Тёмный

Maxaa loo aamini la'a yahay go'aannada Dowladda ee dhinaca dhulalka? 

Abdullahi Osman Farah
Подписаться 127 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@beuatifulplaceflog8104
@beuatifulplaceflog8104 3 месяца назад
hassan iyo dhul waan isku ogeeyn hadane waa hassan iyo meytida
@mohamedkadiye4915
@mohamedkadiye4915 3 месяца назад
Xasanow xagee lagugu aasi doona???
@SakiHashi
@SakiHashi 3 месяца назад
waxaa dhulkii ciidamada bada haysta ina aderkii muuse suudi yalaxow lkn dadka somalia waa xoolaha oo qabyalada indha tirtay hass meel fiican uu le yahay malahan
@FaraCade-nl5ud
@FaraCade-nl5ud 3 месяца назад
Shirrkoole maa looqalabeeyo wazaarada gaashaan dhiga,ciidan baddana lama dhisaayee meytada halaga leexdo
@JacelowCr
@JacelowCr 3 месяца назад
Waa jaceelow cr7 ustaadi wax laqariyo qurun ayaa ku jira sidii ay udaboolaayeen maantana banaanka soo isma keeynin allow nadhaafi kan waayo dhulalkale ayaa jiro aan waxba lagu qaban
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 3 месяца назад
Habaarqabe gurguurte waa ayax
@bachirmohamedbarud327
@bachirmohamedbarud327 3 месяца назад
Tani inkaar way dhaagtay
@ISMAILIBRMO
@ISMAILIBRMO 3 месяца назад
Xasanow Ceeb uu dhiimo Haddi ay doorashadu noqato qof iyo cod xiita ballan waxa Inno ah in adan soo Noqan adiga iyo xulufadada insha Allah 2026
@ISMAILIBRAHIMMO
@ISMAILIBRAHIMMO 3 месяца назад
Saan ayuu ku dhintay xasan Lakin waa tendhada afasiyoni
@sahruja5777
@sahruja5777 3 месяца назад
10sano soosocota isagaa kuutalin ee kubishaareyso
@ISMAILIBRMO
@ISMAILIBRMO 3 месяца назад
waxaa ku haayo jecelka xasan gergurte Saaxaro hayey urtay xiisho kaas wax laa Taageyro madhamo
@sahruja5777
@sahruja5777 3 месяца назад
@@ISMAILIBRMO waa madaxweynihii ugu fiicnaa ee nasoomara burburki kadib maxaad rabtay mid Villada kudhexqayila shacabkana laxasuuqa madheceyso markale insha Allah Dowladeena Allaha nooxafido kanaxow naftawaa
@sahruja5777
@sahruja5777 3 месяца назад
@@ISMAILIBRMO Qurunto dowlada lugaha ugafuqa
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 3 месяца назад
Illhy xasan haqabto inta qabriga uson.faaagin
@KhadarIsmail-xz9fb
@KhadarIsmail-xz9fb 3 месяца назад
Alx alle ayaa mahadle h iga dhigay reer puntland ❤❤❤❤
@mohamedmuzamil1592
@mohamedmuzamil1592 3 месяца назад
Farmaajo qof gaaro lamahelaayo markii danta guud lajoogo
@hibaali4311
@hibaali4311 3 месяца назад
FARMAAJO ETHIOPIA ISKU DHIIBAYA QOF KASTO QOF KURABO HA AMAANO ILAN SOMALIA SHARCI IYO CADALAD MATAALO ILA CADALA LAHAYO SHARCIKAN LA SIMANYAHA MADAXWEYN ILA SHACBAKA sharcika usimanyihiin Somalia waxabadan udhiman Madaxweyn kasto waxan laxaqiri karin wanga iyo xumanba inuleeyaha waana Sifida binidan dhan leeyahan waxan usoodheer inu Somalia xil uqabteen marmarka
@AbdiazizDubad
@AbdiazizDubad 3 месяца назад
Yaab iyo amakak un baay ilatahay, dad aan isdufaaci Karin ayaa loo bareeray in la dulmiyo ee Allaah amuuraha sahal.
@ayaan-qo2qc
@ayaan-qo2qc 3 месяца назад
waxayilatahaiimaanlaaweweeyehaiskadhiiboxukunkaiimaanlaawaha
@superwolfpoi
@superwolfpoi 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂 Af heyeenkii policeka aaway
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 3 месяца назад
Xasan dhuldhece waa aabaha musuqa somalia
@maxamedmukhtaar2118
@maxamedmukhtaar2118 3 месяца назад
Ilaahay meesha ha dhaafiyo waxba hanbayn maayo intuu joogo
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 месяца назад
Waxey ila tahay in xasan xukunka laga rido wa.70 jir dhac dhulbob cidan lalayo haduba kasi darey qaburihi bufaganaya wa in ka difacna meetadas 2mitter adunkulaha
@AOsman-dhigane1921
@AOsman-dhigane1921 3 месяца назад
Shayddaan Cali Wajiis waa daalin diineed! Alle haka qabto ummada. Allahu Akbar..
@MssKhadija-g7f
@MssKhadija-g7f 3 месяца назад
𝑻𝒖𝒖𝒈𝒐 𝒙𝒂𝒘𝒂𝒚𝒂𝒂𝒏𝒐
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 3 месяца назад
Wariye ma is weydiisay qabuurihii Jeneral Daa'uud xagee ku dambeeyeen? kkkkkkkkkkkkk,ma isweydiisay macnaha magaca if iyo aakhiro? kkkkkkkkkh
@salmaanmohamednuur7796
@salmaanmohamednuur7796 3 месяца назад
Hassanow Rabi ma taqaanid miyaa xishoodka Alla ka cabsiga xgu ka aaday😢😊
@Walaal2017
@Walaal2017 3 месяца назад
Meel kheyr Qabto Allaha nagu toosiya
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
@AbdifatahDAUDHassan-bb8zq 3 месяца назад
Waxadarkidota xasnashiq wabenloo wan artotaa😂
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 3 месяца назад
Ciidanka bada awe xeradiisi maa Muuse Suudi looga saaro mirinaayo 😎
@AdenmaalinAbdi-gk9co
@AdenmaalinAbdi-gk9co 3 месяца назад
😢
@abdikadirmohamedsiad2216
@abdikadirmohamedsiad2216 3 месяца назад
Aniga Waxa Ay ilatahay in Film-ka Qaybihiisa Dambe Ay Cabsicabsi Yihiin.
@khadaryuusuf9828
@khadaryuusuf9828 3 месяца назад
Mayd xaraashe allah ka jisa siin
@mahadhasancoloow9833
@mahadhasancoloow9833 3 месяца назад
Shabaabkii qabuuxa qodanaayey marka kuwaan culamada isku sheegaayo waa kuwii dhalay shabaabka dagaalkii lugu jiray bay dhinac kale u weecinayaan
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 3 месяца назад
Qofbaahan gob maahan umad baahan sidee wax loola wadaagay😮😅😅
@jamayasin2155
@jamayasin2155 3 месяца назад
Tani waa imtixaan umadda haysta waxaana filayaa in ay uga timi cadho ilaahay iyo dunuub ay galeen kadibna Xasan Sheikh lagu soo habaaray in uu Madaxweyne u noqdo
@XasanAxamed-ly8dl
@XasanAxamed-ly8dl 3 месяца назад
Xasan shiq wad aragtay qofka uu yahay waa qofki aad amaani jiryay xiligii musharaxa ahaa alx manta waa adige cebtisa arkaya
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 3 месяца назад
Culimsda magacay kadi layan ku wani cilimo ma ahee wa shaqale haku dhihina culimo
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 3 месяца назад
Shacaabow aan iska celinno dowladaan. Doowlad waa tii dadkeeda iyo dalka u turto
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 3 месяца назад
Nin baa laga sheegay "ma anaa tuug lax ka dhaarsada"
@habraactv3799
@habraactv3799 3 месяца назад
From dal xoreeye to xabaale faage😮😮
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 3 месяца назад
Asc xeradii ciidanka marine ee bada waxaa xoog ku haysta mouse suudi yalaxaw .maxaa looga saarI waayey . tani waxay ka marag kacaysaa in aan daacad laga ahayn dhulkan waa la arki doonaa cidii laga ❤
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 3 месяца назад
Xasan munaafaq haduu qabuurihii dadkii maydka ahaa lasoo baxay dad nool udaahi mayo ilaahay shacabka soomaliyed haka bad baadiyo
@Deeq_official
@Deeq_official 3 месяца назад
Layaablee naga soo dharay iyo ama kaaak
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 месяца назад
Somalia awal dadka nool baa dhibana hadana meytada
@AYUBSalah-l9u
@AYUBSalah-l9u 3 месяца назад
Culumo maaha waa caada qaatayaal
@QeysNuunow-z1f
@QeysNuunow-z1f 3 месяца назад
😢😢😢😢
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 3 месяца назад
Waligeeda ayaa la buraji qabuuraha janala duuda miyaa dolada maxemed siyaad bare qabuurah loo bixiya xamax bile taasa miyeen qalada mase tan ubaa qal dan su aalal ka jawaaba soomaliyee
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 3 месяца назад
Xasan aboor ar maxaas aboor yahay. Wakhti yar ayaa ku hari sxb saas ogow
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 3 месяца назад
Yaab iyo amakaak ayey ila tahay lee ma dhulkale ayaa la waayey marki dadkii nolaa dul laga kicin waayey ayey maytadii u daateen ileen waxba iskama celin karaane
@Mohajir903
@Mohajir903 3 месяца назад
Inta aas aas ka dowlad nimo naga xun yahay mid walba oo yimaada Waxa uu tagi doonaa isaga oo la-lacnadayo
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 3 месяца назад
Dowlada HSM waa Xabaal-Qodoto
@carwoali8399
@carwoali8399 3 месяца назад
Ush BBC raadiyo!!
@sahruja5777
@sahruja5777 3 месяца назад
Adiga yaa aamin kaaqabo .
@Saedabdiri
@Saedabdiri 3 месяца назад
Yaaa aamini karaa dadkan waa dad arxn dadane
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 3 месяца назад
Waxbo nala ma aha tan waxaan ka Dhahno ma naqaano qabuuraha meytida lagasaaray markii la dhiso cidii takto u qubo alaha ku rido
@faham6920
@faham6920 3 месяца назад
Sharafi dhimatay!
@YusufYusuf-z9i
@YusufYusuf-z9i 3 месяца назад
Asc walaal sare
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 3 месяца назад
Absolutely right
@carwoali8399
@carwoali8399 3 месяца назад
USCH…CBB radio!!!!’
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 3 месяца назад
Waxaad sheegtay inuu mooryaan yahay
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 3 месяца назад
Xasan 💀😂
@calicabdibarqashxasan3082
@calicabdibarqashxasan3082 3 месяца назад
Yaaab
@safiyosharif4724
@safiyosharif4724 3 месяца назад
Lacatgta maa mahad salaad kaa gootaey nin waxaa tahey qaraarsan lakiin dalxureeyo lama gaaro saxib 2:52 2:56
@berdilacashe283
@berdilacashe283 3 месяца назад
Balaayo kuxooreysa ..na adi uun kuiibsani hassan tuug dal xaraashe meyd fakte ..wax kabaxsanayo malehe o adi har kujiidi maaye qabiil ahaan haudifaacin
@axmedjama7899somalia
@axmedjama7899somalia 3 месяца назад
Ciidanka bada hadee loo dhisaayo maxaa lagu diidaa ? Waa xanuun in meed meeshii uu ku duugnaa laga saaro. Lkn wadankan ayaa dib loo dhisaa cidna yaan lataaban dhulna yaan lataaban ma isqaadaneeso tala keena soomaaliyaya.
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 3 месяца назад
Wll haddii waddanka l dhisayo ma qubuurahaa laga bilaabayaa, dhul wuu buuxa balse arrinti waa amakaag iyo af kalaqaad.
@axmeddabacsane
@axmeddabacsane 3 месяца назад
Lama aamini karo beenta meeshan maba noqon karto xarun ciidan bada waan sababeynayaa meesha malahan marso bada laga gelikaro oo qarweyn ayaba u dhexeya dhulka iyo bada sidaa darteed waa been abuur in ciidan ladeyinayo
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 месяца назад
Waba.been ganacsatu ka ibsadey xasan dalim
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 месяца назад
Hadii dhulal cusub la rabo miyaa laga waayey dhulalka kale ee badda saaran
@abdulahimohammed9099
@abdulahimohammed9099 3 месяца назад
Abdullahi osman waad kumahadsan tahay sida aad xaqiiqada ugu bareerty
@libanosoble7171
@libanosoble7171 3 месяца назад
Yaaa kaaa rabo in aad Aaminto iyo dad weymaha aad sheegeeso Danta guud baa ka horeeso Abdulahi In aad ooyin iyo dharka intaad dhigato dhulka aad galgalato uun baa kuu hartay xassan sheikh dowladiiisa wax dan ah oo ay ka leedahay adiga iyo kuwa kula mid ah
@mohamed88466
@mohamed88466 3 месяца назад
Aabahaa ama hooyadaa ayaan ku duugnayan meesha sidaa u maad hadasheen hadii lafihii abaahaa hortaada lagu jiidayo
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 3 месяца назад
Inaad aamusto wax kuu dhaamo malahan
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 месяца назад
Abeeso kurugtey marki iilka labada mitir ah lagu dhigo imad allah diinlawayhow warya islan matihid miya wa xaran in qabrila so fago diinta soboro dantaguud somaliya o dhanba dhul banan ah
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 3 месяца назад
@@mohamed88466 Markaasu dareemi lahaay wlh. Kano kale in uu iska aamusaa u dhaanta.
@MohazDheere123
@MohazDheere123 3 месяца назад
Adigaa aaamisaneyn Xasan shiek shacabka soomaaliyeed wee aamisan yihiin madaxweynahoooda
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 3 месяца назад
Abgaaal miyaaa u taqana shacabka 😂😂😂😂😂😂 No aaaaminsanin mana aaaaminayno ex Wn Hassan haduuuu xitaaaa iiiiii sujuuudo
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 3 месяца назад
Doqon ayaad tahay
@hassanmawliid4383
@hassanmawliid4383 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og 3 месяца назад
M.a
Далее
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29
#慧慧很努力#家庭搞笑#生活#亲子#记录
00:11
DAXSHAT!!! Avaz Oxun sahnada yeg'lab yubordi
10:46
Просмотров 515 тыс.
LIVE: UN Security Council meets on 'Leadership for Peace'
2:27:12