Тёмный

MASAR IYO SOMALIA OO SI ADAG UGU JAWAABAY ITOOBIYA & DAGAAL DIBLUMAASI OO QARXAY 

Abdiaziz Barrow
Подписаться 70 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

MASAR IYO SOMALIA OO SI ADAG UGU JAWAABAY ITOOBIYA & DAGAAL DIBLUMAASI OO QARXAY

Опубликовано:

 

13 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 160   
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 15 дней назад
Soosocda dheh waa liis arkaaye soomaalia ha guuleeysato
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 15 дней назад
Waa sidaas
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 15 дней назад
Thanks Abraizaka borrow for your very interesting and exciting analysis Ethiopia most worrying that does not want Somalia people living in peace and having strong military power to 1977 Abi Ahmed regime ideology and agenda seening Egyptian and Turkey government playing very important role in the horn Africa I hope Egyptian government must play very decisive and very serious to bring it most military sophisticated weapons such as air defence and naval troops this will give a good massage to Abi Ahmed regime to think twice
@somalidhalada1960
@somalidhalada1960 10 дней назад
Waan soo dhawaynaynaa ciidamada masar 👍👍👍👍👍
@YusufcabdulahiMujerten
@YusufcabdulahiMujerten 15 дней назад
Mansha Allah. Walal. Somaliya. Guul. Tukiga. Guul. Masar
@user-nc3yg8uf9b
@user-nc3yg8uf9b 15 дней назад
Xds waana go'anthy difaacida dalkena. C/casis barow waxan kaa codsanayaa inaad dhexdhexaad ka noqon dagalka lagu hayo wadankada,xeer saxaafadeed kuma celinayo marka shisheeye nasoo weeraro.
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j 15 дней назад
Somaaliya waxay u soo hub urursatay somaliland cadawga soomaliya u taqaano masarna cadageegu waa somaliland cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar cicida loo midiyo tuntay waa somaliland somaliya way bil biloday baroorto origiga ka wayn somaliland dad laqabsan karo maaha itoobiya our brothers ❤❤well come beside us
@omarhussien8958
@omarhussien8958 15 дней назад
Uma maleynayo in wax dagaal ah dhacayo egypt meelna ciidan ma geyn karto ilaa America la ogtahay mooyee. 10,000 Egypian soldiers lacag fiican beey qaadqnayaan Ethiopia wey ka maseyrtay askrtooda la eryayo! Project somalia lacag badan baa laga sameeyaa mana dhawa waqtiga ay dhamaan doonto!!....I hope ineey naga caawiyaan tababarka ciidanka&Qalabeynta.
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 15 дней назад
I love the way your explaining very good well done
@MunaCalinuur-mp4bg
@MunaCalinuur-mp4bg 14 дней назад
Wasiirka gashandhiga guulayso somalia guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@omerjibril7318
@omerjibril7318 15 дней назад
Egypt 🇪🇬 more than Welcome to Somalia 🇸🇴
@mukhoaideed3156
@mukhoaideed3156 15 дней назад
Thanks waxaad noo soo diyaarisaa warar tafatiran iyo falaqayntooda oo aad kasoo xigato ilo wareedyo sax ah. Go forward Mr barrow
@AbdiAgood
@AbdiAgood 15 дней назад
❤😂❤ku mahadsanid Tabintaada Wararka mihiimka ❤❤😂❤
@user-dk7hk3ph1b
@user-dk7hk3ph1b 15 дней назад
Itoopiya yaa lala fadhiisan
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 15 дней назад
Hadalka Ethiopia ayaa ka cad Kan Soomaaliya ayada oo aan wax dhul iyo dad midna laga hayn ethiopia siday u hadashay arka
@ahmedsiyaasi961
@ahmedsiyaasi961 15 дней назад
ETHIOPIA, WAXAY AAMINSANTAHAY IN SOMALIA AYADA WAX LAGA WEYDIIYO OO AY U DHAXEYN XUDUUD LA AQOONSAN YAHAY.
@AbdirahmanAbdirahman11
@AbdirahmanAbdirahman11 15 дней назад
Itoobiya soomaaliya inay cagaha iskutaagto maogola
@DALMARXasan-us3qo
@DALMARXasan-us3qo 14 дней назад
Somaalia haguuleysato in shaa allaah ❤
@gaafaneabdi675
@gaafaneabdi675 15 дней назад
Asc,Mr Barrow aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay sida wacan ee aad noogu soo diyaariso wararka xiisaha leh. hadda ayay xaaladdu meelmacaan maraysaa, Allah ayaynu tala saaraneynaa.
@BadriCabdi-fu1yo
@BadriCabdi-fu1yo 15 дней назад
Itoobiya.waa garteed inay hawasato dal somaliyeed oo madax banaanidiisa haysta markaan ka aamusay dal kaygii somaligalbeed laakiin ilaahay baa iikeenay fursadii aan iskaga qaadilahayn heeryada gumaysigu muda dadheer isaarayd itobiya ha udiyaargarowdo xabadii soomasligalbeed
@BaasheAxmed-c8p
@BaasheAxmed-c8p 15 дней назад
Asc c casis barow itoobiya waa laga difaacayaa somalia
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 15 дней назад
Somalia 🇸🇴 Guul
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 15 дней назад
Wasiirka gashaandhiga Somalia 🇸🇴 guuleyso
@halimamumin3643
@halimamumin3643 15 дней назад
Wax dul Somaliyeed la yiraahdo ma jirto. Somaliland kama mid ah Somalia. Somaliland waa dal ka madax banaan Somalia.
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 15 дней назад
Comments kayga. Waxaa ay u eg tahay hadalada deel qaafka ah in ay soo dhawaatay goortii ay, Maybe afka ay ka bixi rabtaa xabada ilaahay hana bad baadiyo aamiin.
@abdurahmanmohamed7492
@abdurahmanmohamed7492 15 дней назад
Asc aniga waxaan qabaa in in iskadhicino Ethiopia wlh aniga diyaarbaan u ahay dhulkeeyga in aan difaaco
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 15 дней назад
itobiya iyadaa dab ku ciyaareysa way dhadhemin hadii allah idmo inshallah Somalia 🇸🇴 Egypt 🇪🇬 👍
@user-hf3no8oc4w
@user-hf3no8oc4w 15 дней назад
Mr.Nur keep going
@halimamumin3643
@halimamumin3643 15 дней назад
Bootada Somalia weey ka shalaayn doonaan. Masar waxba Somalia u qaban meyso ee yeey Belaayo u yeeranin. Hadii ay Masar Cid wax tareyso Falastine oo deriskooda oo muslimiin ah ayeey Albaabada ka xirteen.
@seed3966
@seed3966 15 дней назад
Ceebta somali maanta heytaa wxaa u sabab ah xukuumda villa soomaaliya xasan iyo waziradiisu ugu hureeyaan 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏
@adammanur9012
@adammanur9012 15 дней назад
Insha Allaah Nabad iyo isfahan ayan urajaynayaa
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 15 дней назад
Allaha soo ururiyo Ethiopia waan isnaqaana waa tii soomaaliya midden laheed ninka qoomiyadii Ethiopia ladhacdhacaaya dharbaaxshada soomaali ayuu rabaa
@Ygtyy
@Ygtyy 10 дней назад
Somali guuuul ❤❤
@makoarreyeh6369
@makoarreyeh6369 11 дней назад
guul somali
@saladofficial7898
@saladofficial7898 15 дней назад
Kkk itobiya ayadonan lesgarin ayay kaba heda ay ka carareysaa 😅
@RahmaMaxamut
@RahmaMaxamut 14 дней назад
Soomaaliyo guuleyso
@adanxasan8562
@adanxasan8562 15 дней назад
Waqtigan ookale xabadaa xalah,"
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed 13 дней назад
Wan soodhoweyneynaa walalaheyn noosoo hiiliyey ee reer masar
@Axmedyaasiinmuxumed
@Axmedyaasiinmuxumed 15 дней назад
Asc wariye MAAD hurudaa Somaliland kama mid ah somaliya labadooda ayaa laysku odhanjiray ribablik ofsomaliya ayay ahaayeen
@user-jz4jh3hl9v
@user-jz4jh3hl9v 15 дней назад
Hhhh rasaasta xagee ka werayaysa isaaaq ba jabiyaÿ 77kii wajaala laga galay imka xagee
@user-dp1fw6qe2i
@user-dp1fw6qe2i 15 дней назад
😂😂😂😂.goormee isaaqu dagaal.bartay waa tii siyaad bare HG idinnka difaacdaye
@user-hf3no8oc4w
@user-hf3no8oc4w 15 дней назад
Abdiazizo Somalia it needs chini na maji and juu ya maji amukeni Somalia wanalala
@mukhoaideed3156
@mukhoaideed3156 15 дней назад
Asc mr barrow
@wiilkawaddanika3942
@wiilkawaddanika3942 15 дней назад
hadlkii wariyaha masar waxay u muuqadaaa in laxauusiyo dlaka ogaadenia inuu yahay dal ka madax banaan somali iyo ethiopia good news
@AsedDhere
@AsedDhere 12 дней назад
Waa soo afjari doonaa Ethiopia
@user-ie8fl8kp9q
@user-ie8fl8kp9q 15 дней назад
Masar xadii waxqaban karto falastiin maduxilisid
@Shaakiryare-yt2yn
@Shaakiryare-yt2yn 15 дней назад
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪💪💪💪💪💪💪
@user-dp1fw6qe2i
@user-dp1fw6qe2i 15 дней назад
1977 you know😂😂
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 15 дней назад
Allow xasan xoolo na dhaafi dalkii waa gadey ma dhargo
@somvideo-k3u
@somvideo-k3u 15 дней назад
Xolaad tahay xasan ma dhex dehxaad ayuu ka noqonayaa badiisa oo la qadanayo HSM ayaa xukuma dalka mjdaas aamin
@abdi7932
@abdi7932 14 дней назад
@@somvideo-k3u😂😂 10k ciidan ethopian ayaa joga, maxaa kuu hadhay 😅
@MoussaAden-jc9ys
@MoussaAden-jc9ys 15 дней назад
Su.aal. iyo. Jawaab. Abasiniya. Haddi. Ay. Modayaan. Soomaliya. Waad. Qabsan. Karta. Been. Ayay. Isku. Sheegay sa. Itobia. Manta. Far. Uun. Hadhaqajiso. Harar. Iyo. Hadaba. Hawaas. Balaan
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 15 дней назад
Xayaawaan maad sheegtid abyi inuu isagu abuuray qalqalka geeska africa. Markuu yiri xoog ayan ku qabsanaya somalia cidna kala tashan maayo. Adiga jaajuus ethiopian ayad tahay lkn maxaad qaadi kartaan.
@nature5508
@nature5508 15 дней назад
Ethiopia in lagala hadlo mahan shirkasta oo layskugu yimaado waa in lagaga hadlaa dhulkeena oganden region
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 15 дней назад
Somalia WAA XOR ETHIOPIA WAA CADOW LAKIN SIYASADA XUMADA AYAA SOMALI SI FOGEYSAY
@xaylexayle4529
@xaylexayle4529 15 дней назад
C/caziisoow aad aad umahadsantahay sida noogu faafaahisay xaalada saamaaliya masar&itoobiya waxayna u egtahay war raga kala qabta iney ki dhamaan doonto /./alllaha sahlo
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 15 дней назад
MASAR DAN SOMALIYA UMAHAYSO EE XASAN AYA WAULABANYIHIN WAYO WU UJAWABI LAHA ABI AXMED
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 15 дней назад
shugran ❤❤
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 15 дней назад
Ethiopia haloo sheego Gobolka wuxuu qalalaase galey maalintii ay soo damaaciye dhulka Soomaaliyeed inkireen madax banaanideena dhuleed, siyaasadeed iyo wadajirka Soomaaliya. Waxba yaan la barooran, Nin walba geedk eerto ayuu miraheeda gurtaa!
@maarshaal9565
@maarshaal9565 12 дней назад
WASIIRKA GAASHAANDHIGA SOOMAALIYA WAXAAN LEEYAHAY GEESI GEESI DHALAY NA DAGAAL GALI DIYAAR AYAAN KUU NAHAY NAFF IYO MAAL WAAN HURAYNAA
@mohamedhusseinahmed8939
@mohamedhusseinahmed8939 15 дней назад
Itobiya waxee laheed ujeed dheer balse ujeedkii ee laheed waa lagu fahmay. Waxee itobiya ee wado waa dagaal. Lkn itobiya waxee iloowday dhul somaliyeed in uu naga maqan yahay. Balse hadii itobiya ee dagaal soo qaado faido ween ayaa nogu jirto. Sababto ah dhulkeena ayaan ka soo ceshaneenaa in shaa Allah.
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 15 дней назад
Ethiopia somalia oo cid taageerto leheen ee iska dhicisay iyado taa kuleen heleeso miye Ethiopia u taahesa
@barrehassan88
@barrehassan88 15 дней назад
ITOOBIYA WAXAY SOOMAALIYA HORAY UGA DHIGATAY MUSQUL AY KU QUBAYSATO OO CIDNA KA CESHANIN, SOMAALIYANANA MUSQUSHII QUNFUL AYEY KA SAARATAY
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 15 дней назад
Kacdoonka Somaliyeed baa loo bahanyahay dagaalka ee Somalia waa mid loo laga rabo inay dalkooda difaacan murukh iyo maalba dhalinyarooy kaca.
@AbdullahiSoofe
@AbdullahiSoofe 15 дней назад
Master sax
@husenIbrahim-n9o
@husenIbrahim-n9o 15 дней назад
dad badan ayaa riyoonaya ee hurdada katooso
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 15 дней назад
Itoobiya weyna damacday se cashar adag ayaanu u dhigeynaa Iinshaa allaah
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 11 дней назад
Fadlan namaqashii hadalka masar
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 15 дней назад
Etopi waxey moday malaha soomaali gobol ka mida ileen wa cawane
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 15 дней назад
Etopia illahbaa kashifay. Dhibkey somalia ku heysey baa bananka timid
@Mboqole
@Mboqole 15 дней назад
Haa qaraxdo anigo jigjiga jooga aya ku farxaya
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 15 дней назад
Fulayaasha masar dhukkaa lahoos marin
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 15 дней назад
ما هو الشيء الذي ليس له بدايه ولا نهايه
@aliabdullahiweheliye8298
@aliabdullahiweheliye8298 15 дней назад
ايثوبيا تحس ان الصومال أصبحت تتفوق عنها من حيث العقلية الدبلوماسية ومن حيث قيمة الموقع . عرفت ايثوبيا انها كانت تهدد الدولة الصوماليه المجاوره لها لكونها شبه ضعيفة حسب ظنها. ايثوبيا حتى الان لا تعرف طبيعة الصومال ،وان الشعب الصومالي شعب شرس ،لن يقبل ولن يسمح لأي عدو خارجى ان يطأ على ارضة مهما دخل فى قلبه الغرور. اؤكد للجميع ان ايثوبيا ستخر لو خاضت قتالا لا يحمد عقباه. على عبدالله الصومالى
@CabdiAliyuusuf
@CabdiAliyuusuf 15 дней назад
Waan kugu raacsanahay aragtidaada sax
@AbwaanAliSamaan
@AbwaanAliSamaan 14 дней назад
Guuleeso sxb Masar muhiimadeedu waa. Bada cas. Ooo xuutiyiintu jugta ku haayaan. Hadey itoopia bada casaan difaacaa. Laheed. Hada masaraa u diyaarsan bada cas itopiyaan cid kawareeseesa malahan sxb Waayoo. Badba ma qabaan . Dagaalna cid uga futa xun malahan sxb Adne xaqiiiiqdaaan kugu taageeraaaa. Sxb
@Mmmmmmmm-s9z
@Mmmmmmmm-s9z 15 дней назад
Ethopia iyadaa balaayada biloowdey oo ku xadgudubtey midnimada iyo madaxbanaanida soomaali iyadoo naga haaysata gobalka Ogaden ayaay rabta inaay badeena ku darsato
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 15 дней назад
Oo wll ma dhul miyey Naga haysataaba😢
@mohamedsharif3843
@mohamedsharif3843 15 дней назад
Dhalin yarada haqadato hubka Rag iyo dumar hana laiska dhiciyo Itopiyanka somaliya somali baleh
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 15 дней назад
Dowladda Soomaaliya Warbaahinta ha Naga edbiso. Magaca kaliya ee looyaqaano cadawgeena waa kooxda taagta daran. Uu kan waalan burburibaya
@awaleahmed2387
@awaleahmed2387 15 дней назад
Waa nasiib daro maanta sidii falistiin Somali lagu murmo
@Ygtyy
@Ygtyy 10 дней назад
Abdi asis barow
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 15 дней назад
BEENLOOW 46SANO QASKEENA IYO KALA QEYBINTEENA AYAAD KU MASHQUULSANEED ILAAHEY BAANA SOO GABAGABEEYEY
@mustafesulyman
@mustafesulyman 15 дней назад
Welkom.masar.to.somaliya
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 15 дней назад
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa maah maahdii Soomaaliyeed waxaa ay ahayd qaniinyo ayaa qaniinyo kaa fujiso because Itoobiye ayada ayaa ku soo xad gudubtay qaranimada dal Keena Soomaaliya narka haddii dalka Soomaaliya uu bur buray qalbiyada dadka Soomaaliyeed ayaa nool oo inta qof nuux sanaayo naftana ku jirto waa ay difaacaan doonaan. Marka Soomaaliya cidna kuma,xad gudbayso nana ja yeelayso in kagu soo xad gudmo qaranimada dal Keena Soomaaliya.
@mohameddakane8590
@mohameddakane8590 15 дней назад
Somalia story is damn if you fight & damn if you don't. Either way Egypt or Egypt Ethiopia wants war
@horyaalkashacabkasomalia5513
@horyaalkashacabkasomalia5513 14 дней назад
Asc barrow waxaan codsanayaa barnaamij inaan ka sameeyso .awooda ciidan ee itobiya iyo masar is barbar dhib
@TiitowAadan-b4d
@TiitowAadan-b4d 15 дней назад
Somali guul
@alikofi2469
@alikofi2469 15 дней назад
TikTok iyo Abi axmad 2daba waxa xukuma imarad
@QaasinmohamedQaasin
@QaasinmohamedQaasin 14 дней назад
Msar dan uma aha somaliya somalidu haka firsadan
@xaylexayle4529
@xaylexayle4529 15 дней назад
Asc
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 15 дней назад
Dagaalkii bariga dhexe ayaa loosoo rarayaa bariga afrika
@wagadadawe6156
@wagadadawe6156 15 дней назад
Somalia waxa ka buuxa oromo axmaar kaadida iyo xaarka habeen kii barkada oo jajuus Ethiopia mushaari ah iyo somali jajuus Ah waliba hasan sheikh dawladiisa qabiilada Somalia madaxa u isu galiyey meelkasta dagaal laba qabiil o daris ah waa isku diray xataa ciidankii 5000 o eritrea lagu so taba baray waa kala diray guryihiina aada dhahay sabab tu asaga laga rabaa
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r 15 дней назад
Maxa uu haystaa wasiirka soomaaliya hhhhhh
@habibamahad8009
@habibamahad8009 15 дней назад
Kilinka shanaad Ethiopia ha xoreeyso
@khaliifbaryare3022
@khaliifbaryare3022 15 дней назад
Ethiopia wada hadal Dan ayaa ugu jirto laakin anaga wada hadal kagali meyno dhulkeena hooyo dowlada soomali waa in eey kasaaran wadanka gabi ahaantis ciidamada Ethiopia si aan uhubiyo madax banaanida dhulkeena hooyo baroow hoowsha halkaas kahaay anagana daaha gadaashis ayaa kaala soconaa xurnimo iyo nolol ayaa noorajeynaa bi,idni laah
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 15 дней назад
Wariye fadhiya ayaad tahay maasha alaah
@mohammedkeinan8040
@mohammedkeinan8040 15 дней назад
waxay ilatahay itoobiya waxa aykadamacssneyd in ay soliya qaadato sidhameystsrsn tani waxay kunoqotay hungo layaanmaleh waxkastaa ookadoobaxo
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 15 дней назад
Adduunka maanta ma jirto cid wax kala qabtaa ama qaldanaha runta u sheegtaa. Balse waxaa la moodaa in qaar badan dani ugu jirto in dagaal qarxo.
@MuuseAden-w6n
@MuuseAden-w6n 15 дней назад
Dagalkan 3sadax gesoodka ah somalia wa,inay Ayadu isu tashato masar Dana siyaasadeed ayaay kadhexradin haysa dulanka Ethiopia waxa wajihi kara somalia Oo mideeysn hadikale Ayaa nala qabsn?
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 15 дней назад
46 sanoo dhac iyo boob ah ayay nagu hayeeen
@husenIbrahim-n9o
@husenIbrahim-n9o 15 дней назад
waxaay u egtahay lamafilaan iyo waxaan la,ilaabidoonin inaay dhaceyso balse inaan aamuso ayaa ilaquman
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 15 дней назад
Scww
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 15 дней назад
Horta Soomaali iyo Itoobiya waxay kala yeelaanba walee masaaribaan wax kutarin laakiin isku maaweeliya oo ka dhigta nafis siyaasadeed
@saafi1302
@saafi1302 15 дней назад
Tafaraaruqaanu kaga baxayna waaguul noo soo baxa ithiopia waayo awelba anagu dab korkiis baan ku jiifnay raaxo maanan haysan dalkuna maxmiyad inuu galo dawladeena jilicsan baa keentay ciida madooda iney cayrisey ahayd safiirkooda ruufyaankaa
@mahamedwali8730
@mahamedwali8730 15 дней назад
Abye shmed Wuxuu soodadajinaya qorshe qaadan lahaa sanada badan
@hawohassan8559
@hawohassan8559 15 дней назад
Guul somaaliya iyo Masar
@Mustafaali-tr7xl
@Mustafaali-tr7xl 15 дней назад
3dii maalin ee dunbeysay ayaan dhageystay ninkaan hadalkiisa markastana waxa uu ka hadlayaa Ethiopia ayaa walwalsan amnigeeda ayaa qatar ku jira marka u danbeeyana hadalkiisa wuxuu kusoo gabgabeyaa dadyahow sidee u aragtaan marka waxaan isweydiiyay hadii Ethiopia walwalsan tahay maxaa isaga ka galay mise waa wariye Ethiopian ah
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 15 дней назад
Somaliya waxa kudhaca faligi mana aha somaliya maha midi kahorategi karata
Далее
Китайка и Зеленый Слайм😂😆
00:20
Top U.S. & World Headlines - September 12, 2024
9:32
Просмотров 109 тыс.