Тёмный

MARKAYGA UGU HOREYAY AN GACANTEY AFUR UGU SAMEYO... 

Real Enjoa
Подписаться 291 тыс.
Просмотров 151 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 447   
@shugricali2194
@shugricali2194 3 года назад
Yaaab badana commanti aqri baa is dhehe meel kaste tuugsi kaga hooreeyo😏
@sumayoahmed2604
@sumayoahmed2604 3 года назад
Haa wallhi fuugsi lewaye 😁
@jiinaabukar9423
@jiinaabukar9423 3 года назад
Commantiga ina naaco iga so dhow ma aragtay
@umumaida9912
@umumaida9912 3 года назад
Been maaha wll wn idin warerinay lkn plz nosara wll aniga isaar xppti
@shugricali2194
@shugricali2194 3 года назад
@@umumaida9912 wyhy wll mcn❤
@malak-tn5ic
@malak-tn5ic 3 года назад
@@jiinaabukar9423 haaa waba ka yabay dadkn
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 3 года назад
Guys respect the food eat first nd talk raga rer xamarka raga kale waxa oga duwan yihin they know how to cook masha Allah cafimad ku afura
@xaliimosaalim585
@xaliimosaalim585 3 года назад
Enjooyaaaaa enjoy aaa thy inta iga dambayza liketa 😍
@monam7931
@monam7931 3 года назад
Injoyada markeda waa inay idin casuuntaa iyada nada runtii waad isku nuraysaan alle Calaf ha iskugu kiin daro❤️❤️
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 года назад
Wan kula qaba
@hoodadeeq727
@hoodadeeq727 3 года назад
M.a enjoya walahi qof kudayasho mudan batahay adiyo injoyadada Diro diro kanabad gala Dabshidaa badane Cashaqiina yan laciribtirin Caynkiisa ha ahado Enjoy huuno dee nada iyo adi heer ban idin rajeyn Kagul gara cashaqoo Guri wada daga Awlaad bariyina Beerkina laga jeex Kubarara noloshoo Baryo wada jooga Sasan idinleyaha wll enjoya qoralkan soqado wara injoya hda kaso tagto zafanii kugu noqon hada enjoy kugu ehee
@hamdimohamed5830
@hamdimohamed5830 3 года назад
Mash allah baraka lah
@asmajokarasmajokar9375
@asmajokarasmajokar9375 3 года назад
haaa wlhi abayo allah barakeyo yaa allah lawadi isku warta allah ka dhigo yarabi allahuma amin yarabi amin mcney uducey inti is jecel ane ducada iso niyeso 😉😍😊😘
@shuaibabdimohamed1227
@shuaibabdimohamed1227 3 года назад
Soomalida dhib badana inago dhamaysan videoga comenti bixinayna😂😂 ani kow ka ahayba
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@moh_dream574
@moh_dream574 3 года назад
War nio aniga ano dhameyzan baa comment aqris galaa dhib kaasa leyahay 😂😂
@shuaibabdimohamed1227
@shuaibabdimohamed1227 3 года назад
@@moh_dream574 kaligah ma aha shp😂😂waa somaali dhan war jaceyl baannahay😂😂
@hikmarashid1729
@hikmarashid1729 3 года назад
🤣🤣🤣🤣wlhi aniga kow kaha
@sohansiman06
@sohansiman06 3 года назад
Hhhhh Ani sadax Mar kadib ayaan virsada sababto ah comment aqris le intas 🤣🤣🤣🤣🤣
@simansahal4722
@simansahal4722 3 года назад
Walahi waad isku nuureysin enjoy iyo nada huda iyo dayax maserka jojiya walashin waye leee
@shugricali2194
@shugricali2194 3 года назад
Injoygaan romantic wayebee cunta karis sida loo yaqaano lee keep goin pro❤❤
@abdirizaqhajiibrahim3409
@abdirizaqhajiibrahim3409 3 года назад
kiii cunto karis yaqaaana romantik miyaaaa hhhhhhhhhhh
@fatimasahraabdi7312
@fatimasahraabdi7312 3 года назад
MashAallah MashAallah Wallakey Enjoay Allah kuxifidahy aamiin aamiin yarabii 🥰🥰💯💯💯💯💯💯👍
@monam7931
@monam7931 3 года назад
Mansha Allah walhi Suu sanbuuska u samynayo anigo dumara ma aqani injoy hanbalyo afur wacan ✔️👍
@sacdiyohassan1641
@sacdiyohassan1641 3 года назад
Masha allaah . Wiil wanaagsan ayaa tahay cuntadad aad yey uqurxabadan tahay saan filaane way ma can tahay
@bigbrothersomalia1474
@bigbrothersomalia1474 3 года назад
Really enjoy bro waad is qur xuneesaa nada hadii Allah gacanta kuu galiso wax waad ukarsan kartaa bro umul hadee noqoto cml soonkiins Allah hadinka aqbalo Allah adin rumeeyo rajadiina ducada waa xagiin jawaab kasoo bixi community ga bro
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 года назад
Enjoa iyo enjoyadisa waxan idin rajeynaya love forever and coming soon marriage insha Allaah
@warzandahir5915
@warzandahir5915 3 года назад
Masha Allah Enjoa waa shidan tahay nada wiil shidan aay heshay oo farxad badan jcylka yaqaano cunto nooc kasto karinaayo👍👍👏👏💕
@aziiralas5178
@aziiralas5178 3 года назад
Mash allh dadka klia youtuba koda ku xirnahy team enjoy ilahy ha idin xifdiyo ❣😘 Enjoa nd boss lady dhaxdina ilahy xumn hka ilaliyo 😔🤲
@boqortoyotube5065
@boqortoyotube5065 3 года назад
Qofka dubay Videoga inaba cadi ma aha enjoy wu dhafay😍
@abaaysaalax5247
@abaaysaalax5247 3 года назад
enjoy magaca hooyadee mcn yaa ku baray ILOVE YOU my mom
@amiraali7847
@amiraali7847 3 года назад
اكتر واحد يعجبني فيكم ايمان امين شخصيتو كتير حلو
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 3 года назад
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah. Waa afur aan caadi ahayn, caafimaad ku cuna. Thanks Enjoyia, waxaan hada fahmay sida rootiga loo sameeyo. Jazaakumullaahu khayran
@fosiyoxasan3819
@fosiyoxasan3819 3 года назад
masha allah alle haisku kiin barakeyo kuwii farxadooda raagta alle haidinka dhigo enjoy nada ilaalasho nada adna enjoy ilasho waisku nureysan dad wada qalbi wngsan aatihiin saa enjoy iskugu tihiin ana an enjoy idinkugu ahay
@simplyasma562
@simplyasma562 3 года назад
Mansha allah tabarakalah waa isu nuuraysiin alle ha isu kiin barakeeyo 💕💕💏
@najma8198
@najma8198 3 года назад
Mashallaah nin heshay rageedi 👍👍👍👍👍
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 года назад
Enjoya wax garad waye masha Allah tabarakalah
@khadramooliok4041
@khadramooliok4041 3 года назад
Soo yaaca musalsalkii waa bilaabmay 🤣🤣🤣intii ila mide ku xidhnayd from hargeisa caday waan idin salamay anoo sidan ku dawanaya👩‍💻
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 3 года назад
Am here 😂😂😅😅
@saamiaahmed2647
@saamiaahmed2647 3 года назад
I’m all the way USA 😂😂😂
@khadramooliok4041
@khadramooliok4041 3 года назад
@@saamiaahmed2647 soo dhawoow🤣
@khadramooliok4041
@khadramooliok4041 3 года назад
@@zoyakhan7816 🤣wasida hno
@khadramooliok4041
@khadramooliok4041 3 года назад
@Azuu Abdullhi soo dhawoow hno ☕dhako jibiyahaga hore u soo qado🤣🤣🤣
@Zahara373
@Zahara373 3 года назад
Wow 🤩 Masha Allah amazing cooking skills Enjoyaaa keep going bro if this is true love Nada is lucky to have you
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 года назад
Aww manshanlh nice salmaan injoy nada😍😍
@fardowsaabdullahi4285
@fardowsaabdullahi4285 3 года назад
Mansha Allah enjoya xoogaaga Allaha kubarakeyo dawashadaada ayan enjoy kunahay ilaa ayeydhey oo wayel eh xita magacaga ay baratay sey ujogto lee enjoyaa iskadehesa🥰
@faduunali6054
@faduunali6054 3 года назад
Maansha allaa,wll,shay igu salaan ayeeyo enjo,e
@ayanitaqurux7755
@ayanitaqurux7755 3 года назад
M.a
@canabahmed8082
@canabahmed8082 3 года назад
Mashaa Allaah walaalkeey Salmaan Enjooyaa walaahi naagtii ku heshaa nasiib leh Mashaa Allaah walaahi waxaad tahey qof qalbi wanaag san ♥ ee saas ahaaw mar waliba Boqora daadana ilaasho waa isku nuureeysii nee 💖 ♥ Nada cadey love 💘 you 💖❤ waxaad tahey gabar qalbi fiican oo daacad ah 🤩🥰💋🍭Nada cadey waxaad tahey 🍭🍭🍭🍭🍭🍭🍭🍭🍭🍭⚘🌹💓🍬🍬🍬🍬🍬🍬😘❤😍😍🍬🥰💋🍭🍭💋💋💋🥰🥰💓🌹⚘🍬🍬 Allaah ha idin xifdiyo Dhamaan tiin
@saaritaobsiiye
@saaritaobsiiye 3 года назад
movies kii ugu ficnaba Malaysia ayuu ka socodaba
@fardowsaislaw1265
@fardowsaislaw1265 3 года назад
Msha allah lamaano lagu dayo tihiiin hori u soo socda nada nin waa heshay ha iska deynin we love u 😘😘😘
@LeyloMaxamed-ro9gx
@LeyloMaxamed-ro9gx 3 года назад
Mashaaa Allh wllkey Enjoa wlhi qof lugu dorsankaro ma jiro Allh ku xifdiyo❤❤❤❤❤❤❤
@farduuzanswer8311
@farduuzanswer8311 3 года назад
Msha allah enjoya allah idin wada xafido
@mohammedaqadir821
@mohammedaqadir821 3 года назад
Wow beautiful masha Allah 🤴👸
@najimaadam4078
@najimaadam4078 3 года назад
Enjoy and Nada Allah run haydinka dhigo noloshaaa aadkujirtaaan🥰💋❤
@jamiloymohamed5974
@jamiloymohamed5974 3 года назад
masha allha nasib aya ladahye boqorada nin ficn ayu alle kuku manystaye ilahye ha iskukin barakayo
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 3 года назад
Masha allah nada iyo enjoya jacaylkiina wuu noo muuqda lkn dadajiya guurka jacayl wuxuu ku mac yahay guur
@hananhasan7796
@hananhasan7796 3 года назад
Maashalah maashalah Enjoa Allah ku xifdiyo walalkey
@maryan123cabdullahi8
@maryan123cabdullahi8 3 года назад
Masha allah
@nawaalitaamiir2662
@nawaalitaamiir2662 3 года назад
Var Var inta ilaargty inuu Enjoia uur sheegay Love sar😂😂😂😂🤪
@malabomohamet8868
@malabomohamet8868 3 года назад
Saacada hanaga soo ilaabin meeqe🤣🤣🤣🤣
@abaaysaalax5247
@abaaysaalax5247 3 года назад
enjoy rootiga hooyadeyda suubinaysay yaaku baray
@nuurtoabuukar9845
@nuurtoabuukar9845 3 года назад
Masha Allah xafidullh keep going my duma qalideyda iyo wllkey
@najmoomar2573
@najmoomar2573 3 года назад
Masha allah farxd kuwara wllhy
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 3 года назад
Maria welcome back. 😂🌹
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Год назад
ماشاءالله تبارك الرحمن Maashaa allaah Waa wiil aad u gacan fudud Ismacil waana qof aad iyo aad u furfuran aad baan kuu taageersanahay ismaacil يعطيك العافيه يا أخوي إسماعيل ماشاءالله عليك أنت واصحابك يا إسماعيل أخي الكريم شكراً
@marwoqali8152
@marwoqali8152 3 года назад
Mnsha allah wallhi enjoa waan ku wataa adiyo nadaba wallhi dad isku soo baxaya tihiin mnsha allah
@tuushnabbe6387
@tuushnabbe6387 3 года назад
Masha allah qofka ogu horeyo ayn noqdy keep going on real enjoya wllka weyn
@liibanabdixubow282
@liibanabdixubow282 3 года назад
Farxadiina waa farxadeena waqti qurux badan iyo cimri dheer ayaan idin rajeynaa my family nada $enjoya
@abubakarahmed5322
@abubakarahmed5322 3 года назад
Wlhi she is very lucky to have you bro keep going 👍👍
@filsanasad6506
@filsanasad6506 3 года назад
masha allah alle hanaga aqabalo soonka dhamanteen cafimad ku cuna
@NmbanoBaanoo
@NmbanoBaanoo 3 года назад
Anjooya illahey haku xifdiyo
@hawawaberi3279
@hawawaberi3279 3 года назад
Asc Mash Allah hooyo keep going 💕🙏
@ayanitaqurux7755
@ayanitaqurux7755 3 года назад
Boss lady wankuslmy 💕💞 huda &dayax kuxumeyn Le lamoroya🤣🤣
@ibrahimcade2657
@ibrahimcade2657 3 года назад
Mashllah adanka wan kuraxeste injoya sxp atore wabatahy
@abdirahmanabdilahi4685
@abdirahmanabdilahi4685 3 года назад
Tiim injooya aad baan idiin taageeraa run ahaantii waxaa jeclaaan lahaaa inaa igu daacidaan inaan tiimka kamid noqdo jawaab wacan
@Anzaliita
@Anzaliita 3 года назад
team enjoya inaan kamid ahah shaki makaga jiro tageeraha team enjoy lee waye cadi iska dhiga love u dhaman team enjoy afurkaas halkan aya kacunay🤣🤣🤣
@shugrigeeseyofficial2975
@shugrigeeseyofficial2975 3 года назад
Masha allaha wlh qof fcn aya tahaye
@zubeermohamed4660
@zubeermohamed4660 3 года назад
Wow enjoya gacantaada cadi ma ahan maqayaad ma kaga furneed xamar wayne sxp sre😂❣
@bidhapesgaming8457
@bidhapesgaming8457 3 года назад
Waad soomantiin heesna way shidantay ceeb waraaa iga soo jawaab enjoaaa
@iam_pretty_girl
@iam_pretty_girl 3 года назад
Nin reer xamar cadcadka rabaah 😀😂❤️adunka cunto shidan ugu jeclahay😭bawiiii
@iam_pretty_girl
@iam_pretty_girl 3 года назад
😭😭😭bawiii
@luushapea9564
@luushapea9564 3 года назад
@@iam_pretty_girl hhhhh bawiii kadhacdy😂😂😂
@tanuushbaby6547
@tanuushbaby6547 3 года назад
M.a wiika wiil boqortoyo waye illahey haku xafido wllhi cuntada aad seysay Aniga xitaa ma aqaano
@mohameddeeq5416
@mohameddeeq5416 3 года назад
Nada iyo enjoaaaa Mshlh alle hysku Kiin barakeeyo waa Isku soo baxaysaaan dhlinyrtanah hala yaabin jacayl xaasid mawaaayoh zhp
@sacdiyaosman1476
@sacdiyaosman1476 3 года назад
Mansh Alaah injoy horay usoco ayaan kuleyahay nin rag iga dheh mansh Alaah hormar wacan
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 года назад
Dayah walale Rasuulkeena SCW Wuu Diiday in lagu Cuno gacanta Bidix Ee walale Gacanta Midig waa barako
@sucaadmaxamuud5589
@sucaadmaxamuud5589 3 года назад
Raxmaanka ha isku barakeeyo lamaanahaan
@Raho339
@Raho339 3 года назад
EnkoY io Gabadhan Quruxda Badan MaanZha AllaaaH Waad iZkuNuureyZiiN EnJoY iZku Dakhrama LabaDiinu huuno Waan iDin jeclahay One Love❤️ Enjoa🔥💕🔥💕🔥💕🔥💕🔥💕🔥💕🔥
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 3 года назад
Mashalah alaha isku kiin dayo wad isku soo baxesan Nada aad ayee dacad u tahy. Dumashi adna kama lidatid ha is uqdaden yah kk
@amuunibrahimamuun1255
@amuunibrahimamuun1255 3 года назад
Wow enjoa geesi dumashi si fiican ayad ugu karisay afurka allah ha isu kiin daayo
@zamzamahmed453
@zamzamahmed453 3 года назад
Wooow masha Allah enjoy iyo nada ilxun nima arakto Allah hani siyadiyo farxadan quruxda badan jacelkina mid lagu gulesto Allah haniga dhigo bes aroos ka no sodadajoya waxan rabna ina nidawano idinko halal is ku ah oo farxadina ziyaada ah waxan rawa ina ligu samiyo lawadina aaadka u quxurda badan gawadha dhashaan insha Allah wax walbo kheer 🤴💞👸💍💏
@fahmasuleimanabdullahi8781
@fahmasuleimanabdullahi8781 3 года назад
Www wll wax waad karin taqaaana huddo xppty jmcd iska gal nin Baariya Heshe😀😀😀😀
@amrancali7883
@amrancali7883 3 года назад
Mnzhllh gacantada alle hkuu maceeyo wllky enjoy 😉🥰
@bakarabdiofficial3734
@bakarabdiofficial3734 3 года назад
She is saying ma heart is it true i think dis trend ni joke or continuous Prank 😂😂 bt i wait till da end
@ifraaxaweys4515
@ifraaxaweys4515 3 года назад
Jag ayaa inku ahy injooy waana isku qalantii abayo iyo abowe
@iqrocabdulahi6383
@iqrocabdulahi6383 3 года назад
masha allah.enjoa gacanta allahku barakeyo sad ukaride wan kahele runti xabad wa ka duceyne afurkan cafimad iyo raxad igu cuna
@hamdaupdi6962
@hamdaupdi6962 3 года назад
mariya hadleyso keep going hppt
@naimo3372
@naimo3372 3 года назад
Masha allah tabarakallah Afur wanagsan ♥️☘️
@maaidaapdizalaan3634
@maaidaapdizalaan3634 3 года назад
Enjoy walagu qabi karah wle😅😅😅
@hanaancosoble2423
@hanaancosoble2423 3 года назад
Enjoy nin rageed😁😁
@umumuna170
@umumuna170 3 года назад
Ereyga injoy zaaid ahaa hee xogaa naga yareeya maanta mareegtiina ku cusbahay
@Umma1
@Umma1 3 года назад
MashaAllah keep going 💖💖💖
@zaki_______mohaz4043
@zaki_______mohaz4043 3 года назад
Ar jaceel sanadkaan majiro 5 bari jacela Allow umadaan naga qabo😂😂😂
@islampeace6606
@islampeace6606 3 года назад
😂😂😂🤦‍♂️😂🤦‍♂️🤦‍♂️
@muhabashe6746
@muhabashe6746 3 года назад
Masha allah wllhiy dadan isla jecl nacpkiin u noolad abidkiin ❤💘
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 3 года назад
Www real Enjoa rashin KariYow Xata wa aqoontaaYe 🤣
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 3 года назад
Mashaa allaah
@Sumaya-xv3kl
@Sumaya-xv3kl 3 года назад
ManshaAllah ❣️ enjoy macalin fiican🤠
@nasrocabdinaasir69
@nasrocabdinaasir69 3 года назад
Omg alow waxn ka baryy nin san cunto ukarin yaqn🥺😹 Mid clol wene ah oo ani isu gaayo alow kaa magn galy🤲😹😹😹😹😹😹
@ayanitaqurux7755
@ayanitaqurux7755 3 года назад
🤣🤣🤣🤣caloshisa ale kuma sahlo
@zamzamomer8139
@zamzamomer8139 3 года назад
Masha allah enjoy ayad tahiin
@foos1545
@foos1545 Год назад
Mansh Allhaa keep going sister and brother
@aaafnanaxalam196
@aaafnanaxalam196 3 года назад
Asc Wlll Seethy Wlll Qaali Real Enjoya AAWaaay Suuaaa laaaha diiineeG
@sidiiqcabdi1693
@sidiiqcabdi1693 3 года назад
enjoy waa nini jera 👍👍
@queenhappy8021
@queenhappy8021 3 года назад
Shukansiga Life ka naga dhaafa😂😂😂
@ayanabdi7254
@ayanabdi7254 3 года назад
Mashallah Allah iskukin barakeyo
@xaliimosaalim585
@xaliimosaalim585 3 года назад
Enjooyaaaaa inta iga dambayza liketa😍
@najmosiciid6377
@najmosiciid6377 3 года назад
Masha allh cafimad ku cun
@sucaadsucaad7754
@sucaadsucaad7754 3 года назад
Masha Alllha
@zuu_zuuquenofgirls679
@zuu_zuuquenofgirls679 3 года назад
Enjoa nooc kale muxuu unoqdaa markuu Nada ag joogo😮
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 года назад
Axyaaa video wlh masha allah enjoy nin culus tahay laguma gali karo
@amaarabeautiful489
@amaarabeautiful489 3 года назад
17:40 Wax kale tihiin
@khadijaibrahim140
@khadijaibrahim140 3 года назад
Enyjaaaaaaa xabadaaaaaa wakabaxsate bro
@kingAman851
@kingAman851 3 года назад
Enjoa xabada camerada gadasheda kahadleysa sooma,aha qofti kamal enjoy kadigaye misa wa dagaheyga😅
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 3 года назад
Haa mariya ladhaha ayadi waye
@naciimacabdirashidibraahim4035
@naciimacabdirashidibraahim4035 3 года назад
Mnshallh ejooya alle haku parakeeyo❤❤❤
Далее
Наши дети захватили кухню!
00:59
Просмотров 307 тыс.
WAXAN WEYDIYAY HEERKA UU GAARSIISANYAHY MASEERKEDA?
10:04