Тёмный

MASEER PART 46 

Family Sagal Channel
Подписаться 287 тыс.
Просмотров 223 тыс.
50% 1

PLEASE SUBSCRIBE 200K NAGAARSIYA THNAKS

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 420   
@maryanxayti1293
@maryanxayti1293 6 месяцев назад
Markaat dubeysan wlee labada qof wada hadlayaan soo gaabsha hadalka oo yaan laga dhigin dhirir kaliya inti ila qabto like
@mohamedadenhadi4968
@mohamedadenhadi4968 6 месяцев назад
Sax waa runta walaal
@user-uz9ub4vx3e
@user-uz9ub4vx3e 6 месяцев назад
Haaa wankula qabaa
@xayaadcabdi4347
@xayaadcabdi4347 6 месяцев назад
haa waliba munasar iyo a.k
@user-pc7nf4nu8k
@user-pc7nf4nu8k 6 месяцев назад
Wan ku qabaa labdi qofodba dhor daqiqo qadan
@user-jx4jt8tj6z
@user-jx4jt8tj6z 6 месяцев назад
Haa sax
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin dhamantin walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-tj7yq9kk1b
@user-tj7yq9kk1b 6 месяцев назад
Hodon yariiseey waa ku sugtay wallahi sucdi doqon waa laguu gu sugay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 6 месяцев назад
Warqada hadey mar kale gacanta sucdi galaan aniga riwayadu wa iga bis wlhi😢😢😢
@hodanxasan8066
@hodanxasan8066 6 месяцев назад
Ila meereeyso caadi ah ee noqee bee😂😂😂
@umumascuud3307
@umumascuud3307 6 месяцев назад
ani xiaa wa iga bis😮
@hibaaqahmedduale9677
@hibaaqahmedduale9677 6 месяцев назад
Sido kle wlhi
@AishahersiDhabaney
@AishahersiDhabaney 6 месяцев назад
Kuwaan ruwaayadahooda maba dhameesto waaba nacaa waayo ciil igu dilaan hada rueayadaan 4 mAlin bis dawanooya😂😢
@____0934
@____0934 6 месяцев назад
Kkkkkkkkk hodan sewax yeshay sucdi sedaremi halke maraysa😅😅😅😅😅
@Suddoboy
@Suddoboy 6 месяцев назад
Makaranayo sxb 😅
@GenyoXarago
@GenyoXarago 6 месяцев назад
Sacdiyo iyo asad isku rabaa yaa igu raacsan in sacdiyo markeeda gumeysato gabdhaha dhamaantoot hhhh nabsi bax camal
@fahmayare8007
@fahmayare8007 6 месяцев назад
Aniga😂😂
@halimoahmed45
@halimoahmed45 6 месяцев назад
Hodan lama Rabin in ay is kashifto ayadoon asad gacantiisa galin. Ama aysan iska horkeenin qayaanoo laasha.
@user-sr5sj2cc9q
@user-sr5sj2cc9q 6 месяцев назад
Haa wlhi
@xayaadcabdi4347
@xayaadcabdi4347 6 месяцев назад
haa halkaasa filimka fashil uga yimid
@halimoahmed45
@halimoahmed45 6 месяцев назад
@@xayaadcabdi4347 Haa. Waa in ay ka shifaan sheekada. Hadii. Kale. Sucdi Waa soogeleeysa. Waxaa dhici doonto Yaan la is aaminin. Film Wuu dheeran doona
@AbdikafarInkas
@AbdikafarInkas 6 месяцев назад
Inta og warqadaha sacdiyo gacanteda iney galayaan Liketa
@sacdiyahassan4729
@sacdiyahassan4729 6 месяцев назад
Ayadane Waxaa ka qaadi doono Sacdiya walalkeed e baran doontaaa😂
@ifrahaden3782
@ifrahaden3782 6 месяцев назад
Hodon waamaxay nacasnimadu maxaad ugu sheegtay sucdi in aad hayso waraqaha jaw 😢
@user-pc7nf4nu8k
@user-pc7nf4nu8k 6 месяцев назад
Wiilka darawalka ah codkiisa wuxu isoxasusiye oo u ucd eg yhy Abwaan Geesi allow kunxriiso
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 6 месяцев назад
Asad Ma ahaa intooda kle waa wada😂khayaanoole ankee labadii😂 uu shaqada siiyey Sagal iyo AK ayey la jireen😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 6 месяцев назад
Wixii aan kabaqaayey baa dhacay wada riyo😢😢
@simankaarshe-vt2dk
@simankaarshe-vt2dk 6 месяцев назад
Maxey ahaayeen😂
@halimoahmed45
@halimoahmed45 6 месяцев назад
Illaahey amarkiis Aniga.hada Sucdi waxaan u nacay sidii cadawgeeyga. Maxaa dadbadan oo san ah nolosheeyda lasoo daristay😊
@maaidaabdullahi787
@maaidaabdullahi787 6 месяцев назад
Hodoneey dhaqsi sii waraqadaha asad
@TheSamiya17
@TheSamiya17 5 месяцев назад
Hhhhh filmka dhan ayaba dhamanayo markase😂
@NimcoXuseen-hc4jf
@NimcoXuseen-hc4jf 6 месяцев назад
Sagal❤❤
@iqraahmed8159
@iqraahmed8159 6 месяцев назад
First one ❤❤
@user-mm5yw2ph3e
@user-mm5yw2ph3e 6 месяцев назад
Inta igula duceyneysay iney sucdi warqadaha helin ismujiya
@AishahersiDhabaney
@AishahersiDhabaney 6 месяцев назад
Hadey waa hesho la dhaho waaban iska daynaa rueaayadaan
@user-lc9gi5vl5o
@user-lc9gi5vl5o 6 месяцев назад
Alla wlhi cawa 😂Manoli hhh Asad iyo ek ìyo sagl kkkkkkk
@husseinmahamed5762
@husseinmahamed5762 6 месяцев назад
Hayaay Munasir in love 😂😂😂😂
@user-sr5sj2cc9q
@user-sr5sj2cc9q 6 месяцев назад
Wixii dhan Asad garacayey riyo lemaheed 😂😂😂
@canabyoonis8376
@canabyoonis8376 6 месяцев назад
San usugayay Lee
@shukrijama5399
@shukrijama5399 6 месяцев назад
Haa 😂😂😂😂😂😂
@user-pc6in8qd8b
@user-pc6in8qd8b 6 месяцев назад
Walahi cwa said uqosly 😂😂😂😂😂😂😂😂
@amiiraozmanfarah6250
@amiiraozmanfarah6250 6 месяцев назад
Waaw hodan film waa shiday waleh😂😂❤
@saadaqmohamed27
@saadaqmohamed27 6 месяцев назад
First
@farixaabdi3102
@farixaabdi3102 6 месяцев назад
Omg ❤
@HaniMubaarak
@HaniMubaarak 6 месяцев назад
Allah is one😢
@user-oi9hp8gw9j
@user-oi9hp8gw9j 6 месяцев назад
❤❤❤
@sanuush
@sanuush 6 месяцев назад
😂😊
@faadumocumarfaatima6586
@faadumocumarfaatima6586 6 месяцев назад
Ku soco hodoneey naga kululeey naagta
@ubaxabdullah8864
@ubaxabdullah8864 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤scw
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 6 месяцев назад
Walee AK warkiisaaba igu socda aniga Hhhhkkk😂😂❤ he is Funny😅😅😅
@Safiayouallmightknow
@Safiayouallmightknow 6 месяцев назад
Bes wye haday sucdi warqadaha hesho waaka hadhnay filmka
@user-ho9bo3vd3i
@user-ho9bo3vd3i 6 месяцев назад
Jah jah😂😂😂😂😂 axyaaa😂
@HindaNour-s7y
@HindaNour-s7y Месяц назад
France Telecom
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂 wxa iga qosliyay riyada asad iyo ek iyo sagal
@mohamedadenhadi4968
@mohamedadenhadi4968 6 месяцев назад
Why everyone insulted the cleaning lady.We are sick and tired
@sacdiyosiman7633
@sacdiyosiman7633 6 месяцев назад
Heeere wuxu waa riyo😂
@aashacuud91
@aashacuud91 6 месяцев назад
Omg fast me😂❤
@qaali.sharaf.official8116
@qaali.sharaf.official8116 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂istaqfurullah wlhi wan fuuray😂😂😂😂😂😂
@user-ql9ot4zy9i
@user-ql9ot4zy9i 6 месяцев назад
Hoodan waafariida❤❤❤❤
@HopefulDominoes-fe3sf
@HopefulDominoes-fe3sf 6 месяцев назад
Wow I'm the first person
@Ayana8181
@Ayana8181 6 месяцев назад
Ayyy Hodan waa ku qadna😂
@kabadisanadkaesomaliyed1047
@kabadisanadkaesomaliyed1047 6 месяцев назад
Eeky fani😂😂😂😂
@farxiyadeeq8704
@farxiyadeeq8704 6 месяцев назад
❤😂
@sidramrk
@sidramrk 6 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@HindaNour-s7y
@HindaNour-s7y Месяц назад
I
@alisahal2810
@alisahal2810 6 месяцев назад
Haday waraqadahan dib u heesho sucdi filmkan waxu noqonaya faloob iyo marax ee halaga ilaaliyo qoftan waraqadah plz
@sundussalepan-lz4zg
@sundussalepan-lz4zg 6 месяцев назад
Filimka magaca kabedela oo khiyaamo ubedela😂
@amuun9967
@amuun9967 6 месяцев назад
Naa hodaney sacdiyo iska dhaaf waa maskine sucdi isugu taga😂
@ayaandheeg9938
@ayaandheeg9938 6 месяцев назад
Anigaa ugu horeyay cawa
@AbdikafarInkas
@AbdikafarInkas 6 месяцев назад
Warqadaha sacdiyo gacanteda iney galayaan inta ila og liketa
@user-ho6rx3nv1x
@user-ho6rx3nv1x 6 месяцев назад
Maan sha allaah ❤
@hodanhappy7554
@hodanhappy7554 6 месяцев назад
Filimka kaliya ee aniga iyo hoyadeey aan tvga iuo yutubka uga kla tartano
@user-rg6ts3mh1y
@user-rg6ts3mh1y 6 месяцев назад
Isku mid banahy ayadana habenki bee tvga kadawata ana qadada kukariyo oo telkeyga kadawada waqti xadirkanbo oo sacadu thy 12:11pm
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 6 месяцев назад
Sagaleey waa ku salaamay afiga xAjigaada asad iyo dhamaan kooxda dhigtay ruqayada waxaa ku qoslaya wali wuxii jug dhacday akeey ku dhacday iyo sagal riyo leema aheed😂😂😂😂😂hahahahah
@user-sb4kw4bq8u
@user-sb4kw4bq8u 6 месяцев назад
First ❤❤😂
@AxmedSalaad-uy6fb
@AxmedSalaad-uy6fb 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedSalaad-uy6fb
@AxmedSalaad-uy6fb 6 месяцев назад
Hodon waa adoorad sicdi waa doqon
@mahdimohamed8253
@mahdimohamed8253 6 месяцев назад
Baabuurki ugu dambeyn waala dhaqaajiyey ilaa part 46 waala agtaagna 😂 war boorka iska jafa xafiiska computer kena baaburka asad iyado lagu wado hala arko kor u qaada filim ka lacag quura
@user-ld8mr3qv3l
@user-ld8mr3qv3l 6 месяцев назад
Samideey hodaneey sacdiyo lahishii oo wax islawalaaqa saas uu filimka macaan kuyaheee
@user-ne2wp3sz5j
@user-ne2wp3sz5j 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 6 месяцев назад
Watasaaa.hordhicii maanta awalba waan ogga.in uu riyo yahy😂😂😂😂
@qaalimacalin3152
@qaalimacalin3152 6 месяцев назад
Walh waidlaha wariyo
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 6 месяцев назад
Guul hodan i love you so much beating sudia
@user-lx3mg2gh8q
@user-lx3mg2gh8q 6 месяцев назад
Hodan wan watah walahi
@manraj3322
@manraj3322 6 месяцев назад
Musalsalka waa shidan yahy lkn warka tirada bdn naga daayaa
@samaraljacdialjacdi12
@samaraljacdialjacdi12 6 месяцев назад
😢 aniga waxan ku nacay warka oo lagu soo celcelinayo😂
@user-uo9ot6tz9q
@user-uo9ot6tz9q 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-mv5co7fz8o
@user-mv5co7fz8o 6 месяцев назад
5 minut hhhh😂 dadka dawan dona dhowr bilow ama sanado kadib waa salaamaya
@shucaybmaxamed3361
@shucaybmaxamed3361 3 месяца назад
Wnkaa qaaday Anigu hadda ayaan daawanaya film kasta markii la dhameeyaa daawadaa wn nebcahay waxa la sugsugo
@iskufilanhadiyojre2180
@iskufilanhadiyojre2180 6 месяцев назад
Team sucdi😂😂😂😂waraaqihii soohel
@umutazliimlove155
@umutazliimlove155 6 месяцев назад
Ak warkisa dhan wa fani😂 indha adeygi o qofa AK
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 6 месяцев назад
Www hodan
@user-oi3bn7xo3u
@user-oi3bn7xo3u 6 месяцев назад
Wlhi AK WA WATA NIO😂❤
@user-mb5dw5in2s
@user-mb5dw5in2s 6 месяцев назад
Ak wa veln😅😅😅
@ShamsoMohamed-ul6uj
@ShamsoMohamed-ul6uj 6 месяцев назад
😊
@user-ho7cb3du8v
@user-ho7cb3du8v 6 месяцев назад
Caawa wxba majiran miya waji malihidin😂 sagal iyo ninkeedow😂😂
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤ jeceylbaaa galay munasar calashan hodan
@rooblegeele-ib1df
@rooblegeele-ib1df 6 месяцев назад
Munasar hoddan wa xaskisa dhabta
@user-bp7be8cj4j
@user-bp7be8cj4j 6 месяцев назад
Wllhi
@user-rw8fo1bc9d
@user-rw8fo1bc9d 6 месяцев назад
Sacudi cashar baa loo dhigye hodan baa heshye jah 😂😂😂😂😂😅😅😂😅
@Ogaalmediaone
@Ogaalmediaone 6 месяцев назад
Maseer io dumar makala dhamaadaan😂😂😂
@SafiyaxasanNuura
@SafiyaxasanNuura 6 месяцев назад
Hhh😂😂
@husseinmahamed5762
@husseinmahamed5762 6 месяцев назад
Filimkan munasir iyo Asad marka laga reebo kuwa kale waa khiyaanoleyal
@user-lv4im5it6w
@user-lv4im5it6w 6 месяцев назад
Waraqahaan hadi sucdi laku celiyo filmka wuu xumanayaye ka daaya plz ha la fashiliyo khaaiminta kadib ayaga waji kalo ha bilaaban saas uu ku macaanyahay
@user-gw8wo6lo8w
@user-gw8wo6lo8w 6 месяцев назад
Fast
@user-ib1qc4on8s
@user-ib1qc4on8s 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@user-zf7ph3ey5e
@user-zf7ph3ey5e 6 месяцев назад
1 min😂😂😊
@Sundus-wg3pc
@Sundus-wg3pc 6 месяцев назад
Baga waa laa dhirbaxay😂😂😂
@hindaamadin3171
@hindaamadin3171 6 месяцев назад
Duntii soomaliland
@faadumomohamedomar1369
@faadumomohamedomar1369 6 месяцев назад
Hooyadaaa wa S
@FADUMOHusseinYUSUF
@FADUMOHusseinYUSUF 6 месяцев назад
Anaa uhoreeya
@mohamedadenhadi4968
@mohamedadenhadi4968 6 месяцев назад
Hidan is annoying,she keep blaming Sacdio by saying:"you stealing the paper from Assad" That’s bulshit listen and shut up Hodan
@user-uv8qo8id2y
@user-uv8qo8id2y 6 месяцев назад
First one
@user-md5kv3lw1t
@user-md5kv3lw1t 6 месяцев назад
am first today
@Carfayso
@Carfayso 2 месяца назад
Waabeentiis
@user-rg1iz7ps5i
@user-rg1iz7ps5i 6 месяцев назад
Sarar weey see darewmooyaa baadi goob 2aad kulaawo kulahaaa hhhhhhhhhh walre ma aragtid sacdiyo daacad umaleey naagtan waa mas😊
@SamiiraKayse-qk7sq
@SamiiraKayse-qk7sq 6 месяцев назад
😂😂
@user-pq5oo9tc2l
@user-pq5oo9tc2l 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 6 месяцев назад
Manta Xayaysiskina Waa Ka Daysen Bartu Ku Dhamadayna Wad Ka Bilawden Manta Ayaad Ugu Fican Tihiine Sidas Ku Wada
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 6 месяцев назад
Sagaleey qaybta riyada asad run run buu idiin garaacey😂😂😂
@haykal8026
@haykal8026 6 месяцев назад
Ala 😂😂😂Hodan say sucdi u dhirbaxday wan raftay 😂😂😂 cawa filimku wa wada qosol
@jawahirmusa696
@jawahirmusa696 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@user-gm8kv9st8s
@user-gm8kv9st8s 6 месяцев назад
Sucdiyey waxba ha barin kuwas gacantada kuso laban mayane nag karmeda haysata sanka ka hadleyse😂😂😂😂😂😂
@user-ng9wi5xr8j
@user-ng9wi5xr8j 6 месяцев назад
Habka loodharbaxay ayaba kahelay hodan cadi maahan tookah sucdi walaku helay walee😂😂😂😂 cawa 😂😂😂😂
@fadma8449
@fadma8449 6 месяцев назад
Hodan yarey is not easy 😂
@user-sd8jo1iz4h
@user-sd8jo1iz4h 5 месяцев назад
One magatihid
@zakariye2158
@zakariye2158 6 месяцев назад
Suucid wa maxay birikanas ku😂 waa eery cusub😂
@user-xu4iz8xo6s
@user-xu4iz8xo6s 6 месяцев назад
Ala riyadu macaana😂😂😂😂
@Abdirahman-jw6tm
@Abdirahman-jw6tm 6 месяцев назад
😂😂😂
@hamdimohamud9083
@hamdimohamud9083 6 месяцев назад
Waraqahaa waxaa loo dhibi doonaa sacdiyo walalkeed. 😂😂😂😊
@user-uz9ub4vx3e
@user-uz9ub4vx3e 6 месяцев назад
Wey u egtahay😂
@xamdicalimaxamed-mi8ml
@xamdicalimaxamed-mi8ml 6 месяцев назад
Wad mahdsntiin daqiiqada wad dheryseen❤❤❤❤
@user-yg2wi8xd8g
@user-yg2wi8xd8g 6 месяцев назад
Waaw❤❤
@user-qu5vc4dk1d
@user-qu5vc4dk1d 6 месяцев назад
❤❤❤
@user-zp9sx1dh4x
@user-zp9sx1dh4x 6 месяцев назад
​@@user-qu5vc4dk1d😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@mohamedosmaanbarre7851
@mohamedosmaanbarre7851 6 месяцев назад
filimka woow dhamaan rabaa somanka ha xirto
@ruunugaas7552
@ruunugaas7552 6 месяцев назад
Sax
@user-oe2bk8vk6x
@user-oe2bk8vk6x 6 месяцев назад
😮😊😂
@JamiilaNasir
@JamiilaNasir 6 месяцев назад
Qalpigaga xabaaLa waDareeedka😂😂
@faadumomohamedomar1369
@faadumomohamedomar1369 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😢😂😂😂😂😂
Далее
MASEER PART 47
30:45
Просмотров 197 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 3,1 млн
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 120 тыс.
MASEER PART 1
29:20
Просмотров 406 тыс.
MASEER PART 85
22:18
Просмотров 238 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 3,1 млн