Тёмный

Maxaa kale oo aad Iga rabtaan haddii aan soo qabaney ragii sida tooska ah u dhacayay gabadha 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 185 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

Maxaa kale oo aad Iga rabtaan haddii aan soo qabaney ragii sida tooska ah u dhacayay gabadhii ku qeylineysay Alla Hooyooy .

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 239   
@caawiye2512
@caawiye2512 2 месяца назад
Wllhi dowlada somaliya ninka ka yaabiyay munasar maxamed guuleyso laandheere
@Saaho1-bo7kg
@Saaho1-bo7kg 2 месяца назад
Aad io aad😂
@agoodthingsforurlife1550
@agoodthingsforurlife1550 2 месяца назад
Wanku garab taganahy ee dadka xafada kaamiro kuxira dheh inti awodo dowladana laamiga iyo isgoys ksto Haku iran checkpointiyda qar kamirada we iska ilaliyan iygo qof gaariga wato lacag weydinyn. 100 kaamiro WA 100 askar o 24/7 shaqeyn Karan in taas gudbi walal mcn walhi fikir kan Dowlad iyo shacabka we dhaqan gelin Karan lkn WA adiga o 1 miliion kugu xiran ee ka arkaan 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌❤️
@maslah345
@maslah345 2 месяца назад
Dadkii soo qabtay qayr badan ALLAHA SIIYO
@Cadar49
@Cadar49 2 месяца назад
Amin
@Yaasiinaxmed2
@Yaasiinaxmed2 2 месяца назад
Marka la qabto in la dubo weeye nio wax qaadistaba haka baqaane 😂
@maslah345
@maslah345 2 месяца назад
@@Yaasiinaxmed2 tuug wuu indha adagyahay hadii laduubo hadiikale makala jecla
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 месяца назад
Munasar Halyeey qaran waa ninka kaliya isku dhaxwada shaqo-dowlada io Bariiskiis welipa si daacad ah Guuleeyso lipaxa ✊👍
@adowmohamed2144
@adowmohamed2144 2 месяца назад
Good job Keep doing that community work
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 месяца назад
Haddii AMNI iyo CADAALAD aan ku heli lahaa, meelaan ku doorsado ma jiri lahayn. Hantiyay macaan waa midaan hooy lagaa oranee. Ciidamada qaranka Guul iyo Gobanimo 👍🏽🇸🇴👍🏽
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 месяца назад
guul muunaadar guuleso shaqad umada uhasa guuuuuul
@wiseman2748
@wiseman2748 2 месяца назад
Qabiilkooda ayaa beri soo deyn doono Somalia caddaalad ma leh. ee gacmaha ka jara tuugada si eynan qof kale u dhicin
@SSS78781
@SSS78781 2 месяца назад
❤❤❤AMERICA 🇺🇸 iyo Canada 🇨🇦 maxaa yalaa...anagaa jognee..dhaqaalo xumo tii ugu weyned abid ayaa ka jirto..runti maanta MUQDISHO ayaa dhaanto
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 2 месяца назад
Way dhibeen umada hanbaly0 ciidanka booliiska warta nabad guul❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdellahyacin5648
@abdellahyacin5648 2 месяца назад
Gessi .MashaAllah From djibouti
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 2 месяца назад
Maashaa alaah munasar shaqo wanagsan baad qabatay geese geese dhalay baa tahay adiguna alaha ku xafido thanks brother
@MohamedSharifgaber
@MohamedSharifgaber 2 месяца назад
Ok brother keep going🎉🎉🎉🎉❤
@FatimaALI-su2db
@FatimaALI-su2db 2 месяца назад
ASC, Munasar Maxamed ,Maashallaah Garabkaa Alla ha galo waad dadaaloosaa ku soco. Alla haku Badbaadiyo, Kuwa Munafaqiinta, Kuwa Tuugada iyo Qaimiinta kuma rabaan saad wax u kashifoo heeysit . Cimrigiina Alla ha dheereeyo Adiga iyo intii kula mida Yaa Rabbi.
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 2 месяца назад
Wariye mahad waxaaleh allaah axsaan cidiisameeyso ajri ayeeyleedahay alxamdulillaahi gabadha shalay waxeeytiri xasbunallaahu wanicmalwakiil qofkii allaah cuskada mawareero manalaga guuleeysto ilaahoow nahanuuni oo hugaanka nooqabo aduun iyo Aakhiraba❤❤❤❤❤❤
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk 2 месяца назад
maashallah
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 2 месяца назад
Taasaa run ah alxamdu lilaah ilaahey soomaaliya nabad alaha ka dhigo alaha gaarsiiyo inay salaadooda aadaan iyagoo aan xirin dukaamadooda sababtoo ah tuugo ma jirto alaha nagaarsiiyo heerkaas allahuma aamiin
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 2 месяца назад
Thank you so much brother Qeyb weyn ayaa ka tahay dib udhiska dalka taariikh da ayuu ku qori doonta hada sidaan kusoctid Kuwa laso qabteyna Iqaabtooda ha mareen
@Xalimo421
@Xalimo421 2 месяца назад
Alxamdulilah Masha'Allah ❤❤❤ Wa qeyr hadii la so qabtay👏🏾Ugu horeyn askartii so qabatey iyo adiga walaalken Qeeyr Alle ha idiinka siiyo so qabashada tuugtan edebta daran. War somaliyey an u istaagno 1 dolar xata qofwalba ha siiyo askarta iyo intii tuugada so qabato iyo inta nabadgalyada u diidan umada masaakiinta ah,Wa fekerkeyga hadii lacag la siiyo wey dadalayan Tuugada na wey cabsanayan.
@seynabxasan-f2i
@seynabxasan-f2i 2 месяца назад
سبحان الله Ilaahey iimaanka ha sugo, waa dad geerida la hilmaansiiyey, oo fadeexada iyo ceebta ay leedahay tuugunimo xitaa adduunka oo cid ku aamineyso jirin kama fakaraan. Qowskooda iyo carruurtooda ayey saameyneysaa xoolaa xaaraanta oo ay cunayaan ama wax ka siinayo ehelkooda.
@NadifaMohamed-yn9mj
@NadifaMohamed-yn9mj 2 месяца назад
بارك الله فيك و جزاك الله خيرًا
@Queenema-eo7wc
@Queenema-eo7wc 2 месяца назад
Maashallaah tuugadii waalasooqabtay alxamdulilaah
@AbdimajidlCoffee
@AbdimajidlCoffee 2 месяца назад
Most truthful newser
@quenmaida1376
@quenmaida1376 2 месяца назад
Munasarow waligey wan kugu dhaganaaa waliba waxan aminsanaa inaad tahy ruux qabilkeyga neceb lkn waxan manta ku qirayaa inaad tahy wadani dhabtaa allow adigo kale inoo badi
@alexfoot8555
@alexfoot8555 2 месяца назад
Brother that's a good job and you are the best in Somalia.
@mancityfan660
@mancityfan660 2 месяца назад
Jah waa ku farxay meey shaqeystaan munsar howsha wado waa muhiim thnks lamah abnigan wey mahad san yahiin rag waa ween waaye alloow ha na ceebeyn adun iyo aqiraba
@geeljireoomaar6140
@geeljireoomaar6140 2 месяца назад
thanks Munasar I watch your news always. naag is khamaaduday ha ii faanin
@fmg63772
@fmg63772 2 месяца назад
Maashaa allaah tabaarakallaah guul munazar ciidamadeena allaah ha noodaayo
@AbshiraMohamed-e8s
@AbshiraMohamed-e8s 2 месяца назад
Wakumahadsantahy. Shaqadaa. Ad shacabkaa somaliyet. Uhaysoo M A
@degan4
@degan4 2 месяца назад
Nimaka waayeelo bay iila eg yihiin😢😢😢😢
@degan4
@degan4 2 месяца назад
Camera reer kii meesha ku diary waa mahad Sam yihiin
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 2 месяца назад
Munasar mahasanid Allah kuxifdiyo Adigookale Allah noobadiyo guuleeyso Aamiin Aamiin ❤❤🇸🇴🇸🇴
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад
Gacan iyo lug is dhaaf ah halaga jaro.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 месяца назад
Gaajo hadey sheegteen gacan laga jari maayo
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад
@@saynabdaye7382 markaa qof walbo gaajo heeyso ma dadka buu dhacayaa. Ileen soomaaliya 90% dadka weey baahan yihiine
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk 21 день назад
​@@saynabdaye7382 bal waran muu xamaasho ma tuug baad garabsiineysaa kkkkkkkkk
@hafsaibrahim3651
@hafsaibrahim3651 Месяц назад
Masha Allah guulayso Munasar Hayley umadiisa u shaqynayo. illaahow umadaan xaqa tus
@Mohammed-zn9jt
@Mohammed-zn9jt 2 месяца назад
Good job bolise ka muqdisho shaqo wacan beyqaptin manta
@ShukriSalah-ph1zh
@ShukriSalah-ph1zh 2 месяца назад
Mansha allh munasar shaqo fican ayaa bulshada uhesaa
@abdullahiabdifataax8566
@abdullahiabdifataax8566 2 месяца назад
Zxp musar Allah xafidho
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад
masha Allh Ciidamada Degmadaas Wad Mahadsantihiin
@hassanmawliid4383
@hassanmawliid4383 2 месяца назад
M.a waa shakho lagu farxo, xamar nabadeee nqoo tuug waxdhacaa laweena saakusii socoto gg bro❤
@ilafiirsoofficial9161
@ilafiirsoofficial9161 2 месяца назад
Shaqo wacan masha Allah
@IshaBare
@IshaBare 2 месяца назад
Masha allah munasarow dadka waxweyn ayaad uhaysaa allahaku gargaaro
@fadumoaden5113
@fadumoaden5113 2 месяца назад
Manshaa alaah tabaraka laah walahi hol fiican ayad umada u hesaa soo gudbi anagana waa ku shamumenaa mahad sanid walaal hosha noo soo badi qeyr badan alaha KU siiyo aamiin
@muna607
@muna607 2 месяца назад
Masha allah hadii laso qabtey tuugadii gaajad hays maxey thy waa yaabe bajaj ayeyb wateene mey ku shaqeystaan ilahayw iimaanka hanag qaadin
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 2 месяца назад
Maasha alaah muna sar❤❤❤❤❤
@yusra2501
@yusra2501 2 месяца назад
Maansha allaa shaqa fiican bad haysaa illaahay hakaa abaalmariyo❤❤❤
@MohammedAbdinasir-sx8qz
@MohammedAbdinasir-sx8qz 2 месяца назад
Thanks to Allah keep updating us
@ZeezoCumar
@ZeezoCumar 2 месяца назад
Masha allah shaqo fiican haysa dowladda iyo shacabka
@NouraMahamoud-if3pj
@NouraMahamoud-if3pj 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤ machallah❤❤❤❤
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 2 месяца назад
Ciidanka boliiska ee gblk Banaadir guuleeysta Anagaba waan qadnaa Hadaan latoogan toosi meeyso kooxda qawaarijta iyo kuwa maafiyada ugus ee caqabada ku ah shacabka soomaaliyeed munasaroow ❤❤❤❤❤❤❤
@force_fighter-_-5228
@force_fighter-_-5228 2 месяца назад
Masha allah munasar
@salmaibrahim7610
@salmaibrahim7610 2 месяца назад
Masha allah guuleeso
@munahussein9687
@munahussein9687 2 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉munazar guleyso xamar xureyney u bahantay 🎉🎉🎉🎉asxabta ku so derto ,wey mahad sayehin
@aishaadanyacqub7071
@aishaadanyacqub7071 2 месяца назад
Masha allaah wllky tuug oodhan noosoogudbi anagana waan sheergaraynaynaa aan wadoshaqayno soomaaliyay Munasaroow waan kulashaqaynaunaa illaahay ajir iyo xasanaad hakaasiiyo Insha allaah
@waligadacadahow4888
@waligadacadahow4888 2 месяца назад
Subxanallah ya allaah wabo odayal wa weyn allow towba
@saidquresh1614
@saidquresh1614 2 месяца назад
libaax guuleeso waa mahadsan tahay sxb shaqo fiican ayaa heesaa
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 2 месяца назад
Shaqo. Fiican. Ayaa. Qabatey. Mashaa alaah. Anigoo ah. Korneel Hussein Awdheegle
@Cabdallemaxamedaadan
@Cabdallemaxamedaadan 2 месяца назад
Alhamdulilah hadii lasso habtay😮
@qqaran9846
@qqaran9846 2 месяца назад
Masha alah adiga o kale alah hanoga dhigo ragena o dhan ilahey haku xifdiyo barakalah fiki rabigen kuma cilo ❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@jamileosman4132
@jamileosman4132 2 месяца назад
Xafad walba camera ha lagu xiro guri guri amanka gacan ka geysane sida tan kale thank you so much walaahi good job heysa ❤❤❤❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 месяца назад
Masha allah hadaan isku tashano guud ahaan umada Soomaaliyeed isku tashano oo qabyaalad iska dhafno
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 2 месяца назад
Subhanallah 🤯😲🙄 waba odey yaal waaween 😢 Alhamdulilaah 🤲 ilaahaa Soo qabtey
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 2 месяца назад
Yaasalaam walalkey shukran
@HakimaAli-o9q
@HakimaAli-o9q 2 месяца назад
Kkk waa kula qoslay waa mahadsan yihiin dadaalka hasii wadaan hasoo qab qabtaan diin laawayaasha umada dhibay waa ku farxsanahay
@sahracqaadirxasanfalaad1092
@sahracqaadirxasanfalaad1092 2 месяца назад
Munasar mahadsanid shaqo badan baad noo heysaa
@NouraMahamoud-if3pj
@NouraMahamoud-if3pj 2 месяца назад
Machallah horey u soco❤❤❤❤
@hakimahassan2940
@hakimahassan2940 2 месяца назад
Masha allah guul 👍
@superfun1819
@superfun1819 2 месяца назад
Keep going ❤🇸🇴🕊️🕊️ y r good man
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 2 месяца назад
MASHA ALLAAH MUNASAR WLH SHAQO FIICAN AAD NOO HEEYSA MAXAA YEELAY SIFIICAN OO WAADAXA AYAA LOO ARKA MASHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 месяца назад
maansha alaah oo xataa dharkiiba iskalay bedeline belo idin qaadi wayday dumarka wixii iy dheelnaa hadh iyo habeenba ka oohisiinaaya😮
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 2 месяца назад
Lamaha amniga allaha barakeyo xita tuugada dharki ayey watan
@AyanAhmed-mk5nv
@AyanAhmed-mk5nv 2 месяца назад
Maasha Allaah kheyr Allaha kaa siiyo tuugada Allaha ciribtiro
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 2 месяца назад
Waaba odayaal waweyn allow khatumada noo hagaji
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 2 месяца назад
Alxamdullilah haddiba kuwii la soo qabtay
@MaxamedCarab-wg2sj
@MaxamedCarab-wg2sj 2 месяца назад
Munasaroow caadi maahid allh yxfdk❤
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s 2 месяца назад
You are doing a good job keep it up walaalkis.
@JaamacShuuriye
@JaamacShuuriye 2 месяца назад
Dibjirka qabta
@maryansheikh4128
@maryansheikh4128 2 месяца назад
SUBXAANA ALLAH HADAY BAAHANAYEN DADKA DILA EE DHACA MALAYIRI
@CANABADANJIMALI
@CANABADANJIMALI 2 месяца назад
Kkkkk masha allh wallakeen munasar noolaw❤❤❤❤ jazazkalaahu khayraa
@TaxanahaFilimada
@TaxanahaFilimada 2 месяца назад
Good Munasar
@AhmedSheekh-b3m
@AhmedSheekh-b3m 2 месяца назад
Munasar sxb baladweyne kahadal xitaa naagihii aya waxdhacoyo nagadageey sxb meshaaa qeylo aya kajirto
@abdifatahaways2388
@abdifatahaways2388 2 месяца назад
Duruf maxey tahay mey bajajka ku shaqestan waxa u geyey bal wad gacanta halaga jaro nijaasta
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 2 месяца назад
Manimanka ayagoo garashka Ku qayilaya,loogu tegay ayaa daruuf heeysay?.Waa qamarjiyaal,waayeele ah.
@Halima-h2y
@Halima-h2y 2 месяца назад
Masha Allah walal allaha ku barakeeyo walaahi waa farxay marka arkay video gaan sidi iney ani i dheceen camal
@DumarBilla
@DumarBilla 2 месяца назад
Ilhy ba xaq sore ah ilhy ba soqabty gbdhaha mash alh
@AbwaanBirimo
@AbwaanBirimo 2 месяца назад
Viva Munasar ❤🎉
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 месяца назад
At: (4:10) Ma Sha ALLAAH, adigaaba indha waaweyn leh,😳 oo wax sooqabankara, ee qosolka nagadaa aad nagudishey ee sidaa indhaha iyo madaxa uwareejineysid 😂😅 😊
@nalkaisk8154
@nalkaisk8154 2 месяца назад
Maasha Allah ❤❤
@XuseenabuubakarCumar
@XuseenabuubakarCumar 2 месяца назад
GUULEYSO LEGEND MUNASAR
@zainstalent7887
@zainstalent7887 2 месяца назад
Shaqo adaa heysaa bro keep going❤
@abdulahimohammed4939
@abdulahimohammed4939 2 месяца назад
Well done munasar jazakumullahu kheyran
@FatumasahraDaahir
@FatumasahraDaahir 2 месяца назад
Wlhi sxb mahad sanid ❤❤❤❤❤❤boqol mar
@YuulkaHool
@YuulkaHool 2 месяца назад
HALASOO QABTO DULIYAASHA, DOWLADEENA ALLAHA GUULEYO
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 месяца назад
Subxanalaah subxanalaah wa dad waween maskiin sidee u naxde
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 2 месяца назад
Alxdlaah alahu akbar
@tocakitty1726
@tocakitty1726 2 месяца назад
Mansh allh Shaqo fica. Ayaa haysaa❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад
Mahadasanid Zxbkeey Howl Adag ayaad Noo Haysaa
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 2 месяца назад
Manshallah walaalkey
@RewKey-p5p
@RewKey-p5p 2 месяца назад
Brother shaqo wanaag saan
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 2 месяца назад
Gabadhaas markii lawareeray Alle ayay cuskatay, xasbiyalahu wanicmal wakiil.
@FaizaCabdi-zo1io
@FaizaCabdi-zo1io 2 месяца назад
Manshallah horay usoco wll shaqo fiican aad haysa
@qamarosman6752
@qamarosman6752 2 месяца назад
Good job 👏
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 месяца назад
MaashaAllah Sxb Waxaad tahay qof Macquul ah Warka I sii
@aminam9170
@aminam9170 2 месяца назад
Allhamdulilahi guul
@MakoAbdi-b9y
@MakoAbdi-b9y Месяц назад
Mashaalaah
@umuxasaan5439
@umuxasaan5439 2 месяца назад
❤❤❤
@marwaanjowhar3572
@marwaanjowhar3572 2 месяца назад
Thanks
Далее