Тёмный

Maxaa ugu wacan ilmaha 2 sano jir ilaa iyo 5 sano jir madax adayga? 

Tarbiyadda Caruurta
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Ilmaha madaxa adag sidee laga yeelaa?
Maxaa ugu wacan ilmaha 2 sano jir ilaa iyo 5 sano jir madax adayga?
Sidee loola dhaqmaa ilmaha madaxa adag?
Iyo arimo kale oo waalidnimada ku saabsan, uga bogga muuqaalkan kooban.😊
Haddii aad ka heshay muuqaalka, ku caawi Tarbiyadda Caruurta "Subscribe", Like iyo Share. Aragtidaadana dhiibo. waa noo muhiim waana akhrinaa.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@iskufilanahmed3075
@iskufilanahmed3075 4 года назад
Mahadsanid wll jazakallahu khayr 🙏🏾
@muzdalifaqueen451
@muzdalifaqueen451 4 года назад
Masha allah walal ajar allaha kaaa siiiyo Walal codkaga wuu gaaban yahy ado mahdsan wax ka badal
@muniirahcumar2646
@muniirahcumar2646 4 года назад
Masha Allah aad ban kaga mahadcelinayaa xaladan madax adega aniga iyo gabadhayda wan isku dhibanen
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Месяц назад
Aniga sidoo kale waa 9 years gabadheyda
@anisaliizaugaas8098
@anisaliizaugaas8098 4 года назад
Msha allh jazaakalaahu kheyr
@nimcojama2332
@nimcojama2332 3 месяца назад
Jasaa allahu khayr
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 Год назад
Midyaroo iladhashay oo 2sano iyo5bil jira baa madax adeegii oo cunuga noqday 😶 falaad iyo madax adeyg buu iskudarsaday in wax dabiici eh tahay iyo inkale baan baarayay waxbadan baane kakororsaday vedeogan alx mahadsanid adiguna wll
@faadmoshuuke6103
@faadmoshuuke6103 Месяц назад
Cadaan carab soomaali African ayaa tiri dr o soomaali African maaha ilaaa 😂 . Shukran taladaada wanaagsan
@suaadsln2079
@suaadsln2079 4 года назад
Masha allah mahadsanid
@saynabsaleban4173
@saynabsaleban4173 2 года назад
Maasha allaha
@munoadan9952
@munoadan9952 4 года назад
shukran sheekh
@sacadiyocumar5228
@sacadiyocumar5228 4 года назад
Masha allah jasakalah wallkay
@hirsi8905
@hirsi8905 2 года назад
Jazakallaahu khayr walaalo Waan ku celceshtaa videos kaaga
@user-hq6mm3ev6x
@user-hq6mm3ev6x 4 месяца назад
masha allaha walaalow nookeen kuwa waaweyn sida waxloobaro
@anisakhalid6695
@anisakhalid6695 4 года назад
MashaAllah mahadsanid
@saxbaaxxiis8853
@saxbaaxxiis8853 2 года назад
Alle ha ku barakeeyo
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 2 года назад
Mashllh tanarakallah
@FMGaryare
@FMGaryare 3 года назад
Jazaka Allah brother meshas noga siiwad barnamijyadan garabkada nahay kama dalayno Inan share gareyayo 🙏🙏🙏🙏
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 2 года назад
masha allh jasakumullhukhayr nosobadi
@saidaidarus948
@saidaidarus948 2 года назад
Masha allh waa mahdsanthy ilhy hakaa abaal mariyo wll wax badan baa iga jaahil badisey runtii
@saidaidarus948
@saidaidarus948 Год назад
Masha allh wll thnk u wiilkeyga curad 2sanu jiraa dhaga adeyg
@hidaayoaxmad5736
@hidaayoaxmad5736 3 года назад
Sheekh wad mahadsnthy illahey haku xifdiyo
@iqromxmd6287
@iqromxmd6287 2 года назад
Wilkayga wa 2jir said buu u madax yahy wana ku tumaa
@qadijomuxuydin5295
@qadijomuxuydin5295 Год назад
Waxbo haku tumin abayo sasab lee carurta bariyal allh noga dhigo 🤲
@user-rw1je8en2x
@user-rw1je8en2x 5 месяцев назад
Asc sheekh wiil labo sano jira aya madax adeeg xanaaq iyo inuu cuntada diido bilaabay seen ku ganaaxa xata fariiso hadaan dhaho daqiiqad ma joogayo cuntada xata wuu daadin bal ila so tali kunfuyus ku naqday anigaba dulqadki iga dhamaday
@fatimafilsan1437
@fatimafilsan1437 2 месяца назад
Anigaa kula mid ah ILLAHAY baa xal haayo
@roodaismail3826
@roodaismail3826 2 года назад
Masha allaah shugran
@mohammedbashiirhassan92
@mohammedbashiirhassan92 2 года назад
Masha allah jazakallah qeyr
@hamidaj6374
@hamidaj6374 3 года назад
Mansha Allah jisaakallaah
@bilanmaandeeq6522
@bilanmaandeeq6522 Год назад
Iyadoo dhaxan jirto ayuu ku dhahaya shaad ayaan raba funaanad ma rabo
@mucadpro5619
@mucadpro5619 2 года назад
Ani halego sodaro
@mssbiriya4271
@mssbiriya4271 2 года назад
Ani wiil 4jira isku dhiban waxan rajaynayaa inuu taloyinkan isku badali doono
@rowdatuljanahm322
@rowdatuljanahm322 3 года назад
Asc walalkey sideen kuula soo xiriiri karaa ama su aalo kugu waydiin karaa arin si privat ah?
@TarbiyaddaCaruurta
@TarbiyaddaCaruurta 3 года назад
t.me/joinchat/TD42GjNOkzWIZXSZ
@TarbiyaddaCaruurta
@TarbiyaddaCaruurta 3 года назад
Halkaas Nagala soo xiir walaal.
@nurahusseinhassan3725
@nurahusseinhassan3725 2 года назад
@@TarbiyaddaCaruurtamasha alah
@muxammadcabdi5225
@muxammadcabdi5225 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-e_FhTEKzz54.html. Ilamaahaga macalim wacan udoor sh barbaraawi.
@bilanmaandeeq6522
@bilanmaandeeq6522 Год назад
Darkan isku qabsana
Далее
ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?
16:59
Просмотров 34 тыс.
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Butch REACT to Creative way to fix damaged tile!
00:46
4 KHALAD OO WAALIDKA KU DHOCO//#tarbiyada#caruurta
20:28
Waad tarbiyadayn kartaa ilmahaaga Adiga oo an dilin.
12:30
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28