Тёмный

MARYAN SORRY ABAYO SIDAN MADAN U QALMIN 🥲 

Hamda Home Decor
Подписаться 115 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@ayanmohammed8374
@ayanmohammed8374 2 часа назад
my sister jzk maashaa Allah
@rowdabotan8597
@rowdabotan8597 5 часов назад
Dadka dhan hamdi oo kale hadee ahaan laheyn oo sida positive u fakari lahayeen beelo ahaan laheyd abaayo umadaan ilah xaqa ha fahansiyo
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ.❤بسم الله الرحمن الرحيم❤ اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤❤🤲😘
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Час назад
Maasha alaah xamdaay waxay ila tahay in eey barango barnki tahay waana la, ogaandoonaa insha alaah alaah haku caafiyo caafimaat taama cab janjabiil iyo liimo dhanaan malabka saafiga ah isku darso ascww
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu Час назад
Abaayo dadka somaliyeed qaar adiga kugu fakar ah oo badan ayaa kujiro ee burushka hawada marin Walasheen ilmaha Allah ha ucaafiyo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Час назад
Umul cafimad qabto alah ka dhigo iyada babygeda😊
@امحماده-ر7ق
@امحماده-ر7ق 5 часов назад
Allah ku caafiyo wll reerkaan Allah barakeeyo ani maba rumaysan waxa ka socda social media
@naima6774
@naima6774 7 часов назад
Hamda wan ku salaam huno qofki igu horeya dawaaday nooqda
@ZahraosmanIsse
@ZahraosmanIsse 7 часов назад
Allaha kucaafiyo gbdhn media ugu jeclhy xamdi cady
@Fad-p4i
@Fad-p4i 6 часов назад
Wa runta abayo qalbiga dadka ma ilaliyan somalidu dad la yableh😢😢
@Umumaryamchanel-z6o
@Umumaryamchanel-z6o 3 часа назад
Allah haku caafiyo habo
@aalaa2023
@aalaa2023 6 часов назад
Gaalka wuxu shega le aaminaan dadkaan war nin iyo naagba ilmaha wuxu noqon doono masuul beey kayihiin ilahey kasokoow gaaladana wali baaris bey kujiraan balse mey gaarin anagana diinta no shegtay yaase barta diinta intu gaalka shegay le lagudhaganyahay Waxkastana qoraalka rabi ba kaween in aan kuqanacno wixi alle no hibeeyay anageey dan no tahay
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад
❤❤❤اللَّهُمَّ إِنَّا نَجْعَلُكَ فِي نُحُورِهِمْ وَنَعُوذُ بِكَ مِنْ شُرُورِهِمْ❤اللَّهُمَّ أَنْتَ عَضُدي، وَأَنْتَ نَصِيرِي، بِكَ أَحُولُ وَبِكَ أَصُولُ وَبِكَ أُقَاتِلُ❤حَسْبُنَا اللَّهُ وَنِعْمَ الوَكِيلُ❤❤❤☝️
@abdihakimahmed722
@abdihakimahmed722 5 часов назад
Aamiin ya Allah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 7 часов назад
Saxwalllah😢kama xishodaan dadka soomalidu ale kama baqaan🎉salangobeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад
❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад
اِنَّ اللّٰهَ وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡا تَسۡلِيۡمًا‏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@FaadumoCraxman-tg3ug
@FaadumoCraxman-tg3ug 4 часа назад
Aamiin🤲🤲🤲
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 7 часов назад
Naayaaa Marawaxooy hadda lahaaa alle inteey ka baxday ma hargab kiyaaa meel dhigtay ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 6 часов назад
Haaa qalbi ❤ xanuun igu haya walhi lkin u jifan mayo ❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 6 часов назад
@@yuuuuga1 insha allah mcney waad ka caafimaadi 🥰
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 4 часа назад
Allle haku cafiyo insha alaah
@SalaadoXuseen-q8w
@SalaadoXuseen-q8w 6 часов назад
Asc hamdi abayo waku salamay abayo xanan ahay hooyo kutageerya mudo gaban Aya ku xeerna lakin waxa badan Aya kafaa iiday wll horay usoco waxa tahay dhiiri galaso dumaraka somaaliiyed
@halyeygagabdhiisa4072
@halyeygagabdhiisa4072 3 часа назад
Xamdiyey haragba muxuu kugu jecelayahay allaha ka caafiyo
@SalmoCimranmaxamed
@SalmoCimranmaxamed 6 часов назад
Hamdaay alaah ku caafiyo❤
@kafiaahmedaden3722
@kafiaahmedaden3722 6 часов назад
Allaha ku caafiyo Aamiin
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq 6 часов назад
Allaah hku caafiyo Qalpi
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 5 часов назад
Abyo waxaa kabaqya c/ laahi inuu xanunki ku baty oo hospital kujiro wayo gabadhu waa difaysanthy
@Sadiabintuharbi
@Sadiabintuharbi 2 часа назад
Channelka naruuro ayuu maalin kasto video soo dhigaa ma xanuunsano ee illahay reerkas maslaxo ha dhex dhigo haduu dhib jiro waan ka naxay walahi
@Nada-pk2vb
@Nada-pk2vb 3 часа назад
اللهم صلي على النبي محمد
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 часа назад
❤Scw
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 3 часа назад
Ilahay Haku cafiyo
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад
Ilaaheey Ha Ku Caafiyo Ukhti❤ Anaga Waan Fcanahay 🎉 Alhamdulillah 🎉 Adinga Sidaas & Si Ka Fcan ❤ Horay U Soco ❤😘🤲😘
@ayanabdul3371
@ayanabdul3371 4 часа назад
Abaayo somali waa xaasid
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 7 часов назад
Illaa hadeer xaqiiqada ma ogin waayo midkoodna afkooda kama maqal
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 7 часов назад
Dadkaan shar badanaa balaayadooda Ilaahay ha ka duwo
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 6 часов назад
Asc alayiri WA dsnbi dadkan Kalama tagin waxan ay sameness maryan WA fayuus marka hadslkas yan LA rumeysanin ok
@ayanabdul3371
@ayanabdul3371 4 часа назад
Kuwa kuuku dhaw aana uku daran
@SalmoCumar-wl4mz
@SalmoCumar-wl4mz 6 часов назад
Fudayd hasheekin abayo
@umumaida6601
@umumaida6601 7 часов назад
Anuga waxay ila tah inaay waxaan been yiheen oo fayuus raaddis tahay
@Noura-s7b
@Noura-s7b 7 часов назад
انا اختك ابوس ايدك بس صعدو تعليقي خل يشوفو الناس نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 5نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم717354582-967+ وتطلب اسم بطاقتي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواني سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل في من يقول اني نصابه من الافضل عندما لا تعلم ضروف الخارين تلتزم الصمت لا حول ولا قوه الا بالله الذي يقدر يساعدنا يتصلبي فديو ويشوف وضعنا لنفسه;-'-"!;'(')"\|\(/()\|¶€;:(:)'|\€\>|\≧❤😢❤😢❤🎉😢+_))&•$-$♡♕$-﷼///♡♡♡♡..،.،.................................«-'&'+&♡'&اا')«_€=•]•}•}•}•{•{•{•{•{•{•}•}•{•=}=}>]=•=|•]•]•]•]🎉🎉🎉=]•{•==•]•]•🎉•}×}{]=•]|]|•💔•÷|]]❤️]😭]😭=😭 ♡}]♡}]♡]]♡•]♡•]}+÷😢😢😢😢😢😢
@happyali5541
@happyali5541 5 часов назад
Diniyan qila Wa qala ma wacna wa xaran
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 7 часов назад
Dadka anago edeynin rerkaan iyaga si shaki ku jiro u hadlaayo waana views radis san u fahmay ninka marku jirana iyo hada iyada umusheda markey ka hadlayan iyaga dadka musalsal oga dhigayo warka meshe uwadan iyo meshe ka wadan lama fahmo
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 4 часа назад
Ha wa runta kula fikir ban ahay dadki irzaqadi a mel adhag kagashay Ilahay Arazaqada mel adhan nagamagaliyo...
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 6 часов назад
❤❤❤🎉
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 2 часа назад
Sax
@AhmedJigga
@AhmedJigga 7 часов назад
J'espère que c'est juste un mensonge !
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 6 часов назад
Moi Aussi 🎉 A Mon Avis Se Serait Comme Ça 🎉C'étaient De Superbes Copies❤ J'aimais Vraiment 🎉 😘😋😋😘💘💘💘💘💘
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 3 часа назад
Ķkkkkkkk
@NuraAbdi-nh4rs
@NuraAbdi-nh4rs 7 часов назад
Abaayo waa runtaa somaali waxa mahubsadaan qac ayaa sosocota
Далее
GIFTS QAALI NOGU TIMID DUMAASHIDEY
27:32
Просмотров 3,7 тыс.
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 1,1 млн
Million jamoasi - Amerikaga sayohat
12:37
Просмотров 420 тыс.
ROBLOX TRAND AGAIN. Part 7☠️🗿🙋🏻‍♀️
00:16
كيف تكون سعيدا
1:07:07
Просмотров 733
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 1,1 млн