Тёмный

Maxa kajiro in Gabdhaha Nairobi in ay raga biilaan Baaro & Dalxiis-Suman Podcast Ep04 by Deeq Darajo 

SomFlix
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 98 тыс.
50% 1

Catch us on our social media
Instagram_ / darajo_boy
Instagram _ / somflix1
TikTok_ / somflix1
TikTok_ / deeq_darajo01
Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 151   
@hodmanhonest
@hodmanhonest 6 месяцев назад
Alle ha isku kiin barakeeyo waxaan rajaynaa comment kan xiga hambalyadiina this caruuska waliba I.n m.a
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 6 месяцев назад
Maashaa Allah Nin rageed, walaahi I love you uu dhahay, Baaro welcome Dumaashi waa gabar yar oo caqli iyo qurux xasadka ha jabo Isku waara
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 6 месяцев назад
Wlhi waan runteed. Manshallah fariid yar oo karti caqli leh manshallaha Qalanjo yar oo qurux weyan kii fahmi lahaa oo Dhaqi lahaa allaha ka dhigo🙌🤲👍
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 6 месяцев назад
Sifiican baad u amaantay
@rakiagaraad4604
@rakiagaraad4604 6 месяцев назад
Cadaado +Muqdisho Ina adeer mcn guleyso abid 🤟❤️
@sadioali7329
@sadioali7329 6 месяцев назад
😳😳 baaro gabarta yar ma iyada dhashay mise hoyadeed Wlh iney hooyadeed dhashay modayey walashey thy masha allh allaha u barakeyo
@naxwamohamed3928
@naxwamohamed3928 6 месяцев назад
Haa ayada dhashy afnaan wa curadeeda alle hau daayo gabadh weyn ee caruurta uheyso marky shaqada ado baa ayada ladhalatay
@intisaamofficial3008
@intisaamofficial3008 6 месяцев назад
Masha allah alle ha isku kiin dayo lamanaheyga ❤
@najibmaow4755
@najibmaow4755 6 месяцев назад
Baara iyo Dalxiis waa laba qofood oo aan aad ujeclahay♥️ waayo waa dad aad u degan oo sharaf leh Noqda kuwa nolosha ku guuleysta❤
@user-rr9ol6rq7i
@user-rr9ol6rq7i 6 месяцев назад
Anibo anigo yar aya hoyo aabo iga qaatay o ader igeye hoyana la iga qarinaye sanado badan😢 o la dhahaye wiil kaga meel kuma ogi side hoyo ishegtay lkn aabo u inkiray inu iga qarin jiray m.a hada aaba la nolahay wax uma qabo waxna uma qabi karo hoyana igama dhero wan xaririyaa m.a
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 6 месяцев назад
Masha allah xariif waye kan af mishaaar ❤🎉Waxaa ni leeyahay isku waara
@user-jh5xp3mw9c
@user-jh5xp3mw9c 6 месяцев назад
Dumaashi haka walwalin wilasheena wa deeqsiyaal ❤
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 5 месяцев назад
Ala kano kale maikentin mashalah qurux iyo aqlaaq
@user-kj8xn8bj3g
@user-kj8xn8bj3g 6 месяцев назад
Real legend hapy to be with our siz
@surayamoha3945
@surayamoha3945 6 месяцев назад
dadkena waxa ushega masha alah lama dhaho ee waxa la dhaha allahuma barig allow u barakeh lkn masha allah kaama celineyso ishada iny dadka galeyso
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 5 месяцев назад
Baara nin rageed bad hantidey oqurux iyo aqlaq isku darsadey mashalah ❤adigana gabar calbi fican❤
@ruquyoamuse4584
@ruquyoamuse4584 6 месяцев назад
Baraha bulshada hadu noqday meel aa jecshahay nolosha ku gaarka ah inaa la imaado maahin dhibka jiro idinkabo waa qari weysen fikir ahaan wax walbo marke ku qarsanyihiin ee qurux bdnthy
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 5 месяцев назад
Masha Masha wa barnaamij xiisa badan oo cajiib ah ❤❤❤❤❤❤
@AbdinasirArashiid7528
@AbdinasirArashiid7528 6 месяцев назад
Dad qiimo badan m.r dalxiis io duma baaro .alaha idinku guuleeyo jacaylkiina . Oo ka mira dhaliya i..a 😍
@aniga2652
@aniga2652 6 месяцев назад
Dalxiisow waxaa rajeynaa inaa Baaro u noqoto kii ee nolosha forever wada joogi lahaayeen❤❤❤
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 6 месяцев назад
Inshalah
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 6 месяцев назад
Baaro waa gabar qurux badan. Make up la an beeyba ooga sii qurux badan tahay. Masha Allah
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 6 месяцев назад
Your deserved more subscribers Proda deeq koop forward ⏩ ❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 6 месяцев назад
Mnsha allah baro iyo dalziix guleysta in badan ❤
@rodaabdi
@rodaabdi 6 месяцев назад
Masha Allah beautiful couple ilahey isha bin adamka Allah idinka qabto isku waraaa welcome dumashi baro❤
@najma649
@najma649 6 месяцев назад
masha allah dhamaystiran
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 6 месяцев назад
Mashaalh beautiful family ❤
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 6 месяцев назад
Masha allah allaha iskukeendayo lamanahaygii 😢🎉❤
@user-fj4bi5ir2u
@user-fj4bi5ir2u 6 месяцев назад
Masha allaha Waxaa ni leeyahay isku waara
@user-ul8rq2tm7j
@user-ul8rq2tm7j 6 месяцев назад
Isku wara ilamanahayga ha aminina waxa niladhaho❤❤❤
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 6 месяцев назад
Salam aleykum dadka Ilmaha intaa dhalo ka tago oo biilan waayo jaceyl ma yaqaano Ilmaha ma aadan furin laakin hooyadis kala tagteen please ilmaahda ha furin enjoy
@indho47
@indho47 6 месяцев назад
Qoftaaan waxa waayo macalimad is wadato thats sounds good, hadal micno weyn leh waye brother, Alahaa isku barakeeyo @baaro@ dalxiiz
@najma649
@najma649 6 месяцев назад
masha allah
@anabqueen2328
@anabqueen2328 6 месяцев назад
Wiil hg romatic ugu imow Mashallh
@ubxmohamed1570
@ubxmohamed1570 6 месяцев назад
Kkk habagidir romantic noqotay wa adunyo gadon rer mudug wa adadagyihin😅😅😅😅😅😅😅
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial 5 месяцев назад
Gabadha lee hanaga gubina😅😅
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 6 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤
@user-dy4jq2ue6s
@user-dy4jq2ue6s 6 месяцев назад
Jaceyil ku ha waaro alle ha isku calaf ❤❤ nacabka dhag hawo dhigana
@user-jg7ve5sp6n
@user-jg7ve5sp6n 6 месяцев назад
Baaro wllhi waan jecoahy❤🎉😊
@user-jn4zv5fv1b
@user-jn4zv5fv1b 5 месяцев назад
She is so beautiful maashaa allaah
@afnanmirremaxamed4985
@afnanmirremaxamed4985 6 месяцев назад
Ilaahow Nin saleebana Hanoo waayin Jah wiilasheena wlhi naxariis miiran waaye ❤❤
@rahma-em9ej
@rahma-em9ej 6 месяцев назад
Fariid walhi wiilkasi waan wadaa 🎉
@user-hh6zg2xo9j
@user-hh6zg2xo9j 6 месяцев назад
masha allh Fv couple isku baqi ahada❤
@SowdoShariif
@SowdoShariif 6 месяцев назад
Dalxiis haka shskina wllhi nin rageed wye❤
@SamsamSheikhahmed-mt6px
@SamsamSheikhahmed-mt6px 6 месяцев назад
Www masha allah walal qali❤❤❤
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 6 месяцев назад
Mnsha allh ❤
@seynabbashiir2920
@seynabbashiir2920 6 месяцев назад
insha alah
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 6 месяцев назад
Allaha iskukiin barakeeyo❤❤❤ inshalah
@nafisladan2225
@nafisladan2225 6 месяцев назад
Lamaane qurux badan ❤
@HibaaqApdi-jy4rq
@HibaaqApdi-jy4rq 6 месяцев назад
alxm ilhy abo wngzn buu isiyey ❤
@user-sl3tx5pe8q
@user-sl3tx5pe8q 5 месяцев назад
Ree comanti dad ka iska dhaafa waa lamaane qurux badan oo sharaf badan noqda kuwii.isku waara oo noqda kuwii caruur fiican kala hela allaha idin siiyo.gabadhuna yaraan ayay ku guursatay ee iska dhaafa
@yasminbashir9784
@yasminbashir9784 6 месяцев назад
Manshallah ilah isku kindayo.
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 6 месяцев назад
Deeeq Barmajiyo ficn aya nosogalisa Buty Cudka naguma filno Cudka wuyaryahay
@fatumamuhumed8097
@fatumamuhumed8097 6 месяцев назад
Mnshllh lamanaheyga isku wara🎉
@hajashbinhassan7066
@hajashbinhassan7066 6 месяцев назад
🎉❤deqow wlh anakadeer
@najmadarwesh1654
@najmadarwesh1654 5 месяцев назад
MashaAllah Baro Dagan❤
@Khalidkan88Khan88
@Khalidkan88Khan88 6 месяцев назад
Wlh is the real man💯👍😍is like me💯👍❤
@user-ey5pk7ds2g
@user-ey5pk7ds2g 6 месяцев назад
Kk
@caaliyaabdi8212
@caaliyaabdi8212 6 месяцев назад
Dumaashi welcome from cadaado❤
@KhadraAli-fh9wr
@KhadraAli-fh9wr 5 месяцев назад
Machallah
@user-wr1en2bp5o
@user-wr1en2bp5o 6 месяцев назад
Baro qurux hoyo adag thy❤
@filsandhagecade9269
@filsandhagecade9269 6 месяцев назад
aduunyo xidhiidh la shacinyo oon la xishonynin ban jogan
@najma649
@najma649 6 месяцев назад
waa isfahan guurka haday is fahan sanayn wey kala tagayaan badanaa
@umumucaad6196
@umumucaad6196 6 месяцев назад
Mashallah
@Maxamedabdiraxmaan-sj2kx
@Maxamedabdiraxmaan-sj2kx 6 месяцев назад
Dumashi bilan
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 6 месяцев назад
Walahi daacad ay u hadashay Gabadha dhaafa dumashi bah ku jecel ku so dhamow ha u bixin negativ people
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 6 месяцев назад
Nin saleemaan ah wlh guur ma lahan ee iska dhaaf baaroy nafarkaan salemanka ah 😮 Luul ninki gubay walalkis mala gursan kara
@naxwamohamed3928
@naxwamohamed3928 6 месяцев назад
😂😂 saleban dhan ma sayid cali bad kuxukmisay abyo qabil iyo qof waxba iskama galin qabil walba qof xun wuu leeyahy saleban ma ahi lkn xaqiiqada sidaas ah
@user-sv3il9zr7n
@user-sv3il9zr7n 5 месяцев назад
deeq darajo idinkana wiilk no ilaliya anaka aan ilalileyna dumashi sihaam qali Ina daxiis
@user-sv3il9zr7n
@user-sv3il9zr7n 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@ZakariyeZaki-j5e
@ZakariyeZaki-j5e 6 месяцев назад
𝐇𝐚𝐟𝐢𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐟𝐬𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐛𝐨
@user-fj4bi5ir2u
@user-fj4bi5ir2u 6 месяцев назад
Isku keen dayo lamanahaygii
@rowda318
@rowda318 6 месяцев назад
Mashallaah
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 6 месяцев назад
Iskuwara kuwaygii 🎉❤❤❤
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 6 месяцев назад
😂😂😂 Isoo fiiri hee,
@hafsamohamed1900
@hafsamohamed1900 6 месяцев назад
Gabadhu haday wax dhasho ma wayntahay gabadhaan inaysan wilkan ka waynayn waka muqataa e yaraan bay ku shaqaysatay
@OsamanMahamud-ls2zy
@OsamanMahamud-ls2zy 6 месяцев назад
Guuuleistaa ❤
@najma649
@najma649 6 месяцев назад
waa sax
@SafiyoadanAbdirahman-cr3lo
@SafiyoadanAbdirahman-cr3lo 6 месяцев назад
M. a
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 6 месяцев назад
Ninka hadii uu naagta ka weynin wax bdn isku fac tihiin ama isla ektihiin markasto naagta weyn
@naimaabdullahi5098
@naimaabdullahi5098 6 месяцев назад
M.a m.a my couple ❤❤❤❤
@mohamedxaashi5532
@mohamedxaashi5532 6 месяцев назад
Gabadhaan walaahi iney San ka weyneen lkn dhaqankeena waxa waaye Gabadha hadii at Hal mar wax dhasho wey weyntahay Ayaa ka dhahaa
@Soniyaa1242
@Soniyaa1242 6 месяцев назад
Dhalin dhafoor ayeey kutalaa wiilkan muqdisho ayuu joogaa saaid ayuu uyar yahy geemka uu qaadey miyaad arakdey nin ween ayaad umodaa gabadha wajigeda waa qof ween
@suhuurmuuse372
@suhuurmuuse372 6 месяцев назад
Hadii ay ka weyn tahay maxaa idinka saaran ala dadka waxaan loo dirsan ayay ka hadlaan adigaa ag jooga waana dookhiisa Acuudubilaah bal maxaa ka quseeya naaskeeda hadii uu leg yahay miyuu idin weydiiyay
@naxwamohamed3928
@naxwamohamed3928 6 месяцев назад
​@@Soniyaa1242Baaro yaran bey kuguursatay ninkana kama weyno ee bal beenta iska dhaaf qofki caruur dhalo wu weynyahy miyaa
@kaaliyare22
@kaaliyare22 6 месяцев назад
Hayeey cadaado aa gubitaanka iska jir
@user-el5ez1ef2c
@user-el5ez1ef2c 3 месяца назад
baro waa iga qosalsiisay
@khadiijomaxmed1733
@khadiijomaxmed1733 6 месяцев назад
Hee gabadha ilaali hagubin
@user-yg9lg5ok5u
@user-yg9lg5ok5u 6 месяцев назад
war dhakhtar ana jecla 😢😂😂😂😂😂
@Nuura2
@Nuura2 6 месяцев назад
Dee dhaqtar mahan wa Dalxis dhaqtar raadso 🤣😊
@user-yg9lg5ok5u
@user-yg9lg5ok5u 5 месяцев назад
@@Nuura2 omy garoor dhakhtar iyo dalxiis ana labbada isku jecel qalbiga dhakhtar yiri ani dalxiis ban ka waday 😄😄😄
@linmcan1816
@linmcan1816 5 месяцев назад
Weyba xijabate mxaa tinta sobixiyee yaaab
@ruquyoamuse4584
@ruquyoamuse4584 6 месяцев назад
Dhaqankas ixtiraam u ku salesanyhy Lkn qalbiyan qof walbo dhibkisa wuu qarsana qof Aadan jeclen Lkn ixtiram u haysid qalbigeda aa ilaalineso aa jiro oo Aadan jeclen fahankane waa muhim inaa ogaato dhibka taagan Lkn somali aa nahay ma qorno sidaa u arakno aa howsha u wadna
@ubxmohamed1570
@ubxmohamed1570 6 месяцев назад
Baaro magacyo bdn zamzam sihaam me isku badashay 😅😂😂😂😂😂😂😂
@user-eo1gk3tk1u
@user-eo1gk3tk1u 6 месяцев назад
commentiland dadka amanka siya wad ka ohizen😂
@user-vi4jm3fs8x
@user-vi4jm3fs8x 6 месяцев назад
Atirishada wey wentahay
@shamsowaasuge2853
@shamsowaasuge2853 6 месяцев назад
Gedha abe ku radi dhebdha waa abe jeclahine u sheeg deq dejo
@mahammedabdiwahaab83708
@mahammedabdiwahaab83708 6 месяцев назад
Ninkan siid cali walalkisa miyaa
@user-sl3tx5pe8q
@user-sl3tx5pe8q 5 месяцев назад
Jah wiilku naxariis badanaa😂😂
@user-qs2hk5uz2j
@user-qs2hk5uz2j 6 месяцев назад
🥰🥰
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 6 месяцев назад
Gabdhu waaba doqon doqon hadal badana
@zeynabahmed-z4j
@zeynabahmed-z4j 3 месяца назад
Wax la hadleey le eed😂😂
@xafsocabdi7902
@xafsocabdi7902 3 месяца назад
😂😅dhalowa waxwaliba igadaran 20 kulaha😊
@BusharaabshirShire
@BusharaabshirShire 6 месяцев назад
😮😮😊
@documentaryboi8328
@documentaryboi8328 4 месяца назад
#Dalxiisow wxan kuxasuusinaya #Ciyaar 1 mise 2 kabilaabato majirto 😂😂😂😂
@hamdiahmed4721
@hamdiahmed4721 6 месяцев назад
Cadaado aaa yaan lagu gubin yareey meshaas Farba ku mudan😂😂😂
@user-ti8lh8ei5q
@user-ti8lh8ei5q 5 месяцев назад
Tan gool golin moye gubis loma quro😂❤
@Cadeey
@Cadeey 6 месяцев назад
Dambiga maxa loo sarayaa dumarka meeqa rag baa markeey furen xaskooda caruurtana ee raga deyriyeen Baro hadi adiga abe ficaan u kusiyaay dumarka kale ha eedeeyn Deeq darajo adigana ayantaan waxaan maqlaye in aad xaskaga kala tagteen malaha hada dhikaqabto ex tada dadka qaar badaan oo aan laga fileeyn in eey dayicidonaan caruurtoda ayaa la arkaay ine dayeceen caan nimadaad qalaad kafahaanteen dhiib Somali oo dhaan heeysto ina tiraahdo il aa nagu dhacdo ha is mahadinina umadana been hakasheegina 🤯🤯🤯🤯🤯
@hiraankhalif6480
@hiraankhalif6480 6 месяцев назад
Xulistaa walidka ma ficno waayo aniga aabe igu darey lkn Hal bil xitaaa ma wada dhaqmin
@user-mp4iv3wf4c
@user-mp4iv3wf4c 6 месяцев назад
Wasax apaayo
@zusuumohamed7507
@zusuumohamed7507 6 месяцев назад
Baaro waa runteed ilbaa haysa dadka caanka ah 😂😂😂
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 6 месяцев назад
Ayaga isqurxina nolol qayaali ah farxad aan jirin so bandhigo qofkii arko waxuu isdhaha hadaan noloshaan cml haysan lahaay
@user-rx4wq3jk2k
@user-rx4wq3jk2k 6 месяцев назад
Sss
@apdirahmanahmeddupad
@apdirahmanahmeddupad 6 месяцев назад
Mɴᴢʜ'ᴀʟʟᴀʜ
@iqroabdiarab6646
@iqroabdiarab6646 6 месяцев назад
Cunto miyaa see xiriir la iskugu dhajina😂😂😂
@user-lv5ky6ly3n
@user-lv5ky6ly3n 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kkkkkkkkk
@susus_siman4260
@susus_siman4260 6 месяцев назад
S
Далее
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 6 млн
Adnaan model iyo baaro qosolka aduunka 😂
2:44
Просмотров 18 тыс.
BAARO IYO DALXIIS WAX KA BARO XIRIIR KOODA 🙈
17:20
Просмотров 110 тыс.