Тёмный

Maxaa waaye Helicobater Pylori infection/ Caabuq Caloosha. Sidee lagu aqoonsan karaa? hadaba lasoco! 

F Dirham
Подписаться 202
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Helicobater Pylori infection Haduu kugu daaho ama dhaawac caloosha kaa gaarsiiyo waxaa macquul ah inuu kugu dhaco ama jaaniska weeynaado kanserka caloosha. Allahuma najinaa.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@QalbiNuuraChannel
@QalbiNuuraChannel 3 года назад
Maasha allaah walaashey horomar wacan
@sofialucky1177
@sofialucky1177 2 месяца назад
Af ur miyuu leeyahay walal iijawab hadad awodid Mahadsanid
@OpulentMotivate
@OpulentMotivate 3 года назад
Masha alha tabarikalaah mahad sanid abaayo noosoobadi
@fdirham2897
@fdirham2897 3 года назад
Insha allh !!
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Месяц назад
asc wall waxn ka cabanaya caloosha xaga midig wigag bay ixanunta wigagna way iga tagtaa talaw wa maxay 😢
@user-qv1gb7mb2z
@user-qv1gb7mb2z Год назад
walaal waan xasuusta anigoo yar baan dareemay xanuun halka caloosha iyo laabta iska galaan. saaid bay ii xanuuntay kadib dhinaca bidix ee caloosha iyo dhabarka ayuu xanuunki u wareegay marka ay iqabato waan ooyi jiray waxyarba ahaa 9/10 oo hooyaday lama joogin aabbahayna ima dabayn oo dhakhtar ima geyn meelahas sidii koronto inay igu dhagantahay cml ayay ii qabataa ma aqaano waxaa sameeyo dhawrki isbuuc markii lagasoo wareegaba xanuun baa dareema dhakhtarki waa fahmi waayey marki lay baadho waxay leeyihin negative. si aan u sharaxo xanuunka ma garan karo marba dhinac buu u guuraa ma jiifan karo ma fadhin karo ma taagnan karo aniga dhan waan waliilayaa bal iga caawi hada taqaan cudur noocaas ah iinasoo duceeya walaalayal
@fdirham2897
@fdirham2897 Год назад
Asc Walaal walaahi waa dhib. Marka xameetida iyo kalyaha ayaa lagaaga badan yahay macquul. Xameetiga halagaa sawiro iyo kalyaha. Dhagax ineey ku jiraan waa macquul. Marka ma fahmin waxa lagaa baaray. Ama marka xanuunka ku qabto sida xaalkaaga omuu noqdo iyo waxa aad dareentid. Marka garabkaaga Allah galo. Isoo qor sida laguu qabto iyo goorta uu qabto xanuunka.iyo waxa aad sameysid kadibna. Mahadsanid. Ilaah hakaa caafiyo insha Allh. Inteed ku nooshahay?? Walaal
@user-qv1gb7mb2z
@user-qv1gb7mb2z Год назад
@@fdirham2897 wcs walaal waxaan ku noolahy Dalka Sweden wll. markay dhiig iga qaadan oo i baadhaan negative wye bay leeyihiin. lkn aniga xanuunka dhawrki isbuc marka laga joogaba wuu i qabtaa sidii koronto cml ayuu igu dhagaa. waxaan noqdaa sidii qof dibirsan oo niyad aan cunto ka cuno malihi way iga guurta niyada cuntada. marba dhinac bu u wareega mar bidix marna midig. marki hore gastari baa moodayey daawoyinka gaaska ayay isiiyeen lkn waxba way iga tari waayeen. saxaro igama imaanayso hada masqusha galo neef uunba iga imaanaysa. jiif iyo joog midna ma awoodo. berigii aan yaraa baa xanuunkan igu bilaabmay cid idawaysay ama cid dhakhtar ii dirtay ma jirin. kaliya quraan bay igu akhrin jireen reerkayaga. dhakhtarkina marka u tago waa caafmad qabta bay ileeyihiin. mahadsanid walalo
@miskigaraad8331
@miskigaraad8331 Год назад
Walaal aniga saas oo kale noqda dr ban tagay gaas bey igu shegeen daawo na Wey ii qoren alx hada wan ka ronahay cuntoyin ka qaar iska ilaali bey igu dhaheen sida basbaska iyo canjerada qamiir ka lagu daro
@fdirham2897
@fdirham2897 Год назад
Asc walaal, marka hor Alle hakaa caafiyo. Macquul xameetida ayaa dhaqax ama dufan faro badan kaa jirtaa. Madaama caloshaa kor aadka cabaneysid waxaa kugu soo boodo colic pain. Wa aad iga baartaan ku dheh gallstone. Sawir halagaa qaado dhiigana halagaa duro insha Allah.
@nastehaabdi920
@nastehaabdi920 6 месяцев назад
@@fdirham2897 abayo hadee xametida dufan ka buuxdo miyaa leska saara mise daawo lagu siinaa please iso jwb
@nimcohotho6584
@nimcohotho6584 Год назад
Walal bacteria dhakhtarku wuu igu shegay marka intaan laabta aya i xanuunta mar culayes ayan ka dareema marna sidii dacar i hayso o ay laabta cunto i taxan tahay ayan dareema talow mayada sabab u ah laab xanuunkaas walashayey
@fdirham2897
@fdirham2897 Год назад
Haa . Weey keeni kartaa.
@user-dp2ok5mw9i
@user-dp2ok5mw9i 4 месяца назад
Abaayo isku xanuun baan nahay hadda seeethy wax dhakhtar ma tagtay
@nastehaabdi920
@nastehaabdi920 7 месяцев назад
Abayo calamadahiisa maxaa ka mid ah aniga waxaan isku arkaa lalabo malmahn lkn xanuun kale ma daremin qofka nuucaas maqabaa
@fdirham2897
@fdirham2897 6 месяцев назад
Abaayo raali noqo waan la soo daahay jawaabta. Runtii calaamada xanuunkani waxaa ka mid ah, labo labo. Daaco badan, caloosha qeybta kore ayaad xanuun ka dareemeysaa iyo inaad dhargan tahay cml ayaad dareemee. Dhaanka caloosha ayaad dareemee qof kaas haayo cml. Allah ku caafiyo sister.
@nastehaabdi920
@nastehaabdi920 6 месяцев назад
@@fdirham2897 abayo aniga waxaan isku arkay lalabo cunta qaadan waaye biyaha xitaa hada alx lalabo waan ka fcnahy lkn boga markaa wax cuno zadi i noqonaayo dharag iyo wax dawaqad cml ka daremaa cuntada sidii hore uma cuno murugo zaid ah qalbi jab
@user-dp2ok5mw9i
@user-dp2ok5mw9i 5 месяцев назад
Wll aniguba sidaas baan ahay mantag badan baan leeyahay mudo 3 bil ah wax cunto ahan ma qaato dhakhtar walba waa gaas unbuu I dhahay
@fdirham2897
@fdirham2897 5 месяцев назад
Runtii xanuunkaan iyo gastritis weey isku calaamo egyihiin. Marka daawooyin maka qaadatay oo gaaska. Mataga waa noocee cuno miyaa mise waa dhacaano kale. Gaaska haduu kugu dilaaco weey adagtahay. Hadaad heer cuno la aan aad mareysid waxaa roon in gaaska lala dagaalamo. Wall xanuun kaan dibiro madan iyo caloosha oo iska taagan. Labo labo badan iyo Daaco qurun, pantoprozal daawo la dhoho ayaa loo cunaa. Caloosha daji wall marka wall Allah haku caafiyo.
@SaciidhussenDhagey
@SaciidhussenDhagey 4 месяца назад
​@@fdirham2897asc walalo gaas ugu xun qabaa mizanka dhan hoos udhacy anigoo 3o jir ah ban 35kiilo ahy caloosha dharag iga baxeynin matag igama soo baxayo culees hilibka wan ku si buxsamaa kadib cariiri darema wadnaha garac ila kanin domperadone cunaa maba iga baxayo
@zakaabdiwali9977
@zakaabdiwali9977 Год назад
wllshy bikteeriyada waa laiga helay waxaan leeyahay shuban ayaad ayaan keen to ayaa layiraahdaa
@fdirham2897
@fdirham2897 Год назад
Yasir Allah. Alle hakaa caafiyo. Ugeey saxaro oo si fiican goaan eey ugu qataan. Marka antibiotic ayuu kuu soo qoraa. Dhaqso ha sahashanin bro. Mahadsanid.
@fdirham2897
@fdirham2897 Год назад
@@nakuuja10 Hadii eey bacterie kugu raagto oo nabar caloosha kaaga soo bixiyo oo gaas kugu dhoco waa macquul. Sida kale bercteriyadaan af ur malaha.
@DumarBilla
@DumarBilla 9 месяцев назад
​@@fdirham2897byo baceria calosha mxa lgu dawayaa isheg Ana la igu so shegy dawo dabici ah ama mid klbo
@user-ii2vy3eh2n
@user-ii2vy3eh2n 8 месяцев назад
Aniga waaa itaagantahay waana dibirsanahay
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 6 месяцев назад
Asc wallo aniga waxa i xanuunta dhuunta saaid bay ii xanuuntaa wllhi cidhiidhi ban ka dareemaaa xaga liqista dawakhad badan yalaalugo badan cuntadoo an diidayo feedhaha oo i olola garbaha xanuun falaadh i qabanysa dhinac iyo gacan i xanuunta xawadoo igu yaraata dhakhtar bn tegey h bolori buu igu sheegy dawadiina waxba iima tarin markaaaa iminka ii dheer caloosha oo dhinac iga guuxda markaaa wlo xanuunkaasi ma noqon kraaa gas teri
@fdirham2897
@fdirham2897 6 месяцев назад
Wcs walaalo, raali noqo waan la soo daahay jawaabta. Allah hakaa caafiyo. Walaalo waxaanku dhihi lahaa in tyroid lagaa baaro. Dhiiga lagaa duro insha Allah. Gastritis inaad qabto uma maleynaayo. Maxaa yeelay shuban ama labo labo kuma qabtid. Guuxa caloosha waxaa kuu keeni karo cunada gas leh sida digirta, basal, ama tuunta. Madhicirka ayaa aariyo badan ku ku jiraa. Caafiye Allah. Asc
@mohamudabdi7026
@mohamudabdi7026 Месяц назад
Iiplpppiuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuùuuokuuuuukuulukuouuoukukkukuuuuilukuukk7kuuk7uoipp
Далее
AF SOMALI HELICOBACTER PYLORI INFECTION
22:41
Просмотров 7 тыс.
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,2 млн
Starman🫡
00:18
Просмотров 9 млн
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
KANSARKA CALOOSHA OO FARA KULU KU HAYA SOOMAALIDA
12:44
H Pylori Infection Symptoms
5:48
Просмотров 114 тыс.
Infection-ka dhiiga Raaca | Barnaamijka Caafimaadka
39:11
NINKAYGA OO NAAG ILA AROOSAY NIMCA HAYBE IYO SHUKRI
13:30
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,2 млн