Тёмный

MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 528 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE .
SHEELO MOORTO IYO GODKA JILICOOW MAXAA NAGA QABSADAY?.
WAREYSI GAAR AH DR ISMAACIIL XASSAN FARAX
KYIV, May 23 (Reuters) - A Ukrainian court sentenced a Russian soldier to life in prison on Monday for killing an unarmed civilian in the first war crimes trial arising from Russia's invasion.
Vadim Shishimarin, a 21-year-old tank commander, had pleaded guilty to killing 62-year-old Oleksandr Shelipov in the northeastern Ukrainian village of Chupakhivka on Feb. 28, four days after the invasion
IFIYE22
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
Invasion of Ukraine
We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine ?
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
DAGAALKA RUUSHKA IYO UKRAINE
bitcoin
Isolated by the international community, Russia sends more troops to Ukraine .
Russia Ukraine conflict: Putin orders nuclear forces to high alert
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 145   
@museaweys8825
@museaweys8825 2 года назад
Taariikh cajiib ah qaasatan C/llahi yuusuf cajiib ayuu ahaa iyo nin maskax badan Allah ha u naxriisto
@aweysmusse9227
@aweysmusse9227 2 года назад
Waxan aad ugu farax sanahy manta tariiq badan an waxwa ka ogen ina manta ogaday thanks cabdi xafiid tagero weyn ayan ku ahay ugaas noso badi
@maariyachannel5300
@maariyachannel5300 2 года назад
Awoogey cirro iyo intii kale ee ku dhimatay Allah ha unaxariisto jannada fardooso Alle ha geeyo Aamiin Aamiin Aamiin
@alisalah2787
@alisalah2787 11 месяцев назад
Ninkaan aad wareysneyso wax badan ma oga. Hadaladiisana ma is wada waafaqsana. 9 ka April waa maalinta ay dh8cisowday inqilaabka, Abdullaahi Yusuf wuxuu ku talagalay in maalinta dabaaldagga ciidanka oo ah 12 ka April in ciidankii uu hogaaminaayay ay ku qabsadaan dalka.
@hargeisa24h
@hargeisa24h 3 месяца назад
Wuu Is masaxay ...marka horena malaha MJ Nasaqan Buu ahaa ...wax badan ma xasuusto.....Labada Sarkaal ee uu Sheegao Omar Gaas Sheekhaal iyo G/Dhexe Ibrahin Isaaq HY waxba kamay Ogayn in qilaabka kooxda uu tiriyay ee Majeerteen ayuun baa ogayd.....
@madaam7164
@madaam7164 2 года назад
Madaxweynasheena alaha uu naxaristo inta jogtaane allaha noo daayo amin.
@abditaallo4217
@abditaallo4217 2 года назад
Allaha xafido Dr Ismail X Farax DOOYOW si fiican baan u aqaan.
@mahadjama1481
@mahadjama1481 2 года назад
Viva ragi inqlabka 1977-78
@hamzamahamud557
@hamzamahamud557 Год назад
Wadankaan badbaadinayay kulahaa! Sheekaddu waxay ahayd Majeerteen xilka raba oo aan rabin in cid kale utaliso!
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 Год назад
Maxaa laga buunbuuniyaa, maalin madoow oo mugdi ah bay ahayd saacadna lagu soo afjaray SOO DAF 🙄😪🇸🇴, XUKUN JACAYL
@dekoali3234
@dekoali3234 2 года назад
War niyahow nin fcn ayaa aheyde xagee dib noogu celisey
@madaam7164
@madaam7164 2 года назад
Waa tariiq mihiim ah ee haha qoro.
@hanadqeys6123
@hanadqeys6123 2 года назад
Allha hidin xafido ♥️🇸🇴
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Месяц назад
Qarkod ciyaladoda yeey cidan uyihin basaboradey watan wadankey shegtaan
@saidma1683
@saidma1683 2 года назад
Alaah.u.naxariisto..sarkiishaa..iyo.adeerkay..ciro..qabrigooda..alaaha.u.nuuriyo..aamiin.yaarabi.aamiin.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 года назад
Abdilatif iyo labada walaalihiis Majeerten, Cumax Maxamud ee ahaayaan, reer Shibis ee ahaayeen. Wiilal dhalinyaro ee ahaayaan. Hooyadood wee doorsoontay wee waalatay Ilaahaa weeyn
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
Ilaahay ha u naxariisto hadday dhimatay iyo hadday nooshahayba
@ikkranmoha1709
@ikkranmoha1709 2 года назад
😢Dulmi ma fiicna Aniga somali oo dawlad leh ma arkin somali oo burburtay baan dhashay kuma koray in taariikh da dhabtaa aan barano oo wixii jiray aan barano waa wax loo baahan yahay wadanka cirkaas buu marayey dawlad baan ahayn uun inaa maqalno maaha waa in dark history ga xata aan waxka barano kheyr iyo shar waxay ahayd ba dawladaas waa wax tagay waa in aan dulmiga cashar ka barano.
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 года назад
Ani marka laga sheekeeyo waxaas waan kanaxaa marka khayer armay inoo ahayed inaanaan soo gaarin
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 года назад
Walaal anaga ku soo kornay dowlada soomaliya waxay ku noolayeen umada soomaliyeed khayr nabad cizo kuwa dumiyey qarankii soomaliyeed ee dhibkan sababta u aha ilahhey ban uga dacwoney ragaas ushegayo qaraabo nahay cabdullahi YUSUF waa u ka nadameyey dhibkaas uu gaysta sa ilahhey jasadiisa aduun ayuu ku siyey ilahhey waxu yiri adeeca madaxdiina ila waxii ilahhey xarimey moyane nabigeeni calehi salatu wasalam waxuu usabra madaxweynaha dhabarkaba ha idinka jabiyo ha dhaco maalkiina kuwana iyagoo jamacado dhiganayo aya waxa qaday hunguri iyo xukun jacayl kuwa hada joogo waa ugxantii ay nooga tageen USC SSDF SNM ilahhey ha noo hagajiyo wadankeena iyo madaxdeena iyo shacabkeena iyo qarankeena
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-tJoNnbjoEfw.html dhagayso hadalkii C/llahi yusuf
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
waaxaa iyo wax ka xun baay waddanak soo marey wadanaka waxaa haytey kaligii talye 21 sanno xataa sheekhuu iley siyaad barre
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Год назад
Sax
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 года назад
Mohamed Siyaad Barre asaga iyo Rabigiisa aan iskaga dhex baxnay. Anaga dhan aa victim wada ah. Markaan 14 jir aheen labo Gabdho aa dhexda leeyga fadhiisay waana wax diinta ogoleen
@ahmedsiad6452
@ahmedsiad6452 2 года назад
waxaa wanaagsan in qofku wuxuu xogogaal u yahay ka waramo wali dad baa nool waxwaliba siday u dheceen ogaa taariikhdaasi waa taariikh xanuun badan waxayna u baahantahay in runta laga sheego yaal la dhicisayn.
@iskufilan174
@iskufilan174 2 года назад
True waa in waliba buugag laga qoro hasa waa all over the place ninkasta qof lee wareysto
@bashehusien3810
@bashehusien3810 Месяц назад
Dagaalka Ethiopia ba waxa keenay afgambi socday si uu uga badbaadoayuu ciidanka xadka ka tallaabiyey, si uu ciidan u daacad u diyaarsado.Ciidanka iyo saraakiisha waxa laynayey ragga afgambiga waday.
@iskufilan174
@iskufilan174 2 года назад
Umad wuusoo dhibaateyay xisaab ilaahey ayay hor taalaa
@abdi1502
@abdi1502 4 месяца назад
Odaygan waa yesterday man haduuba ahaa waxa uu sheeganayo
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 Год назад
Intaa dhimatay ALLA HA U NAXARISTO hadad wax bad badineysan maxames siyaad wa bixisene maxaa faido ah oo kenteen wakase?
@namiin3034
@namiin3034 2 года назад
This would have been very interesting if we could actually hear anything🎤🚫🔇🤨, what a shame this was much needed Somali historical lesson,
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 2 года назад
Ooyey vi pooiiiiiipoooi ok oooiiiiklooooioooooooooooooopooiiioiioo ok jir k la mig iyo men outlet jag uuiiooo oo och att du på dig så att det inte var uiooooooooooooopopouuúyuu ku uyyioyyíååiy
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 2 года назад
På ok uu men vi ska poópiiii ok o på åo på prata oo
@fartunalihashi2660
@fartunalihashi2660 2 года назад
Whats it you wrote !!!!???
@Daqare666
@Daqare666 2 года назад
Abdixaafid sxb waxaa aheyd qabiir laakiin waligaa Microphone la.aan iyo qol maran ha ku duubin filim
@alirobleh1226
@alirobleh1226 2 года назад
Dawladii somaaliyeed oo Ruush. Kuuba.,Yémen, Jarmal.ayay Isugu tageyn oo la soo jabiyay, ayay kooxdani qabiilka isku baahaystay dhabarka doonay inay ka jabiyaan mise dhicin. Tariikhda runta kama shegeysid Dotoore
@alirobleh1226
@alirobleh1226 2 года назад
Maxaad lagu toogan waayay........waad ku haboonayde Dottoore di quatre soldi
@user-xp2ll2fs5s
@user-xp2ll2fs5s 5 месяцев назад
Eng cabdi cisman ugaas taqasuskisa wuxu aha samamka .
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 года назад
Aamiin ya raaaaaaabi dhamantod
@ahmedismail201
@ahmedismail201 2 года назад
Markaa waxaad ku heshiseen in dagaalkii la fashiliyo, si aan dagaalka lagu guuleysan.
@taartog
@taartog 2 года назад
Waan cambaaraynayaa kuwaas dumiyey wadankeenii
@hibaq123
@hibaq123 2 года назад
m.allåah
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 8 месяцев назад
Qarankaas bedbaadadiisa haddii ay u sacyiyayeen kuwii qarankii Somalia 🇸🇴 burburiyey sow iayaga dadkeena kuma ridin godka madoow ee ay maanta ku jiraan iyo qaran jabka iyo dowlad la'aanta kudhacday?!!
@khadarminnesota8611
@khadarminnesota8611 2 года назад
wadaniyeed b'a markii nimankii xukunka raadinaya oo weliba hal qabiil ah ay leeyihiin waxaanu ahayn (wadaniyiin) wadanka badbaadinayay.
@abdala707
@abdala707 3 месяца назад
Muxuu bad baadinayay qaran dhisan sharfan cirkaas marayay ayay doonayeen inay iyagoo qabiil ah qabsadaan, abaalkooda ayay heleen balse ninkaan isagoo cimri ah wali wuxuu taaganyahay inuu doonayay inuu wax saxo
@mayaqueen1496
@mayaqueen1496 2 года назад
In uu kuu waramaa fiicneyd waayo waratsigagu waxbadan ayuu ku qaldanyahay
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад
markii chi yusuf uu ahaa maareeyaha Fiat dagaal ma socon ee ninkaan waxbaa isaga khaldan.
@Daqare666
@Daqare666 2 года назад
MAGACAAN BADBAADO QARAN ILAYN WAAGAAS. AYAY FASHILMEEEN
@FaymK
@FaymK 2 года назад
Dagaalka 77 ka hor ayey ahead.
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад
@@FaymK may si fiican u dhageyso wuxuu yidhi Fiat ayaan ugu tagnay dagaalbasna socday.
@hanadmeecaad403
@hanadmeecaad403 Год назад
War adiga si kale u fahmay 1977 buku le yahay
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад
kkk waxbaa rabteen inaad dishaan oo xoog dalka ku qabsataan,raggaas way isbadbaadinayeen. meesha kursibaa lakala kacsanayey wadaniyad iyo dad badbaadini majirin.
@haaruunmacalincusmaan9289
@haaruunmacalincusmaan9289 Год назад
Waa arin murugo leh
@hodanfarah8353
@hodanfarah8353 2 года назад
Cabdullahi yuusuf dagaalka ayuu jiray waa kiiw ku xayirmay baydhabo dusheeda ayuu roob ku helay ka dibna waabaxsay
@hargeisa24h
@hargeisa24h Год назад
Saaxiibkayga Gaashaale Omar Ahmed Gaas Markii Danbe waxuu ka Tirsanaa Ciidanka Asluubta Waxuu Dhisay Xabsiga Garbahaarey.....1984/85..
@saidma1683
@saidma1683 2 года назад
Adeer..ama.awoowe..qalbiga.ga..alaha..xusuustaa.xanuunka.ah..alaaha.kaa.masaxo..xanuunkan..aad.noo.sheegtay
@abdiabdulahi9343
@abdiabdulahi9343 4 месяца назад
Nin yiri waxbaan rebey dowlad haddana dalbaan badbaadinayey bal ha la is waafajiyo? Toloow haddii ay guuleysan lahaayeen ragaas ma caano iyo biyo miyay siin lahaayeen? Tan waxay sugtey inay sax ahaydii dilkii ciro iyo kuwii la socdey....
@safasaed7715
@safasaed7715 2 года назад
Maanta shekadu waa marax
@abdurahmaanmohamed6815
@abdurahmaanmohamed6815 Год назад
لا يستطيع ان يعبر ما في بشعورة
@umufatimadegen9965
@umufatimadegen9965 2 года назад
Ilahay baa cadila kuwi wax dilayay badankodu waa mayti Ilahay ba kula xisabtamaya cidna dulmi lagu cafinmayo
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 2 года назад
Der lebende Augenzeuge ee dhahaan Jarmalku
@isaabdi1478
@isaabdi1478 6 месяцев назад
FADLAN ARINTAN IYO KUWA LA MIDKA AHI WAA TAARIIKH, KU DADADAAL IN AAD MAGACYADA WEYDIISO LAWARAYSTAHA, TUSAALE KUWAMAY AHAAYEEN SARAAKIISHA 8DA AH EE HARGEYSA LAGU TOOGTEY, SIDOO KALE, SARAAKIISHA 17KA AH MAGACYADOODA.
@user-ty2qm5gd2f
@user-ty2qm5gd2f Месяц назад
Balaayu ka shekenaya odaygan iyo xumantii uu u geystay somali balayo ala kuugu rid
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Месяц назад
Jaahilkani marna Doctor marna Prof leh maxuu ahaa
@Daqare666
@Daqare666 2 года назад
TAARIIKHDAA IYO MAGACA AY WATAANBA AYAA MAANTA WELI KA.SOCDA SOMALIYA MAXAA YEELAY CIIDAMADA MAANTA WAA ARAGNAA INEY QABYAALAD KU DHISAN YIHIIN
@abdifatahhussen5504
@abdifatahhussen5504 2 года назад
Ragan iyaga ayaa is khiyaamay
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Год назад
W.m.santihiin
@LJama6119
@LJama6119 2 года назад
nin khibrad wariyenimo leh oo aan codkiisa la maqleen markuu suaalaha weydiinayo qofka martida u ah. ma microphone la'aan ayaa jirta?
@hussein1211
@hussein1211 Год назад
Walahaya manta fa,idadeeda wixi ad kashaqeseen Waxan kufaraxsanahay in aad Qaxooti tahay Adigo da,daan ah
@muusaguled4250
@muusaguled4250 Год назад
Inqilaabkaas wuxuu ahaa reer reer kale xukunka karidanayo
@sharmarkenur8398
@sharmarkenur8398 9 месяцев назад
waxaa naasiib daro ah askar qabiil isku abuubashey waa in sharciga la mariyaa sababtoo ah meysha dowlad baa ka jirtey askari askri cinqilabay hadey asga qaban lahaayen asxaan meyey u gali lahayeen ma kula tahey. ayaga bur bur iyo jabhado kama horeen ku wii baxsadey ama la siidayey waa kuwii wadanka dhibkan u horsedey
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
Cabdilaahi yuusuf wareysi ui bixiyey wuxuu ku sheegay in ciro ula yimi figrada inqilaabkan odaygana wuxuu leeyahay cabdilaahi ayaa figrada ciro ku beeray tan kale odayga bal hada muu waydiiyo cida saraakiishaa laysay
@khalidnur4737
@khalidnur4737 Год назад
Libaax sootuu dilay sedex sarkaal oo somali ah sabab la aan wadaado ku dilay aayad QURAAN ah Waxuu ahaa Dhiigyo cab
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 Год назад
Wixii som ka xumaaday iska daaye reerkooda majeerteen imisa tala xumaa ku dhacday xaasidnimo awgeed ilaa haaweydii ay boqorada u ahaayeen ay rabaan inay garyaha u xaadhaan waxaa waxa ugaystay tala xumo taladii deni baa u dambaysay marna tala xume marna taag xume iyagaa
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Год назад
Dal mabadbaadineyn waa duminayeen
@abdisamed5054
@abdisamed5054 Год назад
Ninkan dhagahisa iyo afkiisu isma maqlan dagalka 77 ka hor ayaan diyarinay hadana
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад
12 Abril ayey ballantu ahayd ,muusan sheegin Sarkaalkaani sababta 9 Abril looga dhigey .
@faizaereg4574
@faizaereg4574 2 года назад
Abdullahi yusuf alaha u naxaristee marku abdi Salam hareeri u waraysanayo wuxu yiri wa nala ogaaday 12april inaan inqilaab samayn rabno wa naloo amusay kadib bay 9ka dhigeen
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 года назад
@@faizaereg4574 sax weeye ,chi yusuf loomaba sheegin wuxuu kormeer ku marayey gobolka gedo waayo wuxuu ahaa taliya Qbt.60.baydhabo.
@naimam.9551
@naimam.9551 2 года назад
@@faizaereg4574 😂😂😂😂
@fadumosh9218
@fadumosh9218 2 года назад
Inay waxdilaan bay rabeen Allaah baa uhiiliyay sirmaqabe Saab baa biyo uceliyo
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
Wuxuu isagu sameeyay bay iyaguna sameeyeen
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
@@moderninformation7931 lama arag inqilaab hal reeri wato
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
@@gedefletv6049 reer haku meeraysan inqilaab waa inqilaab . Maxamed siyaad ayaa ku shaambadeeyay majeerteen ee somali oodhan baa ku jirtey.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
@@moderninformation7931 kkkk iska daa majeerteen oo maxamuud saleebaan keliya ayaa inqilaabkaa watay markii aad ku fashilanteen ayaad soonaali baa u dhamayd xitaa ciro iyo cabdilaahi yuusuf baa kala boobay oo is khiyaamaynayey
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 года назад
@@gedefletv6049 kkk horta anigu majeerteen ma ihi .. laakiin waxaad naga dhaadhicinaysaa inqilaabka maxamed siyaad barre waa xalaal kii c/laahi yuusuf waa xaaraan. Caqligaas nagama gadi kartid .
@abdunasirabdihasan4384
@abdunasirabdihasan4384 2 года назад
Waar niyahooow wax cusub oo cilmi iyo aqli laga korodhsanaayo usoo gudbiya hanagu daalinina wax waktigiisii dhamaaday oo faaiido iyo horumarna noogu jirin
@Fayeey920
@Fayeey920 2 года назад
Ilmo yar inaa tahay oo weli koritaan iyo waayo aragnimo u dhiman tahay ayaan filayaa, waayo ma rabtid inaa ogaatid meesha ay dhibaatada wadankeenu kasoo bilaabantay iyo sababaha keenay inay in wadanku burburo dadkuna is laayaan oo aan heerkaan hadajoogno gaarno. Taariikhda wadankaaga baro maandhow!
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 года назад
Wallaahi walaale taariikhda waa inuu fiicantahay inla inoosheego waayo wax baa laga baranaayaa
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 года назад
Anaga dowlada soomaliya soo aragnay xoriyadii baan dhashay ragaas u shegayo waa qarabadeeni aniga ninkaan ma aqano lakiin waxay noo geysteen ilahhey baan uga dacwoney xaqeena ilahhey ha naga siyo waxa dumiyey qarankii soomaliyeed SSDF SNM USC iyo jabhadakale ila hada dhibka waa ka bixi la nahay waxay dideen amarkii Allah iyo rasuulkeni ilahhey wa xarimay inqilaabka ila hada dhibka socda ayaga ayuu ilahhey waydinaya
@abdulkadirali6971
@abdulkadirali6971 2 года назад
Muxuu bedeli lahaayeen haddii ay siyaad bare uu ridaan ma ka fiicnaayeen siyaad bare lyagu u malayn maayo waayo kuwii aan aqaaney wayba ka xumaayeen
@cabdiwahaab4882
@cabdiwahaab4882 2 года назад
abdixaafid odaygaan asagu ma reer xirsiba lol?
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 года назад
ninkan wuxu ku leeyahay afgambiga wa ku jiray. hadu ku jiray maxaa lo toogan waayey jawaabtu wa Qabyalad aya lagu si daayey
@qadroali2268
@qadroali2268 2 года назад
Asckm
@mahamudgorod3829
@mahamudgorod3829 2 года назад
Waa chapter ka mida taariikhda Somalia oo loo baahnaa in diiwaanka la galiyo. Waa ku mahadsanyahay Dr-ka sida u faah faahiyay. Saaxibasiisii la toogtayna Allah ha u naxariisto. Aamiin
@alirobleh1226
@alirobleh1226 2 года назад
Su’aal Moorgan ayaa ka faqay godkii lagu riday??????? Cirro........khaayin ma liibaano
@alirobleh1226
@alirobleh1226 2 года назад
Ficilkaad ku kacday ayaa ka daran........
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Месяц назад
FAKE News wax kajira majirto ninkani waxba maba oga waa fataale
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 года назад
Waxaad tihiin kuwii dhibka noo horseday ilahhey waa idin suaalaya malinta qiyamaha
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 года назад
Waxba lama maqlayo.
@alirobleh1226
@alirobleh1226 2 года назад
Beenaaleh kalîgaa ma aad joogin............waan ogeyn sidaye waxa u dhaceyn............ inigaa toogtaye 8 daa sargaal..........hameyn ayaad maxkamad saartaye subixiina waad toogataye..... qabiiliistayaal ayaad ahayteyn. Illahayna u ini fashaliyay.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Год назад
Afkaaga ayaad ka qiratay in laba nin oo ilma adeer ah cirro iyo cabdullaahi inqilaabka wateen idiguna aad boostaale ka ahayd , haddana waxaad leedahay soomaali ayaa u dhamayd bal isqabadsii . Suaal qabiilka madaxweynaha maxay idiinka midnoqon waayeen mise iyagu soomaali ma aha
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-TzPDuGG88q0.html waraysigii cabdullahi YUSUF
@AL_shahada
@AL_shahada 2 года назад
Wax isweydin gobta lagudilay calangar latagan yaaogahoreyay calan gara yase oogadanbeyay calan gara yase iskuhor istagay laguqatimay halanki somali calan goboled dawaco yeey afkaugutirtay dufinka markey iyago hurda eey kaliged cuntay dufanka sanyelo yeel santeyda raac kusodhawow marqaan nin iibero iyo suqmadow jinsiyo sacudi kenya abay binjo binja kenya babah cesanti mas iyo god madax shabele malagedbagalay kenya sacudo somali
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 Год назад
Ugu dambeys in aan aragno daarood ka hadlaaya xasuuqii, bahdilkii iyo boobkii mujrimkii Afweyne iyo kooxdiisu geysteen wareeye C/cabdixafiid 👍
@maxamedsiciidcismaan
@maxamedsiciidcismaan Год назад
Siyaad barre wuxu aha mujrim somali isaga halka dhigay manta dhiigyo cab aan rabi aqoon oo naf xun ku jirtay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
Yaab idinkaa soomaali badbaadinayey rag isku reera oo kuraasi doona ayaad ahaydeen dhibtaad soomali u horseedeena wataa ilaa maanta taagan
@hanadmeecaad403
@hanadmeecaad403 Год назад
Raga uu sheegayo oo ciidanka watay somali oo dhan baku jirtay hadii ay qabyalad ku wadin
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 года назад
Yaa u kala garniqin qof dhikii loo gaystay ka hadlaya iyo kiigastay oo leh maxaa uga hadlin? Waxba kuma gaarin waxba ma dhicin waa kugu fiinayd aamus.
@umufatimadegen9965
@umufatimadegen9965 2 года назад
Wllo melan lagu kala adkayn aya jirta ilhayba cadila hadi adunka lagu dafiro akhira daran
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 2 года назад
Aduunyadu Ummadaha ku nool horey horey ayey u socdan laakiin somalidu gadaal gadaal ayey usocota khaaimiin Somali dhibkan u horseday ayaa ka mid aheed annigu akteeda ixtiraam ka ma lihid
@mohamedsoyan9539
@mohamedsoyan9539 2 года назад
Kolay aniga waxba kama fa iidin ,qof u dhaartay wadankisa hadana qiyanaya xabsiba nala geyay tuunji ban ku xarnay ,adigoo qori watay rabay inad qof ku disho oo dalkaaga burburiso ,calashan kursi ,waa suuradii nabi yuusuf walalihiisa godka ku rideen cml ila iyo maanta .Beenta Somali lagu babiyay lagu doonay kursi .,Cadi xafid waxaso kale hanoola iman maskaxdena wey ka xurowday wax cml.--.
@umufatimadegen9965
@umufatimadegen9965 2 года назад
Edo wala wadaya tarikhda ama kaxumow ama ku farax hadii adiga abaha dadka xaqdaro ku dilayay dadba abohod xaqdaro lagu dilay
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Месяц назад
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RU-vidR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAXBA MABA OGA NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH
@mukhtarsaiid5419
@mukhtarsaiid5419 2 года назад
Waxaan baa lagu leeyahey afweyne maanta iqaabtii waa ku heysataaa
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 года назад
Wlhi xanuun bay eheed dictator dhibuu lahaa ilaahay baa naga qabtay farmaajo jidkaas buu nagu waday
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 года назад
Kkkkkkk walee jini farmaajo waa kaas
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 года назад
Cabdi xaafid maanta maxaa kugu dhacay cod kaaga
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 года назад
Odayashaas badan kooda wey istahileen maanta meeqo soomaliyeed bay gablimiyeen aduunka ku babasan duleyeen ila hada dhibka nahaysta ayaga usabab ah kursi bay rabeen waxa la mid ah kuwa hada labaxay damjadiidka ah 5sano bay qayliyeen ilahhey ha siyo jasadooda aduun iyo akhiro waxa ka shalayey cabdullahi yusuf ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-tJoNnbjoEfw.html
@mohamedo8596
@mohamedo8596 2 года назад
Ilka yar dambe Villa somalia waa ka xaaran,bal waxay sameeyeen eeg, Farmaajo ayaa hada wixii oo kale isku dayay.
@abdiwaliabdi4059
@abdiwaliabdi4059 2 года назад
Taariikhda baro. Inman hall qaboil ah bay ahayeen
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
@@abdiwaliabdi4059 waa runtaa xagee ka dhacdaa inqilaab hal qoys wato
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 года назад
SSDF waligood tuulana ma qabsan fuleynimo weynaa
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 2 года назад
ninkaasi wax badan ayuu been ka sheegey, dagaalka ka hor wey qorsheeyeen afganbi balse waxay rabeenin uu hubku dalka ka wada baxo, saraakiishii geesiyaasha ahaa oo 80 ka badnaa waxay ku soo dileen cabdilahi yusuf iyo ciro oo afgambiga wadey garab case oo jigjiga ah, Siyad Bare wax uu ogaadey in ay geesiyaal badan soo laayeen kadib kuwii waxaa sameeyey ayuu Badhka Hargeisa ku laayey Siyad Bare, intii ka soo Hadhay majeerteen oo caqli xumaa ayaa is yidhi Hawiye waa dameere ku dul qabsada oo Siyad bare meesha ka qaada , waxay ku dambeeyeen in ay isku xaaraan oo xabashi weheshadaan maanta ayaad arkaysaa in ay Famaajo cadow ku ahaayeen waa dadka somali ugu caqli xun uguna xaarka badan
@saidabdi73
@saidabdi73 2 года назад
Ninka karaha ladhacay xeraday ay ku jiren kuwi wax in qilabayey isaaq ayu aha nin kasi siyad barena difacayey
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Год назад
hawiye wa ki kuwasay af kuxoogow.
@Somabilbooks
@Somabilbooks 2 года назад
COD IGA NAGA HAGAAJI WAA CEEB MID KALE DADKAN KUGU XIDHAN FAHAN WAXAN KAMA HELAAN KUGUMAYNA SUBSCRIBE GAREEEN MARKAA MAALAYACNIGA KA ILAALLI RUUSHA IYO TURKI HA NA DHAAFIN
@realisticnewsviewer3316
@realisticnewsviewer3316 2 года назад
Ethiopia?
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 436 тыс.
Maxaa Sababay Inqilaabkii 1969-kii iyo kii 1978-dii?
28:48
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 436 тыс.