Тёмный

MAXAA KENAY INEEY SUNDUS AFKA FURATO. AAMIRO QURUXSE MAXA LAGA RABA🥹 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 114   
@duniyakordahab
@duniyakordahab 4 дня назад
Kusali nabigena muxamed scw scw scw scw
@Shacniitaindho
@Shacniitaindho 3 дня назад
Salalahu calayhi wasalam ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
❤❤❤اِنَّ اللّٰهَ وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡا تَسۡلِيۡمًا‏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤
@Sumadeena
@Sumadeena 4 дня назад
You are absolutely right in your assessment, you can help someone who doesn't want to be helped.
@nasraaabdullahi639
@nasraaabdullahi639 4 дня назад
Wllhi inaysan reer xamar aqoon siday dadka ubahdilaan qofkay chance ku helaan wa udhamaatay
@SamiyaRashiid
@SamiyaRashiid 4 дня назад
Cid qabiil ka hadashay majirto oo cid ku difaacday hadeyse noqoto adba sow adigii qabiilka ku dufaacayey gabdhihii 😊
@fadhijamaa8282
@fadhijamaa8282 4 дня назад
Nayaa Gabdha ha isku dirin dabkad shido ma damee waxkasta waa soo qadanee bariiiskda xalaal kuraadi qofyaheey waxkasta lagma hadlo hello
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 4 дня назад
Really qofka isaga waxa iska dhigi kraa mesha isdhigto lagu dhiga qofwalbo isaga waxa u roon yaqana ee cidna dusha kma sarna sundus horay usoco kulenahay ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
❤❤❤😘👍
@fatimaali4343
@fatimaali4343 3 дня назад
Subhanallah, abayo macaan may Allah give you shifaa
@BalqisaAbdifatah-em3se
@BalqisaAbdifatah-em3se 2 дня назад
Hamday abayo mcnto waxa karaba balo walasho zaid ku tagerta ahy qisa raba ina kula wadago xage kalaso hadla🙏
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
Allaha Ku Caafiyo Xamdi Quruxeey 😘👌Masha"Allah ❤🎉❤ Cadowga Allaha Kaa Qabto🤲 Dhamanteen Abaayo 🤲
@raaxojanaale8325
@raaxojanaale8325 4 дня назад
Qof walba isaga qiimihiisq yaqana haday sundus qiimaheda garanwayday iyadu isbahdilayso maxa lagaga warera iyaday utala bal samiya ama koko anshax xumada ha lola tago ninwalba xagu is dhigo waye
@hafsaali5108
@hafsaali5108 4 дня назад
❤❤
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 3 дня назад
Rufiyan yhy gabdhaha ha isku dirin
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
Naa wax anshi xumo ahba laguma samayne rufyaanimada meesha kala tag sundus waxan ine prank yihiin way og tahaye
@aminogarad2974
@aminogarad2974 4 дня назад
Allahuma yaashfik 😢hamdi karti bdn
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
Allahuuma Amiin 🤲
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft 4 дня назад
Sudus dadka 90 walayasa ku hayo buuqa dhalayo qabiilka ugu hiilayo ma inay difacayan bay modaan war gbdha umada haka dhaxsarina doqomyhy qabiilna meel ugama talane ash
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 дня назад
@@Sweet-yn7ft Xaqiq walhi waxa uma tarayan qabiil iyo been dadka walay
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
Ayada Maa Warkaas Daneeysa Hee 🎉 Mix" Taheeda Ayey Ku Dhex Jurtaaa 😂😂😂 Sundus Aa La Dhahaaaa🎉🎉🎉🎉
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
asxaabteeda uun bay ku dirayaane waxba uma tarayaan
@asmaaj7218
@asmaaj7218 3 дня назад
Prank dhan waa been I agree with you
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 дня назад
Allah ku caafiyo
@TheGoldengal
@TheGoldengal 4 дня назад
there’s pranks and then there’s humiliation that video was humiliating and did not need to be aired!
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 3 дня назад
Asc
@ummuisra6721
@ummuisra6721 День назад
Waa prank mooryaaneed
@sakariyehusein3629
@sakariyehusein3629 3 дня назад
In ader ana kadacwenayaa maxkamada dahir alasow 😂
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 4 дня назад
wcs aniga ilama aha parnk boqlkiib boqol balse waxa dhickarta inuu qalad dhacay sorry sundus
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
Wallaahi Xamdiyeey Inaan Ku Dhahaan Rabay, Wixii Ka Dhex Dhacay Sundus & Amiira 😂😂😂❤ Team 27 Ka Soo Hadall😂 🎉 Hadaan Furay Vidéo Gaada🎉 Waa Laba Gabdhood Oo Aan Aad U Jeclahay Runtii Walaahi 😂❤❤❤ Lakiin Walaahi Waan Ka Naxay❤❤❤Mar Waxaan Is Iri Weey Is Ogyhiiin.................😂😂😂 Allah Waclam 😂😂😂🎉
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 3 дня назад
Allah Haku cafiyo mcnt❤❤❤
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 4 дня назад
❤❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
Laakiin Vidéo Aad U Nice Ah Ayuu Ahaa ❤Oo Aad Loo Daawaday Xamdiyey😂❤ Ani Ahaan Waxaan Aaminsenahay Waa Labo Gabdhood Atarice Yaall Grande Veramente 😂 Weey Islla Ogayeeen Saan U Filaayo Sidii Film Camalll Aa Loo Sameeyey Vidéo Ga Tabarak"Allah 🎉 Maskax Socotta Waaye Team 27❤ Si Xoog Lehne Waa Loo Daawaday Aa Looga Soo Fal Celiyey Masha"Allah 😂😂😂 400k Ka Baden Aa Dhawadeen Masha"Allah 🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️🤲❤️ Yarka Horta Walaahi Waa Autore Weeyn Ani Ahaan 😂❤ Horta Hadaan Ani Ahaan Lahaa Walaahi Waa La Iii Fahmi Lahaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Safiyafaarax8570safiya
@Safiyafaarax8570safiya День назад
Kambala kaa dawanayaa❤
@fartounaden6766
@fartounaden6766 4 дня назад
Abyoy inay shaqa la aan ii hayso marka ku dawanaya ogada Subhanallah
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 дня назад
Alx inaad is barqabaty abyo mcn
@fartounaden6766
@fartounaden6766 4 дня назад
@@yuuuuga1 thansk cadey
@dalmar640
@dalmar640 4 дня назад
Team sundus one like ❤🎉
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 дня назад
Manshaallah wax ay isla og yihin damcan😍
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 дня назад
Asalaamu aleykum abyo xamdi from Kenya ❤❤❤
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 4 дня назад
amiiro iyo sundus waa dad is fahmay ka dhamada dadkaas yutubka sida looga shaqay stay ya qaanaan
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
👍👍👍👍👍👍🤲
@MahamedAhmedBahdon
@MahamedAhmedBahdon День назад
SUBXANALAH ADIGA ZUNDUS IYO ILMA AYAANLE MAXA KUDABA DHIGAY WLL QOFKAGAN IYAGA ASAXABA EE ADIGA CAMAL MAHAYSID
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 3 дня назад
This is exactly my point Amira and Sundus Best friend 🫂♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
💪👍👍🤞👌
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 2 дня назад
Xamdiyeey adiga gabdha ha isku iftiiminin😮
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 дня назад
Hadeyba ayadii leedahay Amiro hala iidaayo maxaa dadka kale kagalay.
@mohamedNuur77
@mohamedNuur77 День назад
War ilaahay daartii isoo booqda channel ka
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 дня назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@KhadaryasinYasin
@KhadaryasinYasin 2 дня назад
Xamdiyeey will iska amus waxkasta inaad kahadashaa aday kudhibysaaa wixii wax fhmayaa ha fhmaan waxakalenaaa hatagnadaaan
@Iman-321
@Iman-321 3 дня назад
Amira ma yeshen pranki kas sundus waa doqon
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 3 дня назад
Allaah hakucaafiyo Caafimad degdegah hakusiyo Wllo
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
Amiiin
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 4 дня назад
oo hada maxaa soo wadaa sxb dhaba uma ahan miyaa cajiib
@UmuAbdallah-m4j
@UmuAbdallah-m4j 3 дня назад
Hamdiyey waa miskiin inantaa waana laga caqli badiyey
@DeeqaJama-o5s
@DeeqaJama-o5s 4 дня назад
Manshaallah wax ay isla og yihin damcan
@khadroahmednur8296
@khadroahmednur8296 4 дня назад
Allaha ku caafiyo dhiirigalisadeena maraq aad ka sameysey qudaar cab
@ANHARITA
@ANHARITA 4 дня назад
Boqolkiiba boqol wa ku saxnthy xamdi wa wax lis la ogyahay ani prank team 27 sameyaan mba aamino 😂😭💀
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 дня назад
Wlhi kula mid prank somali maba aamino
@BINTUFarah
@BINTUFarah 4 дня назад
Amiiro iyo sundus waa laba gabdhooda saaxipa dhex doodu nama deeqdo.
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
😂😂😂❤👍👍👍
@IqlaasAbduqadir
@IqlaasAbduqadir 4 дня назад
Xamidiyeey xppti Ilaahey honoo kaa cafiyo mcnto 🫶❤️
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 дня назад
Aamin qalbi ❤❤
@SumayaSaeed-p8s
@SumayaSaeed-p8s 4 дня назад
Haa anba horaa saas udhahy swbto ah hdey serious thy wlhi siwaliba uu nin uyhy iney xanaaqdo ayey iska celin laheyd siwaliba ay xita kutabar aheyn lkn qof iska taagan oo kuleh iga lexo wxas waa jiliin
@KawtherAbdi6
@KawtherAbdi6 4 дня назад
Ay habooo hamda isku filan❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 дня назад
Astaqfuru'Allah wallahi kulligiina ha dhihin kolleyba aniga Sundus ku qabiil mahi ayadha aa is bahdishay qof qof badili karo maleh. Uuuuuuffff .
@nimcoaadan8834
@nimcoaadan8834 2 дня назад
Hamdi been ma sheegin qofna wuxuusa raali ku aheen ma ogadalo meel fariista Dadka ordaya
@bureeqaosmanali68
@bureeqaosmanali68 3 дня назад
Xamdiyeey adigu laftarkaagu shaqo aan shaqadaadi ahyn ayaad haysaa sis
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 дня назад
Sidee u haysaa runtay sheegtaye
@HindaWacan-g2k
@HindaWacan-g2k 2 дня назад
Hamdiyey ma caafimad qabtaaa wa ku weyne
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 2 часа назад
Dintu prank Wey mamnucdey
@SafitaSharif
@SafitaSharif 3 дня назад
Ķkkkkkkk libs kahadaeesaa yaab
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 3 дня назад
Mesha qabil mayal sis ee prankisa inu qaldamay dadki so duubay ba qirayo ee adi maxa qabil uga hadle sundus wa gabar yar waxan aminsanahay in waxan oo dhan ey duruf u gaysay amira may Rabin u sas y garaco lkn wiila xarash bu u hayay wuna sheegay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
sundus wax duruuf la dhahaayo oo u gaysay ma jirto mida kale runtaa waaye Amiira saas uma rabin prank gana waligeed ba la isku sameeya lkn wiilka ayaa xumeeyay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
dhamaan dadkii boorka isku qarinaayay oo iska dhigayay dad sundus ka naxaya laba qaybood uun bay ahaayeen 1 dad qabyaalad darteed ugu hiilinayo Amiira na qaab qabiilaysan u caayaya iyo 2 dad xaasidiin ah oo jaanis gaad ah oo helay meel ay wax ka bilaaban Amiira iyo sundus waa gabdho sxb ah cuqdad aqoonin dadka isku diraana way ku daalayaan Abaayo
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 4 дня назад
👌🤗👏☑️
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 дня назад
Waa runtaa xamdi sundus waa ina adeertay markaan arkay muuqaalka lawareejinayona waa daawaday runtii heer aan gaaray inaan ilmeeyo ciil darti lkn runtu waa sundus cidi ma bahdilin ayaa isbahdishay ciladeeda koowaadna waa beer jileeec markay bariday bay iska yeeshay in la soo galiyo waana doqonimo inay markii hore la ogaydna iilama eka sundus jilideeda waa aqaan waa say ilatahy gabrkastoo soomaliyeed oo damiirlana muuqaalknaa xanuun way ku dareentay. Somalidaa waxay dhahdaa geedkaad qoyaankiisa layaabto in bislayn karta oo qalaylaa ku hoosjira amiirana saas bay iilaw muuqataa kolay ani sxb iska daaye gabar saan uma quureen xitaa wiil uma quireen
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
inte ku aragtay Amiiro baryaysa oo aan soo dhigo leh yaab war wax aanu qofku raali ka ahayn maba lasoo dhigo mida kale Amiira qalad ka malahan wiilka ayaa xumeeyay prank ga saas umay rabin marka waligeed baa prank la samayn jiray waana laga heshiiyay mida kale waxan ine sundus caadi u aragtana waxa cadayn kuugu filan Amiira iiga leexda bay idin dhahday
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 4 дня назад
Waxaan ahaygabadh walalashina 1k igadh siya waa cudsi ❤❤❤🎉🎉🎉
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 дня назад
Wakaas Waan Kuu Saaray Qaalli👍
@ilovebeingmomnaagiskadhig5658
@ilovebeingmomnaagiskadhig5658 3 дня назад
Somalidu xasarad badanaa 😂 gabadhan waxay soo gudbisaa waxyabo wax tar wayn leh oo sida routine + waano + challenges lkn markala eego inta daawata waxaa labo jibar ka badan kuwa dawada reactions ka 😂😂😂 naa xasarad jeclidinaa waan yabee .. naa bal routine kana siwanagsan u dawada oo gabadha views fiican siiya wax lagama dheefoyin😂 qolka waan wada daganehee aynu labada dhinac ka shidnee intasina waa canan yar.
@zamzamdahir8616
@zamzamdahir8616 4 дня назад
war bal ileeeen talaaado hda mxaa badahaaan kugalshay mise gbdhaha ayaa kusodacwooday walee fudeedkaadaan meel buukuuwadaa chanalka wxaa kuqoraty iyo badaha aa kahadasho waa yaab😢
@AliMoalim-k7n
@AliMoalim-k7n День назад
Shaanshi sirtooda lama fahmo
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
Adoo Nin ah baad qabiil ka hadlaysaa
@hustle-y8q
@hustle-y8q 3 дня назад
Intaanay sundus teamka iman amiiray odhan jiren waa doqon iyo waa la bahdila imakana sundus bay ku badalen mrkay timid somaliyey meel fadhista wd buktane😏
@munabarre679
@munabarre679 3 дня назад
Walhi beenta maha mara waliba amiir labhdla ladhi jiray waad isoo xasusiya cawa 😊
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
waa dad xanuusan
@dalmar640
@dalmar640 4 дня назад
Sundus 500k gaarsiiya❤🎉
@riyaqmohamud6729
@riyaqmohamud6729 4 дня назад
First commint
@HindaWacan-g2k
@HindaWacan-g2k 4 дня назад
Hamdiyey caqliga kugu jeclahay iyo inaad dhaxdhaxad tahay mar walba inte kala so xirira snap ma ledahay abayo 😊
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 дня назад
Haaa abyo Xamdi2000
@HindaWacan-g2k
@HindaWacan-g2k 4 дня назад
@@yuuuuga1 abaayo wan kula so hadlay
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 4 дня назад
Dad qabiil madaxa ka galay gabdhaha ukala hiilinayan
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 дня назад
Prankigan wuxuu ka shifaa prank somali in leysla ogyhy
@ZamzamAbdullahi-wu6yh
@ZamzamAbdullahi-wu6yh 4 дня назад
Wale xamdiyey inaad marawaxo tahay adaba isku bixiyey xagee ku aragtay dad sundus qabiilkeda ah oo amiira ceynayo prankiga dad baa khalad u arkay somali oo dhan beyna ahayen qof walbana rayigiisa yaa kugu yiri waa sundus qabiilkeda
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 3 дня назад
Yes qabil ma yaalo gabadha si xun Lo galay
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 День назад
qabiil dartiis inta u hadlaysay oo Amira caynaayay waa lo jeeday iyagaaba is cadaynayay oo ina adeer tay ku hayay Abayo
@ifrahmohamoud9092
@ifrahmohamoud9092 3 дня назад
Wax walba ayada raali ka ah hala bahdilo ama halayska dayo
@XikmoAhmed
@XikmoAhmed 4 дня назад
Marawaxo
@AsmoabuukarOsmaan
@AsmoabuukarOsmaan 4 дня назад
Runta aan kugu jeclahay hamde
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 4 дня назад
Walee run bad shegtay dadka 2daas gabar isku diraya waa sundus reerkeda waa reer dhan oo badow ah😂😂kaftan ma yaqaaniin
@diamondkiiaduunka3969
@diamondkiiaduunka3969 4 дня назад
Sis please qabiil dhan hamaagin
@Sahra.cadeey_3344
@Sahra.cadeey_3344 4 дня назад
@@diamondkiiaduunka3969sax waaye qabiil dhan in qof dartiis loo caayo ma wanaagsana
@ZamzamAbdullahi-wu6yh
@ZamzamAbdullahi-wu6yh 4 дня назад
Walahi been baad sheegtay soomali cid lala kaftamo oon majeerteen ahen inesan jirin ilbaxnimo iyo kaftan majeerten laga waayey somali waaka saqiirtay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 дня назад
Qabiil dhan ha u gafin wall mcn.
@11naa44
@11naa44 3 дня назад
Adi wxs dhan idoor ka ahow ya ku wacdey
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 4 дня назад
@XikmoAhmed
@XikmoAhmed 4 дня назад
Asc
@mariaali5872
@mariaali5872 4 дня назад
Далее
DHALASHADA BABY SANA UMUINTISAM 05/10/2024
8:37
Просмотров 24 тыс.
Shaqo guri😂🫶
9:37
Просмотров 85 тыс.