Тёмный
No video :(

MARKHAATIGA NOOL IYO ''MAALMIHII MADOOBAA EE MUQDISHO'' 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 527 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

#BritSomaliTV
"XASUUQII MUQDISHO AY KA GAYSTEEN CIIDAMADA ITOOBIYAANKU 2007-DII".
The Duke and Duchess of Sussex should be stripped of their titles over their tell-all Netflix documentary, two Conservative MPs have said.
Isle of Wight MP Bob Seely accused them of "trashing" the monarchy, whilst former minister Tim Loughton said it was "time to take the titles".
The series sees Harry question the Royal Family's reaction to racist press coverage of his wife.
Tournament favourites Brazil were knocked out of the World Cup on penalties as Croatia kept their nerve to edge through to the semi-finals.
Croatia, beaten finalists four years ago, scored with all four of their spot-kicks as Rodrygo - taking his team's first kick - was denied by the brilliant Dominik Livakovic and Marquinhos' crucial fourth effort struck the post.
Prince Harry and Meghan have released the first instalments of their Netflix documentary series
The show is co-produced by the couple and is billed as telling the "truth" of being part of the Royal Family
The Royal Family have denied that they were approached for comment on the series - and say they will not be doing so
LONDON, Dec 8 (Reuters) - Love them, hate them or just don't rate them, Prince Harry and Meghan's Netflix documentary split public opinion after its launch on Thursday.
Nick Bullen, editor in chief of True Royalty TV, said it was the most "self-serving piece of television" he had seen in quite a while, describing it as more like a reality show than a documentary, after the first three episodes aired.
luxuriant168.co.uk/collections/shop/products/hair-growth-set
Remember to mention BSTV to get your 10% discount. CALL NOW! ON +447905472012.
GOD SAVE THE KING CHARLES III
KING CHARLES III
THE QUEEN
Brit Somali TV
Bitcoin
The psychological weight loss strategy
bitcoin news
Dr Mula Ali
Dr Mula Ali Kurdistani
see some weird treats
Abdihafid Mahamud Jama
weight loss tips
St George's Chapel Windsor
Canadians say goodbye to the Queen
vidIQ
diet plan
diet plan to lose weight fast
diet plan to lose weight fast in tamil
diet plan to lose weight fast in tamil for girl
heeso cusub 2022
diet plan to lose weight fast for women
BRITISH ACCENT
Netflix

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 212   
@shahad2629
@shahad2629 Год назад
Maasha alaah wiilka akhligiisa iyo xusuustiisa iyo cimrigiisa Alaha ubarakeeyo
@dhhol77
@dhhol77 Год назад
Msha Allh ala wiilka wanaag bdna nin umaded ayaa tahay wll illehy Haku xafido🥰
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Год назад
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI Walaal
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 Год назад
May Allah unite our people and bring everlasting peace to our beloved Country 🇸🇴😭🤲🏾
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
Amiin
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Год назад
Allaahuma Aamiin.
@faizamohamed317
@faizamohamed317 Год назад
Amiin yaarabi
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Год назад
Ameen Ameen Yaa RAABBI Dear Sister
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Год назад
Xafidu LAAHU Abdow Masha,ALLAH Great job well done I Appreciate ur hard Work with somalia Community
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 Год назад
Only mogdisho family can understand this feeling 😭 CALI GEDIYO RER MOGIDISHO KUMA ILOOBI DONAN XITA HADAS DHIMATO
@abdijibarAj
@abdijibarAj Год назад
Wlh saaciid waxbadan oo calool xumo ah waad soo aragtay oo allah waa kaa badbaadiyay wax badana walaalahaada soomaliyeed waad usoo qabatay allah hakaa ajaraiiyo
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Год назад
ManshAllah tabarakallah next episode from the legend
@User-ny4nf
@User-ny4nf Год назад
Nikaan geesi ayuu ahaa isku xaafad ayaa ku dhalany isku dugsina waa dhiganay dhibloow ayuu ahaa markuu yaraa balse dhibkiisii xaafada kheer ayuu ugu badalay reer cali kamiin badana wuu badbaadiyay qaarbadana gacantiisa ayuu ku aasay geesi ina jaamac aabe allaha kuu caafiyo aamiin
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 месяца назад
Dhalinyar wanaagsan oo qalbi fiican ayaad tihiin Allaha idin xafido. Dadka iyo dalkana Allaha noo xafido. Dawladnimada Allaha innoo barakeeyo.
@abdulkadirhaji1098
@abdulkadirhaji1098 Год назад
You're more than a soldier, bro very brave, man Mashaaalah
@fosiyasaed2560
@fosiyasaed2560 Год назад
Ascwiilkan yar intuu jiro iyo waaya aragnimadiisa way kala weyntahay habo Allah qalbigaaga wanaagsan Allah ha ku qaboojiyo
@muhubohashi731
@muhubohashi731 Год назад
Hooyo maasha'allah allaha ku barakeeyo khayrna allaha kusiiyo wad barnaamiska
@sahromahamud
@sahromahamud Год назад
Tikree Allaa Nadhaafiyeey waayo Fila Soomaali Ayeey Kugu Xukumaayeen Allaha Noo Xafido Wadankeenna 🇸🇴🙏✅❤️
@bushra445
@bushra445 4 месяца назад
Tigrey iskama imaan ee cabdullhi yuusuf ba keenay
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Год назад
Masha alla waa wiil geesi ah,ilaha barakeeyo dad yar ayaa sidaa naftooda sidaa khatar ugu galin kara si uu nafo kale u badbaadiyo,rabi kheyr badan ha siiyo aakhiro iyo aduunba,from somaliland hargaysa
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Год назад
Geesi geesi dhalay aboowe adiga camal soomaali wey ku yaryahiin ilaahoow ku xafid wiil aan ku faano ayaa tahay🤲❤😭
@ahmedromanio
@ahmedromanio Год назад
Ethiopia tan loma deynayo mel ku qorta one day wanka jareyna somali an is racno ❤
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 Год назад
So sad 😭😭😭,,,saciid is very courageous young man MashaAllah
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 Год назад
Calankas ku saaran iska qaad wll plz 🙏
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 Год назад
@@ahmedafrica7276 why if I may ask
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 Год назад
@@shukranhassan7879 Kenyan miya tahay mise somali wll
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 Год назад
@@ahmedafrica7276 no am not Somali am kikuyu
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Год назад
Markaston wilkan dhagaysto walahi wan oyaa malin dhan ayan ilmada iska. Tirayay warasigi kanka horeyay markan dhagaystay dhibatada walalhay somaliyed kudhacay iyo dhibatada iyo burburka dhagu dhacay hargaysan joga lkn somali qalbiyadodu wamid sababto ah wa sida hal rux ama. Hal jidh wayna isla.damqanayan tigregana waynu ka argosan gor ay ahataba
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Год назад
Ilahey haku karaameyo qalbigaga allaha kuu qaboojiyo waa walalka Siciid oo salaan diiran hawada kuusoo marinaya
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Год назад
@@saidjamaali2528 aale haku sharfo walalkay sicid mahadsanid
@abdikadirfarhan-hf6if
@abdikadirfarhan-hf6if Год назад
wll saciid allah haku barakeeyo
@dekasaid9635
@dekasaid9635 Год назад
Masha'Allah Saciid waa wiil dhalinyaro ah oo halyeey ah dal jaceyl iyo dad jaceyl uu ku jiro ilaahow noo kaa xafid boowe adiga iyo kuwa kula midka ah❤❤❤
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Год назад
Aaamiin Abayo Allah yaa baarik
@ahmedromanio
@ahmedromanio Год назад
Dadka dhibkas geysty wa in lala xisabta xaqa wu dilaaci Dona Insha allah
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Год назад
Maansha alaah alaha idin xafidocali kamiin waan deganaa jirey
@hannahani192
@hannahani192 Год назад
Maasha alah walal ilahay ayaa adne ku badbaadiyay wanagii aad and qabatayne rabi ajarkeeda hakaa siiyo
@Haffyy
@Haffyy Год назад
Ilahow wilkan janada kawarabi ya rabi dhamanten 🤲😢cimrigisana ubarakey.
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Год назад
Aamiin wll ilahey haku xifdiyo sidaad iigu duceeysay wakaga mahad celinaya
@sayidcali4931
@sayidcali4931 Год назад
C/xafiid sxb barnamijkan marqaatiga nool sxb noo soo badi, siiba kuwa tahriibka, fikrada ika dhaxguuxayay hada ka hor waxaa sabab u ahaay inaa tahriibka iska daayo barnaamijkaas
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Год назад
Subxaan Allaah waxasuuq waxanuun Waxasuus 💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Год назад
Mansha Allah Waa Wiil geesiya Alle haku xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah Noloshu kuma ciisho Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍🙏🙏🙏❤️♥️
@maxamuudxasancige3094
@maxamuudxasancige3094 Год назад
Maashaa allaah Geesi weeyaan kaayari
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Год назад
Masha alah ilaahay ha idin xifdiyo somali dhalad ah labadiina dadkii hore ayaad ka harteen
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Год назад
MUQDISHO ILAAH NABAD IYO BARWAAQO HA KA DHIGO,,, MAR WALBO,,,,,,,,, AAMIIN YAA RABI
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Год назад
Allaah inankani beer kuu ixanuujay waraysi gii hore
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 Год назад
this is a bright young man who is using what he saw to improve himself and pple of somalia, i have seen narrow minded young men andwomen who have the venum of qabil eroding their conscience.
@fuadmohamed1055
@fuadmohamed1055 Год назад
Ilaahey Nasrigiisa hausoo dedejiyo ummaddeena hana inaga dhexsaaro Tafaraaruqa iyo Kala qaybsanaanta.aamin Aamiin Aamiin
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Год назад
Ameen Ameen Yaa RAABBI
@worldwideshow3
@worldwideshow3 Год назад
Second comment this the best story we need , please like this , same teenagers don't know what happened genocide all over somali , civil war and ethiopia tigray make genocide in muqdisho , now tit for tate
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 Год назад
Nolasheyda ma ilaabaayi wixii kadhacay xamar 2007 qasatan xamar bile calikamin iyo xamarjadiid wiilkas intui kashekeyey dadbadan oo qaraboaheen kujiraan iyo daris badan oo halkas ku baba ahay 😢anaga xataa qatarobadan ayaailahey naga badbaadiyey 😢😢😢
@maankatuke2534
@maankatuke2534 Год назад
Abaayo waa alx Mar hadaad kasoo badbaadeen email ka aad isticmaashid iisoo dir pls and pls waa kuu baahnaayee
@muniiromj6185
@muniiromj6185 Год назад
Masha allah walal cimri dheer 😢❤️❤️
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 Год назад
Maasha allah maryan maxumud jariir iyo caruurteeda waa famligeyga aan aad u jecelahay hadad badbaadiyey qeyr allaha kaa siiyo
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 Год назад
Subax khamiis ah oo waliba aroortii ah ayuu biloowday 😢
@fiicaneeyfarduus4331
@fiicaneeyfarduus4331 Год назад
Maashaa allaah,,wiilku waa geesi alaha ku dhowro..
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 Год назад
Walhi it make cry hasuuq aad u badan meshaas ka dhacday
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Год назад
Welc back saciid jamac
@Somali12222
@Somali12222 Год назад
Illahey ha u naxariisto inta inaga shahiiday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Год назад
Mashalah runtisa waye xawiqdi dadkii joga ahen
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Год назад
Maanta waa aduun berina waa aakhiro wanaag badab waa danbayn doonaa cidii noolaata lkn maanta khawaarijta aan iska xoreyno anagoo xasuusan tii lasoo marey taariikhda waa jeclahay lkn qayb waxaa jirta aan calool xumo lala akrisan Karin lala dhagaysan Karin 😔 Qofkii ummad dhan xasuuqa waxaa jirta meel aan lagu awood badnayn waana aakhiro inkastoo inaguba markaan awooda lahayn aanan waji dhigan hadana yeelkeed waa kasoo gudubnay waxaas maanta dalkoo nabada bas baa na anfacaysa aragtidayda hadii kale dhalinyaro meeshaan ku noolaansho Uma qalanto ee qof walbaw meeshaad noolal tan dhaanta ka raadsan karto ka raadso
@dali9913
@dali9913 Год назад
Allahuma Barik halyeey Somaliyeed waaye Saciid inta noshahay sharaf ku nolow Taarikhda Somali dadka wax u qabtay aya gashay.
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 Год назад
Salaan sare wariyaha aan jecelnahay Wiilkaan caqli iyo waayo aragtinimo badan oo mugdi ah ayaa ku duugan nooga soo samee wacyi galinta dhalinyarada iyo tahriibka
@libanhuseinmohamed4953
@libanhuseinmohamed4953 Год назад
Saciid sxb kashekey 14kii tikrey baqtigooda wax qaada lawayay oo aan ku aasnay xamar jadiid
@hassanabubakar1226
@hassanabubakar1226 Год назад
Siyaasiyiinta soomaaliyeed waxaasoo dhan wayba umahadceliyaan marwalba iyagoo sidaa ugu mahadnaqaya dhiiga shacabka ayay shacabkuna kutaageersanyihiin Ilaahay waxaan ka baryaynaa in Ilaahay dantooda garansiiyo
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 Год назад
Wlhi waa loo bahnaa qof ka hadla wixii ka dhacay muqdisho malmahaas ama sanadahaas
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Год назад
Walaalkeey 4 wiil oo yaryar ayaa waagii Itoobiyaan madafac lasoo tuuray firiro caloosha ugu dhaceen Alxamdulillaah waa nool yahiin dad badan ayaa ku dhintay ha isoo xusuusinina.
@DuranShirwa
@DuranShirwa Год назад
Wariye C/xaafid iyo Saciid ba barnaamijka xasuusta iyo wacyigelintaa oo aad soo bandhigteen waad ku mahadsan tahiin,Taariikh xusuus murugaa leh weeye barnaamijkan illaahayna tanoo kale naguma soo celiyo.
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Год назад
Allaahuma Aamiin.
@jbusbusiness4943
@jbusbusiness4943 Год назад
Masja alla wiilall wadaniyiina
@abdirahmansadikisse8701
@abdirahmansadikisse8701 Год назад
Wlh blh abdixafiidow qisadii hore ee yarkaan waan ku ceshan rabay adna midkale ayaa nooga soo diyaarisay aad iyo aad ayaad u mahadsantahy wlh
@sahromahamud
@sahromahamud Год назад
Waa Runtaa thanks ❤
@safisheikhali205
@safisheikhali205 Год назад
Maashaa allaah waa wiil geesi ah habo ilaaheey abaalkaaga haka dhigo janatul firdows adiga iyo waalidkaa iyo anagaba Jizaakallaahu khayr wanaagaad fashay
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Год назад
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI Ruunta Waa Xaqa inaa la sheeko brave bro
@omarmohamud4089
@omarmohamud4089 Год назад
QAALIDAN MA AHA QAALIDIINA
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd Год назад
Geeesi mujaahid ah ayaa tahya ilahey hakaa abaal mariyo Raga isku sheg qaarkis ayaa cadowgaas nagaha u geyn jiray kana ganacsan jiray
@ashafarah4621
@ashafarah4621 Год назад
Maanshalaah Liibaan Eedo
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 Год назад
Allah ha u gargaaro soomaali Meel kasta way ku dayacantahay..... Sedex iyo sodon sano allah u baryaa inaan ku noqdo iyado fiican horumar iyo amaan buuxa haysata...
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
shugran wll
@user-ro1en7xn7z
@user-ro1en7xn7z Год назад
Yaaa alaaaah waamurugo itoobiyaaankan musiibo waaye eedo guuleeyso😭😭😭
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Год назад
Mashalah qisadiii suqa xamar jadiis xasuqii itobi yanka ay geysten dhigii kaso qul qulay labadhagax ayee yimaden walin murug leh ayey ahed
@fiicaneeyfarduus4331
@fiicaneeyfarduus4331 Год назад
WAXAAN KUUG U DARAYAA SHIRIB 1993dII AHAA( WAADIGA WATIONGTON WALAACAAYEE KA WARAN WIILASHII WARDHIIDLEEY))) VIVA REER WARTA.
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Год назад
Cabdi Fatah 91 ki kahadal Oo Aad Goob googa Uaheyd
@mruun2509
@mruun2509 Год назад
Soomaalida wexeey u badan yihiin gacan ku dhiigle af ku dhiigle qalbi ku dhiigle, qalbi ku dhiigle waa kan qalbiga ka jecel
@jamiilaahmed3621
@jamiilaahmed3621 Год назад
Masha Allah siciid nin bir ka adag tahay xafidullah bro
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 Год назад
Really sad 😭
@madeygaab8322
@madeygaab8322 Год назад
Maasha alaaah
@anfahnoor9054
@anfahnoor9054 Год назад
Adunka wa harka 2diisa galin. Abahay wuxu ka mid aha army jabiyy 77ki Waliba Ethiopians godki goday baabahda oga dhigay. Maanta inan maqlo waxuushnimadi wadankeena sidaan ugu galaan 😭😭
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Год назад
Allaah baa inooga goyay Tikray Waaranloogoo xabaxigiyo wayaaluhu waaqlaha isdhaaf sade marhidii waylahodiyo waalidkii iswaayeen inan wiirsadabaa tolow..... igu wallaahiya wagar iyo kawaawayn gaalaw.... war li idaa wadku waahal Kiise e waran baa kuu abaal guda
@safisheikhali205
@safisheikhali205 Год назад
Wiilkaan madaxwayne halaga dhigo soomaaliyeey
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 Год назад
walaalahyn itoo biyo dad dhaayo car aan arko balayo alha kuridee itoobiyo wx kaxasid nimo bdn maleh masiibo idin aragtay
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Год назад
Wiilkani waa halyeey geesi ah run ahan waxa aad tahay taariiq noo qoran allah yaxfidag halyeey geesi taariiqda galay nooloow siciid run ahan waxa astahisha taalo xusus
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 Год назад
Mahadsanid walal qali
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Год назад
@@saidjamaali2528 habo nooloow ku noolow nolo caafimaad leh cimriga allaha kuu barakeyo iraaqda waasac allaha kaaga dhigo ubad aad dahab moodo sidaadoo kale allaha ku siiyo oo u gargaara umada somaliyeed aamiin yaa allah run ahan habo waan ku mahad celinaya caawinada aad u huraysay naftaada ka biloow muqdisho ilaa iyo Zuid-Afrika aaqiro janadii udgoonayd allaha ku geeyo aamiin run ahan waxa aan xasuustaa anigoo ka baqa telefoon muqdisho dagalkii etopieya tolow ma waxa lagu oron doonaa waa dhinteen waalidkaa naxdin walalahayna waxa aay i dhihi lahayen waan nabad qabnaa saba too ah waxa dhici jirtay 3 bari in uu dagalku ka socdo xaafadooda qarracn waaynaa walee etopieya ma ilaawno
@abdallaabdalla9645
@abdallaabdalla9645 Год назад
Waa dhibaato xanuun badan
@faizamohamed317
@faizamohamed317 Год назад
Waa in aan kuu dooranaa madaxwaynaha mustaqbalka mudane saciid Jamac
@nasteexakaneeco6224
@nasteexakaneeco6224 Год назад
Walhi beentiis ma ahan waa joogay 😭😭😭😭
@mulkiabdullah
@mulkiabdullah Год назад
Waad ku mahadsan tahay wadaagida sheekadaada
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 Год назад
Aad iyo aad Abdihaafid iyo saciid waa mahadsantihiin xaafada Ali kamiin aan ku dhashey meelwalbo uu kahadlaayey dibaa u xasuusanaayey waxaan kasoo tagey 2002 January waana ka xumahay wixi dhacay @@@
@hodanahmed6771
@hodanahmed6771 Год назад
Yes
@user-xq9cr4yu7o
@user-xq9cr4yu7o 5 месяцев назад
Arinta Yahuuda Ethiopian-ka ay Mogadisho ka gaystayn waxaa ka daran kuwa daba dhilifka uu ahaa Ethiopian-ka qaasatan kubii la dhihi jiray koobi, aniga waxaa daganaa Hotel kaah ama fagax Inaan Dib usoo xasuusto ma doonayn maalin walba saacada markey tahay 12:00 waxaa Imaan jiray ciidamada koobi waxay soo doonan jireen qaat qof alaala qofkii ay wadada ku arkaan waydili jireen, everyday qarax ayaa dhici jiray 90% waxaa ku waxyeeloobi jiray dadka shacabka qaasatan dadka raaci jirey Hoomeeyaasha iga wad xasuus galima karo hadda aniga waxaa jiraa 24sano qiyas waqtigaas imisa ayaan jiray waa reer gaza maanta waxa lagu haayo ayaa nagula haayay!
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 Год назад
Xasbunal wa nicmal wakil
@hassandiranehadaweh1289
@hassandiranehadaweh1289 Год назад
Wa gesi
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 Год назад
Siciid wuxuu yiri dagaalkii Ethiopian ka iyo dadkii ay dileen oo ehkeeyga ah ayaan laxanuunsaday laakiin aniga waxaan soomaray midgaan midamid ah dagaalkii 1991 magaalada Muqdisho xasuuqii ka dhacay
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 3 месяца назад
2006 wan xasusta foriyihi waxn u qaxnay jamhriya guri shub eh ayn ku ganbny ethipia tan meyl ugu qorn tahy
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Год назад
Asc cabdixafid warlord weli taariikh ma aha ee weli ayey warlords naxukumaan welina kama waan toobin dadkeena Allah dowladnimada ha fahamsiiyo intey qabiil caabudayaan
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 Год назад
Xafadeydii calikamiin iyo dadkii daganaa Alla maxaan uxiisay 😢😢😢
@musemuse1507
@musemuse1507 Год назад
Sanad kee deganeed??
@fiicaneeyfarduus4331
@fiicaneeyfarduus4331 Год назад
Runtaa cad waaye,, geed jacaly xitaa maalinkaas waxaa ku dhintey 8 qof laba is dhashey iyo labo isla dhalatey ayaa ku jirey...waa runtiis wiilkaan. Ciidanka itoobiya xitaa waxaa la socdey ciidan soomaali ah..alaha u naxariisto.
@moussamomed3890
@moussamomed3890 Год назад
Machallah fariif
@moussamomed3890
@moussamomed3890 Год назад
Fariid
@simanhirey3244
@simanhirey3244 Год назад
Wlhi wiilkan wax badan buu usoo joogay wll ma RU-vid furatid dhirigaliye somaliyeed ayaa tahee
@abdiweli.ibrahima9567
@abdiweli.ibrahima9567 Год назад
Cali Kamiin wlhi aduunka meel aan Ka jeclahay majirtee alle Nabad Hanooga dhigo Salaan Ciyaal Cali kamiin aduunka meel walboo Ka jogtaan 😭😭😭😭😁😁😄😄😄
@salahdhabaney935
@salahdhabaney935 Год назад
Marqaatiga nool waa barnaamij aad uxiiso badan.
@khadradarajaale2115
@khadradarajaale2115 Год назад
Mayd laqaado iskadhaafe meelkasta waxaa saarnaa shiish ama doobir wixii dhaqaaqa xayawaaba ha ahaato waa latooganayaa, dad iska dhaafe ari carbeedki iyo dameerihii eeyihii xaafadaha alaa liish lagu dhameeyey.
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Год назад
Aduunka waxaan ugu necbanahay itopiyaan iyo alshabab
@sowdahassan9690
@sowdahassan9690 3 месяца назад
Ileen rer xamarku waxay uga xanaaqan itoobiyanka dhawanbeey xasuuqeen waxan moodi jiray ineey xasuusan yahiin 77😢
@_e_-yj2rm
@_e_-yj2rm Год назад
Mashaaaalaàh geesi
@user-zu5kk5yn8v
@user-zu5kk5yn8v 4 месяца назад
wllhi 2008 ayaa ka qaxay warta nbda waxan u qaxnay meel an fogeyn xamar jajb isla 2012 dib ayaa ugu so laabanay anigoo 8 jir ah allow xamar ka qabo waxa dhibka ku haayo cuqubo dhan walbo allah kaga keeeno
@ugaas-yadareerhajji6955
@ugaas-yadareerhajji6955 Год назад
We will never forget and forgive how bad Ethiopian military killed 😔 our sisters brothers and parents 💔 in Mogadishu
@User-ny4nf
@User-ny4nf Год назад
Aabeheey dhoor asbuuc ayuu guriga ku xirnaa meel uu kaboxo ayuu waayay cuntadii xataa wee ka goday markii danbe ayuu go aansaday inuu guriga kaboxo ama hadhinto ama hanoolaado balse ilaaheey wuu badbaadshay dhib badan iyo duuduumasho badan kadib idaa jaa xataa wuu nayaqaan reer cali kamiin ayaa nahay
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Год назад
Mashaallah allow wadanka nohagaji
@maxamedmuuseburalemaxamedm1429
Asc sxbeday qaali ah waxaan goobjoog uhaa suuqa xarjadiid 18 qof oo soomaali ah oo iy dileen itoobiyaan 2008
@mulkiabdullah
@mulkiabdullah Год назад
Sheeko murugo leh oo xanuun badan
Далее
TAHRIIB GEERI | NOLOL, MARKHAATIGA-NOOL. ( 6- WADAN  )
28:02
Triple Protein Sandwich
00:32
Просмотров 4,4 млн
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 6 тыс.
XARIGA MAXAMED ABIIB | FAHAD | FARMAAJO XOG MUHIIM AH
15:44
Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri
19:23
MARKHAATIGA NOOL MURUGO IYO MAYDAD
22:03
Просмотров 22 тыс.
Triple Protein Sandwich
00:32
Просмотров 4,4 млн