Тёмный

MASH MASH WAXAAN IS LEEYAHAY AAD BUU U FUDUD YAHAY ANNA JEEKEY 

Anna Jeekey
Подписаться 69 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

MASH MASH WAXAAN IS LEEYAHAY AAD BUU U FUDUD YAHAY ANNA JEEKEY #mashmash #annajeekey

Приколы

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@abdi-gacalomar5820
@abdi-gacalomar5820 2 года назад
Naa heedhe wiilkii ku calfadaa macmacaan waa ka dhergayaa, masha Allah 👏
@xaluushaibraahim7454
@xaluushaibraahim7454 2 года назад
Masha allaah aana ani cunta katintaada ayaaba iska jaclahay runtii waxbadan soogali hada mash mashkaan waa isku dayaa inaa sameeyo
@aminacmaalik1286
@aminacmaalik1286 2 года назад
Abaayo masha masha ka qurux waye wllahi hore u socu Abaayo 👍👍
@marexangirl5093
@marexangirl5093 2 года назад
Plz jikadha kanadifi daqsiga iyo wxas umaficno melahaso kale video gaan miidh calamka laga dawanayoh wyh SI qurx bdn onadiifa unaa dhuub. anyway adhbu ufcnyhy
@munoahmed5442
@munoahmed5442 2 года назад
Maanshaallaah tabaarakallaah qurux dumarey zxb hore usoco ani ahaan waa kuhaystaa alaabtan thanks xbbtii
@somaliantiktok5855
@somaliantiktok5855 2 года назад
Maa sha alah wlh waligey macsharo si loo sameyo ma aanan arkin . Keep going wlh cunto cakarinta waa habka ugu fudud uu channel kaaga ku kala kici karo
@sophiaiprahim5021
@sophiaiprahim5021 2 года назад
M.a abyo tixsiga qurunka iska ilaali jikada iska bufi
@hassanisseali7413
@hassanisseali7413 2 года назад
Hormarka bulshada ayuu kujuraa inaad xariirisaan
@manasharashid5596
@manasharashid5596 2 года назад
Ayy afbarawe waha ladeha mashmashi macaan waye 😋😋😋😋
@maryaniitacadey6039
@maryaniitacadey6039 2 года назад
Keep going hormar wacan aana jeekey waxaa thy gabar wanagsan mashallah
@hodanahmed6869
@hodanahmed6869 2 года назад
Mashaa alah abayo lelefoow iyo baradhda ukunta dhexda laga galinayo horumaraa kuurajeynaa waxabadaa no faa iidaysay
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 года назад
mashaAllah tabrikllha aana gacantada Allah haku barakeyo xabti hor usoco ❤❤❤
@mohamadali4723
@mohamadali4723 2 года назад
Anna keep going quruxeey✌
@maryamoruun3674
@maryamoruun3674 2 года назад
Anna jeekey qubsi sida loo sameyo noso gali iyo faahxiso maqayada xamar weyne kutal ayanka cunay oo arab kashaqeyan
@DeeqoLuulofficial
@DeeqoLuulofficial 2 года назад
Masha Allah abayo horey usoco 💛❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💖🌹💖💖💖💖💖
@faizacabdixamiid9526
@faizacabdixamiid9526 2 года назад
Abayo sambuus soo sameey plz
@farduuzmaxamedcismaan8861
@farduuzmaxamedcismaan8861 2 года назад
Bajiyaha sida loosameeyo sogali cadey
@DeqaAli-cw1vd
@DeqaAli-cw1vd 10 месяцев назад
NOT one person mentioned sokorta iyo borta. With the animals flying all over. How do you feed your children to that?
@Cadeey
@Cadeey 2 года назад
Anna Hindi miyaa farac ku galaay walaaleey? Hiindi madoow lee ila eegtahaay
@fadhumoali4298
@fadhumoali4298 2 года назад
Masha Allah 💖💖💝💝
@nasteexoziidali6356
@nasteexoziidali6356 2 года назад
Masha Allah good keep going
@kofitgr8637
@kofitgr8637 2 года назад
Masha Allah keep going Abayo
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 года назад
Maasha allah
@mohamadabdulrahman7584
@mohamadabdulrahman7584 2 года назад
Saliida ii dhaaranowso kulahaa 😆 Keep going sister ❤
@raxmaalixasan4097
@raxmaalixasan4097 2 года назад
WaAw wallhi wxaa kaa bartaa m.a keep gopin boqoradena kugu faanaa
@anisaabdigureu623
@anisaabdigureu623 2 года назад
Epic Club
@baselinecafe1954
@baselinecafe1954 2 года назад
Masha allah anna
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 2 года назад
2bakeeri sokor iyo 4bakeeri bur aan isku daraa waan ii fiicnaataa sokorta badan caafimaadka uma fiicna
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 2 года назад
Anna yaa ku bixiyey waa magac Gaal ee ?
@saahilvlogsofficial1438
@saahilvlogsofficial1438 2 года назад
AAAN💯💯💯💯
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 8 месяцев назад
Mashaallah tabarakallah sis
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 2 года назад
Anna walaashey sukarta Kare,, marka kushubeeysedne,,waxyar kushub
@nasteexonasta4484
@nasteexonasta4484 2 года назад
Abaayo sonkor ta maxaa udhalaaliwaysay
@farxiyomaxamedmaxamud42
@farxiyomaxamedmaxamud42 Год назад
aanaamiin
@xafsoosman2802
@xafsoosman2802 2 года назад
Ana msha alh abyi kukarka hadaa mel fcn sarate xabbti
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 года назад
🔥💯
@rashkaothman1572
@rashkaothman1572 2 года назад
masha allh
@mohamedabdirizack7322
@mohamedabdirizack7322 2 года назад
Mashallah
@safiyabintiabubakar4477
@safiyabintiabubakar4477 2 года назад
Masha allah keep going abayo on love 💘💕❤👌👌
@aminoosman3635
@aminoosman3635 2 года назад
M.a hpti ❤💯
@jawahirmohamud5170
@jawahirmohamud5170 2 года назад
Caku iyo tixsiga Somalia joogo wll iska xali tixsiga
@fali2695
@fali2695 2 года назад
Mash Allah
@Cadeey
@Cadeey 2 года назад
Amiin masoome somaliya halaga ceeyriyo masoomahaan 🤭🤭🤭
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 2 года назад
Masha. allaha. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@umusuunaa
@umusuunaa 2 года назад
Waaw m.a aana waan ku wataa wall isoobooqo hadada iga dhax aragto dadkan ood qisooyinka familka jeceshahy
@xafsoxubi7965
@xafsoxubi7965 2 года назад
Mashaa alah abayo ❤
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 8 месяцев назад
Saliida haday kaa laqdo Ama kaacunto see layeelaayaa
@amiraadem2780
@amiraadem2780 2 года назад
Mash mash u aqaanaa
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 2 года назад
aniisaay wax badan ayaa lagaa faa:ideysan lahaa hadii aad lahjada dhexdhexaad ka dhigi laheyd
@kowsarhassan4756
@kowsarhassan4756 2 года назад
😁🤣🤣🤣🤣
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 2 года назад
Maba taqaanid ee meel ka fariiso qof yahay
@tuutun5812
@tuutun5812 2 года назад
Masha allah sis
@ikraanmacalin-fv6ol
@ikraanmacalin-fv6ol Год назад
Mashaallaah abayo horay usuco🥰
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 2 года назад
MashaAllaah🥰
@sumayasamaax6118
@sumayasamaax6118 2 года назад
Tnx Abyo
@haboonmaxamed6849
@haboonmaxamed6849 2 года назад
Kan min went maaha miyaa
@cabduqadirmaxamed6514
@cabduqadirmaxamed6514 2 года назад
Tixsiga Ku Dul Bidaayo lee Naayaa Nadaafada Ayaad Ka Dhimatay Wlhi Uf Waxaas tixsiga Ku Dul Dacay Miyaad Dooneysaa Caruurta Inaad Siido Allow Yaan Calaf Kula Yeelan
@umuriim261
@umuriim261 2 года назад
Ado nin aha
@aminali3624
@aminali3624 2 года назад
Kan macsharo maahin gibis waaye macsharo waakuus oo balaar waaye kistoo burka waa la adkeeyaa
@naciimaapdirashiid4563
@naciimaapdirashiid4563 2 года назад
Mashallh wllo
@liiasensio3047
@liiasensio3047 2 года назад
Msha allah macan bdana ma isoo dhiibtiyo ana🤣🤣🤣
@naciimoofficial
@naciimoofficial 2 года назад
Www m.a keep going xabibti
@ikistar2255
@ikistar2255 2 года назад
Waaw ana jekey
@sowdocudoon7910
@sowdocudoon7910 2 года назад
M.a abyo horey usoco
@muudahir7081
@muudahir7081 2 года назад
Tutuleeti nosogili sida losameyo aduunka ujeclahy
@liiasensio3047
@liiasensio3047 2 года назад
Msha allah ale haku xfidoj
@kowsar156
@kowsar156 2 года назад
I’m new subscriber abayo
@najaaxnalka5741
@najaaxnalka5741 2 года назад
Anaa macalimadeena kusoco
@zamzamquen1360
@zamzamquen1360 2 года назад
Masha allah gabadha Eedadeey zamzam qoyste guuleyso
@sowdocudoon7910
@sowdocudoon7910 2 года назад
Nosoo badi videyow yashas o kale
@سهامفارع-ث6م
@سهامفارع-ث6م 2 года назад
ماشاءالله انا🤤
@nasriinaxassan5170
@nasriinaxassan5170 2 года назад
Abayo anna waxa ma bartaa xabibti
@maryanahmed9956
@maryanahmed9956 2 года назад
Mashallh sis
@raxmaalixasan4097
@raxmaalixasan4097 2 года назад
Abaayo bur sokoroo soo samey
@aminali3624
@aminali3624 2 года назад
Kistoo cusbo waa ka hilmaanti
@abdirahmanrashid4659
@abdirahmanrashid4659 4 месяца назад
Reer xamarku dhaladka dumarkooda iyo nimankooda waa isku caqli maxay tahy hadalkan jilicsan Mise left waaye miyane
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 2 года назад
Wsc
@Ahmedsadaq2023
@Ahmedsadaq2023 2 года назад
Masha allah anna waagi wadanka joga iso xasuusisay kkkkkkk
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 2 года назад
macshar kor dabka laga soo raayo soo samee
@abdijabarhareed7608
@abdijabarhareed7608 2 года назад
Masha Allah SuuraBa YaaYi 😂😂👌
@romantic5752
@romantic5752 2 года назад
M.a
@romantic5752
@romantic5752 2 года назад
M.
@caaqilaxmed859
@caaqilaxmed859 2 года назад
Macsharada kor iyo hoos dab laga saaraayo noosoo gali xapiipti
@mahadorofaa8696
@mahadorofaa8696 2 года назад
aanaa
@xafsamoalimabdiahmed842
@xafsamoalimabdiahmed842 Год назад
💟💟💟💟💟💟💟💟❣🌷🌷🌷💮💮💮💮💮💮💮🏵🏵🗨💦💦💦💦💦💦💦💦💦😎🙂
@sowdocudoon7910
@sowdocudoon7910 2 года назад
Hhhhhh baby waaye amiinow
@mahadorofaa8696
@mahadorofaa8696 2 года назад
aana Qatar ayatahy wan Declan lahaa inaad xaaskeyga noqoto quraac macan badan ayad idiyaarin lahaayd
@nafisaosman4214
@nafisaosman4214 2 года назад
aana jeekey walaasheey waa kusalaamay meeqo sokor ayaad ku dartay burkana meeqo waaye
@hananabdi2902
@hananabdi2902 2 года назад
Anna lkin sokorta Ina kariso aye aheyd biyo ku kariso marke dhalasho kadib aa la qabojiyaa then burki iyo biyaha isku qastay aa kor ugu daree
@xilwalove716
@xilwalove716 2 года назад
Cuna karinta soo badi
@fathiabdinaasirhassan4984
@fathiabdinaasirhassan4984 2 года назад
Naa bal sokorta ka yareey bisinka
@xuseenmaster9041
@xuseenmaster9041 2 года назад
😋😋⚘😋💛⚘😍
@hudaali7346
@hudaali7346 2 года назад
Abyo talo aan kusiiyo kala saar sheekada iyo sharaxaadka sabab ku iyiri abyo qof youtubar ah waxaa lagarabaa in aad waxd karineysid sifican u sharaxdo marka waxn kuleeyahy sheekada jooji micnaha jooji kuu iri abwe camerada haayo hala sheekeysan dad badan oo aduunka joogo nifiirsanayaan dad badan ayaa wax badan faa iido sida ani oo kale wana kusalmaa
@hassanisseali7413
@hassanisseali7413 2 года назад
Ana jeekey adiga iyo aabaha isla weeyni ayaa idinku jurto waayo dadkale yutubleyda maxa rariirisaan sida qurux kudhiigle iyo mariish baaba jeey iyo wiilo ayaa idinka fiican
Далее
macsharo ama mash mash aad u macaan Ramadan
12:47
Просмотров 10 тыс.
The Best Mashmash Recipe!
6:05
Просмотров 512
sida loo nadiifiyo gurigayga🤣🤣🥰🥰
13:03
Просмотров 4,2 тыс.
💍 #comedyclub #ТНТ #МаринаКравец
1:01
Повелась 😄
1:00
Просмотров 1,2 млн
жена испортила машину
0:43
Просмотров 1,9 млн