Тёмный

Maxaa Ku Dhacay Gabadhii Ninkeeda Naagtiisa Kalo Ka Furtay?::: Dr Ahmed Al-Yamaani 

Dr Ahmed Al-Yamaani
Подписаться 296 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

#qiso_cajiib_ah #duco #duco
Please: Subscribe, Like, comment and Share
/ @ahmedalyamaani
follow us on
/ ahmedalyamaani
/ yamani1979
/ ahmed_alyamaani

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@nrcabdi
@nrcabdi 11 месяцев назад
🥺...🥺.🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar) Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@fmmm8607
@fmmm8607 11 месяцев назад
Qisadaan waxeey i xasuusisay qof dhib na dhexmar oo aan isla maalinki dulmigu dhacay ayado yoowm carafa ah aan Allah ka baryay waxa uu ii geeystay in uu aduunka uga gudo......😢
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 11 месяцев назад
Jizaa,ka llaah kheyrey
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla 11 месяцев назад
Gabadha hooyadeed ayaa nabsi ugurtay lkn haweenka hadey maseyraan xasuustaa malahane hadey garatay meesha laga raacay waa sax mansha allah
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Allah Ku Barakeeyo
@muniiroali
@muniiroali 11 месяцев назад
Dulmi duugmi mayo wusoo daahira thnkz sheikh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Wallahi Waa Run Allah Ku Barakeeyo
@Ugbaad_abdi
@Ugbaad_abdi 11 месяцев назад
Allah ku barakeeyo walaal sheikh ahmed 😊
@marainid7626
@marainid7626 11 месяцев назад
Maashaa Allaah Tabaarakalaah
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 11 месяцев назад
Asc sheeq Ahmed Mashallah Mashallah Allah hku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲 ♥️ 👍👍👍👍👍👍👍🤝
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Adigana sidoo Kalo Walaal Allah Ku Barakeeyo
@ZainabAli-td8si
@ZainabAli-td8si 11 месяцев назад
Alaha kuxifdiyo sheekh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Allah KU Barekeeyo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 11 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Allah Ku Barekeeyo
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 11 месяцев назад
Amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r 11 месяцев назад
Asc mashllah Allaha kubrakeyo
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Allah Ku Xifdiyo
@hafsasheikhxassan8137
@hafsasheikhxassan8137 11 месяцев назад
​@@AhmedAlYamaania
@user-xz8jq4iv6f
@user-xz8jq4iv6f 11 месяцев назад
Aad baad umahad santahay sheekh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Allah Ku Barakeeyo
@muxyebishar4333
@muxyebishar4333 11 месяцев назад
M a walalka
@analovely6906
@analovely6906 11 месяцев назад
Ascw sheikh 🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍
@osmaneeyofficial
@osmaneeyofficial 11 месяцев назад
Subxaanalaah
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 11 месяцев назад
اللهم❤صل ❤وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي الله❤ عليه❤ وسلم❤
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 11 месяцев назад
Wcs wrb
@umumalak1947
@umumalak1947 11 месяцев назад
Al muhin naaguhu nin kooda ayay rabaan inaan lala wadaagin lkn khaladka nimanka leh haday awood zy kuwada haystaan labada xaas lahayn may tooda kaliya haystasn culays baa laysaaray wa iska sheeko
@kiinhusen
@kiinhusen 11 месяцев назад
Asc. Sheekh inaan kula xidhiidho ayaan rabaa. Xagee lagaa heli kara?
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Whatsap iga soo duub Insha'Allah
@FatemaFatema-in2vg
@FatemaFatema-in2vg 6 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢
@xilkasxilka932
@xilkasxilka932 11 месяцев назад
Qiso cimraqada sho mudaa😢😢😢
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Allah Ku Barakeeyo Walaal
@cayshocali8012
@cayshocali8012 11 месяцев назад
Dulmi ninmanka ayaa sababa ani dilmi nin iga galay wali ma ilaawo😢ilaa hada mustaqbalkayga ayuu iga hor is taagy
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Waa Runtaa Allah Ku Barakeeyo
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed 11 месяцев назад
Asc shiiq dadka weykalamasuuliyad qaadi ogyihiin hadiiaan goaansado inlaifuro aniga hadiiow ilaguursado dambi miyaa inaa tanaasulaayo ayada fur mabadhahaayi xur mauihi miyaa
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 11 месяцев назад
Horta maxaad uguursataan ragoow hadaadan kartideeda laheyn kaleexda gabar miskiina oo guur haweysatay inaad ka jajabisiin mustaqbalkedana u baabiisaan halkiina xabo agfadhiyo intaad cuqubo galilaheydeen
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Waad Ku Saxsan Tahay Walaal, Qofka Haduusan Awoodin Ama Raganimadeeda Laheyn Inuu Guursado Waa Qalad 100% Allah Ku Barakeeyo
@Kingdiisho
@Kingdiisho 11 месяцев назад
Su aalihii aan whatasappka kaaga soo dirnay maad kasoo jawaabtid walal
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Hadaan Arko Waan Kasoo Jawaabayaa Walaal
@Kingdiisho
@Kingdiisho 11 месяцев назад
Lasoo dhakhso walal hooya su aal kusoo waydiiso way igu kaa wareerisay wlhi
@XabiiboCabdi-wy1lo
@XabiiboCabdi-wy1lo 11 месяцев назад
1❤❤❤❤❤❤ 😊😊😊😊😊
@user-fl3zz1jd3r
@user-fl3zz1jd3r 11 месяцев назад
Xafidulah shiikh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Allah Ku Barkeeyo
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla 11 месяцев назад
Waa khalad in gabadh reerkeeda laga dumiyo nin baa guursaday oo shukaan saday ninkaaga ku xayraan gabdhaha godob haka galina please 🙏
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 11 месяцев назад
Waa Runta Kheyr Allah KU siiyo
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 11 месяцев назад
Wcs wrb
Далее
Mark Rober vs Dude Perfect- Ultimate Robot Battle
19:00
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн
Ninkan Iyo Xaaskiisa Yaa Qaldan?: Dr Ahmed Al-Yamaani
11:13
Mark Rober vs Dude Perfect- Ultimate Robot Battle
19:00