii muuqata oo Itoobiya inbadan baan tagaa anoo Mareykan 31 sano ku nool aqoontayda gaabana ku cabira iyo iyagoo halkanba nala jooga markaa wallee sidaas uguma xiisteen kuwaas halka wiilka,Isaaq,Ciise,Samaroon aanu shaaha wada cabno dhiigana isu shubno iyo maydka wada duugano iwm. Markaa dhulka ragbaa ku nool oo hadaad rabtid inaad is iibisid wallee lagaa yeelimaayo in Itoobiyaan Ubadkaaga dambe abagadhe u wanqalo waayo Soomali waa isku dhiig iyo dhaxalreeb.
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 7 месяцев назад
Lkn Ethiopian ku nuclear ma heystaan waa la jabin karaa kkkkk
@amranhappyamranhappy280
@amranhappyamranhappy280 7 месяцев назад
Gaza ma dalaa markey masar caabineysow Masar waligeyn waana cawin jirtey Hadaney hdan itoobiya dagal lagalno Hub waa nagu taagerey 😊
@Duraan571
@Duraan571 7 месяцев назад
Adkaatey Mowliidow 😂😂😂
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 7 месяцев назад
this is somaliland this is our country and we are not apart of somalia before somalia were a state somaliland biritsh protect no one able to stop our decision we are a stability country our president is muse bihi abdi but we are all against the influencers people
@abdikafimohamedhashi1475
@abdikafimohamedhashi1475 7 месяцев назад
cid wax heesata yaa wax bixiso ustaad.
@abdirisaqabdi
@abdirisaqabdi 7 месяцев назад
Idinka lee sas iskuaqano sxp Somali ba kamitihin hada iskuxartan xita wax aqonsi ladoho majirto mamul goboledyada somalia wax madantin waiswaleysin moye
@omarkalif123
@omarkalif123 7 месяцев назад
Nacaas
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 7 месяцев назад
Guul Dawlada dhexe e Somaliya insha Allah
@jamaalabdi
@jamaalabdi 7 месяцев назад
Wallaahi haddaad xataa addun weynaha oo dhan u yeedhataan inaan midaw dambe ina dhex marayn ee xaqiiqda sida kiniinka u liqa
@hanalander
@hanalander 7 месяцев назад
faqash way waalatay
@abdirisaqabdi
@abdirisaqabdi 7 месяцев назад
Hhh oo mxa lamidowa somalia ba kamitihin bee yaidin dahay somalia kamimitihin adunku Wuxu aqonsanyahay heshiski 1960 kas wax badalayo maleh
@hanalander
@hanalander 7 месяцев назад
@@abdirisaqabdi kolayba waxaad u eeg tahay dadkii reer somalia-italia ee kacaan propaganda iyo fake news uun yaqaana. FYI heshiish 1960 SOMALILAND IYO SOMALIA-ITALIA dhex maray MAJIRO. There is no legally binding acitive union. Majority of UMADA SOMALILAND REJECTED THE UNION. Markaa wax soo akhri inta aanad fircoon afweyne iyo kacaan bs meesha la iman Republic of somaliland is a sovereign nation and independent country and theres NOTHING SOMALIA-ITALIA CAN DO ABOUT IT TIME TO LET GO WAKANDA DREAM OF EXPANSIONIST FALLACY
@abdirahmanabdi4867
@abdirahmanabdi4867 7 месяцев назад
Muse biixi koofurtii Nuclear ayuu ku wada dhuftay.
@abdirashidomar856
@abdirashidomar856 7 месяцев назад
Keep your equity
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 7 месяцев назад
Allahow Musa naga qabo.
@adenali7498
@adenali7498 7 месяцев назад
Waa faqash ama hadhaagii siyaad bare
@CaafiTiens
@CaafiTiens 7 месяцев назад
Siyad bari waa taa ka sabriladahiin
@aminomohamed2850
@aminomohamed2850 7 месяцев назад
Subxaanalaah
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 7 месяцев назад
Asc waxaad ogaatan heshiiska wofka muuse Biixi usaxeexay Waa Xasan sheekh
@OmarMoumin
@OmarMoumin 6 месяцев назад
🎉ok
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 7 месяцев назад
Masar indhaheeda oo shan ah ayaa biyo xidheenkii la buuxiyay hadana somalia wax jira maaaha waxay noqotay qabaa il Insha allaah ethopia bad ay yeelato gacanta waanu u galin maalin uun
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 7 месяцев назад
Bada anagaa leh yuhuud ayaan keenaynaa
@warisroobo1759
@warisroobo1759 7 месяцев назад
AMXAARADU WAA AYAX MEESHEY SOOGALAANA WAA XAALUFINAYAAMN RABBOOW HANAGU.SOO YAACIN
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 7 месяцев назад
Dawlada Dhexe e Somaliya guul insha Allah
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-xj1ql1sd7k
@user-xj1ql1sd7k 7 месяцев назад
Wankusalamay mowliid
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 7 месяцев назад
SOMALIA. UNITED ❤ STILL. WE ARE ALIVE ..ALXAMDU LILAAHI ......
@hanalander
@hanalander 7 месяцев назад
people of the UMADA SOMALILAND IS UNITED and thats what counts! Republic of Somaliland belongs to Somalilanders! full stop
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 7 месяцев назад
Horta masaaridu iyo dawladaha fadhiidka ka ah ee carabtu haday cid waxa tarayaan phalastine ayay waxa tari lahaayeen......Dawlada Somaliland iyo dawalada Ethiopian danahooda ayay isku Afgarteen waanay ka midho dhalinayaan heshiiskoda dalkana agaagaa iskale somaliya kama taliso dhul ka barakaysan ee Somaliland Anaagaa ka talina oo iska leh oo illhay mahadi ha kagaadhe uu Nagu beeray Naguna irsaaqay ....guul iyo gobonimo ayaanu ku noolahay insha Allhu illhay ayaana Noogu hiilin quwadiisa wayn
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 7 месяцев назад
Allah guuleyo reer palestinian io
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 7 месяцев назад
Somaliyeey wllayaal hadii xasan sheekh ka xumaaday arintan muxuu safiirka itoobiya ugu haystaa muqdisho?
@user-xj1ql1sd7k
@user-xj1ql1sd7k 7 месяцев назад
Barnamijyadan inosobadiya
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 7 месяцев назад
Somaliya Somali aya leh Guul dawlada dhexe e Somaliya
@mowlidahmed4174
@mowlidahmed4174 7 месяцев назад
Shirkii jabouti ayuu xasan sheekh ku saxeexay ee hakudaakina
@mohamedabdulahuabdi8349
@mohamedabdulahuabdi8349 7 месяцев назад
No one can respect the Sovereignty of Ethiopia , Without respecting the Sovereignty and integrity of any other legitimate country in the World. SOMALIA 🇸🇴,Ethiopia 🇪🇹 Africa 🌍Both choose federalism and are Sovereign African countries.The pioneers of African liberation struggles of 1970-1980s.Against European C. apherthied 🇸🇴 🇪🇹.Somaliland is as Gambella regional state of Ethiopia 🇪🇹 to the Somali Federal government. 🇸🇴 . Ok. Before the British colonial rule arrival Jijiga, Harar, and East were not subject to Menelik. So Somali Regional State of Ethiopia 🇪🇹 can go freely dealing with either Somalia 🇸🇴 or Kenya 🇰🇪 and Djibouti 🇩🇯. ..... Re-shabing Africa illegally and against global norms will pave the way for extreme consequences and conflicts.
@hbadmah
@hbadmah 7 месяцев назад
Mudane Maxamed waan ku salaamay marka xigta ha ilaabina magaca ah fedederaalka Somaliya inaanay ka mid ahayn Somaliland distoorka fedederalka Somaliyana aanay ka mid ahaynb sidaa darteed qasab maaha Somaliland in loo eego distoorka federalka Somaiya. Markaa sharciyan federalka Somaliya kuma doodi karti ...walaal aadamahu ku yidhaa kaama mid ahi laguma qasbi karo waxaad doonayso, Itoobiya waa dal madax banaan cidina kuma qasbi karto waxay u arkaan danaheedu inay ku fulayaan.
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 7 месяцев назад
Somaliya guul
@user-xj5xx4iq5s
@user-xj5xx4iq5s 7 месяцев назад
Anigu waxaan ka soo jeedaa somalilanad aamiinsanahyna inaanu soomliyada kale ka tagnay sababo aan marnaba xal loo helayn ilaa ay fahmaan dadka reer soomaalyada kale waaqica saxda ah ee lagu heshiin karo sheekadan hada jirta Ethopia damaceeda iyo hawshan madax waynahaygu la yimi marka runta loo noqdo waxba kama soconayaan mana ogolaanayno hadaanu shacabka reer somalilanad nahay anaga oon cidkale k tala gelinayn qoladiinan Hbn si taxadir leh oo miyir qabta ayaad u faalaysren hawsha jirta waad mahadsantihiin
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 7 месяцев назад
Kkkkk heshiiska sankaan idinkaga duraynaa maaha baryo.soomaalinimada iyo islaam nimada waanu idinkuso celinaynaa hadaanu nahay Hg fiqishini. Waayo XASUQI AD KACABNEYSEN EU SIYADBARE IDIN GEYSTAY DHULBAHANTE IYO ANAGO LADEGNA AYAD NAGA JARATEN ILAA DADKI AD DUQEYNTA KU DISHEN 30 30 LOO AASAY MARKA ISU TUURA XASUUQ IYO XASUUQ KANA TAXADARA WAXA DALKA LAGASO TEBINAYO OAH ABAARSO ISKUL QOWMULUDKA 40 40KA LOGU SHEGAYO BARLMANKA SLN WEYDIN IMAN MUQDISHO INSHAA ALLAAH
@hassan-zn7zz
@hassan-zn7zz 7 месяцев назад
Sxb Ethiopia waxba Nagama dhaxayan dhulkeena iyo badeena Waaa inaa kuso qaldamin Waaa so jeedna amxaaro waxba Nagama dhaxayan
@MahamedHusen-jy7un
@MahamedHusen-jy7un 7 месяцев назад
SHIRKII JABUUTI WAXAA LAGU SHIDQOOLAY MUUSE BIIXI SI UU FEDERAL U QAATO CADHADII JA DHALATAY WUXUU GALAY ETHIOPIA OO BALANQAADJA HELAY ICTIRAAF OO BARIGA U JANJEEDHA MARAYKAN HA DHACO
@abdifatahabdirahman6635
@abdifatahabdirahman6635 7 месяцев назад
Adiga waxa kuu dana like iyo share ta
@Hodaneey
@Hodaneey 7 месяцев назад
Somalia xuduudeda in la ilasliya waa muqadas ithopia rabi ha inaga qabto waa,qudhun necbiya dhulkena bay haysta ma bad ban ugu darna
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 7 месяцев назад
Ethopia wllo ayaanu nahay
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 7 месяцев назад
Abiy Ahmed inuu u hawooda bada Somalia waxaaa ka dambeeya imaaraatka oo dulaystay madaxdii iyo dawladnimadii iyo madaxbanaanimadi Somalia rabana inuu noo jabiyo balse insha Allah guushu Somalia yay ku dambayn
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 7 месяцев назад
Abahaa wase maxaa imarad kadooni waxa badooda bixinaya waa somali waxa odabaldagayana waa ayaga
@bilejama9356
@bilejama9356 7 месяцев назад
Somali waxay ku jidha qiyaali uma maleenayo inuusan xasan wax ka ogeen arikaan maxa wacay maalin ka hor wada joogen Jabuuti ciyaarta naga daaya wlle yaal
@jamaalaxmed-eo6yt
@jamaalaxmed-eo6yt 7 месяцев назад
Ethiopia waxay ka xanaaqday isku soo dhawaashahii Somalia iyo Somaliland ee shirkii Jabuuti taas ayaa keentay inuu Muuse kuyiraahdo hala hishiinin Somalia anaa ku aqoonsanayee adiguna bada igu wareeji
@abdifarah3545
@abdifarah3545 Месяц назад
Midnimada dalka waa muqadas dalka somaliya waa mid cid kala go an kartaa baa iska yar itopia wa gumeyste soo jireen ah oo colaad gamurtay u qaba dalka somaliya waana bad doon iyo dhul doon dooni meyno itopia
@hassanhusseinhassan2932
@hassanhusseinhassan2932 7 месяцев назад
Walaahi waad riyooneysaan ee bal car ha yimaado Hassan sheekha aad sheegeysaan hargeisa waar ragii lahaa ayaa ka tashaday waxkasta oo muuqdisho naga fogeynaayana waanu sameyneynaa
@ilhaamsiman4890
@ilhaamsiman4890 7 месяцев назад
Maskiin maxaa haysataa hadda yaa ku qayaano oo ku aqoonsaday maalin waxaa imaan doonto sidii reer falastiin aad dhagax tuuri doontaa marki ay itoobiya idin qabsato Alllow Alle
@hassanhusseinhassan2932
@hassanhusseinhassan2932 7 месяцев назад
@@ilhaamsiman4890 Waad arki doontaan indho hi inoo shana
@fuaadyaasiin
@fuaadyaasiin 7 месяцев назад
Mawliid ag baliyoiw dub kuu dhagaysan mayno
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 7 месяцев назад
Waa in Somali u midawdaa difaaca dalkooda dadkooda iyo.diintoda qof kasta oo jihaad doona waa in loo fasaxaa difaaca diinta dadka iyo dalka somaiyeed
@user-dt1ws5ed2d
@user-dt1ws5ed2d 7 месяцев назад
Adeero badan anagaa iska leh soomaaliyana way iska nacnac leedahay ama masar ha wacato ama maraykan ha wacato adeer heshiiskani wuu hirgelayaaa indhihiina shan ah wax horjoogsan karaana ma jiro oo aan ilaah ahayni sidaa ku bushaaraysta sxbayaal
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 7 месяцев назад
Abiy Ahmad & Muse Bixi DOWn DOWn DOWn
@user-ue4vr1oh5l
@user-ue4vr1oh5l 7 месяцев назад
Qacbaa kayeedhay ictiraafkii wakaa
@sofar1651
@sofar1651 7 месяцев назад
waar gaza nooga waran somaliland horn waa dal madaxbanaan e 26.juun 1960 bay xoriyadeeda ka qaadatay British uk somali Italian waxay la midowday xoriyadiii somaliland
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 7 месяцев назад
Maxanagagalay.masar.bacaac.bacaac..s.laan.guulguul.guul.
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 7 месяцев назад
DOQOMADI UGAADEEN ee degaan jigjiga ayaaba soo dhawenaa ninki bada somaliya Ethiopian u gacan galiyey yaab ileen ugaadeen waa doqomo
@MahamedHusen-jy7un
@MahamedHusen-jy7un 7 месяцев назад
China ayaanu raacnay
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 7 месяцев назад
maanta ma waxay joogtaa itobiya bad aan siino iyo siin meyno yaarabi
@CaafiTiens
@CaafiTiens 7 месяцев назад
Waa ceeb. Ma xolahada wadan la siyaa. Somalia aqli ku filan ma leh
@engmaxamed9114
@engmaxamed9114 7 месяцев назад
Tasi watiini lidinku yaqaanay hbn Wakale mahaysan
@abdullahiweli8196
@abdullahiweli8196 7 месяцев назад
si wanaagsan, ayan ugu Tax nahay Chanel-ka.
@xasiibaomar1871
@xasiibaomar1871 7 месяцев назад
Ah kan een een mad naga daysi
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 7 месяцев назад
itoobiya hadii ey badaas fariisato waxa somaliya sogelayo ayey kontrooleysaa wexeyna tegeysaa wax eyna ayadu fasaxin in ey soo galaan dalweynaha somaliya wexeyna na dhaxalsiineysaa dhibaatada falastiin lagu hayoo kale
@zuhuuribrahim9090
@zuhuuribrahim9090 7 месяцев назад
Itoobiya waxba nama dhex mari karaan hadaanu soomaaliya diidnay ma itoobiyaanu yeelaynaa muuse wuu riyoonayaa
@hanalander
@hanalander 7 месяцев назад
tani waxay dhex martay REPUBLIC OF SOMALILAND AND ITOOBIYA NOT SOMALIA-ITALIA. ISDAJI
@zuhuuribrahim9090
@zuhuuribrahim9090 7 месяцев назад
@@hanalander itoobiya waa ta dadka reer somalland xadka ku kala xidhay wajaale madhaafi kartid adigoon lagu baadhin imikana somaliland dhexdeeda ayay xuduud ku kala qaybin bari iyo galbeed caqligu ha shaqeeyo aqoonsi waxba ugama baahnin ha isku tashado
@hanalander
@hanalander 7 месяцев назад
@@zuhuuribrahim9090 MUNAAFAQ! iska riyooda. UMADA SOMALILAND iyo itoobiya SAAXIIBTIMO IYO WALAALNIMO ayaa naga dhexeeya! Itoobiya waa wadankii KALIYA ee umada somaliland markii faqash iyo SOMALIA-ITALIA XASUUQEEN WADANKOODA NOO FUURAY DIYAARADAHA SOMALIA-ITALIA OO MAATIDA SIDA AYAXA U RUSHAYNAYSA AYAY ITOOBIYA KA REEBEEN JOOJI MUNAAFAQNIMADA CADOWGA QUDHA EE UMADA SOMALILAND WAA SOMALIA-ITALIA
@makebravo7133
@makebravo7133 7 месяцев назад
HEBLAAYA HADASHAY CAALWAA
@mowliidjiciir3895
@mowliidjiciir3895 7 месяцев назад
Dadka SOMALILAND udhasashay ninkan dib ha udhagaysanina waa faqashe subkarantana kalanoqda
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 7 месяцев назад
Niicda nagala tag hooyada federaaëku wasye
@yahyeawad4948
@yahyeawad4948 7 месяцев назад
Bena waas
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 7 месяцев назад
Raysal wasaaraha Ethiopian iyo Ethiopian waxay garteen intay garan waayeen madaxada somaliya ee dulmiga badani
@EbrahimWaberi-ng5iw
@EbrahimWaberi-ng5iw 7 месяцев назад
Ahmed moh Ade kadaa gobol xaqiiqda Ka hadal Somaliland dadkeeda iyo dalkeedu wuu maqnaanayaa illaa hadalada xanafta leh Laga waantoobo. Adiguna Ilaa bbc warkaaga waan ku caajisi jirey
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 7 месяцев назад
Sheekadaan amey Israel ka dambeysaa
@abdixakiimyusuf7011
@abdixakiimyusuf7011 7 месяцев назад
HPN sidad warka aad ku sheegteen waxa tidhahdeen waxa heshiis lala gali karaa waa dad dhul haysta somaliya na ma haysato dhulka somaliland bal marka is waafaji su,aashaa
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 7 месяцев назад
Caaaaaac Caaaaaac kanaxow kuma ogi
@xasandheere3294
@xasandheere3294 7 месяцев назад
Adeer jaamacada carabtu haday tahay wax jira falastiin yuhuudi may xasuuqeen
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 7 месяцев назад
HADII BIIXI HALDAL UU AQOONSI UGA IIBSANAYO 20KM DHUL AH DALKASTA IMISA DAL AYUU UGA BAAHAN YAHAY AQOONSI? MAXAASE KA HARAYA DHULKA UU SHEEGTO IN UU METELO? METEL SOMALIA WAXAA AQOONSAN 193 DAL HADII 193÷20KM MAXA HARAY? EXAMPLE 193×20=?
@khadjaissa222
@khadjaissa222 7 месяцев назад
Arrintaas waa ku XAMAASOOWEEYNAA . ISKA DHICIS SHARCI MA JIRO ADDUUNKA
@jamaalabdi
@jamaalabdi 7 месяцев назад
Odaygan yar ee nacaska ma hooyadii baa Maamul goboleed naga dhigtay kaasaa miidhan baa dhiikar ku dhuftay Haddaad awoodaan bal kaalay Berbera ama Hargeisa waa haddaad ka talisaam
@fuaadyaasiin
@fuaadyaasiin 7 месяцев назад
Cadowga dabada walee waa inaan la iidin joojinayn
@salamdahir2092
@salamdahir2092 7 месяцев назад
Wll reernimo muuse baruu tagaya..maalinta mad tageeri
@fuaadyaasiin
@fuaadyaasiin 7 месяцев назад
May kaan is idhaahdo wax buu qabanaya ayaan tageri.
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 7 месяцев назад
Iskufahn lagudhameeyo weyaan
@MaxamedYuusuf-jo7vh
@MaxamedYuusuf-jo7vh 7 месяцев назад
Xansheekh.hal.kuu Xukumaa.isaga.ayay.ilaali.saa.itoobiya
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 7 месяцев назад
Waa shaqsi waxba ma tari karo
@MohamedIsmail-vx9ue
@MohamedIsmail-vx9ue 7 месяцев назад
SOOMAALILAAN ANAGAA UTALINAY IDUKU TIIN UTALIY CARAB MASAR MIDIN NAMAXUKUTO
@user-uz8xx3bi8t
@user-uz8xx3bi8t 7 месяцев назад
Adigu ayaa tahay halkedse ka talisaa lugaha anku socono hostooda ayaad kaga taaaliin aduunka ee dadka iyo wadanada haysku dirina sharafta wadanka soomaaliyeedna ha baabi inina
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 7 месяцев назад
Somalia waa maxay Muqdisho ma wax la cunaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MahamedHusen-jy7un
@MahamedHusen-jy7un 7 месяцев назад
Dhulka anagaa leh somaliland cidaanu dan ayaanu keeni maraykan iyo ingriis ayaa xuquuq kavhadlaya kuwiinan wax moodaya ayaan la yaabay
@hawaarto-jb2bv
@hawaarto-jb2bv 7 месяцев назад
Aniga waxy ila dahay in loo diido bada itopiya Somalina ha ictiraafta Somaliland
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 7 месяцев назад
Somalia ma carabaa?
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 7 месяцев назад
Tafiir ahaan bay kasoo jeedaan
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 7 месяцев назад
Muuse godkii Gojacade ayaa laga saaray marka god kale oo uu galo ayuu raadinayay marka naf lacaarigii buu Addis lagalay hala yaabina odayga haloo cudur daaro😂😮😂
@hanalander
@hanalander 7 месяцев назад
faqash fircoon ka waran gudkii fircoon afweyne ku dhintay ee wadanka somaliland president muuse bixi kaga xoreeyay
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 7 месяцев назад
Iska aamus duf ku baxe😃🤣
@Naasiribrahim-ky9lj
@Naasiribrahim-ky9lj 7 месяцев назад
Hooyadaa.wastay.wiiisiiikh
@WaryaaBaabuu
@WaryaaBaabuu 7 месяцев назад
Warqadii ay ithoipia soo saartay aqoonsi kuma jirin Ee Reer somalilaanow Aaway aqoonsigiii!!!?
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 7 месяцев назад
Aqliga ku tagan walhi bilahi wayo dheeh kalay Baal wayehe kalay hargeisa kaso dag kadibna mamul Dee iska hadleee ina igiree aqligaga kaa hadal anigu aqliyystayo wax dhulsomali laa dhohoba maa aragee adigana intadad kaa Qaliso unbaba ku mamusha anaga amxarna nama mamaumo somalina nama mamulo Alx
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 7 месяцев назад
BEENALE BEENALE DHALEY FAQASH QUDHUN DHALEY. VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN VIVA ETHIOPIA 🇪🇹
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 7 месяцев назад
Falastiin ayaa wax loo qabanlahaa
@noorafarahvy9953
@noorafarahvy9953 7 месяцев назад
Somaliya somalibaaleh Suhuniyad madow hadhacdo Muse doqon Camil ha dhinto waa danbiile ushaqeeya Yuhuda madow
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 7 месяцев назад
Soomaaliya Allaha U gargaaro Xassan sheekh, Ismaaciil Cumar geelle iyo Muuse Biixi markay isugu Tagayeen Djabuuti ayay Khorshuhu ku jirty in muuse Soo Saxiixo Hassan ka Aamuso Sidii baan dhacaday Markale ayay Soomaali Ciida afka la gashay
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 7 месяцев назад
Hadda adigu ma muse ayaad taageertay mise xasan waaba is cadeysay inaad cbb tahaye
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 7 месяцев назад
Xukuumada somaliland xaqbay u leedahay inay heshiishyo la saxeexadato cidi ay rabto wax u diidayana ma jirto
@KownuunAbdulaahi
@KownuunAbdulaahi 7 месяцев назад
Ee ee ee waanu siinay Ethiopia kaalay adi ka qaad somaliland baa ka talisa xorna u ah xaasid somaliland ha qarxo guul somaliland and Ethiopia
@abdullahikhanfilms4468
@abdullahikhanfilms4468 7 месяцев назад
Xoolaha tahay was adunki bakulayaaban itobiya bad na helimayso adna cid ku aqonsan malahan siilka hoyda uradso aqoonsi
@adanadow4967
@adanadow4967 7 месяцев назад
Subxaanallah! War laba qofoo walaalaa tihiin ee islaanimo kuwalaala ah soomaalinimo kuwalaala ah burburkiina iyo tafarruqiina ayuu cadowgiina ka faa'ideysanayaa adinkana intad isku aflagaadynysaan ceeb calaykum
@nacimomohamud5237
@nacimomohamud5237 7 месяцев назад
Kkkk ma ethopia ayaa asxaan kasugeesaa adigo kacabanaayo yaa lagu arkin
@umurowda6887
@umurowda6887 7 месяцев назад
maxamad iska daa eee aad ayaad u necebtiin idinka iyo hor fadhi SL
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 7 месяцев назад
WAAR H B N WAA BEEN CITIRAAF MA JIRE WAA HUNGURI IYO CADAADIS LA SAARAY FULAHA XAARKA WEYN LI WAA LOO HANJABAY
@khadra27day12
@khadra27day12 7 месяцев назад
Waxaasi waa qawda maqashii waxna haw qaban weeye somaliland baa leh niman shufto ah oo somaliya fadhiya nama matalaab
@istaradan9237
@istaradan9237 7 месяцев назад
Jamcada carabata waxaya waxa utari wayen falastin 😂😂😂
@mohamedabdulahuabdi8349
@mohamedabdulahuabdi8349 7 месяцев назад
If unification of two countries on a parliament level approvement does not exist more than three years, and creating over 30 years bloody , non peaceful relation, how can we trust an individual level approved decisive and expensive long term relationships. Can't we learn from History ? This question is directed towards our current leaders of the Horn of Africa Countries. 🌍
@user-dt1ws5ed2d
@user-dt1ws5ed2d 7 месяцев назад
Wax ku anfaca adiga ka hadal tani kuma khusayso sxb
Далее
🤡Украли У ВСЕХ🤪
00:37
Просмотров 179 тыс.
Медвежий папа
1:00
Просмотров 1,5 млн