Тёмный

MASEER PART 60 

Family Sagal Channel
Подписаться 289 тыс.
Просмотров 195 тыс.
50% 1

PLEASE SUBSCRIBE 200K NAGAARSIYA THNAKS

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 512   
@RaaqiyaSayidAli_
@RaaqiyaSayidAli_ 6 месяцев назад
AK waa wataa wlhi Maskiinka walaalkiis laga dilay oo hantidiisa la dhacay soo ceshtay 👏👏
@apdikariincaydiid3118
@apdikariincaydiid3118 6 месяцев назад
Naa wuxu wa film dee😂😂
@XaawoyuusufXaawoyuusuf
@XaawoyuusufXaawoyuusuf 6 месяцев назад
​@@apdikariincaydiid3118 Hhhhh😂😂
@SaajaCali
@SaajaCali 5 месяцев назад
Hambalyo asad
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 6 месяцев назад
Sagal iyo asad waan ku boodey ilaa xly team AK ahaa😂😂
@maryanxasanmaxamed9962
@maryanxasanmaxamed9962 6 месяцев назад
😂😂
@istahilosman9684
@istahilosman9684 6 месяцев назад
Me to😂😂
@kifaaxaxmed
@kifaaxaxmed 6 месяцев назад
Aniba😂😂
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 6 месяцев назад
Me tooo
@XaawoyuusufXaawoyuusuf
@XaawoyuusufXaawoyuusuf 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@SalmaAxmad-xk7gy
@SalmaAxmad-xk7gy 6 месяцев назад
Aaan ku salino nabigeena muhamad ❤❤scw ❤scw❤scw❤scw❤scw❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤
@ayaanaxmedcali-y8g
@ayaanaxmedcali-y8g 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@rahmaadan3301
@rahmaadan3301 6 месяцев назад
​@@ayaanaxmedcali-y8g!+1❤
@amrilabdirizack5508
@amrilabdirizack5508 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@AbdiqadirBashir
@AbdiqadirBashir 6 месяцев назад
SALALAAHU CALYHI WASALAM ❤❤
@raagearfax3552
@raagearfax3552 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Xaawo2023-z9i
@Xaawo2023-z9i 6 месяцев назад
Kusali xawiibkeena muhamed scw
@ayaanaxmedcali-y8g
@ayaanaxmedcali-y8g 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@amrilabdirizack5508
@amrilabdirizack5508 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@nura8724
@nura8724 6 месяцев назад
Scw scw scw
@nimcoomohammed
@nimcoomohammed 6 месяцев назад
Salalaahu calayhi wasalam
@yasmiincadeey2544
@yasmiincadeey2544 6 месяцев назад
Scw scw scw
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 6 месяцев назад
Hada team Ak ayan ahay😂
@faadumocabdikaafi1881
@faadumocabdikaafi1881 6 месяцев назад
Dhaliyo filimka magiciisa ha kumashquulina wayo waxba ma go ansan karno hadaba mana ogayn asad inu hantida dhacay😂mrka maserkana wa sobaxayaye an sugno
@Haffyy
@Haffyy 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@XaawoyuusufXaawoyuusuf
@XaawoyuusufXaawoyuusuf 6 месяцев назад
Ok😂😂
@MinhaajMohamed-gh5jo
@MinhaajMohamed-gh5jo 6 месяцев назад
Filimka haduu dab iyo holac noqday soomaha😂😊
@XaawoyuusufXaawoyuusuf
@XaawoyuusufXaawoyuusuf 6 месяцев назад
Haa walahi❤😂
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 6 месяцев назад
Caloolsha wayeen cuunto u karso ka dhacaday 😂😂😂😂 sacdiyo fariid
@Aragsan5576
@Aragsan5576 6 месяцев назад
Oasad xolaha maso dhacay marki hore war gulaystuhu waa ekay iyo sacdiyo ban is iri
@abuukarcaato6302
@abuukarcaato6302 6 месяцев назад
Sax waaye flimka waa dhamaa rabyaa
@Aragsan5576
@Aragsan5576 6 месяцев назад
@@abuukarcaato6302 haa walahy
@ikraanmahamud2464
@ikraanmahamud2464 6 месяцев назад
Filinka marhoruu dhamaday xafladbyba udhigeen lkn hdba qaybbay sogeliyaan
@Haffyy
@Haffyy 6 месяцев назад
@@ikraanmahamud2464inte xaflad lagu digay
@Aragsan5576
@Aragsan5576 6 месяцев назад
Rawayadu masayr mahee waa khiyaamo saxib
@Ayana8181
@Ayana8181 6 месяцев назад
Myee waa aarsi😂
@ikramhanuunzan6911
@ikramhanuunzan6911 6 месяцев назад
Anagaa Nala qiyamayey😅
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 6 месяцев назад
😂
@axmedyuusuf9584
@axmedyuusuf9584 6 месяцев назад
❤salalaahu caleyhiwasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhiwasalam❤
@NastexaOsman-e2g
@NastexaOsman-e2g 6 месяцев назад
❤😂🎉😢😮😅😊😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😊😅😢
@user-wk1gt9jo1j
@user-wk1gt9jo1j 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@zamiirayaasin5846
@zamiirayaasin5846 6 месяцев назад
Ak legend wle weye😂😂
@MaryanYoonis-h9i
@MaryanYoonis-h9i 6 месяцев назад
Sagal iyo asad waku boday hello team Ak
@IsraAhmed124
@IsraAhmed124 6 месяцев назад
Sacdiya miskiin way afbaratay😂😂😂
@AmalOmeribrahim-k6w
@AmalOmeribrahim-k6w 6 месяцев назад
Filmka magaca wad ku khaladeen maseer maha ee sirtaa qarson baa loo bixin laha
@UmuAmiira-ho3wc
@UmuAmiira-ho3wc 6 месяцев назад
Aad iyo aad
@Hafsa-q3w
@Hafsa-q3w 6 месяцев назад
Sidan riwayado u dawaneynay anigi ba so taan riwayad so saare noqon rabna😂
@MadiinoXurshe
@MadiinoXurshe 6 месяцев назад
​@@Hafsa-q3wweyka muqata
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-gj6nm8ee8u
@user-gj6nm8ee8u 6 месяцев назад
Naa ima aroosayo miya ala ba.ayeeey Sagaleey kujecliyaa 😂😂😂😂😂😂
@nailsissak3207
@nailsissak3207 6 месяцев назад
Good job keep going sacdiyo iska celi naagta
@naimahussien8092
@naimahussien8092 6 месяцев назад
Sowta wixidhamaba waji kale yeshen
@ZainabAden-h3g
@ZainabAden-h3g 6 месяцев назад
Kkkkk waaw war show anaa uhoreeyo cidi kuma xigi caawa. May dadkii anaa uhoreeyo lahaan jira kkkkkkk
@maduushachannel9247
@maduushachannel9247 6 месяцев назад
Ak in the building war wuxu legend sanaaaaaaa😂
@KhadarCabdi-s7j
@KhadarCabdi-s7j 6 месяцев назад
Ak xalaal maalbuu noqday hhh😅😅😅😅😅
@MaryamXasan-qm6jb
@MaryamXasan-qm6jb 6 месяцев назад
Wow AK wa ku wata
@IfraaxSheekhmaxamuud
@IfraaxSheekhmaxamuud 6 месяцев назад
Lk8n ak dadba uu ka oohisyy wiil adeg. Iga neh
@SAADIAALI-z6c
@SAADIAALI-z6c 2 месяца назад
Ak iLOVE it
@Love-oi1hy
@Love-oi1hy 6 месяцев назад
Number one ☝️ bn Hy sagl caddey ❤😅
@Rayaanmursal8188
@Rayaanmursal8188 6 месяцев назад
La sagal dhibadan. Na ninku kuma aroosayo miyaaaa kulaaa
@Maria-t5v7s
@Maria-t5v7s 6 месяцев назад
Family sagal waa nii taageeraaa ❤❤❤❤
@deeqoabdiaziiz1045
@deeqoabdiaziiz1045 6 месяцев назад
Inta moday inu sacdiyo waydisanayo ek munasar❤
@HoodoMowliid-km6vy
@HoodoMowliid-km6vy 6 месяцев назад
Ak😂😂 waa xarabo
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 6 месяцев назад
Ilaa xalay team Aky ahay Sagal iyo sucdi oo sacdiyo gumeese oo darbiyo jiif noqoda sugayaa Sucdi hada asad jeceshahay oo lacagta ku jeceleen Hada waqtiga adag ha la qeysato
@MunoFaarax-t9k
@MunoFaarax-t9k 6 месяцев назад
Ala hadaa ak ma tajiray😂
@nasrajama3134
@nasrajama3134 6 месяцев назад
Filimka Ak baa atoore ka ah😂😂😊
@Abdalladaldhis
@Abdalladaldhis 6 месяцев назад
Ak naagta markale hantida ka dhici rabto waa gabadha shaqaalaha ah flimka meeshaa ayuu kusoo dhammaanaa
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 6 месяцев назад
Dhici meso sbbto ah ak in isaga laga dhacay hadey ogato waa katabn meso 😅🎉❤
@ShukriKhalif-gh6ql
@ShukriKhalif-gh6ql 6 месяцев назад
Cawa ana uhoreeye❤❤❤
@AbdiqadirBashir
@AbdiqadirBashir 6 месяцев назад
IGULA SALI XAPIIPKEENA MUXAMED SALALAAHU CALYHI WASALAM ❤❤❤
@UmoHudo
@UmoHudo 6 месяцев назад
Scw
@FaadimoMaxamed-r2b
@FaadimoMaxamed-r2b 6 месяцев назад
Ak wata hada kadb❤
@Kiin67
@Kiin67 6 месяцев назад
OmG flmku holac buu noqdy🔥🔥
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤👍👍👍💖
@inahooyoqaali5354
@inahooyoqaali5354 6 месяцев назад
Asad kii Aan maskiinka Moodi jiray oo aan ka nixi jiray Shaw Tuug buu ahaa 😂😂😂Asad Tuug😂😂😂
@ikranabdirahman1238
@ikranabdirahman1238 6 месяцев назад
naa 😂ima arosayo miya alla ba.ayeey 😂😂😂😂
@MohamedAhmed-rt3tg
@MohamedAhmed-rt3tg 6 месяцев назад
very good macsokor caleenshaah
@farhioadan9074
@farhioadan9074 6 месяцев назад
Ak hadanan arag filimku iima bilowna aniga 😂😂😂😊
@HibaaqIsmaaciil-l1x
@HibaaqIsmaaciil-l1x 6 месяцев назад
Sido kale qali
@hodohirsi8104
@hodohirsi8104 6 месяцев назад
Loo Koo Koo Koo Kooasc
@hodohirsi8104
@hodohirsi8104 6 месяцев назад
No no no no go Qa oh lump a ko see🎉🎉🎉🎉🎉
@hodohirsi8104
@hodohirsi8104 6 месяцев назад
😢😢😢
@NaciimoAadan-m8r
@NaciimoAadan-m8r 6 месяцев назад
Sagal gaf iyo gardaro sogAliya mcnyyyy❤
@yousramohamedomar8229
@yousramohamedomar8229 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤ geep going
@AbdikadirSanede
@AbdikadirSanede 5 месяцев назад
Point of correction 😅
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 6 месяцев назад
Midka sacdiyo la dhashay waa doqon 😂😂😂😂
@roodoarab6684
@roodoarab6684 6 месяцев назад
Hada team Ak maan nahay 😂awalpa isaga xaraabihiisa filimka nagu hayay
@fardosoabdullahi4701
@fardosoabdullahi4701 6 месяцев назад
🎉waawaaa mansha Allah sacadiyo
@asmaawil8999
@asmaawil8999 6 месяцев назад
Woow team sacdiyo❤❤✋️
@Dahaboxasan-s4n
@Dahaboxasan-s4n 6 месяцев назад
God qiyimo ha qadin hadad qodana ha dheern
@IdilcaliJaamac
@IdilcaliJaamac 6 месяцев назад
Sacdiya see wax yeeshay😂😂
@kafiyakaba4298
@kafiyakaba4298 6 месяцев назад
Naa ma ii arosyo miya kulaha😂😂😂
@kafiyakaba4298
@kafiyakaba4298 6 месяцев назад
Viva sacdiyo🎉😂❤
@user-ry6jz4ze5g
@user-ry6jz4ze5g 6 месяцев назад
Wow 🎉 Asad waa qiyaanooloe
@Xasan-e8b
@Xasan-e8b 6 месяцев назад
Waa aba keda
@niciimaabdilaahi8415
@niciimaabdilaahi8415 6 месяцев назад
Sawka filnkii sidii filimanta caalmaka waji kale yeeshay 😂😂😂
@abdirabbicawil8679
@abdirabbicawil8679 6 месяцев назад
Oow hada team ak ahy hyaaaY
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 6 месяцев назад
Nagahan boota badana na ka fuqa sacdiyo waqtikedi aya yimid 😂
@nimcoomohammed
@nimcoomohammed 6 месяцев назад
Mahaysaa budhadh la ba ayey😂😂😂
@AyaanMukhtaar-pk1db
@AyaanMukhtaar-pk1db 6 месяцев назад
Yaa jecel filimkan anu wan jecelaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂
@NoormahamudMahamed
@NoormahamudMahamed 6 месяцев назад
Ninka Waa uu arsanayay 😊😊 AK IS THE LEGENDER OF FILMS
@haniisse5090
@haniisse5090 6 месяцев назад
ak 🔥👌
@hodanmaxamud5493
@hodanmaxamud5493 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂 sgal naa ninku ima aroosyo miyaa
@jigji770
@jigji770 6 месяцев назад
Sagalayeey laguma aroosayo😂😂😂
@DeqaAhmed-p9q
@DeqaAhmed-p9q 6 месяцев назад
Adi ma sacdiya lagu dhaha😂😂😂
@rakiaapthirahman
@rakiaapthirahman 6 месяцев назад
Naa ma i aroosiyo miyaa alaa ba.ayeyey sagaleyyyy😂😂😂😂😂
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 6 месяцев назад
Sagal kulhaaa ba ayeye😅😅😅😅😅
@KhadarHas
@KhadarHas 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤ hadu igu scda
@zakariyaApdirhmn
@zakariyaApdirhmn 6 месяцев назад
Ak❤❤
@rahmaalimohamed6052
@rahmaalimohamed6052 6 месяцев назад
Hambalyo team Ak hantideena xaran maha wa so ceshanay👏💯
@hibonura1280
@hibonura1280 6 месяцев назад
ilove ❤ Ak❤
@Miiradiamond.1
@Miiradiamond.1 6 месяцев назад
Hada laga bilaabo team Ak ayaan ahay😂
@falisahmedsiyadsiyad9805
@falisahmedsiyadsiyad9805 6 месяцев назад
Maanta laga bilaawo abgaala ahay maxa kabadaligartaa sacdiyo maskiin waye Ak uhiiliyay😅😊
@hawohosh9198
@hawohosh9198 6 месяцев назад
Abgaal maxaa mesha u kentay
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 6 месяцев назад
Sacadiyo Naag nool❤
@AishaMaxamed-q8f
@AishaMaxamed-q8f 6 месяцев назад
Team Ak one love❤🎉
@Samiyo-m4c
@Samiyo-m4c 6 месяцев назад
Naa ninka ima aroosaya miyaa😂😂😂😂😂
@XamdiFudale
@XamdiFudale 6 месяцев назад
Mansha allh Ak
@AyaanHasan-v6t
@AyaanHasan-v6t 6 месяцев назад
Akhirka sacdiyo lagu warejinaya hantida sacdiyana asad ayay u celinaysa
@umumascuud3307
@umumascuud3307 6 месяцев назад
wxaas wixii hore ayy ahayen asad wa qaain hore
@AyaanHasan-v6t
@AyaanHasan-v6t 6 месяцев назад
@@umumascuud3307 asad ninbudilayba
@hawohosh9198
@hawohosh9198 6 месяцев назад
Asad waxba malahan waa tuug taageradii hore waa dhamaatay
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc 6 месяцев назад
Hada team ek ayan ahay lakine film maseer mahee wa arsi
@kaltuumakalthoum-mt2oq
@kaltuumakalthoum-mt2oq 6 месяцев назад
Hhhhhhhhhh naaa ima aroosaya miyaa ninka
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 месяцев назад
Wwww Ak cwa nin kaloo ila noqday nin rag iga dheh Ak wa ku wataaa aniga
@MunoFaarax-t9k
@MunoFaarax-t9k 6 месяцев назад
Sacdiyo sasaa ka rawaaa❤😂
@ZahraNor-r5w
@ZahraNor-r5w 6 месяцев назад
Alla caawa anaa uhoreeyo kusalaama sagaleey❤
@fawsiajano
@fawsiajano 6 месяцев назад
Ak Nin Adag Filmkuba Imiku sii Macaanaday Kabax
@ismahannor8249
@ismahannor8249 6 месяцев назад
Naaa ima aroosaayo miyaa 😂😂😂 kuma aroosaayo
@ShacbanNmouse-lp4vk
@ShacbanNmouse-lp4vk 6 месяцев назад
Kkkkkk ala sagaley baga laguma arosayo
@KadijoAli-j3m
@KadijoAli-j3m 6 месяцев назад
Hada ima arosayo miyaaa kulahaa alaa sagaalaa😊
@amuunahmed8514
@amuunahmed8514 6 месяцев назад
Kan sacdiya la dhashay waaa Dabaaal Amuuu Ak hantida ka dhacaaaa Lee asne
@amuunqalpi1394
@amuunqalpi1394 6 месяцев назад
Naa ninka ima aroosayo 😢😢Kuma aroosayoh😂😂😂😂😂😂waxbaa cawa ka dhacay
@amiiraozmanfarah6250
@amiiraozmanfarah6250 6 месяцев назад
Sacdiyo iyo ak wa is arosayan😂😂
@lakihaajiahmed
@lakihaajiahmed 6 месяцев назад
Jah saana rabay yqy❤
@Samiiraxassan-e3q
@Samiiraxassan-e3q 6 месяцев назад
Zagalaey ramadaanta malajoojinaya😮😮😮
@umumascuud3307
@umumascuud3307 6 месяцев назад
ramadanku wa cibaadee youtop ba iska xir
@MuunaAxmed-o1x
@MuunaAxmed-o1x 6 месяцев назад
Sagaleey asad wuu naxee ka kala ridh baruurta sidii hore ayuu ku qurux badna eee😂😂😮😮
@ZakiChannel147
@ZakiChannel147 6 месяцев назад
Mayee wuuku aroosi doonaa 😂😂
@SafaaTahliilcalibare-tl6vq
@SafaaTahliilcalibare-tl6vq 6 месяцев назад
Waaw waan idin wataa 🎉🎉🎉🎉🎉tiim sagal
@zamiirayaasin5846
@zamiirayaasin5846 6 месяцев назад
Waxay tiri caloosha weyn buuxi😂😂😂
@mohamethzhafi6376
@mohamethzhafi6376 6 месяцев назад
Sagal io Sacdiyo Ana dhaaay mana oga labo Hoyaa ikala dhalay ii aminaa
@Nofacenoname12
@Nofacenoname12 6 месяцев назад
Filimkan mcn waye lkn one problem ayad qabtan labo qof aya 10 mnts shekeysani waxkabadala
@saramire3231
@saramire3231 6 месяцев назад
Adaa naag iyo wax ka xun ah ereygaas waa qalad iska saxa afsomaliga
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 6 месяцев назад
Naya waye nag ma aha
@saramire3231
@saramire3231 6 месяцев назад
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 wali waa qalad naaya mecnaheda waa naag why looga xumaana naagnimada mexey dhib leedahay
@Nin.xaasle.wa.wllkey.
@Nin.xaasle.wa.wllkey. 6 месяцев назад
Marki horay asad ayan watay lkn manta hadba xolaha horay u so dhacay wan la labtay intan horay ku tageray eky ayan wata maanta laga bilabo❤😊
Далее
MASEER PART 61
28:43
Просмотров 236 тыс.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 36 млн
БЕЛКА РОЖАЕТ? #cat
00:24
Просмотров 733 тыс.
Ciid mubarak vlog
14:46
Просмотров 146 тыс.
MASEER PART 91
22:40
Просмотров 208 тыс.
MASEER PART 94
22:10
Просмотров 198 тыс.
MASEER PART 53
29:14
Просмотров 231 тыс.
MASEER PART 77
24:50
Просмотров 191 тыс.
ROUTINEKEYGA OO KOKO iyo AMIIRA COD SAARAY
15:42
Просмотров 1 млн
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 36 млн