Тёмный

MARKAY ISBITAALKII GASHAY WAXAY INDHAHA KUKALA QAADAY NINKEEDII OO NAAG UUR LEH😭😭 

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

#qisas #channel #

Опубликовано:

 

30 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 167   
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 Год назад
Hadaa niyada kugu hayay wlh ayaan shidaneeyyy ❤
@SalmaMaxamed-sl7br
@SalmaMaxamed-sl7br Год назад
Ilaaheey nakama qaado ayaanteena
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Alla qiso xanuunbadanaa 😢ayaany aniwaa korsnlhaa Alle igumakeenee
@yasirawaad
@yasirawaad 6 месяцев назад
Habo ayaaney run waaye hodan online berigii aròoskeedi dambe waalagu goobtay alla cadowga haka qabto maskiinta team hodan online majoogan meeshan❤❤❤❤😊
@basromahamed9517
@basromahamed9517 Год назад
Allahu manajeynaa lakiin wakorilahaa
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Год назад
Nin waa cadwo walaahi
@najmamuse3782
@najmamuse3782 11 месяцев назад
Asc Ayaaneey abaayo waku salaama marka hore. Haa ilmo saqiira yaa diidi kara xita mid aan banaanka kaso helo waan korsan laha walahi.
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Год назад
Ceeli waaye walaahi subxaanlaah
@hawoarte3033
@hawoarte3033 Год назад
M.a ilahy hano dayo wilka wan jclahy Cimranow
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Год назад
Waa cadwo kalideed buu ku socadee can you believe nin waa cadwo walaahi bilaaahi
@ifraaxcismaan8960
@ifraaxcismaan8960 Год назад
Ayan daaa wiilka qiasada ha kula wadee😂 inuu isnah wax nagu soo kordhiyan rabnaa😂😂
@deegoali1432
@deegoali1432 Год назад
Masha Allh Cimraan yare Allaha noxafido, curadkeyga Cimraan ladhaha waa 7 jir Allaha nowadaxafido❤️
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 Год назад
Waa sheeko cajiib ah
@haliimohusseinali9923
@haliimohusseinali9923 Год назад
Wlh waa qiso xanuun badan aqrka alle lagama wayno haa waan korsan laha wax la beertana dadaa ugu wanaagsan cafiskana waa shayga ugu muhiimsan ee uu nabigeena s.c.w uu uga dardaaramay umadiisa alle qayrka hana waafajiyo
@fadumoyahye6633
@fadumoyahye6633 Год назад
Cuniga wanqada laha❤😢 hooyo Aabe an unoqolaha lkn illhay igumakeno😢inta islmaha allha kakoriyo😢😮
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 11 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@sacdiyakuuloow4370
@sacdiyakuuloow4370 Год назад
Masha allah Ayaan allaha ku xafido ilaah dartiis aya ku jeclahay
@Cadale63
@Cadale63 Год назад
Haa waa saqiir waxba igama haleyn sifiican ayan ukorsan lahaa waayo waa muxramkeyga ❤❤
@jazmiiyahmad1739
@jazmiiyahmad1739 Год назад
Nayaa ayaan jecliyaa markaa habeen kasto qisoinka soo deeso ❤❤keep going xabibty ❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Mashllah Allaha kuxfdo olada inshallah
@ZamzamMohamed-lf4bv
@ZamzamMohamed-lf4bv 8 месяцев назад
Wan qadan lahaaaa❤
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 Год назад
Ayaney waa korsanlahaa qli Mahadsanid.❤😢
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug Год назад
Waa xanuun alle nagyma keeno ha wankorsanlaha walina si hooyonimo ah alle ugu dhawaado
@halimoiman4890
@halimoiman4890 Год назад
Haa Waan korsan lahaa maxaa yeelay waaba hadiyad illaahay isiiyey ❤❤❤ Waa ku mahadsan tahay qisooyinkaada quruxda badan
@shukricabdulrahman71
@shukricabdulrahman71 Год назад
waa qaadan lahaay asaan siwanasana ukorsanlahaay abyo owlaad aad dhibla.aan dhashy yaaba heli kara❤
@anissaifrah5810
@anissaifrah5810 Год назад
Asc hn qisado waa qiso Caribbean aah mashaallah ❤
@habiahmed3344
@habiahmed3344 Год назад
Masha allah ayaan quruxey allah haku barakeyo
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Ayaan qurux masha Allah ❤❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Год назад
Haa tani yartaanaa bahyaareeey lagaa soooo dhawaystay qiimobadan dumaroo dooqoo jeclaaday miyaa wacadala yarta gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho I naanayso badana waa leeyahay.yartaan haa ihihihihihihihii ihihihihihihihii
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Год назад
So sad walaahi kali deeda meeye kale baxdo intuusan dhiman
@aishagedisheikh8568
@aishagedisheikh8568 Год назад
Haa inta korsadho aa walibo madhaxa sarani lahaa wayo Rabi kasakow wa magateydha ukujiraa marka xiktena xabibkeyga idalee wa kusoxasusahaa
@haliimohusseinali9923
@haliimohusseinali9923 Год назад
Wcs baryaan waan ka maqnaa mala nabad qabaa
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Saxib qali ranbar kaka saxib xalke kahela Quroxey ❤❤
@faadumocabdisamad2888
@faadumocabdisamad2888 Год назад
Ilhay naguma keene waan korsan lahaa
@jazmiiyahmad1739
@jazmiiyahmad1739 Год назад
Mashaallah 💘 keep going darling
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 Год назад
Wcs ayaaneey ❤ Haa waan korsankahaa
@fahiimaapdirizak3552
@fahiimaapdirizak3552 Год назад
Alle xbbti isoo duceeya imtixaankii jaamacada fiinaalkaa galin
@CaishaCuud-is8vz
@CaishaCuud-is8vz Год назад
M.a bayo Ayaan ilhy hku xifdiyo🥰
@sahroahmed73
@sahroahmed73 Год назад
Inaad gabar Cayra tahay waxaa ku gartaa markad tiraahdo aasaan dhahay
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
Ayaney wanku salamay xbbtii ❤
@LayloLayliinaxuseen-pc7sv
@LayloLayliinaxuseen-pc7sv Год назад
Haa waan qaadan lahaa
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Год назад
Subxaanlaah subxaanlaah so sad walaahi bilaaahi subxaanlaah
@pilanabdi1999
@pilanabdi1999 Год назад
Masha Allah Allah naguma keeeno arimahaaan oo kle waaaaba inkaaar lugo lahane ❤
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 Год назад
Waan haysan lahay
@sahranuur1432
@sahranuur1432 Год назад
Nacam.wlhi waan hey lahaa waxaa lagayaaba inuu rabi ubadkaas iyada ku irsaaqaayaey taaniyan waaberi oo aan waxba ogeyn waa u ubad waana u ajar xaqa allaha nawaafajiyo abaayo ayaaney.shukran mcnto
@hibaali4311
@hibaali4311 Год назад
Naag nool ika dhah
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Год назад
Ilahey ikuma keno blse wan qadan laha
@deeqodaahircali8274
@deeqodaahircali8274 Год назад
Waaw guul habo
@Aragsan5576
@Aragsan5576 6 месяцев назад
Haa walahay wan korsalaha
@sucdicumarsucdi
@sucdicumarsucdi Год назад
Masha allha
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 Год назад
Haa abayo waan korsan lahaa
@XabiiboIbrahim-dp7in
@XabiiboIbrahim-dp7in Год назад
Waan korsan lahaa
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 7 месяцев назад
M.a haaa wllo ❤
@khadiijaabdulahi5287
@khadiijaabdulahi5287 Год назад
Wan qadan laha si wanagsan sababto ah waa Namco ilahey isiye
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 Год назад
Waan korsan lahaa weli si fiican oo alle raali ka yahay
@user-gc3sf2tc2b
@user-gc3sf2tc2b Год назад
Wan Korsanlaha wa saqir waxba kala ogeen ❤❤❤
@saafisiman5307
@saafisiman5307 Год назад
qisoyinka waan kahelay m.ah❤
@amalmohamed962
@amalmohamed962 Год назад
Kkk, tol iyo qaraabo waa nahay. Horto aniga waxaa ii sii dheer in aanba ku jeclahay 😅
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 Год назад
Ilahey hakuxafido abayo ayaney
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Год назад
Waa hadiyad ilaahay ugutalagalay aan cidna kuhaysan
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni Год назад
Mansh allah ina goobdoon alle haku dhaowro❤❤ likn ayan mar hada dadka ina jafto rabto walee wan iska qoslaa faraxyasha siida ugu kacsan tahy ka helay😂😂
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Waa korsan lahaa sababtoo ah waa ilmo hooyo iyo aabbe lahayn ajir aan ka helaa
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Год назад
Adiga waxaan dhib lahaa ii siibe kindly baana dhihilahaa
@fridasson848
@fridasson848 Год назад
Mansha allah ilaahow cimran yare ii dhunko ilaahow awlada noo xafid ❤❤❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Hye xbbt alpii😘❤️🙏
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Walhi ayaan canugu saqir way wax dambiya malaha kun iyo in kabadn ba Waan korilaha walhi❤❤
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Год назад
Subxaanlaah subxaanlaah subxaanlaah
@caliilyasshacban1562
@caliilyasshacban1562 Год назад
ayaaniita hormar wacan
@meymuncabdi883
@meymuncabdi883 Год назад
Asc haa ayeen waan korsan lahaa waa nicmo mina allah
@hashimabdi8366
@hashimabdi8366 Год назад
Ruux ruux ka sareeyo ma jiro waan la yaabaa dadka weeyneeyo
@deeqomohamud4712
@deeqomohamud4712 Год назад
Ilaheey imatuso lkn waan korsan lahay sawabtoo ah sawikaas waxba magalabsan
@NajmaXuseen-fx9cm
@NajmaXuseen-fx9cm Год назад
dadhaduulahan laha xitaa hadiba aabihis isiiyey😢hoyadiis aydhimatay wanqadanlaha wallaahi aniga aduunka ilmaa ugujeclahay ayaaney😊
@LakiLakicumar
@LakiLakicumar 10 месяцев назад
Alanagumakena.ee.wanqadalaha
@ramloraali1358
@ramloraali1358 Год назад
Haa waakuroosan lahaaye wlhi❤❤❤❤
@user-lo7ei3jm7l
@user-lo7ei3jm7l Год назад
Waan korasanlahaa
@abshiramohammed7648
@abshiramohammed7648 Год назад
Haa walahi
@fatumahassanhassan3423
@fatumahassanhassan3423 Год назад
Wcs hindha weyney aniga wan korsan laha wayo waa saqir an asiga waxbo iga galabsan ❤❤❤❤❤
@ikranmohmet1876
@ikranmohmet1876 Год назад
Wankorsan lahaa waxanan ukorinlaha sidan dhalay alan kasoqadi lahaa wana wiilked oodhibla aan ayay dhashay
@aaminocalimaxamed
@aaminocalimaxamed Год назад
ayaaney abayo setahy❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Fcn xbbt
@abaayisaaq1321
@abaayisaaq1321 Год назад
Nayaada meesha haso indha weynanine kala kiciya yutubka oo muuqalada sher dhaxa
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
🤣🤣🤣🤣
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Год назад
Wnku salaamay ayaany
@user-sw1to8jc9u
@user-sw1to8jc9u Год назад
Waan korsan lahaa waa intaasuu baari ii noqdaa waa saqiir aan waalid kale haysan
@suleeqoIlyaas-vy6mu
@suleeqoIlyaas-vy6mu Год назад
,abayo ayaney wan ku tagera wlhi wanku jeclahy walshy qiso anraba in an kula wadago waxana rajaynaya in ad i so jawabi dontid abyo nagmaser badan ban ahy nina malihiye maxan ka yela nin kan laba bari isla socona bariga sadexad wanka maseyra abyo bal maxan sameya
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy Год назад
😂😂 wlhi isku mid aanahy aniga maseer meela iska geeyo la'ahy
@farhiaissahaji2878
@farhiaissahaji2878 Год назад
Haa waan korsan lahay
@sahralovely3042
@sahralovely3042 Год назад
Way qaylin lahayd gabad somaliyed
@abaayisaaq1321
@abaayisaaq1321 Год назад
Haa waan korsan lahaa
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Год назад
Canugan ayadaba logutalagalay ilaheygi aburayba aya ugutalagay inu canug unoqda
@hoodohoodo1948
@hoodohoodo1948 Год назад
AYAAAN QLIYEEY ALLE HAKU BARAKEEYO XPPTIH QLIH
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Ayaan Gobdoon anika waxba ibma dherid 😂😂 iwaran saxib qali
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
🤣🤣🤣🤣saas kaarabaa
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
Ayaan Gobdoon saxib Qali saxibo manoQonaa
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 Год назад
Intan madhex seexatiin team AYaan gobdoon waaba suga waaba layga horeeya🤣
@user-sw1to8jc9u
@user-sw1to8jc9u Год назад
Ayaaney caanimo waxba ma dhibto ee waxaa wax dhiba inaad si xun ucaan baxdo shiikhyaashuba waa caan qofkii sidaadoo kale dadka wax ufaaiideeyana waa qof sharaf leh dadkuna jeclaadaan nimankaan gabdhaha ceebahooda raadsha xaqa alle ha tuso
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Год назад
Waan korsan lahaa kamana labalabeeyeen
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@QisasChannel
@QisasChannel Год назад
Wcs eedo
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
iwaran Eedo qali ❤
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
​@@QisasChannel ❤❤❤ Qisas shanel wanka shelay ماشاء الله حبيبتي ❤❤
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl Год назад
Wan Korsan laha m a
@sahralovely3042
@sahralovely3042 Год назад
Wadumar lotaba baro sida nin lodhaqdo ama loga arsado
@farhiyaabdi6778
@farhiyaabdi6778 Год назад
Waan korsan lahaa waliba xananen lahaa mana dareen siin lahen hoyo dii inee ka dhima tay wlhi qof kastow damiir dad nimo leh ogan karo ilmaha qiimaha lee yihiin
@suleqaabdulahi328
@suleqaabdulahi328 Год назад
Waan qaadan lahaay runtii
@simanfaaid6108
@simanfaaid6108 Год назад
ayaaney makuso balany go.yaasha adna wax baa ku duubeysa ana isla go.ii ban kugu dawanayaa😂😂cajaaip
@ifrahkamil178
@ifrahkamil178 Год назад
Wallhi Anaa is isiri daku waa iskudooqa anba Wan qaabaaa
@fardowsaxeydar5418
@fardowsaxeydar5418 Год назад
Ayaan meeshee joogta miyaa laga maqnaa karo ❤❤❤
@user-qo2ls6jn1z
@user-qo2ls6jn1z Год назад
Ayaan marhore ayaan dawaday dhiirigalin qali
Далее
Ouch.. 🤕
00:30
Просмотров 7 млн
RAGA DUMARKA LA XIFAALTAMAMA MAWANAGGSANA
1:43
Просмотров 1,1 тыс.
MAXAY KUNOQOTAY GABADHII UU FCBOOK KADHEX JECLAADAY?
22:46