Тёмный

Maxaa dhul yaal ka dhigay gabadhan | Daawo si aad u ogaato 

Ogaal cusub
Подписаться 317 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Maxaa dhul yaal ka dhigay gabadhan | Daawo si aad u ogaato
#ogaal_cusub

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 105   
@abdilahihadi3191
@abdilahihadi3191 Месяц назад
Faataxada han u marno walalaheeni ku dhintay qaraxii 😢 allaha u naxariisto 🤲
@Xaawaluul124
@Xaawaluul124 Месяц назад
amiin ani qaraxa wa maqley kuwo dhahayo qaladka gashena ledinka aroyo dadki hore wexey isku sameyen ina anaga nalugu noco wa wax laga xumado😔😭😭
@sakariyeMaxamed-q9b
@sakariyeMaxamed-q9b Месяц назад
𝙰 𝚊𝚖 𝙸 𝚒𝚗 𝚊 𝚊𝚖 𝙸 𝚒𝚗 yaarabi
@sakariyeMaxamed-q9b
@sakariyeMaxamed-q9b Месяц назад
𝙰 𝚊𝚖 𝙸 𝚒𝚗 𝚊 𝚊𝚖 𝙸 𝚒𝚗 yaarabi
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri Месяц назад
Dhamaan walaaladeena ku dhintay Qaraxi jimcihi Allaha u naxaristo Cadawgenana allaha jabiyo
@Maan_koriye1
@Maan_koriye1 Месяц назад
Aamin ya rabi😢
@muqtaragii
@muqtaragii Месяц назад
Wlh ninkan 1m wa ukhlma
@SomalianTime
@SomalianTime Месяц назад
Somalia illah ha unaxaristo inta ku dhimatay😢😢😢😢
@myminemyhonest
@myminemyhonest Месяц назад
Aamiin wll ilaahay naxaristi jano haka waraabiyo
@muusecismaan5839
@muusecismaan5839 Месяц назад
Amiin ya rabi
@Maan_koriye1
@Maan_koriye1 Месяц назад
Admin ya rabi😢
@CrazyY-m2u
@CrazyY-m2u Месяц назад
Mudo ku dhow Sannad iyo badh oon xabsi ku jiray kadib, hadaan dib u wada daawanayaa dhamaan Barnamijyadii Ogaal Cusub oon aad ugu xiisey.
@Shacni-143
@Shacni-143 Месяц назад
Sorry intaas maxa uxirneed intaas oo dhan
@saadoyasinali
@saadoyasinali Месяц назад
Sorry
@Amiiraisaaq-q2x
@Amiiraisaaq-q2x Месяц назад
Sorry😢
@xamsecali-w2r
@xamsecali-w2r Месяц назад
masha allah ❤
@MohamedHussein-qi5cy
@MohamedHussein-qi5cy Месяц назад
Ku sali nabiga scw❤
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Месяц назад
Salallaahu caleyhi wasallam
@qureyshmaxamed5589
@qureyshmaxamed5589 Месяц назад
Scw
@AngafaBabile
@AngafaBabile Месяц назад
​😮❤❤❤v
@Maan_koriye1
@Maan_koriye1 Месяц назад
Sallhu caleyhi waslma ❤
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Месяц назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@mukhtarchamberlain6390
@mukhtarchamberlain6390 Месяц назад
Scw
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri Месяц назад
❤scw❤
@Maan_koriye1
@Maan_koriye1 Месяц назад
Sallhu caleyhi wasalama❤❤❤
@Hayruf
@Hayruf Месяц назад
The best RU-vid, r ogaaL cusub ❤❤❤
@Zahra_hajji143
@Zahra_hajji143 Месяц назад
Golden voice ✨️ ❤❤❤masha aallah
@ayaancdey9627
@ayaancdey9627 Месяц назад
Shekada waxa aad icajabisay sxbada wanagsani in ey ehelkada kafican yihin marmarka qaar 42sano iyago sohayay ayay diden in ladilo waxan ogoladen in ay sihayan xita haday 100 garayso wana wax aad uwanagsan ina hesho shbo sidas uwanagsan Aruna cidwalba waka tagtay marka sxbded laga reebo sxbka wangsn wa wax khaliya maskintas aan cadalada helin wakanaxay dumarku tacadiyo badan bay lakulman melwalbay jogan allha ilaliyo
@Maan_koriye1
@Maan_koriye1 Месяц назад
War somaliyee xasidnada ina aad iska taasna legendary one million gaarsiya wlhi hadii aan awoodi lahay wan garsinalahy keeping going bro
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk Месяц назад
Saaxib soo badi muqaalkan okale mahadnid ogaal cusub runtii waan ku taageeraa walaahi
@Qamar_QaLi
@Qamar_QaLi Месяц назад
Scw scw scw scw scw ❤️
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Месяц назад
1977 intii xasuusatey wadani dhaba tahiin ogow taariikhdaas quruxda badned ee aan ku nooleen xiligaas waa suurto gal dhalin yaro aan xoreyno dalkeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AnisaAbdi-zk2qe
@AnisaAbdi-zk2qe Месяц назад
Alà hanun bathanaa qisathaa
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 Месяц назад
SupxanalH ilHay adaa Ku mahadsan cafimadkaa nasiisayy Waana kaga mahad celinaynaa qof kasta la dulmiyayna Xaqiisa inu helo rajeena🎉 India Kaaga daran Kufsiga iyo dhib walpa waa kow😢 THE GOLDEN VOICE M.A❤
@akram00c8r
@akram00c8r Месяц назад
Ragna naag dabada ruxaysa ama lasoo qarxiyey ayey ku meeraystaan ninkana ilaa hada wajigiisa inagoynaan arag ayuu hadana attention inaga helay keep going pro❤🎉
@user-tq8yo9qp5j
@user-tq8yo9qp5j Месяц назад
😭waxa laga yaba in eysan waxaba ka bin ey iska dilay
@muxubosuule2833
@muxubosuule2833 Месяц назад
❤❤❤❤❤
@ahmedwaliosman9728
@ahmedwaliosman9728 Месяц назад
Midaan mid udhow ayaa jijiga refral hospital jirty gabdh ilmo dhalaysy o irbad ku xabashi ah 2jeer mu nuday mise si qaldn siday ahyd ba wxa igubwr dambysy sanadki 3aad iyado dulsaaran sariirta Qaabka ay gabdhan ad ka shekysnyso noqoty o kle na noqoty Aynu uwada ducayno wllyal gabdhaas hda kma warqabi lkn waqtigaas hospitalka ayn ka shaqyn jiry 😢
@alibinali2141
@alibinali2141 Месяц назад
Allaha caafimaad Taam ah siiyo
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 Месяц назад
Qofka markoo saano kale noqdo maskaxda damage ka gaartay ama oksijiinta ka xirantay maskaxda😢markaaso kale qofka waligiis saaso ahaa naaya ilaa ee ka dhimato😢
@foozia426
@foozia426 Месяц назад
Subxaanalaah
@AnasYuusuf-yk3zl
@AnasYuusuf-yk3zl Месяц назад
My favourite you tuber Horey u soco zxp🎉
@ayaanleayaanle6942
@ayaanleayaanle6942 Месяц назад
Eraybixinta iska sax fadlan sidonkale wa in aad u adeegsata hadalka uu sheekada ugu kala haboonyahay taasi waxay sheekada ka dhigayaa mid qani ku ah afka somaliga iyo sugaanta. Igamaha xumaan waa iga sixitaan 1. Gabadh lagu magacabo aruna❎ 2.gabadh loogu magac daray(loogu wanqalay) aruna✅ dhalashada ayaa ka hirausay magacbixinta. 3. waxa loogu yedhay Gabadhi xaaskisa aruna❎ 3.waxa loogu yeedhay gabadhi uu calmaday wayo waxay dhibtu soo gaadhay isago aan weli guursan ama la aqal gelin✅
@SiikaweAdan
@SiikaweAdan Месяц назад
Janalaka aaan sida dhabtaa ulsa socdo 🎉🎉🎉big legend
@Bayaan447
@Bayaan447 Месяц назад
Mahadsanid wl ❤
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot Месяц назад
Cilbadna 😢😢😢 wannka xumahy 😢😢😢
@Isracabdi-rm1hk
@Isracabdi-rm1hk Месяц назад
1m ayaad uqalantaa ustaad nolow
@farhan_taffo
@farhan_taffo Месяц назад
🎉
@farhan_taffo
@farhan_taffo Месяц назад
Haa xaqiiq
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim Месяц назад
Golden voice brother aad baan u jeclahay muqaaladaada horay u soco saaxiib mahadsanid❤❤❤
@farhan_taffo
@farhan_taffo Месяц назад
Ustaad im ayaad u qalantaa
@ApdiQani-h2i
@ApdiQani-h2i Месяц назад
Ogaal cusub big lagend wlhi😮
@user-sv7is7wy1g
@user-sv7is7wy1g Месяц назад
Best gal galiyal waye wlhi wey caawiyaan 😢
@AmaalAxmed-dr8nq
@AmaalAxmed-dr8nq Месяц назад
😢😢
@MumtasoJamac
@MumtasoJamac Месяц назад
Wllo plz 🙏 soo badi waliba india 😢
@MaxamoudMaxamed
@MaxamoudMaxamed 24 дня назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭🙆‍♂️
@Annab_mohamett
@Annab_mohamett Месяц назад
Saxariir ee udhimatay wllhi miskiinta halkana waxa ka cad qofkasta intuu caafimadkisu taamyahay un buu dad iyo duunyaba leeyahay. Waalidinteda baa waxkasta igaga daran😢
@NimcoMohamuud-p6x
@NimcoMohamuud-p6x Месяц назад
Subxnllah 😢allow ha inabdn sidan 😢
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Месяц назад
Maanta xataa like xaq uma lihid, inkastoo aan mowduuca dhameystey 😂
@FeysalFeysal-p7k
@FeysalFeysal-p7k Месяц назад
😮😮😮😮😮😢😢😢😮😮😮
@HuseenYee
@HuseenYee Месяц назад
Ogaanka cusub , zxp guleyso
@lander_man
@lander_man Месяц назад
14:45 wllhy maalintaasaan Galay Sawirka profile ka ii saaran 😢😢
@idilmawliid9745
@idilmawliid9745 Месяц назад
An u ducyno asxabeey dadkii xaq darada lagu layey e qaraxii ka dhacy muqdisho 😢
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Месяц назад
❤❤🎉
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Месяц назад
👑👍
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 Месяц назад
Golden voice ❤
@user-ql1tn4bh6n
@user-ql1tn4bh6n Месяц назад
Aad baad mahadsan tahy wllo❤
@abdirahmanahmed8154
@abdirahmanahmed8154 Месяц назад
Keep going bror
@AliMohajim
@AliMohajim Месяц назад
Waa imtixaan aduunyo😢😢😢😢
@user-rf7ty9xy6e
@user-rf7ty9xy6e Месяц назад
Legend ❤
@abdullahibulla
@abdullahibulla Месяц назад
🥲qisada xanuun bdna
@CabditaajirmaxamedDucaale
@CabditaajirmaxamedDucaale Месяц назад
Mahadsanid
@DekaNourali
@DekaNourali Месяц назад
Dulmigu ma ficna
@CR7HD-YT-2025
@CR7HD-YT-2025 Месяц назад
First 🎉😊
@RingerMaame-cz2ze
@RingerMaame-cz2ze Месяц назад
Good talent oi 🗿🗣️
@Anisa-i9y
@Anisa-i9y Месяц назад
Madaxa ayuu luxay halka jwb laga sugayey dabcan wuu mutay isba cuqubaduu ka galay oo dhuumasho,kadeed,cuqubadii balaayoo ku noolaa waxaase icajabiyey sxbada gabadha😊👍way ku simeen geerida noloshay ku noolaan laheydna waa u dhiciyeen halka family keedii ay naceen🤷‍♀️😏
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Месяц назад
Cajaaib sheekhow
@qalinle-nw1zc
@qalinle-nw1zc Месяц назад
Sxb muqalda no soo badi hos uu dhac nagday dhibka 🎉
@NimcoMohamuud-p6x
@NimcoMohamuud-p6x Месяц назад
Subxnllah 😢
@user-ce5cc2if3j
@user-ce5cc2if3j Месяц назад
Asc wll see,iithy iwrn manabad qabta alx ❤💗🕊️🌹
@OsmaanNuur-bq1of
@OsmaanNuur-bq1of Месяц назад
Ogaal cusub wllhi waan kujacalahy dar ilaahey
@CxakiimCrisaaq
@CxakiimCrisaaq Месяц назад
😢😢😢😢😢
@AminaMaxamed-ef4wd
@AminaMaxamed-ef4wd Месяц назад
Soory 😢 Xnuun bdanaa
@saara3724
@saara3724 Месяц назад
Kn ily 🫶 ❤
@DeeqoCabdinaasir-u6l
@DeeqoCabdinaasir-u6l Месяц назад
Runtii waa Xanuun Dunidan Aynu ku nool nahay wax walbo Ayaa ka dhaca 😢
@Abdirahman287
@Abdirahman287 Месяц назад
😮😮😮😮
@WarqeMoud
@WarqeMoud Месяц назад
😢
@Dardaaranchannel
@Dardaaranchannel Месяц назад
Waan aamini la'ahay ilaa hada inaa adan gaari 2M ?
@tayasirabdiomar9633
@tayasirabdiomar9633 Месяц назад
Murugo 😢
@samiirjama1768
@samiirjama1768 Месяц назад
Talo hadaan ku siiyo wll chanel kaagu wa chanel wayn oo wlhi anigaygan kula hadlaya noloshayda heer wxn gaadhay malintii aan laba jeer kuso booqdo si aan u eego inad so dhigtay video cusub iyo in kale waayo mudo 2 sano ah ayan so joogto ah kuula socda marka wll adoo raliya saddexdi cisho malin noso dhig mid cusub oo noso badi videoyada ado rliya hanaga maqnaan
@zuhaibabdi3919
@zuhaibabdi3919 Месяц назад
Ogaal Cusub 🎉
@ahmedfaarah-ww5bz
@ahmedfaarah-ww5bz Месяц назад
Waxad ka soo hadasha wll arinka oomar ama arinka sixirka madow please nin aqoon leh ayaad tahe dadka u fa.ideee ok
@SuyahbCabdicarte
@SuyahbCabdicarte Месяц назад
Walahi wey uqalantaa😂😂😂
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Месяц назад
Cafimaad ku rajeynaya sida kuma badqabtide
@SuyahbCabdicarte
@SuyahbCabdicarte Месяц назад
@@kafiyaabtidoon4043 walahi waa khlad ay iyadu sameysay wayo ninka marka hore iyda aya handaday
@naimadahir519
@naimadahir519 Месяц назад
ilhy adi Haku kaso saan cml xayawan yahow
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj Месяц назад
Xayawaan
@MaariyaApdi-iv4ze
@MaariyaApdi-iv4ze Месяц назад
Waa tuntii qof lama dhibo shaqalaheda ayey ku loolama dhaqmo sixun cuqdad ayey kuriday
@mukhtarchamberlain6390
@mukhtarchamberlain6390 Месяц назад
Nio zxpow sida channaLka waaber media wax Faaido Leh so dhig mise daawashada channalkaga wan iska dhaaFna
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 Месяц назад
Hadii eysan ku cajabinin waxa uu walaalka soo dhigaa , iskaga tag . Aniga ayaa qiraayo in uu wax faaido leh soo dhigo . Marka walaal hadalkaaga wanaaji. Walaalka wakhti iyo juhdi ayuu ku bixiyey soo gudbinta uu gudbiyey. Mahadsanid!
@NimcoMohamuud-p6x
@NimcoMohamuud-p6x Месяц назад
Subxnllah 😢
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢
Далее
Maxbuus kayaabiyay ciidanka
20:37
Просмотров 58 тыс.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Просмотров 221 тыс.