Тёмный

Markii aan tagay Morocco, waxaa la i dhahay lama ciyaari kartid dadkaa kaa waa wayn! 🤔 

Astaan Sports
Подписаться 140 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 месяца назад
Dadka qabyaalada ku hayiista xidhiidhka sport Somalia waa dad qudhun ah oo qabyaalad iyo xumaan ku dhaqmaya kala gur waa niyad jab haysta dhalinta Somalia allah u maqan
@PrinceAhmef
@PrinceAhmef 3 месяца назад
Goat ka somaliya 🇸🇴
@DJOMARDADA
@DJOMARDADA 2 месяца назад
🐐 keep your head up and never give up
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 2 месяца назад
Illaahay riyadiisa ha urumeeyo
@gamer5Real
@gamer5Real 3 месяца назад
Guuleyso walkeey waan ka xumahay ilaheey haku soceliye❤❤❤❤Habmlayo Habmlayo
@muhammadozmanhussein2824
@muhammadozmanhussein2824 3 месяца назад
Nin rag ah waa kii kufa ee kaca hore u soco bro 🐐 👍💯
@gamer5Real
@gamer5Real 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@amancade7703
@amancade7703 3 месяца назад
Mexeey fursadiisa uuga faideen waayeen waa dad xaasid ah wlhi xiriirka ku bada cagta Somalia cunig yar oo mustaqbal kuleh kubada cagta.
@SHANDHALIYE
@SHANDHALIYE 3 месяца назад
Abdi xaafid waxaa kuu baahan kubada cagta somalia 🇸🇴 😢
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 3 месяца назад
Dad ayaakasaarya
@shaataabidaar7639
@shaataabidaar7639 3 месяца назад
Iyadoon la duubin wiilka war ka qaada idinkaa yaabi doonee hadda wax yaabo badan buu xeerinayaa
@shaataabidaar7639
@shaataabidaar7639 3 месяца назад
Wiilku waa yaryahay wax buuna qarinayaa
@mohamedabdullahimohamed7641
@mohamedabdullahimohamed7641 3 месяца назад
Wax bdan waliba elman xitaa mushaar lamasiiyo umaleynaa
@arafatmohamedosman1106
@arafatmohamedosman1106 3 месяца назад
Xaafid Leo keep gowing sxp qali Balse waxan ka xumahay xariir iyo qisada xanuunka badan ee kugu dhacday sxp ka fiirso markad xariir sameysaneyso waliga iska ilaai naag caan ah muhiimadeeda waa Dan ku gaar teeda kale iskaba dhaaf dhoocliaha Somali maryooley sxp walagu cunsuriyeeyay waad dareentay xanuunka ay leedahay cunuriyada baajunimadada ku faan gabar bajuun oo ka qurux nadan kuwa somali maryooley sxp waligaa ehelkaga haka tagin somali wax loo dheeo maha wax gabdhahoda la guursado ma istaahlan waa tuugo khiyaano badan cunsuriyad miiran marka sxp xirfada kubada cagta dhanka kenya u wareerg hadey macquul tahay sido kale macalin cabdi xamiid oo ah couch proficienal la xariir kooxo badano Africa Asia oo u baahan da,yar ayaa jiro fursadahas raadi iskaba dhaaf somali maryooley
@MahadMoalim-dn4ri
@MahadMoalim-dn4ri 3 месяца назад
AX ax am sor😢😢 wallahi WA xanuun sida yarkan loofaquuqay
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 3 месяца назад
Hadoow hadu team.weyn heelo somalia wey shegan donaan
@HAATIM3
@HAATIM3 3 месяца назад
Qofkii 800 like saara😂
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 3 месяца назад
Walaahay waa la ciilay somali lagama waayo qabyaalad iyo qudhinimo
@DeVid-pz1kb
@DeVid-pz1kb 3 месяца назад
Sxb mcne siidah dalabka kubada cagta kuu ma baah now ❤
@gamer5Real
@gamer5Real 3 месяца назад
😭😭😭😭😭
@Realistic9
@Realistic9 3 месяца назад
Can someone find this young's number, I want to support him for Allah's sake. No young lad should go through pain.
@aliabdi2877
@aliabdi2877 3 месяца назад
uff somali damiir xumaa
@WardaHaji-t5w
@WardaHaji-t5w 2 месяца назад
😮😮😮
@SuheibCumar
@SuheibCumar 3 месяца назад
❤❤❤❤
@faafinta7175
@faafinta7175 3 месяца назад
Somalia 🇸🇴 wadan mah iskaga soo taga waa qabil
@Liibaliiba-du3lc
@Liibaliiba-du3lc 3 месяца назад
Hhhhh😂❤❤😂
@gamer5Real
@gamer5Real 3 месяца назад
🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🙏🙏🙏
@moustaphamoussa1500
@moustaphamoussa1500 2 месяца назад
War dabada aad aboweee fursada ha isdhafiin
@Mohamedjowhari1
@Mohamedjowhari1 2 месяца назад
Maxa ka qaldan wariyahan ? Wiilka arimaha inu sheego marago xaa ugu soo celcelinee 😂 teeda kale inuu jaceyl dartiis kubada ugu fadhiisanin wuupa kuu sheega why aa u keena gavi hebela soo doonate wuuna diiday maxa keenay su'ashas hadi marka hore udhihi laha jacel dartiis uga fadhiista haa markas keen sheekadan lkn... war wariyayal aa shaqadooda aqoon baad tihiin wlhi waxpa ma idiin habeysana 😅
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 3 месяца назад
marka hore maxaa isku yaraysay
@caaqilyare6416
@caaqilyare6416 3 месяца назад
yaa Dad kawaalay aan Somali aheen
@abdialbabuldiin2498
@abdialbabuldiin2498 3 месяца назад
Because of he is Jareer so he saw too much racism going on then the guy doesnt want to deal with Somalian.
@1fil-san
@1fil-san 3 месяца назад
Xulalaka yurub 16 jiro baa u safan maxay tahay yaraanta ay sheegayaan waa failed state🇸🇴😡😡
@shaataabidaar7639
@shaataabidaar7639 3 месяца назад
Wiilku waa yaryahay wax buuna qarinayaa
@mohamedabdullahimohamed7641
@mohamedabdullahimohamed7641 3 месяца назад
Wiilkaan naadigiisa ayow ku ciilan yahay lkn wow qarinayaa Lacagna ma qaato umaleynaa
Далее
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 3,2 млн
Пчёлы некроманты.
00:46
Просмотров 28 тыс.
NASTALK Episode  #1 Part 2 - PRISON AT 16
26:24
Wiil wacdaro dhigay. Loollan Xalqadda 8aad
28:58
Просмотров 46 тыс.