Тёмный

Mastercard iyo Visacard waxaa kujira Ribo || Sh Maxamed Cabdi Umal 

Salafmedia
Подписаться 866 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 года назад
Shiikhu wxa uu ka hadlayaa credit cards lkn debit kaarka waa xaalaal o wxaad ku shubato baa kugu jiraysa dayna kama qaadanaysid bankiga Tusaale qofki puntiland jooga debit waa sida sahal oo kale qofkii koonfur jooga waa sida adeega hormuud ee evc qofkii waqooyi jooga waa sida adeega saad Hadda ani wxa joogaa dalka turkiga bankiyada turkiga wxay bixiyaan credit card iyo debit card midna waa sida shiikhu sheegay midna waa sida caadigaa oo xaraan la aantaa lkn ogaada hadii aad banki xaraan ama ribo bixiya la macaamisho oo kaar debit ah ka furato wxay la mid tahay qof xaraan ku shaqaynaya baad la shaqaynaysaa marka taas weeye dhibku lkn bankiyada soomaaliya ee premier iyo salaam iyo kuwa kalaba waa caadi teeda kale bankigaad ka shakido ka fiiri googlaha siiba wikipedi yaha asagaa kuu sheegya inuu shareecada waa faqsan yhy iyo in kale
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 месяца назад
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم ونفع الله بكم الأمة
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 месяца назад
Masha Allah Sheekh. Jazakumu Allahu kheyra
@user-zi1gl1yy6t
@user-zi1gl1yy6t 6 месяцев назад
Masha allah, allah barkeeyo sheekha, waa qorsheenaye in sameeysto mastercard
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 месяца назад
Baaraka Allahu Fiykum
@_wll____
@_wll____ 2 года назад
Shukran sheekh
@Saacsoftware
@Saacsoftware 2 года назад
shiikh waad mahadsan tahay lkn credit card , Master card iyo Visa card faraq waynbaa u dhaxeeya . Visa card iyo Master card ka somalia lagu isticmaalaa waa prepaid card waa lacagtaada ku shubo oo kaga adeego internet ka sida xayeysiisyada Facebook ga oo alaabaha lagu iibiyo lkn credit card ribo waa ku jirtaa sidaan xog kaga hayo ka shiikhu sheegayaana waa credit card ka . lkn Visa card iyo Master card wax lagu dayminayaa ma jiraan
@mubaarikabdirisaak-mg7pb
@mubaarikabdirisaak-mg7pb Год назад
Credit iyo mastercard saw iskumid maha?
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 9 месяцев назад
Shiikh Mohamed cabdi umul waa taa taajir waaye shiikh shibili waa taajir waaye
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 8 месяцев назад
Shiikh cabdi umul waa lantahay
@adamali6889
@adamali6889 4 года назад
Asc Qaybta sarifka noo soo galiya akhyarey
@duranabdi4105
@duranabdi4105 4 года назад
Bank nuca uu yahy bey ku xirantahy MasterCard kuma xirna
@mohamedabdirahman4514
@mohamedabdirahman4514 5 лет назад
lkn kaarka hadii eeysan lacag kuugu jirin weey adagtahay in dukaan ama meelkalaba aa wax ba,iibsato. ribada wexeey imaan kaetaa marka aa deen ka qaadato bangiga markaas dulsaar ayaa jira intrest.
@omarqulxa6793
@omarqulxa6793 4 года назад
Hadalka sheikha si fiican u fahan walal
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 года назад
Shiikhu wxa uu ka hadlayaa credit cards lkn debit kaarka waa xaalaal o wxaad ku shubato baa kugu jiraysa dayna kama qaadanaysid bankiga Tusaale qofki puntiland jooga debit waa sida sahal oo kale qofkii koonfur jooga waa sida adeega hormuud ee evc qofkii waqooyi jooga waa sida adeega saad Hadda ani wxa joogaa dalka turkiga bankiyada turkiga wxay bixiyaan credit card iyo debit card midna waa sida shiikhu sheegay midna waa sida caadigaa oo xaraan la aantaa lkn ogaada hadii aad banki xaraan ama ribo bixiya la macaamisho oo kaar debit ah ka furato wxay la mid tahay qof xaraan ku shaqaynaya baad la shaqaynaysaa marka taas weeye dhibku lkn bankiyada soomaaliya ee premier iyo salaam iyo kuwa kalaba waa caadi teeda kale bankigaad ka shakido ka fiiri googlaha siiba wikipedi yaha asagaa kuu sheegya inuu shareecada waa faqsan yhy iyo in kale
@duranabdi4105
@duranabdi4105 4 года назад
@@SOM-co1xd bank kula macamilaya bey ku xirantahy. Maha wax cards ku xiran.
@duranabdi4105
@duranabdi4105 4 года назад
MasterCard wan isticmalna mana arago wax rabo nasarta waxadan darsin dhibkas leyihin
@duranabdi4105
@duranabdi4105 4 года назад
Kk kkk.
@adamali6889
@adamali6889 4 года назад
Asc Qaybta sarifka noo soo galiya akhyarey
Далее
Su aalo iyo jawaaaabo ribada kusaabsan Sh Maxamed Umal
31:44
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 999 тыс.
Noocyada Ribada Dr.Khadar
20:09
Просмотров 6 тыс.
Sidee Naftaada kudhisi kartaa || Sh Maxamed Cabdi Umal
46:27
Beycu Muraabaxo iyo Bangiyada Maanta Jira Sh Xasaan
9:19
Noocyada Ribada  Sh. Maxamed Umal
56:22
Просмотров 28 тыс.
Согласны с ней? До конца🤣
0:51
#реальнаяистория
1:01
Просмотров 11 млн