Тёмный

Markii ay diiday Gabadhii Uu Waalida Ujeclaa wuxuu Sameeyey arin Naxdin leh 

MACLUUMAAD CHANNEL
Подписаться 174 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Mowduuca Maanta
بسم الله الرحمن الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Kadib Markii ay diiday Gabadhii Uu Waalida Ujeclaa wuxuu Sameeyey arin Naxdin leh
muqalkan waxan kaga hadleyna qisada Eloa mid kamid ah qisooyinka ugu yaabka badan uguna arxanka daran ee ka dhaca gudalka brazil, gabadhan oo iyadu qaa aad u naxdin badan uu ku dilay wilkii ay jacayl wadaga ahaayeen oo ay markii danbe iska diiday.
📩 waxaad nagala so xiriiri kartaa (sponsorships) : macluumaadc@gmail.com
Nagula Saaxib:
Facebook page: macluumaadchannel/
Instagram: moxussein
---------------------------------------------------------------
All the music used are from Myuu:
/ @myuu

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@user-rn7yw2ip9w
@user-rn7yw2ip9w 9 месяцев назад
Subxanallah horta kan jacayl laguma tilmaamikaro ee waxanuun xaga maskaxda ah 😢
@ridwaanruzano9111
@ridwaanruzano9111 9 месяцев назад
9k aya dawatay 900 wa like gareyeen , intaa caqli isu yeshan tacabka iyo walhtiga uga baxay eega o liketa hala bakhaylina
@shakiibsomali2092
@shakiibsomali2092 9 месяцев назад
zxb m.xuseen qisadaan waa igu cajaa ibsanayn ilaa 2023,ka muuqaaladii aad soo galisay barta RU-vid ka
@SharmaFarah-dm6hb
@SharmaFarah-dm6hb 6 месяцев назад
❤😂🎉😢😮😅😊
@QardaaxMaxamad
@QardaaxMaxamad 9 месяцев назад
Wixii qoran lama celin karo lkn iyada doqon ayey ehed wayo qofkan xanaqsan waa saxibkeeda 3 malin oo hestay kayan ayey ugasoo bixi kartaa kasoo qad anigoo kujiro boskeeda waxan sameylahaa intan sasabo ayan wax walbo kadhaadhiciyo asigoo raali ah ayan saabixin lahen an waxa igarsin
@MirhaamMirhaam
@MirhaamMirhaam 9 месяцев назад
Nin lasasabi karo mu,aha Kas teda kle gabadha argagax akufurme waxas makusodhacayan
@bushrabashiircabdi4453
@bushrabashiircabdi4453 9 месяцев назад
Guuleyso sxb❤
@djsamaaleofficial
@djsamaaleofficial 9 месяцев назад
Fimada Cabsi Cabsida ah Wxan ka jecelahayba ma jireee😊✌️
@mariyaahmed9252
@mariyaahmed9252 9 месяцев назад
Ani xita same ❤😊
@MohamedGulled-qk5kx
@MohamedGulled-qk5kx 5 месяцев назад
Apyo Waxa maskaxdda ayey dip ugeshanayan ee iska daf waa Talee​@@mariyaahmed9252
@MuqtarCabdi-rq3ut
@MuqtarCabdi-rq3ut 9 месяцев назад
Welcome back zxp qali❤❤❤❤❤❤
@luqmaan753
@luqmaan753 9 месяцев назад
Gangs ka soo badi sxb
@Maxamedsaciid-gp6yv
@Maxamedsaciid-gp6yv 5 месяцев назад
Ui😮😮
@ciiseabdul6127
@ciiseabdul6127 9 месяцев назад
So badi
@Ismailandirahman
@Ismailandirahman 9 месяцев назад
Guul my boy next Gangs kaso dhig videoga lpx
@fzahro4166
@fzahro4166 9 месяцев назад
Sheeko cabsi rbnaa
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 9 месяцев назад
Asc mashallh shukrn
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju 8 месяцев назад
12jir 19jir aaaa😂😭
@HamzaAhmed-k9q
@HamzaAhmed-k9q 4 месяца назад
Meesha sharci ma yaalo sxb 😂
@MaxamedMuxumed-io5dq
@MaxamedMuxumed-io5dq 9 месяцев назад
Bro wlli hadan kuganayo abal marin kusiin lahaa ❤😂
@nazrazead
@nazrazead 9 месяцев назад
Keep going ❤❤
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 9 месяцев назад
Thanks
@mohaamiinofficial6570
@mohaamiinofficial6570 9 месяцев назад
Hi❤
@Ismailandirahman
@Ismailandirahman 9 месяцев назад
You welcome 😊
@Yusraiprahim-yn5vr
@Yusraiprahim-yn5vr 9 месяцев назад
Zhp mangue937 qisadas ka so hadal 🙏
@HamzaAhmed-k9q
@HamzaAhmed-k9q 4 месяца назад
12 iyo 19 ptn
@amzing2652
@amzing2652 4 месяца назад
waxan police ku sameeyeen doqonimo way dhaafty😢😢
@farhiosalad7906
@farhiosalad7906 8 месяцев назад
Jaceylkaa waalan camal aniga ayeyba igu dhacday wll 🤣🤣🤣
@Suhuurabdirahman-jk9nw
@Suhuurabdirahman-jk9nw 4 месяца назад
😓😓😓😓😓😓😓
@user-ze9bg5gm3h
@user-ze9bg5gm3h 9 месяцев назад
Website kii aad tidhi waan Niiga sheekeen nooga sheekee silk road 😊
@abancadevlogsandvideos5002
@abancadevlogsandvideos5002 9 месяцев назад
wlhi ninkaan waaa anigooo2 kale anigaba inta ka hor gabar aan jeclaaaa dhibaateeyy
@AMIINOWFILMS
@AMIINOWFILMS 9 месяцев назад
😮😮😮😮 maxa kusameese
@FadumoQasim
@FadumoQasim 9 месяцев назад
12 sano markaan jiray carada qasi jiray halka kuwaan ee jaceyl jilaayaan waa yaabee aduunka maa is bedelay mise anaa weli danbeeyaa😂😂😂😂
@Sareedocabdiraxman
@Sareedocabdiraxman 9 месяцев назад
Wllhi waa runtaa
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 9 месяцев назад
baskiin ani 12 hada jiray waa shukansan jiray 😂
@huseenabdullahi4190
@huseenabdullahi4190 9 месяцев назад
Soo badi sxb
@MirhaamMirhaam
@MirhaamMirhaam 9 месяцев назад
Uf dheh waxan police maha dilaga mxa lodiliwaye ilen asi diil ugeste 30 macquul Maha 🤯
@Mastershiid
@Mastershiid 9 месяцев назад
Gaalada isma disho xabsi ku waarayaa inta noloshishe ka Dhiman 😅
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 9 месяцев назад
Legebd ❤❤❤
@YuzroLuuza
@YuzroLuuza 9 месяцев назад
M.a hory usoco wl❤
@NasroCudoon
@NasroCudoon 9 месяцев назад
Videoyadaada waa cabsi cabsi nio😁
@AaminaYarey-iu6ty
@AaminaYarey-iu6ty 9 месяцев назад
Wllhi waa kan waligay inta aan wadaday dhacdoyin jecayl kii iigu xumaa😢
@maracase
@maracase 9 месяцев назад
Sxp mangue kasoo hadal ❤
@user-oc8yf4wt9k
@user-oc8yf4wt9k 9 месяцев назад
Jaceel kuma jiro markaas😮❤😢
@SaamiyoCabdiraxmaan-p1j
@SaamiyoCabdiraxmaan-p1j 9 месяцев назад
Waxaa xaqiiq ah in hadii qof dulmisid in laga goyn karo qooskaaga
@therealgirlhanuu7959
@therealgirlhanuu7959 8 месяцев назад
😂😂
@nagaad5509
@nagaad5509 8 месяцев назад
hhhhhhhhhgg😂😂😂😂😂😂
@shakiibsomali2092
@shakiibsomali2092 9 месяцев назад
zxb noosoo badi kuwaan ookale
@Aliiza21
@Aliiza21 8 месяцев назад
Hadana jcayl io afarihisa isku galo halidilo jah anigo nolasheyda horay usi wadan karo maxa qorta igaliye jcayl malayacni ah oo hadhiw qabri igenayo🥺😂😂😂😂
@samasama-ds4ln
@samasama-ds4ln 9 месяцев назад
Asc wllo muuqaalada aaway
@nimconalka-s4e
@nimconalka-s4e 9 месяцев назад
Small
@HaniBELLA-f9b
@HaniBELLA-f9b 9 месяцев назад
O mexeey u sasabi weyda mcn wan kuso noqonaa ha I dilin u dhihi weyday oy u dhunka weyday 😮😭🙈
@sumayaaxmed3434
@sumayaaxmed3434 9 месяцев назад
😂😂😂😂
@HaniBELLA-f9b
@HaniBELLA-f9b 9 месяцев назад
@@sumayaaxmed3434 😅😅 baryo intaan ku dilo Ayuba caroon lahaa Ani 🙈😭🤣
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty 9 месяцев назад
Oo miyu maqlayaaba in uu dilo ayu rabaaye 😂😂😂😢
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 9 месяцев назад
@@HaniBELLA-f9badiga way kaa geesi saneed koley adiga waxad u eegtahay nooca dulinimada qaata oo 10 cunug looga dhalo
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju 8 месяцев назад
😂
@Suuraley-sg6lt
@Suuraley-sg6lt 9 месяцев назад
😢😢😢
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 9 месяцев назад
Anigba beyba igu dhcdy maser ku wuu jiraaa wana xanun wuxuna aha ninkeygi but hada allhmdulilha uma dhiman 😢
@xamdi9142
@xamdi9142 9 месяцев назад
Saaa maa isqabtan maa isla jogtan hada
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 9 месяцев назад
@@xamdi9142 my wan iska fury allhmdulilha thanks sister
@Yaaallaaah
@Yaaallaaah 9 месяцев назад
Mizkin😢
@Ironladygirl
@Ironladygirl 9 месяцев назад
Ĺaxwla😮😂😂😂
@Real-diaz
@Real-diaz 9 месяцев назад
Hanaga so dahin
@CrixmanFahrw
@CrixmanFahrw 9 месяцев назад
Khaladka waalid keed baa leh gabar 12 jir ah sidee xariir usamayn kartaa armay gabadhu 16 jir ahayd oo ay kaa khaldanta walaalkeed ka yar baa saa u jir weyne
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju 8 месяцев назад
12 jiradwayab
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 9 месяцев назад
Ninki ijeclan jiray mrkan ka tagey wuxu iigu dhartey inu i dili karo😂
@SaynabJamal-fm1lg
@SaynabJamal-fm1lg 9 месяцев назад
Bisinka naa is ilaali😂
@user-tf5tt1yh3x
@user-tf5tt1yh3x 9 месяцев назад
Balayo wax ha jeclato😢
@Amir-Muse
@Amir-Muse 3 месяца назад
😂
@OsmanAbdikadirAwale
@OsmanAbdikadirAwale 9 месяцев назад
Soo badi sxb
Далее
How to Build a Homemade Bike Using a Barrel
00:21
Просмотров 1,2 млн
😳 Waxay Xabsiga Kasii Deysay Maxbuus Dilaa ah
15:53
How to Build a Homemade Bike Using a Barrel
00:21
Просмотров 1,2 млн