Тёмный

Maxaa kasoo cusboonaadey arrimihii MoU ga iyo dhex-dhexaadinta Turkiga ee Itoobiya iyo Soomaaliya 

Red Sea News Network
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@f.warsame1069
@f.warsame1069 Месяц назад
Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
@yurub5288
@yurub5288 Месяц назад
Amiin yaa rabi 🤲 ❤
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Месяц назад
Waa good News wariye siicid ciise illeye guul iyo goobanimo somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar Месяц назад
Somaliland waxa ku socda dagaal culus dawlada Somaliland iyo shacabka reer Somaliland labaduba way is dhigteen oo waynu sahashanaynaa guclada iyo orodka villa Somalia meel walba ku tagtay dunidana beenta uga dhaadhicisay halka inagiina aynu iska ilawnay cadaawada balaadhan ee MOU-ga ka dhalatay kuna mashquulnay Gursi kala riixasho halkii ay Meel uga soo wada jeesan lahayn MOU-ga sidii loo didaaci lahaa loona iib gaynlahaa beenta villa Somaliana looga horgayn lahaa xaqiiqa Somaliland u taagan tahay. Reer Somalilandnow 33 sanno aynu soo dhisaynay oo aynu soo noolayn MOU-ga la'aantii sidaasi awgeed Himiladeenu waa halkii iyo meel ka sii saraysa laakiin u diyaargarooba Halganku wali muu dhamaane
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Месяц назад
Aad iyo aad baan kugu racsanahay sida aad uga hadashey arintan. Nasiib daro Reer Somaliland aqonyahanadooda iyo siyaasiintooduba weey is wada dhigteen oo wexeey ku wada mashquul een Doorashoyin aan xiligeeda joogin oo siyaasada badan lagu hoose qarineyo. Somalilandoow, kaca oo midooba oo cadowgiina meel uga soo wada jeesta.
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Месяц назад
Ilahay Xusbiga wadani ha kala tuuro aamiiin wayo waa cadawga soomaliland ilahay naga qabo Xusbiga xaranta ah
@laylaa3698
@laylaa3698 Месяц назад
Guul inshallah. ❤❤❤❤
@JiifQuaran
@JiifQuaran Месяц назад
السلام عليكم جزاك اللهُ خيرًا
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u Месяц назад
Xusbiga wadani waa in la iska qabto Guul somaliland ❤❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 Месяц назад
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ❤❤❤❤ inta Adoo kale nool yahay somalilaan way guuleysaneysaa✊✊✊✊✊✊✊✊❤💚❤💚❤
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Месяц назад
Guul JSL somaliland
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Месяц назад
Viva Somaliland 😮❤
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤baaraka laaaaaafiiiiik
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 Месяц назад
Weriye Aad baad u mahadsantahay ILAAHAY ha ku barakeeyo , Somaliland ILAAHAY ha ka badbaadiyo Xisbiga Wadani oo Cadaw kasta ka Xun , ILAAHAY Wadani Sharkisa isaga haku qarxiyo Amiin.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
ILLAHEYE INOMA KEENO WADANI INSHA ALLAHU🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Heba-mm2nf
@Heba-mm2nf Месяц назад
Guul guul qaranka❤
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Месяц назад
Geesi qaran Mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan ❤❤❤
@Noobify101
@Noobify101 Месяц назад
Wasaaradeenii warfaafinta oo afkeeda xidhatay
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Месяц назад
Wasiir jaahil ah oo jeebkiisa mooyee wax kale aan dan ka lahayn ayaa suuxiyey wasaaradda.
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Месяц назад
weligeedbay suuxsanayd wasaaradaasi waayo suxufiyiin ku sheeg iska soo wada horjeeda ayaa meesha ku lacag qaata oo inba qabiildhigtay odhanay anaa reer hargaysa ah oo iyagu isla xintamaya ​@@Aw88-c1r
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 Месяц назад
Masha Allah saxfi Saciid cise sida wangsan ee aad udifacayso Somaliland 🎉🎉🎉🎉
@user-dv7cs4iq5q
@user-dv7cs4iq5q Месяц назад
Guuuuuul soomaliland masha allah guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdilahimohamed
@abdilahimohamed Месяц назад
Mahadsanid siciid muuse ileeye taariikhda aku xusi doonta marwalba ❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
HAA SIININE WADANI CODKINE WAA CADOWGA INAALE DAAGLMYE IMAANE MAAYAN INSHA ALLAHU
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Месяц назад
Inshallah Guul Somaliland
@sidaas95
@sidaas95 Месяц назад
Ilaahay baanu kahoos galnay wadani inuu doorasho waxku helo isagaa qadiiree
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 Месяц назад
❤❤❤❤❤ thanks siciid
@fardusaw9688
@fardusaw9688 Месяц назад
Absolutely you're 💯 right insha Allah somalilan way ku gulaysanaysaa
@ZAHRASAEED-k2m
@ZAHRASAEED-k2m Месяц назад
Mahadsanid eedo❤. Geesi
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 Месяц назад
Muse ayaa la dooranayaa ama faysal . Ha riyoonina somaliyaay.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Guuuùl sland❤❤sland a lot of people who are you doing
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf Месяц назад
Waxa weeyi dhibka ugu wayn ee maanta ina haystaa waa xusbiyadii qaranka oo qaar ka midihi cadawga uu shaqaynayaan hadii aynu isku duubnahay cidina waxba inagamay qadeen dibadaa ayuunbay ka qayl qaylin lahayeen ee waxa inoo jabiyay waa saxafadeena iyo xusbiga la shaqaynaya cadawga ilahay ha inaga qabto sharkooda guul iyo gobanimo qaranka jamuriyada somaliland ❤❤
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 Месяц назад
Somalilan waa Qadar Mina Laahi Qadarka Cida kahortimadana waa Cid Qadarkii ilaheye lamurmeysa somalilan guull
@محمودمحمود-خ1ز2ح
@محمودمحمود-خ1ز2ح Месяц назад
Truly speaking
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Месяц назад
Ithobiya iyo raysal wasare aby maha Mid ay khiyamayn karan somaliya/ Madhan iyo wadani/cidlo hakayabin
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Месяц назад
Ilaahey xisbiga wadani waa cadowga koo waad ee Somaliland laadahey ilaahey ayaa ina aqoonsadey iyo inagoo isaqoonsaney Ethiopia waxey eeganasa dantood oo ha bada cas inagun waxan raban aqonsigan marka inshaal guul Somaliland ❤
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 Месяц назад
Somaliland ILAAHAY bay magan u tahay oo ka badbaadinaya sharka cadawga badan e ku hareereysan .
@fardusaw9688
@fardusaw9688 Месяц назад
Ilhayow Raxmaanow Risaaqow naga qabo xisbiga wadani ee cadawga somalilan hoosta ku wata
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Месяц назад
When there is no enemy within, external enemies cannot harm you
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
BAAKYLE LAA WAREGYE WAARK OO KAA MIIDA CADOWGA SOMALILAND😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 Месяц назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Thank you brother Saciid geesi qaran caqlibadan difaaca wadankiisa u taagan. اللهم عليك أعدائنا واعداء دين يا رب العالمين
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
ILLAHEYE NOOMA KEEYNOWADANI IYO FAAAQSHA ILLAHAYOW WAXABA HAA SIIN WADANI IYO HUWAAN YAA RAABI
@RashidAhmed-p9d
@RashidAhmed-p9d Месяц назад
GUUL SOMALILAND
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад
Reer soomaalilaan sidan may ahaanjirin lkn waxaan yaraynbaa kudhacay anigu meelaha cadawga soomaalilaan wax kubaahinayaan matago mana daawado waayo cayayaanka caloosha kabukaa rafanaya iyagoo doonaya inay khalkhal kuridaan shacabka wax magaratada ah😮😮😮
@tfarahan27
@tfarahan27 Месяц назад
💯💯✅
@FaysaIbrahim
@FaysaIbrahim Месяц назад
Guuul somaliland siciid muwaadin waad mahadsantahy fadhiga halaga kaco shacab iyo dawlad halayskashado wadani shacabka codkamahelayo waacadawga dalka cadawga dibada iyo kan gudaha ee wadani hogaanka uhayo meel haloga sowada jeesto waxba inaga badali mayan sidi dabaysha kolba dhinac haynaga imadan guul forever
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Месяц назад
Thx brother
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад
Reer soomaalilaanoow huwan iyo cadawga wakiilkoodu waa ururka jar iska xoorka ah ee wadani meelfog haka doonina waa ururkaa
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Месяц назад
Ethiopia should be a loyal and peaceful customer
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Месяц назад
Kuwa wadanigu waa xaaydha wayntiii habeenkii markaad dabka shido kudaaata 🦴🦴
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Месяц назад
❤🎉🎉🎉😢😢😮😮😅😊
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aadanxasan2832
@aadanxasan2832 Месяц назад
Bada cas ee somaliland waa dahab ilaahay ina siiyay aduunyadu iyadaa inoo baahan inaguse uma baahnin
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Месяц назад
Villa Somaliya waxba may tarigarteen hadan Xisbiga wadani la shaqaynayn marka shacabka reer Somaliland wa inay bananxan oo calamka tisane : NO WADANI NO WADANI
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Месяц назад
𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐧𝐚𝐲 𝐬𝐱𝐛 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝐨
@SacdiyoMaxamed-h5l
@SacdiyoMaxamed-h5l Месяц назад
Musasal
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Месяц назад
𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐧𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐱𝐛 𝐚𝐝𝐧𝐚 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐚𝐦𝐢𝐝𝐚𝐧𝐮 𝐡𝐚𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐚𝐧𝐚
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Месяц назад
CIRO WALIGIIBAANU ISAGA IYO KUWA ISKU FIKIRKA YIHIIN SOOMALILAND XIL KAMA QABANAYAAN
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Месяц назад
𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐡𝐚𝐚𝐬𝐤𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 Месяц назад
WAXA MEESHA KA SOCDAA WAA " TURKEY FACE SAVING" ! WAKHTI HAYSKAGA LUMININA
@Noredin20
@Noredin20 Месяц назад
Anigu Somaliland ban ahay Guul na wa la donaya. Lakin MUUSE & TAANI oo MUNAAFAQiin & JAB ku RIDAY Ciidankisa DABCAN iisaguna wuu la kulmaya DHABAR JAB..
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa Месяц назад
Maxaa Loo Eryi Waayey Wakiilka Tukri Ee Hargeysa
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy Месяц назад
💚🤍❤️
@Halgame334
@Halgame334 Месяц назад
KONFUR MAY WAX NOQOTO MAYD
@user-gw8pj2qw9t
@user-gw8pj2qw9t Месяц назад
Kkkkkkk heegadii wadani ayay kaga dhagtay ar kuwanaa😅
@احمدجامع-ت2و
@احمدجامع-ت2و Месяц назад
War ma khasaba xabishi ma siinayno bali badbaad ka hadlaysaaye dabadhelf xabishida u hadlaya
@nahawi1479
@nahawi1479 Месяц назад
Waxaa igu Maqaala ah Erdogan inuu Abiye Ahmed kala Hadley oo keliya, inuu Taageero Qadiyadda Falastiin. Ciddina Wakhti iskaga lumin meyso Qabiilooyin Afartan Sano isku Haysta Sagaaradu Ma Cabto iyo Waa Cabtaa Sida Soomaalida oo kale.
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz Месяц назад
Duqeynta aad leydihiin waa nala duqeyayna micnaha na idinduqeyey shega ileyn umad la iskama duqeyee wixii sababay sheegay kolee Ana waa ogahay allana wuu ogyahay adinkana waad ogtihiin ee runta sheega wax waliba sabab ayeey leyihiin maxaa laas canood loduqeyay meshaas ka fahma unta aqliga u sxbka ah inta wax lagushubto yelkood
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Месяц назад
Huwantii gabal baas ayaa udumay wlee beentoodii waa afjaranty pranki ahaa ee lahaa MOU Ethiopia kanoqtay waa huuhadoodii dee wxba jiraan Wlee 😂
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s Месяц назад
Wadani waa cadaw
@fardusaw9688
@fardusaw9688 Месяц назад
Midiyaha somalilan maxaa loo wada xidhi wayay tuugta inkarta somalilan ku dhacayso.
@guleit89
@guleit89 Месяц назад
Maxaytahay sababta shirarka itopia iyo somalia uga hadlayan ee mou aysan somaliland ujoogin 😂😂
@GelleWarsameSabriye
@GelleWarsameSabriye Месяц назад
😂beentii 30 sano miyaa soo dhammaatey?
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz Месяц назад
Beenta umada kadaa Ethiopian wax isku heyso hadey wax isku heysi 9 bilod meysan iska daba waregeyn 2007-2009 Somalia 🇸🇴 aan dowlad laheyn ayaa cashar logu dhigay ma mantey isku days kartaa hadey wax isku heyso wir ha soo dhawaqdo waa markii dhulka waqooyi ee maamulka somaliland toos Somalia ula waregi laheyd riyada iyo hadalka beenta dhaliyada ku wareeriseyn iska daya
@ismacil9022
@ismacil9022 Месяц назад
Wadani dalka wuwarejinaya jananka wa oof waren khatumo way aqoonsan ssb hubkay kadhigi caynaba khatumayracin barbara iyo gabilay way qixin habarjeclo wajabin way ino faqashay kuryahay sogali
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz Месяц назад
Qabiilka kaliye ee la laayay oo diyaarad lagu duqeyay hadana drone ayaa la idinku duqeynaa kasheeke 😂😂😂😂😂😂😂
@engbashirali9592
@engbashirali9592 Месяц назад
😂😂😂😂😂 marna Tamara mara taagta
@guleit89
@guleit89 Месяц назад
Waxa balana inaa somalia xumatay wado in lalaguro oo somaliland gabigedba utopia anku biirni 😂😂
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 Месяц назад
Dhib walba iyo hagardamo walba oo somaliland ku dhaca x wadani aya so maleega ninkan dhakada malasana wax wale u isleyahay mdx weyne ayad ku noqoneysa u sameyna oo dadka iyo dalkaba lexjeclo ka ma hayso ilahow xisbiga adiga ayanu dacwo kaga nahay na dhafi oo mel baas iyo reero muskood ku tuur.
@MrDaud6380
@MrDaud6380 Месяц назад
Sorry my friend but who said That people hate muuse bixi Yes wadani is using bad media But your explanation of the mou Is even worse my friend,if your ucid Then keep your opinion to yourself, man the way you just Explained things is bullshit and disheartening, if you want Fizal to win just say so but don’t try to make the government an escape goat.
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 Месяц назад
Beenaale
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Месяц назад
𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐫𝐚𝐚𝐣𝐚𝐧𝐚𝐧 𝐬𝐱𝐛 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Месяц назад
𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧𝐭𝐢 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐧𝐚𝐚 𝐰𝐞𝐫𝐞𝐫𝐢𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐛𝐚 𝐚𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐝𝐮𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚 𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐝 𝐮𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚
Далее