Тёмный

MAXAA LOOGU FARXAY DİLKA HOGAAMİYAHA URURKA LUBNAAN? DHAGARTİİ QARSOONEYD İYO İMTİXAANKA YAHUUDA 

ANNAGA PRODUCTİON
Подписаться 405 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 283   
23 дня назад
Wax kasto ma aha sidda dusha sare looga moodo! .......Wax kasto ma aha sidda dusha sare looga moodo! ...... Wax kasto ma aha sidda dusha sare looga moodo! Aduunka waxaa uu ku socdaa Qorshaha Alle, Kuma socdo Siyaasada bani aadamka. Gacanta gaalada xitaa Alle muslimka ayuu ku xoojiyaa (Casrigii Qureysh). Qofkasta wuxuu jeclaan lahaa in caawa uu maqlo dhamaan hogaamiyaasha Yahuuda in lawada toogtay, Dad badan way dhibsan lahayeen in ay maqlaan yahuuda oo sacuudiga weerartay. ''Waxaa suurtagal ah in aad wax jeclaataan laakiin (Waxaa dhici karto) in waxaasi aad jeclaateen in uu shar idin yahay'' Suurada Al-baqra Aayada 216.aaad Ku kalsoonow qorsha Alle ee maamulka dunida khalaas. (Yaqiinso in yahuudana laga aari doono wixii ay sameyeen iyo in lagu salidi doono ADOOMO ALLE, Maallinta uu Alle doono in iyaguna la jebin doono).
@nimanmohamed4138
@nimanmohamed4138 23 дня назад
Anigu aad baan uga naxay dilka xasan nasra llah runtiina waan u qaadan waayey in sidaa fudud lagu dilay iyagoon xataa dagaal caadiya gelin
@17jirchannel86
@17jirchannel86 23 дня назад
Walaal caqligaada iyo cilmigaada Allah hakuu ziyaadiyo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 23 дня назад
Wasiirka arimaha dibadda ee Jabuuti marwalba waa cafar inuu yahay kana shaqeen maayo arin dan u ah Jabuuti aan ahayn inuu dabindaabiyo qowmiyadda Somali cidii ku abtirsataa waliba waana Ethiopian asalkiisu mana dhacayso in shicibka Reer Jabuuti ama Somalida Xalaasha ah aan wax ka’filano aan ahayn in Ethiopia 🇪🇹 uu bad siiyo siiba cafarta uu wado u sameeyo si ay Jabuuti Madaxda sare u noqdaan mana dhacayso sabab Cafar waa marti Taariikhdana la’caqiri maayo oo sabab Garaadkii Gadabiirsi ayaa keenay shaqaale ahaan oo waa lagu abuuray Cafarta Jabuuti walahi faransiiskuna iyaguu adoon ka’dhigan jiray shaqaale ahaan markii calanka laqaadanayayna wuxuu ka’cidsaday Ciisaha in cafarta loo daayo inay joogaan Jabuuti laakiin dowladda loodhiibo shaqooyinka ugu hooseeya maantana wasiir dibadeed ayuu kadhigay Geele nacalatullah calayk 😤 Laakiin walahi waxaa iman waqti Somali kacdoon xoogan aan samayno oo wadanka 5ta Somaliyeed lagu xoreeyo wayna ii muuqataa maanta walahi sida Somali ay khiyaamada aan u aragno siiba dhalinteena cadhaysan ee Odayaal qalbigooda Amxaar ah ay samaynayaa ay isugu kaaya dirayaan walahi wayna dhamaan inshaAllah farjigaa soo dhow oo Cadowguna walahi way jabi inshaAllah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Somali-One
@Somali-One 23 дня назад
Ilmahaaga biisho xasan waxba kaama galine
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 23 дня назад
@@IbiEntertainment waxaan loojoogin baad kahad leysaa
@abdikarinsharifmaxamad7385
@abdikarinsharifmaxamad7385 23 дня назад
Muuq ahaan kuuma aqaano lkn waxaa tahay qof aan waxbadan ka faaiday aniga iyo inta ila midkaa 🙏🏾
23 дня назад
Allaha ku xifdiyo @abdikarinsharifmaxamad
@delpierobaidoa394
@delpierobaidoa394 23 дня назад
wax badan iga maqan ayaa ka fa'idey ustaad cilmigaga iyo caqligaga hanalaga dhimanin masha allah
@sabirmohamedali971
@sabirmohamedali971 23 дня назад
Channel ka aan ugu daawasho badanahay ayu noqday kaada, xogo badan waxyabaha dunida kadhaco ayad si cajiib ah uguso gudbisa haka cajisin shaqo wanagsan bad heysa. Thank You.
@fiidowmrk
@fiidowmrk 23 дня назад
In sha Allah guul walalahen falastin iyo dhamanten musliminta suniga ah aamiin aamiin aamiin aamiin
@amiinwadani2969
@amiinwadani2969 22 дня назад
Ninkan manshaAllh waaye wlhi haabka shaaqsi Aragti dheer leeh guleeyso wll Dabintada jeclhy 🙌
@KhadraWi-hx3vp
@KhadraWi-hx3vp 22 дня назад
Aaaad baaan kuusalaamay libaaax nin aan waxbadan kafaa,iiday guul sxp ❤❤😊😊
@AhmettNani
@AhmettNani 23 дня назад
Ustaaz aad ayaad u mahadsan thy wax badan ayaan ka faaiiday
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 23 дня назад
Maasha’Allah qof dadka wacyigooda kor uqaada waa loo baahan’yay sidaada Ookale
@FieldOfRichesFarm
@FieldOfRichesFarm 23 дня назад
INALILLAH WAINA ILEYHI RAJICUN ALLAH JANATHA HAGEEYO HISBULLAH IYO SHIICO DAMAANTOD🎉❤
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 23 дня назад
Alx alx alaha abaalkiisa ka waraabiyo aakhiro shiicada xaasidiintaa
@naimajanno6068
@naimajanno6068 23 дня назад
Shukran wll
@sagalhassan4518
@sagalhassan4518 22 дня назад
mahdsanid wlaalo👍👍👍
@NimcoShekhyonis-uy7of
@NimcoShekhyonis-uy7of 18 дней назад
Mahadsanid wall
@AaminoIsmailAbdulqadir
@AaminoIsmailAbdulqadir 22 дня назад
Ustaadii mahadsanid 🫡
@abuujihaan2466
@abuujihaan2466 23 дня назад
Allah unaxariisto Aamiin
@ifrahaden3782
@ifrahaden3782 23 дня назад
Wallahi waa yaab iyo cajiib aduunkan 😮
@NimcanCabdulahi
@NimcanCabdulahi 23 дня назад
Allaah haa unaxriisto
@FarhanAgane
@FarhanAgane 23 дня назад
Wll ustaad cabdi rashiid wad mahad santahy kheir allah hakugu abaal mariyo, barnamijkana aad iyo aad baan ugu bahneen maxaa yeelay dad badan aya uheysta shiico inay muslim tahay, جزاك اللّه خيراً
@cadeboosh143
@cadeboosh143 23 дня назад
Waxa 𝗫𝗮𝗹𝗮𝗯 laga sameeyey dunida meel laga sameeyey majirto, waxaana sameeyey 𝗤𝗮𝗮𝘀𝗶𝗺 𝗦𝘂𝗹𝗮𝘆𝗺𝗮𝗮𝗻𝗶, 𝗙𝘂𝗮𝗮𝗱 𝗦𝗵𝘂𝗸𝗿𝗶, 𝗜𝗻𝗮 𝗤𝗮𝗹𝗶𝗶𝗹, 𝗜𝗻𝗮 𝗪𝗮𝗵𝗯𝗶, 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻 𝗡𝗮𝘀𝗮𝗿𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵, 𝗜𝗻𝗮 𝗔𝘀𝘀𝗮𝗱 iyo 𝗞𝗵𝘂𝗺𝗮𝘆𝗻𝗶 Miraheeda ayy manty mid mid uguranayaan
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 23 дня назад
@@cadeboosh143 somaalidu waxba ma oga oo suriya iyo ciraaqa waa igii la xasuuqayay khada sas lama haysan luuqda carabigan ma naqaano mida kale waaydaas inyar uubaa heli jirtay TV saxa intaasina filimo ayaa iska dawan jireen Bbc ayay warka ka heli jireen Bbc na waxaa le gaalo waagaasna wayba ka garabtgaalami jireen gaalda xisabullah
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 23 дня назад
Wax badanba ogtahy
@cadeboosh143
@cadeboosh143 23 дня назад
@@kaamilcali9731 bariga dhexe marka lajoogo ragaan io kooxdaan aadbaa looga neceb yhy dadka aan wx badan ka ogeyn ayaa taageero u muujiyo arinta falastiin darteed blse sidaasi maaha shiico shly Israel io mreykan ayaa sooo dhisey si suniyiinta looga ilaaliyo iny yeeshaan dawlad awood leh hlka shiicadu iyagu yihiin dad si fdud ku qaadan kro fikradaha reer galbeedka Iran ayaala dhihi jirey mareykanka bariga dhexe hlka Israel ku jirto mnty Iran ayaku jiri jirty o mreykan si indha la an ah ugu kalsoonaan jirey una difaaci jirey si uu suniyiinta usoo dhex maro shiicada blse ilahey isku direy mntyna wkanaa 3dooda ayyka tafan thy marekan Israel io Iran
@maxaadan9345
@maxaadan9345 23 дня назад
@@cadeboosh143 Ha khasaaraan ifka Ha khasaaraan aakhiro Goormaa munaafaq guul muslimiin u keenay? ma dhacayso
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 23 дня назад
Allle kuuma naxariisto bagah
@InaaliMohamed
@InaaliMohamed 23 дня назад
Allaha jabiyo yuhuuda iyo shiicada ba
@yaasiin737
@yaasiin737 23 дня назад
Waa mahadsantahay niyahow Waxaa jiro umad badan oo waaqica ka dhacsan Oo shiicada uduceeyo
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 23 дня назад
@@yaasiin737 runa badanidaa
@Khadramaxamuud-m3y
@Khadramaxamuud-m3y 23 дня назад
@@yaasiin737 warmahaysaan walaalayaaloowe suniga sawsii kala qaadqaadi mayno
@American_patriot110
@American_patriot110 21 день назад
Aad iyo aad Maanta Sunniyiinta iyo israail wey midoobeen walal sharti shiicada illahay wuu naga dhex saaray.
@yaasiin737
@yaasiin737 21 день назад
@@American_patriot110 muslimka iyo gaalo dagala ka dhaxeeyo ama shiico ha ahadeen ama yahuud ha ahaden ama kirishtan kulogoda waa cadawga islamka iyo musliminta
@American_patriot110
@American_patriot110 21 день назад
@@yaasiin737 waa runta lakin, lo’odan kaalay oo waxaas ka dhadhacsi bal 😂
@mustafecabdi-bv5bv
@mustafecabdi-bv5bv 23 дня назад
Alle hakaa Jaazaa id siiyo Suldaan Cilmigaa iyo Taariikhdaa aad noo faa idaysay
@Dulmidiidchannel
@Dulmidiidchannel 2 дня назад
Hada ma wxd na leedahay qof ashahaadana oo diley oo walipa yuhuudi dishey in lagu farxaa waa sax😢
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 23 дня назад
Ustaad.
@Cabdisalan-l4b
@Cabdisalan-l4b 23 дня назад
Muqaala noocaan soo badi ustaad
@SaleebaanMaxamuud-c5j
@SaleebaanMaxamuud-c5j 23 дня назад
Shugrn ustaad cabdi rashiid zxbkayga qaaligaa ❤ from salaxley somaliland amaba somalia
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn 23 дня назад
❤❤❤ thanks🎉🎉🎉
@LacagSite
@LacagSite 23 дня назад
Ninkan wa kan kaliya ee xaqiiqada toos u abaara mxyely wxan arky wariye yaal kale oo u qiiroonaya jabka shiicada iyo comments yaal duco u ah dhimashada hogaami_yahan shiicada ah mrka MaashaALLAH Ustaad kena💪🏽
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 23 дня назад
Goleyba wahaabiyada lkhalijka weeydhan😂😂
@CabdiraxmanMahad-d7q
@CabdiraxmanMahad-d7q 23 дня назад
M.a wa guul
@zoloo377
@zoloo377 23 дня назад
Shiico iyo yuhuud allaha isku madhiyo
@Suhuur1
@Suhuur1 23 дня назад
Anigu waan ka naxaya madaxada hassan nasrllah iyo maxadii kle laga layay alle cadawaga sihanuuniyad haka qabto umada muslimata ah🤲🤲🤲😢😢
@ikraansharif3500
@ikraansharif3500 23 дня назад
Dowlad kasta oo carab ah gumaadka yahuuda kama badbaadi doonto hadeysan sidaan wax ka badalin yahuuda hadafkeda ugu weeyn waa dalkastoo carbeet in ay burburiyaan
23 дня назад
Taasi waa %100 ''Mid kasta oo daalim siddani ayaa iyaguna kolkoodii loogu imaan doonaa''
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 23 дня назад
haa wallaahi ani lkn waxaa layaa banahay sababta carabta shaxda isra.iil aysan ufah maynin mala sixray mise rabbi lacanadiisa ayaa kudhac day maadaama muslimiin laxa suuqaayo ay fiir sadeen ma madaxda carabta ayaa lacag lasiiyay waa yaa banahay see wax ujiraan
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 23 дня назад
wadamada xiga ee wee rari doonaan waa masar joordan kadib markii labadaas la dacii fiyo awoo dooda oo la arko in kuwii kalane ay fiir sanaayaan oo ay bahashu noqoto sheekadii saddexda dibi iyo libaaxa markaas ayay yahuuda sitoos ah u xaqiijin doonaan in carabtu ay yihiin bisado meel la isugu keenay
@ahmedapdale9884
@ahmedapdale9884 23 дня назад
xitaaaa yeman sidaan maaa sugeeso
@ikraansharif3500
@ikraansharif3500 23 дня назад
@@Cabdulahinur227 shaki kuma jiro shalay falastiin ayaa la burburiyey maantana lubnaan ayaa sidaas logalay Beri waxaa miiska u saaran joordan iyo masar kuba Kele ayaga waxeey umaleeyaan in la dhaafaayo lkin waa ku soo socotaa yahuud hadafkeeda waa cadyahay waana in ay ayadu qabsato dhulka bariga dhexe ama dhulka carabtaan fulayada ah lkin hadeysan la imaan ajando sax ah ee kaga hortagayan cadowgaan ku soo socda waa loo yaabaa weeyna ka shalaayi doonaan yahuud hadafkeeda maaha falastiin iyo kuba xuduuda Laleh kaliya balse intaas waa ka balaaaran yahay xaqiiqdii💯
@khaalidmuse2842
@khaalidmuse2842 23 дня назад
wlhi❤Gaal A Ahaado Wu ka wanagsan yahay Kuwa islm ka Manta jooga
@xamdihussen1941
@xamdihussen1941 23 дня назад
أكيد.
@EdMoh-b7y
@EdMoh-b7y 23 дня назад
Macluumaad wanaagsan mahaysid
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 23 дня назад
Allah unaxriisto Qabrigiisa waasac Allah kadhigo
@MaxamedCabaas-ug5bk
@MaxamedCabaas-ug5bk 23 дня назад
Shiicada awalba faaa iida malahyn
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 23 дня назад
Suni muxuu taray falastin ma iisheegi karta😂😂
@FPT326
@FPT326 23 дня назад
Ilama aha maalmahan oo kale Muslimiinta lakala qaad qaadi runtii bay ahayd sbbtoo ah kacdoonka waxaa dabada ka waday reergalbeedka wayna dhandhamiyeen wadankoogii ay shisheeyaha usoo hogaamiyaan.
@AbiweliKhadar
@AbiweliKhadar 23 дня назад
Mujaahid
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 23 дня назад
Cid ku faraxday xasan dilkiisa oo gaalo aheen ma jiro muslimiinta oo dhan waa ay ka naxeen Alle ha u naxriiso waa shadiid
@haras2143
@haras2143 23 дня назад
Habaar qabahaan Waxay Siiriya Shacabka masaakiinta ah ay kusoo dhigeen qofka ka war haaaya Damqasho iska daaye habaar ayuu ugusii dari lhaa!
@xasancali294
@xasancali294 23 дня назад
Ninkani waaa khaqiiq waxa uu kahadlayo
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 23 дня назад
Alx haduu dhintay xasan Shaydaan
@cabdiqani-n8y
@cabdiqani-n8y 23 дня назад
Abu mansuur ka soo hadal
@SuhaibCayinte11
@SuhaibCayinte11 23 дня назад
Daalim alle kama baxsado
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 23 дня назад
Falaqeyn fadhiso walaga haya sxp halkeedi aya dhigtay
@MrBisaaro-18
@MrBisaaro-18 18 дней назад
Libaax libaax dhalay wllhi hlkedad dhigtey
@قطرهقطره-ت6د
@قطرهقطره-ت6د 23 дня назад
Isbadal Aya sosocdo sheeco qadka waykabexesa inshallah suniyinta jihad ayey udhaqaqidonan inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 23 дня назад
Salibiyinta & shicida waa 2 mujrimiin😊v
@YousoufahmedYousouf
@YousoufahmedYousouf 23 дня назад
Ayaaaaaa Ku. Farxy. Bdaw us
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 23 дня назад
Meeshan dad badan oo aan caqli lahayn ayaan uga jeeda
@AminoMahmud
@AminoMahmud 23 дня назад
Inkasto an jeclen xisbu laah 😢 lakin kum farxin jabkota
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 23 дня назад
Waxaa la dhihi karaa alle ayaa isku saliday yuhuuda shiicadii
@osmanali190
@osmanali190 23 дня назад
Waxad tahay axmaq cunsuri ah
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 23 дня назад
I was thinking lubnaan has a power but really they are even less power then Somali
@HafsoBurhan
@HafsoBurhan 23 дня назад
@@MuhiyadinHassan-ov3rs 😂 even we're example 😂
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 23 дня назад
😂😂😂😂 you should not mention Somalia! Atleast Lubnanese have no hunger! While you guys have no government, no police or any other military strength you are protected by regional forces paid by UN! Shame of you a somali, you have no right to say something about other countries😂 because you dont even exist!
@abdirahmangurey2733
@abdirahmangurey2733 23 дня назад
Sxb waa ku taageeraa isha kaliyah siyaasada caalamka ka fahmo waaye meeshaan
@AbdiAgood
@AbdiAgood 23 дня назад
😂❤tabin wacan 😂❤ Mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 😂❤😂❤❤
@elahmedy8861
@elahmedy8861 23 дня назад
Anigaa kamid ah dadka ku farxa lacnatulah caleyhi 600k oo Syrian ah xasuqoda & 15 million barakicintoda ayu ka qeyb qaatay
@ahmedapdale9884
@ahmedapdale9884 23 дня назад
zhp siyaasad somali ka soo hadal waqti xaadir kaan mesha ay mareeso
@HasenAbdi-j8j
@HasenAbdi-j8j 23 дня назад
Sxp xisbi sameyso oo utartan madaxweyne nimada dalkeena wxan huba inad samata bixinkarto dalka
@john43304
@john43304 23 дня назад
Shiica ahow ama sunni Israel waxba kama kalin iyada hadi muslimku uu midoobi wayo xabad xabad lo baabin
@Moha57959
@Moha57959 23 дня назад
Nasiib daro muslim badan ma oga in suni iyo shiico Israel aysan kalajeclayn Waa nasiib waa nasiib daro in mid mid lano ugaarsado
@kamaaloosdaacadoos4831
@kamaaloosdaacadoos4831 22 дня назад
shiicada ayaa ka liita gaalada kale sxp
@American_patriot110
@American_patriot110 21 день назад
Iyaga Sunni iyo shico ha isku bixiyaan anaga waan dukheyneena 😂
@American_patriot110
@American_patriot110 21 день назад
@@kamaaloosdaacadoos4831haa sasa laga raba shiicasa necbow cadowgeena Israiil ma ahan walal. Nin wax fahamsan baad tahay caqliga hakuu barakoobo
@American_patriot110
@American_patriot110 21 день назад
@@Moha57959wey wanaagsan yihiin daa marba mid baan cuneynaa sxib 😂 dadkaan waa la isku jabiya
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 23 дня назад
Wll Abdi Rashiid Hadii ay sutagal ay tahay Fadlan iga soo jawaab In maanta lagu timaamo shiicada islamka ah in ay yihiin dad Xun miyaanay tuseen in islamka faltiisa maanta Cadaawada Ay isku hayaan ay daran yahay sababto israel 🇮🇱 mossad ah maaha kiligii ee waa Christian Jewish Hinduism Iyo kuwa kale laakin anaga oo islam ah in Aan maanta isku jeesjeesno waa inoo nasiib daro Ilaaahy Ha guuleeyo Xisbullaah 😢
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 23 дня назад
La yaaba malihudz oo maada daawan shiicadu si ay u gashay Suriya iyo ciraaqa sungii ku noolaa ayga oo ka garab dagaalmya ciidanka maryakanka orda soo baadha taariikhada
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 23 дня назад
​@UmuRaxmaInabashiir waayahay qalijka sifeeya ciraq uqaleen nooga sheegay markeey mato eey soo raacen dhulgoduna loogu soo dhuulay 3 malyan oo caruur iyo habeenha ayaa gudhimtay ma iisheegi Kartaa wax sunika aad Ka hadleee falastin. EE tareen bal dilkofa ayeey qeeyb kaqaatan 😂😂😂
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 23 дня назад
@@MaxamadAxmadqaasim xukaamta carabtu waa maqraa saar meesh u jooga ree galbeedka hal boqora ayaa isku dayay in uu hiiliyo ree oo boqora falysa ayuu ahaa kiina yuhuuda oo kaashanysa ree ayaa dilay kuwa maanta jooga ma matalaan dad islaama aha ka soo bilowa ilaa guumaystihi ingriisaka wali caalamu islaami ma helina hogaamiyaal saxa sidoo kale masar waxa xugunka laga tuuray maxamed murasi oo yar garaba istaagay ree falstiin waad ogtahy meesha uu ku dabeeyay ninkaasina marka caalamu islaami waxaa dusha ka maamula gaalo. Shacabaka. Aan waxba galabasan cidii iska banaysata waa hoogy sida xasannarullah
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 23 дня назад
@@UmuRaxmaInabashiir adeer beenta gunoo Shahay sheegadi ladhihi jiray madax waaye shacabka maahan waxeey naqotag been carab iyo madaxddoda weey is okyihiin hadeey is okeen weeyba gumuda haraadi lahaayen iseey gursika latuurilalahaaye sac hais difaaco markii xaramka lasoo weeraro
@yusufbarud2813
@yusufbarud2813 23 дня назад
Sheekh xasan nasra Alaha unaxariisto shiicadu waataa uhiilinaysa falastiin eenaf iyo maalba uhuraysa ee Aawy dawladihii sunigii suni hakufaanina ee yuhuuda haloomidoobo hadaad idlaamtihiin hadiikale soobaraaca yuhuuda yuhuud way udhamaatay isha,Alaahu
@NewsFusion24
@NewsFusion24 18 дней назад
@@yusufbarud2813 Suuriyiintii la laayay ee qaasim sulaymaaani iyo nasra Allah ay laayeen , waxay ahaayeen Muslimiin, 40-kun way ka badnaayeen. Ma falastiiniyiinta ayuun baad muslin u taqaan?
@dawanprint650
@dawanprint650 17 дней назад
Hadda ma falastin ayay u gargaraysa? Shicadu iyada danaheda difaca wadata lakin Nasrulah iyo qasim sulayma waxa gumaden dad suni oo tiradoda la gadhsiyi 40 ilaa 250 kun. Habarkii matadii suniga aya asiibay shicada xisbulahi, suriya iyo iran. Shicada xataa marsykanka iyo yuhud uma yaqanin argagaxiso
@cabdirisaaqfaculjubo9889
@cabdirisaaqfaculjubo9889 23 дня назад
Inadhilo waan kaala noqday falowdii Midgaan
23 дня назад
Problem malahan unsubcribe in aad dhahdo, Laakiin ''Midgaan'' Muxuu kaa sameeyey? Soo ma ogid Muslimiin badan oo ehlu towxiid ah in ay leeyihiin. Qofkasto oo midgaan ah Alle hortii eraygaaga sababtii ma uga jawaabi kartaa sababta u xaqirtay? Weligaa Qoom haku xadgudbin, Si fudud adiga oo dhaliishaada usoo bandhigi kara isku koob oo keliy SHAQSİ. NOT jameeco haddii kale qofkasta oo ka dhashay jameecadaasi si gaar ah buu kuula xisaabtami doonaa.
@ismailahmedhassan8865
@ismailahmedhassan8865 23 дня назад
@@cabdirisaaqfaculjubo9889 caydu ma wanagsana wll hadii aad wax saluugtay usheeg oo dheh sidaas maxad ka wadey mise waxad tahay shiici ka xanaqsan shiicadu dhibkay u geeysatay shacabka syria 🇸🇾
@FatumaDek
@FatumaDek 23 дня назад
Soomaalida qaarbaa shiico noqotaa layiriye Kan Waa shicaan umalayn 😮
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 23 дня назад
Aqoonyahy allow cabdirashiidoow ku xifidi kuwo badana ayaad u ifatiimisay waxa aynna ogayna
23 дня назад
Aamiin siddoo kale @UmuRaxmaInabashiir
@American_patriot110
@American_patriot110 21 день назад
Maanta Sunniyinta iyo israiil wey midoobeen walal, shuushki shiicada illahay baa naga saaray
@YussufMohamed-l8u
@YussufMohamed-l8u 23 дня назад
Tem falastiin
@alirobleh1226
@alirobleh1226 23 дня назад
Daacish Mareynkaan ayaa asaasay
@Nuur-z1r
@Nuur-z1r 23 дня назад
❤❤❤❤❤❤
@janagalemumin1197
@janagalemumin1197 23 дня назад
Qofka wax akhriya ee leh qiyam uu ka duulo waa adoo kale
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 23 дня назад
xasan nasrallaah isaga qalad wayn ayuu galay reer suuriya ayuu xasuuqay marka ishoodaa kasoo baxday waana arrin laga dareemi karo cidii xoog sheegato in ayagana ay heli doonaan biri ka maalin dad xoog usheegta
@American_patriot110
@American_patriot110 21 день назад
Aad iyo aad maanta israiil iyo suniyiinta wey midoobeen shiico wey jabtay walal masha Allah
@AhmeD-311-q1b
@AhmeD-311-q1b 23 дня назад
Waa sida loo gali doono kuwo hadda u adeega reer galbeedka ayagoo sheeganaya diin iyo jihaad Jihaadku maahan in la dilo qof muslim ah
@DeeqoowDalnuurshe-u2d
@DeeqoowDalnuurshe-u2d 23 дня назад
M.a
@osmancadeyusuf951
@osmancadeyusuf951 23 дня назад
Ceda xalay kifaraxday waa yihuuda Muslim kufarxaayo majiro Ilaaheey ja unaxariisto sheeqa
@CabdiraxmanMahad-d7q
@CabdiraxmanMahad-d7q 23 дня назад
Adiga aya shica
@abdilaahijamac6168
@abdilaahijamac6168 23 дня назад
Daalimka ilahay ayaa daalimbu ku salida ilahay
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 23 дня назад
Nin walaalkiis geed ugu xiran yahay geesi noqon waa sida kaliya ee Israel looga adkaan karo waa isku duubni dhamaan umada Islam ka ah oo dhan
@Cilmidoonxaaji
@Cilmidoonxaaji 23 дня назад
Runtii murugu aad u weyn ayee igu noqotay Dhimashadiisa marna kuma farxi doono inkastoo ogahay qaladaad hore inay ka dhacayn 😥😥
@AliMohajim
@AliMohajim 23 дня назад
Hadeyba sidas thy maanta ayay hayaan miraheeda daalimiinta
@adenwarsame
@adenwarsame 23 дня назад
Shaki kuma jiro xogtani inay xaqqiqtahay 95%
@mumshadali3829
@mumshadali3829 11 дней назад
Asc bro faaladada waxa ku qexay 1.XNA wuxu layey Syria bishar asad kaso horjeday oo sunni aheyd sida owgeed dilkisa dadka sunniga aya ku faraxsan. 2. Sunniga 2 cadow oo galada iyo shiicada leday. Bro caqliyada jeclow carabta sunniga ee kilabta US, iyo naceybka Iran hano aqrin ta culimada Garka weyn ba ka diidnay hadan nahay dhalinyaro pls faladada ku salee xaqiq kana sar Sunni iyo Shiica iyo qolo kale mahadsanid.
@Mssqosalwanag
@Mssqosalwanag 23 дня назад
Xuuritiyinta dalka yaman ayage ma shiica 🤔😊
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 23 дня назад
Anga wankanaxay 😢 waayo waxakufrxsan manta waun kufarta
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 23 дня назад
Adeer ma Carabta iyo kuwa yuhuuda la socda baa hadaa dhaama AHU Xasan Nasrulah? Adeer wax fahan taariikhda baro oo xaqiiqo wacyiyeed yeelo
@MaxamuudXirsi-v9g
@MaxamuudXirsi-v9g 23 дня назад
Waad ku hafatay bad-weynta!.
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 23 дня назад
Dulmigii suuriya wuu kasoo baxay xisbullahi iyo ruushka labadaba
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 23 дня назад
War Nagatak suniyiinta maxeyhaayan
@Abwaandheegabib
@Abwaandheegabib 22 дня назад
Wax jira ma tihid runtii sidaan ku moodayay iyo Wax aad aaminsan tahay waa kala fog yihiin
@gacalcali2240
@gacalcali2240 23 дня назад
Qof kasto u dhinta difaaca gaza waa shahiid
@HousseinGeule
@HousseinGeule 23 дня назад
Wariye waxad tahay man gaban waxna ogayn inbadan marka qof mouslim ah ayad ledahay ku farxa
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 23 дня назад
Waad khaldan tahay inader waxaad ku farxsysaa waxaay ku farxeen yuhuuda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda 23 дня назад
Hassan nasrullah miyaan ku doorsada imaratka iyo saudi arabia
23 дня назад
İmaraadka iyo Sacuudiga iyo dhamaan hogaamiyaasha Carabta Waa sidda yahuuda oo kale kama duwano Hassan Nasrallah. Haddii aad doorbido Hassan nasrallaah oo aad tageerto dembiyadii uu muslimiinta ka galay iyo dulmigiisa iska indho tirtay, Haddii aad labadoodiiba iyo kuwa iska fadhiya ee hogamiyaasha carabta aad u aragto laba daalimiin, Kolkaasi waxaa la rajeyn karaa in aad waaqica si dhab ah u fahamto. Daalimiintu waa gooni, Kuwa la dulminaayo waa gooni. Laakiin sax ma aha taageerida daalim adiga oo daalimka kale kasoo horjeedsanaya. FARQİ UMA DHEXEEYO
@SakiAbdi-e2f
@SakiAbdi-e2f 23 дня назад
If you know at this point 😂😂😂you know?😂😂❤❤❤ 😊
@heegabomedia9644
@heegabomedia9644 17 дней назад
Adigà daalim ah shaydaan yahay
@abdulazizd
@abdulazizd 22 дня назад
Shiico iyo yahuuuda ma kala jecli inay isku hadaf yihin ayan ogahay
@Somali-One
@Somali-One 23 дня назад
*Yemen Iyo sudan Iyo liibiya. Hogaamiyeyaashii khaliijiyiinta ahaa ee xasuuqay umadaas ilahay dab holcaya kor haa uga keeno ayagna dhawaan*
@mullamohamed5128
@mullamohamed5128 18 дней назад
Dadka mooda in shiico dad muslim ah yihiin waa dad siran shiicada wexe necebyihiin musliminta io yahuuda, waa musliminta waliba suniyiin ta aad baan ugu faraxsanahay in shiicigii weynaa baqtiyad kuna baxay gacan yuhuud lkn wili waxa nool ukumankii uu ka tagay ayagana wey fuundobi donan bi,idni,allah
@kingabukar5
@kingabukar5 23 дня назад
Shiicada wa muslimiin ehlu towxiid ah ... galada aad ayay muslimka ukala qeybiyen ducfiga muslinka hesta allah ka saaro
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 23 дня назад
Dib kuuma daawan doono nin damiir lehi
@Khadramaxamuud-m3y
@Khadramaxamuud-m3y 23 дня назад
Yaa ku soodiray mise yibraatahay
Далее
Шоколад приходит на Землю.
00:23
Просмотров 166 тыс.
Maxay Waqtiyadda dalalku u kala duwan yihiin?
10:26
Просмотров 61 тыс.