Тёмный

Maxaa Kala Qabsaday Siyaad Barre Iyo Madaxweynihii Ivory Coast | Xorayntii Jabuuti | Xog Sirdoon 

Qaamuus
Подписаться 179 тыс.
Просмотров 175 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 179   
@moustaphaHackerman
@moustaphaHackerman 6 месяцев назад
Allah uu naxaristo madaxwayn siyaad bare inbadan ayuu nagarab istaagay hadal iyo dacwad anakuna hadaan reer Djibouti 🇩🇯 nahay dhigayaga ayaan uu shubnay somaliya oo dib ayaan dawladoodi uu dhisnay
@hasnagouled7097
@hasnagouled7097 3 года назад
Masha Allah Somali hanolato! I'm from Djibouti! Belle history!
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 3 года назад
Allah subxana watacaalaa ha u naxariisto siyaad barre.
@salaxudin7307
@salaxudin7307 3 года назад
Machalah wa tarikh la xuso, wllaha somaliyed jabuti wa garabkina. 5ta somalieyd oo 1 aya no balan ah inshalah.
@cyberdefenseur8340
@cyberdefenseur8340 2 года назад
Merci aux frères somaliens de nous avoir soutenu de loin ou de près dans ces moments difficiles de l'histoire de ma patrie🇩🇯
@abudarda00
@abudarda00 3 года назад
Mahadsanid walaal aad baan ugu baahanahay taarikhdan, giilka cusub ba ubaahan
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
Geesi alow ku naxariiso siyad
@abdullaahihashi5131
@abdullaahihashi5131 3 года назад
Allaahuma aamiin Wllo
@sakariyesagale7940
@sakariyesagale7940 3 года назад
Mashaa alaah walaale guuleyso alaha haku daayo
@strongboyki
@strongboyki Год назад
Manshalah sxb allaha kuu barakeeyo cilmigaaga taariiqda in la barto aad bey u fcnthy
@elyassayoub9785
@elyassayoub9785 3 года назад
waa Arin muhiima in wax laga ogaado si jiilba jiil u ogaadaan Asalka D jabuuti
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 года назад
Alla yaa raxma #General_Mohammed_Siyaad_Barre
@Cabdiqaninuur4980
@Cabdiqaninuur4980 2 года назад
waanu ku xidhanahay tacane yaashada iyo tariikhdaba wad mahadsan tahay waxanu ku qaban karo waanu kula garab taganahay bro hore u soco
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 3 года назад
Maxamed siyaad barre❤
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 года назад
Wll wax badan baa ka qaldan taariikhda aad sheegtay. 1) Siad barre wuxuu xukun qabtay 21 oktoober 1969 jeneraal De Gaule wuxuu xukunka ka dagay 29kii april 1969 (6 bilood ka hor kacaankii) 2) Siad barre wuxuu ururka africa madaxweyne ka ahaa 1974, De Gaule na wuxuu geeriyooday 9kii novenber 1970, sidee markaa Houphouet Boigny wax ugu sheegi karaa nin dhintay ? Markaa wll plz taariikhda been haka sheegin waayo dad aan waxba ka aqoon baa ku daawanayee
@minetoumina5830
@minetoumina5830 3 года назад
Merci AMAREH,
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 года назад
Maad iskadeysid beentiisa lacag hakucunee
@adamjumale4871
@adamjumale4871 3 года назад
Thanks 👍
@calioumar2967
@calioumar2967 3 года назад
Thanks bro I know this sheeko is fake I'm from djibouti and I know degeule left office April 1969 longest leader president of France history but somalia fight very hard for independent of djibouti 🇩🇯 specially in UN
@JCB-qp3ui
@JCB-qp3ui 3 года назад
Anigo reer Djibouti aah waxan jecla iyeey dadkeygu dawadaan. #DJIBOUTI🇩🇯🇩🇯.
@mahamedbilal1932
@mahamedbilal1932 3 года назад
Kkkkkkk siyad iyo ,??????? Wa Macran iyo israel isku mid Abina ka oromona ku daro
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 3 года назад
Thanks alot brother it is Nice information thanks
@muhudabdu3657
@muhudabdu3657 3 года назад
Allah u naxariisto siyaad barre
@Mohamedibrahim-of6bw
@Mohamedibrahim-of6bw 3 года назад
Mahadsanid sxb inbadan
@hanefa283
@hanefa283 Год назад
SOMALI WEY MIDOOBI DOONTAA INSHAA ALLAH KENYA IYO ETHIOPIA WAX LADHAHO MASII JIRO DOONAAN ALLAH SIDA AANKARAJEYNAAYO SOMALINA WEY MIDOOBI DOONTAA😊
@hassansuudshukri8716
@hassansuudshukri8716 3 года назад
Djabouti wali xoriyad mey helin ee gumaysigii francophone ka ahaaney ku jirtaa faransiiskuna saldhig weyn buu ku leeyahay
@ahmedsomalo
@ahmedsomalo 3 года назад
Noo soo badi sxb guuleeyso
@Baashi-
@Baashi- 3 года назад
Barnamijkada nucaaan oo kale soo badi sxb sida tariikhda somaliyeeed.
@cacaca6794
@cacaca6794 3 года назад
Asc wll waa taariikh aad fecan masha'allahu
@Just2facts2
@Just2facts2 3 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 года назад
Mahadsanid sxp qaamus diri dhaba somaligalbed
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
Mahadsanid Cali Yassin si weyn baad noola socotaa. Dirishaba nagu salaan. maqaalo qurux badan oo Soomaaliyeed.
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115 3 года назад
@@QAAMUUS haye wan kugo salamayna sxb anigoba waxan ahay rer dir dhabe
@UgasMuhumed
@UgasMuhumed 2 месяца назад
Allah unaxaristo siyad gesi😭😭😭
@OmarAhmed-gj3lr
@OmarAhmed-gj3lr 3 года назад
Wll cilad ma jirto alle ha ku xfido insha allah
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Год назад
Mahadsanid sxb qaamuus waa channel Xiiso badan
@alimohedosman3147
@alimohedosman3147 3 года назад
Allaha unaxareesto madaxweye maxamed siyaad bare
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 3 года назад
Thanks brother
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 3 года назад
Halkaa waxaa kaga cad in soomaalida & ethopianku ay cadow yihiin
@nurisse6354
@nurisse6354 3 года назад
Mashaa allah Waa tariiq aad u wanagsan allah ha u naxaristo gesiyashi u so dhabar adegay arintas kuwa noolna cimri dheer iyo cibado suban allah ha siyo waba hadey nolyihine lkn su aashaydu waxay tahy maxa ka danbeyey kuwo dib ugadaya badii berigii cirkii o samba ogen waxan in dad u so dhinty yaa allah kuwas so hanuuni hadi kalena naga qabo
@ridwaann3762
@ridwaann3762 2 года назад
Beenaale !
@nurisse6354
@nurisse6354 2 года назад
@@ridwaann3762 maxa Ben ah waba live waxa lagu shegayo e
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 3 года назад
masha allah
@ousmanhassan6546
@ousmanhassan6546 3 года назад
Wll magaca madaxweynaha ivory coast sida logu dhawaqo waa feligis ufuweet buwani ee bogni maha
@mowgayare916
@mowgayare916 3 года назад
C/Risaaq Xaaji Xuseen iyo siyaad bare hadalkaa ( somali republic dan kama laha jabuuti inay ku soo biirto labadii israacay ) arintaa macluumaad dheeriya hala raadiyo qofkii heli karoow
@barwakomoussa4840
@barwakomoussa4840 3 года назад
Machaallah wlll
@cabdalamaxamad2295
@cabdalamaxamad2295 3 года назад
SomaliA
@engineercumarnuuryarow3558
@engineercumarnuuryarow3558 3 года назад
Waad ku mahadsantahay xogtaan aad noo soo gudbisay ee xoriyadi jibuuti.
@mohamedabdirisak3195
@mohamedabdirisak3195 3 года назад
Zxp waxan ka codsanayaa videoga isagoo duuban soo dhig youtube ka lakiin kadaa liveka waa codsi
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
wakhti shaqo oo aan ku jiray ayaa ii suurto galin waayay in aan xilligaa publish gareeyo waan sii jadwaleeyey.
@ibraahimhaaji5067
@ibraahimhaaji5067 3 года назад
sxb wxn codsana ina sobadiso video shan sankle ah please
@mohd2682
@mohd2682 3 года назад
Wn jeclahay taariikhdii hore ee Somalia, (hada ceeb un baan leenahay taariikh lama oran karo waxa dhacaya) Lkn fadlan kunoqo video gan adigoo mahadsan, according to Wiki Georges Pompidou was the French president between jun/1969-ap/1974. Haddii kale taariikh khaldan oo waligeedba Utube ka kujirta bey noqon. Mahadsanid and jazaaka Allaahu kheyr.
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
Walaal aad baad u mahadsan tahay walaal. Insha Allah waxaan jecelahay in aan iska ilaalino wixii qalad ah maadaama aan taariikh ka sheekaynayno. waxase dhib ah sida aad u dhig karto marka aad qof taariikh ka sheekaynaya aad soo qaadato. hadalkiisa ma baddali kartid waxaana muhiim ah in aan xusno cidda ka sheekaynaysa. taariikhdan waxa ka hadlaya Jaamac Maxamed Qaalib. Waad mahadsan tahay walaal
@IngHARBI
@IngHARBI 3 года назад
Maha de gaulle waa valery giscard d'estaing.
@josephmabongo6165
@josephmabongo6165 3 года назад
aniga waxan ugu jeclan lahay inan arko somali galbeed mar uun iney somalia ku soo darsaman somalida kenya waxa aad uga jeclahay kuwa somali galbed wa somali somali ah
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 года назад
Sxb amba jecloow amba nebcoow soomaalidaasi way galbatay oo soomaali talyaani ayaa sabab u noqotay, xataa haduu ilaahay xoreeyana kuuma soo socoto oo soomaali is Aaminkeed dhimaye waxba ha daalin please,,,
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 года назад
Mahadsanid sxp ilahay aya na miidayndoono insha allah sxp guuuuuuul 5 somaliwayn diri dhaba somaligalbed
@abdirahmanh1989
@abdirahmanh1989 3 года назад
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 waa fikir kuu gooni insha allah malin bay dhici somaligalbed oo dhulweynaha somalia kana mid ah Rajadas haday ilmo tigre badali karan hore Galadi ka weyneed usameyn wayen
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 3 года назад
Magaca. Joseph mabongo. Oo adi magac gaal baad wadataaye Maxaa kaa galay somali iyo arimaheeda!!waa cajaban marka dadi burburaan kuwa gaalo noqda kuwa afka somaliyeed barta iyo balaayo oo dhan ayaa laga helayaa sida kan oo kale Joseph mabongo ku lahaa Waa magac cadaan iyo mid African madow oo isku jira war ileen anagaa wax aragnayna dadow!! Somali galbeed Hadii cagdheerta laga hor wareejiyo oo somalida kale u taliso Waa macquul inay guul iyo xornimo gaaraan Lknse Inta reerkan khariban ee gumaysiga jecel ay dadkaas somaliyeed hor boodayaan Inta cirku dhulka u jiro ayay xoriyad u jirtaa Waa xaqiiqo!! Marwalba ayagaa hor taagnaa xoraynta somali galbeed Waa cagdheertee!! Maanta Waaba ayaga kan maqaar saarka u ahi uu u baroor diiqayo gaalo madowga islaynaya oo wiilasha somaliyeed dagaal aanan wax faaiido iyo dani ugu jirin ugu diraya ciidan colaada ka socota Tigranya cajaban iga dheh Waa kaas caqliga cagdheertu gumaysiga jecel oo aanan laantiis gumaysi noolan karin!!
@mohamadabdulrahman6802
@mohamadabdulrahman6802 3 года назад
@@abshirhassan3848 🤣🤣🤣 nin waalan
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Manshaalah allah
@ridwaann3762
@ridwaann3762 2 года назад
Waliigi Jaamac M Qakib ma noqan madaxa Sirdoonka Somaliya xataa ku xigeen.
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 года назад
Taarikhida qarkeed iska sax markii magaca Djibouti labadalay Afwayne madax moo ahay .isku soo wada doobo somalinimo qadaadwayna baa cuntay
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
Suyad tariqdiisa ma qarinkartid ee adeer kanisadaada isaga sujuuda ingiriski wa hore ku dhintay dagalki
@mahamoudcharmaker1471
@mahamoudcharmaker1471 3 года назад
Ww🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mahamoudcharmaker1471
@mahamoudcharmaker1471 3 года назад
WEUGHkm🇩🇯👈👆🇺🇸🇺🇸
@mahadow1
@mahadow1 3 года назад
AF WEYNE barako ma laheyn, inkaar hele!
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 3 года назад
Xayawaan maanta Adoon shisheeye baad ahaan lahayd aan aduunka laga aqon. Fartan aad ku soo cayday isaga qoray
@mahadow1
@mahadow1 3 года назад
@@daariqahmed8297 Inkaar hele buu ahaa!
@moussaalimoussa4072
@moussaalimoussa4072 3 года назад
Oki
@Arkaanbooktour
@Arkaanbooktour 3 года назад
Ma Doonaysaa Lamaane Xariir Jacayl ?- الحمد لله | #FURAHA_QALBIGA - S1•Q.09 - ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-5QzBQUKjpZs.html Miizaanka Iyo Macnaha - الحمد لله - Xariirka Allah - ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-wdirjLU2s9Q.html Sidee Noloshaada Ay U Badali Kartaa Adkaartu ? - ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE--06lYOLKRaw.html 8Deedda Adkaarta Ugu Muhiimsan - ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-R-BNAqbN93w.html Ku Fur Fur Adkaarta Shalay/Past Oo Rahan Aad U Tahay - ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-IrT8G5BvksU.html Xanuunku Kobac Ayuu Keenaa - ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-fkl_GANtBaQ.html Baahidaada Allah Un Baa Dabooli Kara - ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE--06lYOLKRaw.html
@medabdi979
@medabdi979 8 дней назад
MADAXWEYNAYAASHA FRANCE WAA 1959'1969 Charles de Gaulle 1969-1974 Georges Pompidou 1974-1981 Valery Giscard d'Estaing. NINKA LALA HADLEY WUXUU NOQON VALERY
@ibraahimhaaji5067
@ibraahimhaaji5067 3 года назад
insha allah shanta somalia malin aye midobidonan laga baxidona siriqdii gumestaha
@issackhaasan6450
@issackhaasan6450 3 года назад
general Degaulle wuxu yimid djibouti 25 august 1966, french somaliland waxa laga bedelay 1967 loo bixiyay french territory afars and issas wakhtigaa mohamed syaad barre madaxweyne mu aheyn 1969 buu noqday, waxa ahaa madaxweyne aden cade premier minister waxa ahaa abirashiid cali sharmaake
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 года назад
Faanka siyad bare ayey qeyb katahay beentan qayaxan
@saciidmaxamed4720
@saciidmaxamed4720 3 года назад
Xaqiiq ardaydi jabuuti laga soo afduubay ee lawyacado lakanay iyo safiirki muqdisho laga soo afduubay ee cadan lakeenay labada goob joog ayaan ahaa
@ridwaann3762
@ridwaann3762 2 года назад
Maxaa ka dambeeyay?
@leomandchourian5460
@leomandchourian5460 3 года назад
Félix Houphouët-Boigny ( Félix Ufuet Buwayni)
@user-zz4bz4kx1e
@user-zz4bz4kx1e 10 месяцев назад
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@cabdicasismusic9530
@cabdicasismusic9530 3 года назад
NacaLaa SomaLi Ku YaaL SomaLaay QabiiLku Waa HaLkaas Maanta ina Dhiga
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 года назад
bal eega walaalahena jabuuti dhibka aan lasoo marnay maanta taliska xooga ku heesto ee ismail omar gelle jilaafooyinka uu udhigayo somalia cajiib waye dhib maleh waa laga xoreen doona taliskaas goor dhow insha allah haduu garan waayey somalinimada ileen xumaan masii soconeesee
@apdimajiidmijo1464
@apdimajiidmijo1464 3 года назад
Hadanu nahay somali waanu ku farax naa jabka itopiya lakin somalidu markay jabtay waanu ka niyo jabnay siwaliba cadawganu hadu jabo waa farxad lakin ilaa hadan walahi wanka niyo jabsanhay Burburka isku gaysanay sikat wax ku han wanahay inay soomaliya lugahaag ku dhaqaaqi doon to
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
I'm so sorry my second country somalia
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 2 года назад
Djibouti waa bilaa abaal wax u kordhaye malahan dalka iga yaabiye
@kobciyahabulshada3704
@kobciyahabulshada3704 3 года назад
Subscribe igu caawi kobciyaha bulshada alle dartii pleas 🙏🙏🙏
@mouminatteyehosmangeussod4771
@mouminatteyehosmangeussod4771 3 года назад
Anfartu fransiskay la jiren hadana imika waxay ku dodan inay jabuti iyaku xoreyeen
@ahmedhersi9598
@ahmedhersi9598 3 года назад
Waxaan kaa codsanayaa inaad ii soo meel aan kala soo xiriiro adiga oo mahadsan
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
Soo dhawaw walaal. Waxaad igala soo xidhiidhaa Facebook: Hanad Yusuf. waxa ii saaran sawiran oo cartoon ah oo casaan iyo blue ah.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 года назад
Sxb France afrique assemblee/assembly dheh please,, waa baarlamaan Fransiiska iyo Africa ka dhaxayn jirey, waxa xukumi jirey gudoomiyana u ahaa wasiirka gumeeysiga, dushana waxa ka haystay madaxwaynaha Fransiiska,, baarlamaanka fransiiskuna waa ka gaar oo wuu ka madax banaanaa,,thanks,,
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
Ismaaciil aadbaad u mahadsan tahay walaal. Good Update.
@calixassanlabalibaax1286
@calixassanlabalibaax1286 3 года назад
The reader is right, you have made us understand thanks
@mohamedpro4454
@mohamedpro4454 3 года назад
Somalidenay haday sinata walhi Aad ayaan u ilmeyaa marka aan maqlo waxyabaha qaar rabiyo somali soo celi
@mowgayare916
@mowgayare916 3 года назад
Qaamuus hadalkaa c/Risaaq Xaaji Xuseen iyo siyaad yidhaahdeen ee ah somalia dan kama laha jabuuti inay ku soo biirto labadii israacay sxb macluumaad dheeriya ma heli kartaa
@Ali-xh4hg
@Ali-xh4hg 3 года назад
Allamdulllila sabab kale ha moodin somali waa halka wadan caalamka o leh maalmo 2 ah xooriyad 26.06.1960 iyo 01.07.1960 Maxay u kala jabeen. Mida kale ka waran goorta aan heeli doono NFD iyo DDSI ogadeeniya dhuul wayn aya taalex iyo burco weeli ka maqan. Ogo ma dhiman dadki syid ku dhalay dhuulka ka maqan iyo dadku waa wada Somaliland cadalad ah.
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 года назад
Afweyne noo ammaan sheeko daarood jabuuti isaaq baa xoreeyay oo wallaahi ah.
@kalenooc4938
@kalenooc4938 3 года назад
Cuqdad qabiil baa kuga jirto ee Afweyne intuu samaan sameeye SNM may sameen karaan
@goodirofficial8853
@goodirofficial8853 3 года назад
Burco iyo hargaysa dhulbahante ayaa xoreyey kana saaray engiriski
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 года назад
@@goodirofficial8853. Maxay dhul bahante xorayn nafsiyan baanay xor ahayn ilaa maantee! faan baa reerkaa dilay iyo darwiish baanay intay soomaali tashanaysay waxay ku habsaameen midnimaan doonayaa maxaa midnimaa toodiibaa haysatee.kkkk
@DonKako
@DonKako 3 года назад
@@khadarmohamed2676 "ISAAQ BAA JABUUTI XOREEYAY OO WALAAHI AH ?" Dhaaratee ma ii sheegi kartaa 10 magac oo ragaa Isaaq ee xoreeyay Jabuuti ?
@goodirofficial8853
@goodirofficial8853 3 года назад
@@khadarmohamed2676 anagu tariikhdayada waliged wey jirtay lkn isaaq shalay baa la idin bartay waxana la idunku bartay ina siyad bare adeer isdaji malihid halyey aan siilanyo aheyn
@housseinxusen2491
@housseinxusen2491 3 года назад
sobadi tarikhdan oo kale
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 3 года назад
Xoriyada djabuti 27/7/1977
@TV_Nofa
@TV_Nofa 3 года назад
Warkan inta badan waa been, sababta oo ah. Madax weeyne Siyaad Barre waxa xukunka qabsaday October 21st. 1969. General De Gaulle waxa u ka fadhiistay madaxweeyne nimada April 1969.
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
Shaqsigan waa shaqsi mariwalbo taarikhda ka beeen sheego Fdln intaad ka beeen shegida taarikhda views ku raadsaneysid adigoo meel kale bariiska ka raadso ayaa wanaagsan
@abdilahihassanali9320
@abdilahihassanali9320 3 года назад
TAARIIKH MUDAN WUU KU MAHADSAN YAHAY ALAAH HAWNAXARIISTEE CUMAR CARTE QAALIB OO SOO QORAY taarkhfa
@subraarm4381
@subraarm4381 Год назад
Soomaaliyee hadalka Qaybe wax baa ka qaldan waayo Faransiiska waxaa la socday Ciise oo heshiis Kula galay in Ciisaha dhegaha iyo Indha xidhan oo badaw ah ee Itoobiya jooga Tareen lagu soo guro si dadka raacsani ugu badnaadaan Xornimo doonka Ciise wejiga ayuu tusayay Soomaalida Habeenkiina dadka ayuu basaasayay oo dhibaataynay taas ayaa keentay Faransiiska Magacan Ciise iyo Canfar ugu yeedho dalkii wax baa ka beena waxaa UN Joogay Aadan Faarax Abraar oo meel walba iyo wax walba oo Soomaali Ku saabsan Ka war bixin jiray Sida Sheikh Abdi Xirsi iyo Faarax Macalin oon mar walba u duceeyo Ilaahay ha Barakeeyo Caafimaadkooda Hogooda Awlaadooda AAmiin
@medabdi979
@medabdi979 8 дней назад
Cayda ka daa Ciisaha Maxamuud Xarbi iyo Sheekh Cusmaan iyo Muuse Ahmed iyo Aden Roble iyo Gashaamaale iyo geesiyo badaanoo kale ayaa ka dhashey. TAARIIKHDA halgankii gudaha iyo FRENCH SOMALI LIBERATION FRONT (FLCS) raadi. HADDU XANUUN CIISE KU HAYANA EEBE HA KAA DAWEEYO
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 3 месяца назад
Maan tana ismael cumar geele ayaa somali bur buri naya.
@mrkassimabdalla9454
@mrkassimabdalla9454 3 года назад
Lkin ogaada jabuuti waxey noogu abaal gudday in caruurta iyo masaakiinta laayaan kuwa hadda joogo Somalia gaar ahaan hiiraan taariikhda wey xusi doontaa waxey hadda sameeyaan
@SHIINE_YARE
@SHIINE_YARE 3 года назад
Nio heestii jabuuti gumeray gumeray soo geli
@ibrahimfure7090
@ibrahimfure7090 3 года назад
Qamuus
@umiali1785
@umiali1785 3 года назад
Ninka sidaa u raadin jiray jabuuti oo wax ka xoreeyay, kadibna somali galbeed u daagaal galay inuu xoreeyo, somaliyana horumar iyo nabad gaarsiiyay oo ilaa kismaayo iyo saylac baabuurtu nabad ku kala gooshi jirtay, baa dadka aam wax qiimayn karin dhahaan wax nama tarin. Aduunka somalidu waxay ka qoran tahay dad aan wax qiimayn karin, isla markaana aan wadaniyiin ahayn. Xaqa Allaha tuso iyo Runta.
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 года назад
Markay Djabouti gobanimada qaadan aysay Degol madax ka muu ahayn France
@khadarsaleeban3809
@khadarsaleeban3809 3 года назад
Sxb wadkumhdsty xasut
@Jamaabdullahijama
@Jamaabdullahijama 3 года назад
Will yar oo mustaqbal leh ayaad tahay ee been beenta is dhaaf iyo taariikhda khaldan ee aad fidinayso General Jaamac Maxamed Qaalib wuxuu soo noqday Taliya Ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo wasiirka arrimaha gudaha . Marna ma noqon Taliyahii Sirdoonka Soomaaliyeed. Taliyaha NSS waxaa soo noqday oo aasaasay Ahmed Saleebaan Dafle iyo Jibriil Maxamed Jibriil
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 года назад
Xasan guuleed iyo ayuub kkkkk ayuub ayuu ahaa ??? Axmed diini maa ka Wadaa ?
@minetoumina5830
@minetoumina5830 3 года назад
😂😂😂
@yassinduale199
@yassinduale199 3 года назад
Jarmalka Waxa jebiyayay USSR ayaa KU jiray
@jamachassan2567
@jamachassan2567 3 года назад
Somali galbeed haloo istaago hana la xoreyo
@marwaanmahadsaman3933
@marwaanmahadsaman3933 3 года назад
waa in somalido dib u kacda kuwa xorta ah la dhisa ka dibna wajibka ina saaran ee ah innaan xorayno NFD iyo somali galbed gudana xabashi iyo mukaambo in ay manta dhul somali haystaan tarikhda somalida ayay ceeb ku tahay
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 года назад
.
@minetoumina5830
@minetoumina5830 3 года назад
Mais qu'est ce qu'il raconte ce type là, c'est du n'importe quoi.War Taarikhda Been Haka Sheigin, SOUBHANA ALLAH
@dharaar9146
@dharaar9146 3 года назад
Canfar lagama hadlaayo
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 года назад
Sxb siyaad bare ha odhan alla ha u naxariisto
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 3 года назад
Allaha unaxariisto jaalle maxamd siyaad barre.
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 года назад
Afwayne Barre wuxuu ahaa ninkii beeniyay Quraanka kariimka ah kuna sheegay gabey Carbeed markii culimadii Soomaaliyeed ka hor yimaadeen laayay toban wadaad.
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 3 года назад
Towbad sow ma jirto,mida kale Maxamed Siyaad Bare sow aheyn Muslim ? Sidaa darteed ha u diidin in Allaah loo weydiiyo naxriis.Allah ha u naxriisto Maxamed Siyaad Bare.
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 3 года назад
@@cashawarsame6213 manan arag meel siyad bare quranka ku sheegay gabay carbed taasu wa been abuur jeebkada ah.
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 года назад
@@jacfarcali9691 maxamed siyaad wuxuu ahaa ninkii yidhi quraanka boqolkiiba konton waa nasakhanyahay oo lama jaanqaadi karo casrigan sidoo kale wuxuu beeniyay aayado quraan ah khaasatan kuwa dhaxalka meel uu kaga toobad keenay na maanu arag
@daahamuxudiin779
@daahamuxudiin779 3 года назад
Saan maxaakawadaa
@daahamuxudiin779
@daahamuxudiin779 3 года назад
Mashaqaynaayo
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 3 года назад
@@daahamuxudiin779 walaal waxa ay kuu biixiyeen saacadda 8-da fiidnimo
@fatiaigueh5007
@fatiaigueh5007 3 года назад
horta been iyad shegeysa madaxweynaha franciske na aqonsadey charle degaule mahin kow giskard destin iya na aqonsadeyh ana hadan djbouti nahay ok
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
#Fatia Igueh walaal waa Buug waxa aan akhriyaynaa. haddii aad saluugtay waxaad keentaa wax cad oo aad ku beeninayso qoraaga inta aanad soo qaddimin eedayn. Mahadsanid.
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 3 года назад
Been wayna, tarikhdii la wada og yahay ayuu been ka sheegayaa. Af wayne xagge uu soo maray. Beeeeenale.
@abdirahmanali5605
@abdirahmanali5605 3 года назад
Hhhh annagu hadanu nahay reer jabuuti canfar ismacil unbaa naga horjoga isaga oo lee dadkan canfarta ah waa dad walalen ah waxasinaa waa been
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 года назад
Afwayne Barre Jamhuuriyadii Somaliya ayuu gacantiisa kubur buriyee Jabuuti xoreynteeda maxa uga gidhiis ahaa arinkaas Xasan Guleed Abtidoon ayaa kufahmey.
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 года назад
Mabuburin dhuuni qatashii xabashi hoos fariistay baa burburiyay haradigodina horumarka didan tihin oo koox koox Io qabiil qabiil 30 sano kuhayan siyad bare tacabkii ukatagay haradigii bay goobaysana yaab dadwaynuhuna waa Duran yahay oo qabiil baa Ku Duran dawana malaha ilaa mid ilahay unaxariisto mahee
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
Sitad dalko dhisan oo nal iyo biyo iyo shool iyo jamacada shaqaynaysn bu baxe' ma siyadba.fiiqday wa syaga 30 sano is cunaye
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 года назад
@@deeqoali57 nacam ala yaa arxma wadan dhishan buu katahay fiiloyinkii layrka taloyinkii bay fiiqden markay dhamatay hantidii dadwaynaha waliba waa sidii subxanalah hadana way edaynayan isma daremayan xaqdaradii baa washay
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
@@maryamaibrahim5420 aad iyo aad wa dad fashilmay oo wax maamuli waayey marka wa habar dhali waydey aleelo ku waalatay'hadana wiilku adeerka uyaha wax i xaarxaaraya oo hananki dawladnimo ku socda waana qaaqleeyihin ilen wa dad fashilmay in sidoodo ksle la moqday raban wa xasid iyo xaqiradwaxy 30sano la dagi la yihin alow.ku naxariiso siyad
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 года назад
@@deeqoali57 xaqa alaha wada tuso yar Io weyba runtan alaha uiftiimiyo
@ahmedumarmahamed6478
@ahmedumarmahamed6478 3 года назад
doqona aya tahaya waxa ogayan hadu siyaad bare ku qadeen dagala ethiopo maya xorawdeen jabute dagalke 77
@aliabdi8347
@aliabdi8347 3 года назад
Siyaad barre wuxuu ahaa diktatar, maba haboona in la sooqaada oo soomaalida marka kale carooota
@abdullaahihashi5131
@abdullaahihashi5131 3 года назад
waxa Ka Caroonayo waa kuwa Cuqdaad been ah iska dhaadhacshey weliba kuwa da'da yar ka dhaadhacshey ee Allaah swt ha u Naxariistee Qadashiis Ma heysano hogaamiye Damir leh oo Mel iska saara Tuugada iyo Calooshood u shaqeuste kii Caayaayi iyo kii Akaanaba wuxuu yahayba waa la wada ogaa
@cqanibashiir624
@cqanibashiir624 3 года назад
siyaad barre in kaaar buu qabee
@deeqoali57
@deeqoali57 3 года назад
Dadka dhintay qof inkaaraya aya inkaarqaba
Далее