Тёмный

MAXAA KUDHACAY HABEENKII AROOSKOODA? KALA CARAR IYO AMAKAAG WALAALKIIS AYAA 

Qisas Channel
Подписаться 48 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@Bilan_nura
@Bilan_nura 4 месяца назад
Ayaaneey Abyo mcn Iisoo Duceeya wlhi Xanuun saaid dareemaa Halmarna igusoo booday 40Qof ducadooda waala aqbalaa ayaa la dhahay Yaarabi Adna ii aqbal 😔😔
@QisasChannel
@QisasChannel 4 месяца назад
Alaha kucaafiyo abaayo
@Xabiiboibraahim-em8ys
@Xabiiboibraahim-em8ys 4 месяца назад
Alle hakucafiyo
@Najminaa
@Najminaa 4 месяца назад
Alle haku caafiyo wllshy
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 4 месяца назад
Ilahy Haku Cafiyo
@luuluu.69
@luuluu.69 4 месяца назад
Allah haku caafiyo qaali ❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 4 месяца назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@SafiyoAbukar-tf2kx
@SafiyoAbukar-tf2kx 4 месяца назад
Masha allh habbo wad nurysaa❤
@WallyPetersson
@WallyPetersson 4 месяца назад
Amiin amiin ilaahow kuu dhaaf oo ku xafid ❤❤❤❤❤❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 4 месяца назад
Illaahy aduun io aakhiraba hku siliciyo Naag io aabo ilmhoda dulmiyey
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 4 месяца назад
Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini Amiini abaayo illahay haku daayo abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 4 месяца назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 4 месяца назад
Ayan quruxay barq wanagsan ka wrn aabe sidu yahay allow cafmaadkisa u ziyaadi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SumayaAhmed-zg3un
@SumayaAhmed-zg3un 4 месяца назад
abyo mcn ayaney wlhi dar allaa kuu jeclhyy ilahay wax ku dhiba kuma tuso farxadadu waa teeena ilahayy wax kasto aad rabto haku sahlo qalbiyey ❤😍
@NadiraCqani
@NadiraCqani 4 месяца назад
Ilaahay haku sharfo ilaahay dartiis kuu jecelay ❤🎉 magacaygu waa nada from somaliand Hargeisa ❤️🎉
@manaalahmed2163
@manaalahmed2163 4 месяца назад
Ayaanee iisoo duceey adi iyo Asxaptada ❤❤❤❤
@fatimaomer-h1x
@fatimaomer-h1x 4 месяца назад
Ayany suaal kuwydina xppti qald hiifhmin abyo ilmhga kulli isku aabe miya ama hooyo kuheeso ilmhga cimran lee Korsta somhn ❤❤😢iiso jwaab
@zahranuor5999
@zahranuor5999 4 месяца назад
Waa isku aabe iyo isku hooyo cimraan waa yaraanka guriga buu u joogaa saas bee u sheeg sheegtaa lkn khaalid Ibraahim waa wiilal xogaa waa weyn waxbarasho bee jiraan ninka hadda qabo bee u dhashay dhamaan 3 caruur illaahay ha u siiyaaadiyo guurkeeda iyo caruurteeda
@falishassan528
@falishassan528 4 месяца назад
Ayaan qurux ❤❤❤❤❤
@Xabiiboibraahim-em8ys
@Xabiiboibraahim-em8ys 4 месяца назад
Aamin Aamin Aamin yaarabi
@cabdimahad3933
@cabdimahad3933 2 месяца назад
M.a ayaaney qurux ayaad thy❤😊
@canabqardho7963
@canabqardho7963 4 месяца назад
Allhuma amin yaa allah wllshey mcn ❤ Rabi ha idin xifdiyo dhamantii
@Sultan-ee3ej
@Sultan-ee3ej 3 месяца назад
Waa runtaa Faarax feeraweyn
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 4 месяца назад
Alle haku garsiiyo ayaan lkn 50 inaa jìirin🤣🤣🤣 waye kamuqata dhesha daye
@FarhiyaDhayib
@FarhiyaDhayib 4 месяца назад
Wsc Ayaan mcn ❤❤❤❤
@CashoCayuni
@CashoCayuni 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 😢😢😢😢😢 murug wye xanuun badnaa
@Najmomohamed-rc9dl
@Najmomohamed-rc9dl 4 месяца назад
Queen ayaaan waku jeclahy wllhi❤ abyoh
@NadiraCqani
@NadiraCqani 4 месяца назад
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸Ayaaney madaamay intaaso qof kugu xidhanyiinaxaa sbbay inaad umada qaza Soo xasuusan waydo waa kugu waajib muuqaal kastood Soo dhigayso inaad qasa dadka kaga hadasho waayo anagu flowga aan ku siinaynaa waxba noomuu tarin hadii aanad awoodayn inaad ka hadasho
@queenqali4734
@queenqali4734 4 месяца назад
Ibrahim Walid cimran alle haku dayo
@shukrimaxamed1317
@shukrimaxamed1317 4 месяца назад
Amiin amiiin amiiin amiiin ilahay hakudayo Wll mcn
@futdc624
@futdc624 4 месяца назад
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@Taqiyss
@Taqiyss 4 месяца назад
aamiin aamiin
@MohamedAfyare-h8j
@MohamedAfyare-h8j 4 месяца назад
Ayaan abaayo Wlhi been maahan anoo shalay wilasheyda mid Igu yar oo shan Bil OW jiraa anoo u heesaa oo cadaheygiyow ciil tiraheygiyw ku haayo midka kle hooyo ani idheh cadaheygiyow markaan dhahay hooyo shaxshax AA thy kalahaa sedax wiil Wye midka Ugu roon 3 sano jiro AA SaaS dhahaa ilaah ha noo dhaafo baariyaal ilaahey HA nooga dhigo Aamiin magaca meesha ku qoran WAA Nin Lkn ciwaan keygi maahan abaayo mcn cadawgaga u nolow❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 4 месяца назад
SAS waaye xbbt caruurta way kla maseeraayan hooyooyin wanaagsan oo xaqa ilmahooda Sima alaha Naga dhigo
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 4 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@FaadumoSayid-r6h
@FaadumoSayid-r6h 4 месяца назад
Lkn ayaney xbbti su aashas igaso Jawab ilmaha in la dallcsiiyo oo xuquqdoda la siiyo waa wx wangsan lkn inta ay yar yihin marki xoga aad loo koolkoliyo wxy noqdan ilmo jilicsan oohin bdn qof haduu sas ufiiriyo way kaso oynayn yacni ilmo qayrkoda iska dhicin karin cml bay noqdan ban aaminsnhy ee bal kaso hadal mids bayy ❤🙏
@Najminaa
@Najminaa 4 месяца назад
Wcs wrwb Ayan quruxey💖👍
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 4 месяца назад
ayaaney dheemnay❤❤❤
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 4 месяца назад
Haddii ilmahaga hurdada ku dhibanyhy ama soo kicistiisu ay badanthy iyo cunuga afburbur kahaayo oo daawo kale daashey isoo booqo chnnlka queen fardowza official muqal quseeyo arimahas soo giliyey hadaaa hooyo thy xitaa waakafaaidee tnx❤❤❤
@hindiyoxuseen4102
@hindiyoxuseen4102 4 месяца назад
Ayaaney waxan jeclahay markaad dhaheyso ha lasoco qeybta xigto dhagaha Ayaan gashta Markey dhamaan rabto Wan soocararaa xaajigeyga wuxu leeyahay maxa lacarartay Ana waxa Raba qeybta xigta inan kudhufto
@MounaMahamoud-x1v
@MounaMahamoud-x1v 4 месяца назад
ASC Abayo Ayan subx wangsan xbibti
@WallyPetersson
@WallyPetersson 4 месяца назад
Ayaan waa frido salaan qaali ah
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 4 месяца назад
Wcs abaayo macan
@IqraMohamout
@IqraMohamout 4 месяца назад
Wcs ayaan
@Nimco1u942vh
@Nimco1u942vh 4 месяца назад
Ma 50 jir BAA ayan😂😂😂😂I'm joking my aunt
@BARNICHANNEL-nq4qx
@BARNICHANNEL-nq4qx 4 месяца назад
Asc.ayaan
@RahmaIssac
@RahmaIssac 4 месяца назад
Asc abayo sthy .....ayaaney abayo hijabka wankahele design Ka lotole ❤ fashion Kas magacii abayo
@rahmajama2142
@rahmajama2142 4 месяца назад
Gulley’s bayo mcn
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 4 месяца назад
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW
@RAMLAALIO
@RAMLAALIO 4 месяца назад
first to view
@MasalAhmed-d7f
@MasalAhmed-d7f 3 месяца назад
Boqolkiiba sagaashan iyo shan nimanku waa saas
@lugayar9163
@lugayar9163 4 месяца назад
Wan la ilmeyey qisadan
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 4 месяца назад
Ayaaney willkaga ado kuu eeg yhy
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 4 месяца назад
Beerta waxa Lagu Faalo Yaanbo Bala Yiraah
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 4 месяца назад
❤❤❤❤
@MunawaraMaxmood
@MunawaraMaxmood 4 месяца назад
Wcsww 😢
@Maryanruncabdirahmanfarax
@Maryanruncabdirahmanfarax 11 дней назад
@
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 4 месяца назад
Wcs❤❤❤
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 4 месяца назад
Raga Manta Waka jafte😅😅😅
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 4 месяца назад
Ayaan soomaali oo dad xun ah miyaa saas u waaninee war gabar ilaahey lixaad geeda udhameystiray o dhabarka iyo lugta xoogaa cilad kaheysata ayaa waalidiinteeda iyo walaalehaad ku caayaan jiis iyo cuuryaanta qof saas la dhahaayo maxaa kasugee miskiinta hiiyadeed wexeyleedahay gabdhaha kale nin lacag leh ayaan ula raba adi nin ani aan kuu keenay oo faqiir ah oo iska kaa heesto ku gu daneysto ku gu daraa maskaxayan was waas ayaa ku dhacay gawadha waala takooraa soomaali qofkii kadhashto silac waa ka dhergay
@Rizuchanel124
@Rizuchanel124 4 месяца назад
50 jir aa😂😂
@Caashacabdi-p2g
@Caashacabdi-p2g 4 месяца назад
Wcs qali
@zuuzaan-lg6iu
@zuuzaan-lg6iu 4 месяца назад
Wcs❤❤❤❤🌹🌹🌹
@Rahmiita
@Rahmiita 4 месяца назад
Ayaan dhib badnida 50 jir hada ahan laheed ma adaba saan nogu sheken laha qufac nagu dili lahede 😂😂😂
@QisasChannel
@QisasChannel 4 месяца назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@raaliyoibraahim221
@raaliyoibraahim221 4 месяца назад
😢😢😢😢😢😊😊😊😊😊😊
Далее
Это было очень близко...
00:10
Просмотров 940 тыс.
SARIIRTA HOOSTEEDA KU DHUUMO QISO AAD UMURUGA BADAN
25:54
taxanaheenii tarbiyada caruurta q4aad
7:46
FARXADII MAR QURA MURUGADA ISKU BADASHAY?
30:26
Просмотров 12 тыс.
The Power of Sadaqah #Islamicreminder
41:20
Просмотров 5 тыс.
Это было очень близко...
00:10
Просмотров 940 тыс.