Тёмный

Maxaad ka taqaaan taariikhda degmada Eyl? by Maxamuud Nadiif 

Подписаться
Просмотров 10 тыс.
% 130

Опубликовано:

 

15 дек 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 24   
@abdikhayryasin4054
@abdikhayryasin4054 4 года назад
sayid maxamed Abdulle hasan Allow kunaxariiso
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 года назад
Scw waa yaab yaa bilaabi doona laamiga eyl oo qaadan doona sadaqa jaariya iyo lacag badan..
@mohamudnadiifshire627
@mohamudnadiifshire627 6 лет назад
Waa Mahadsantahiin Dhamaantiin, Muuqaalka la sii wadaaga saaxibadiin aad jeceshihiin si ay wax uga ogadaan Eyl
@M.Duran71
@M.Duran71 6 лет назад
Eyl Puntland somalià maashaa Allah dhaqan iyo ilbaxnimo
@maxamed9673
@maxamed9673 6 лет назад
Ma Sha Allah Eyl waa degmo taariikh iyo beero leh waxayna ku fiican tahay nolol iyo dalxiis In Sha Allah waxaan rajaynayaa in aan mar tago oo ku noolaado
@abyan1351
@abyan1351 6 лет назад
Maxamed inshaaallah maalin uun wa dagi doonaa dhulkeena
@maxamedmataan1970
@maxamedmataan1970 6 лет назад
masha Allah
@moha.siciidfaahad6479
@moha.siciidfaahad6479 6 лет назад
Eyl puntland
@ciiseshabbele9230
@ciiseshabbele9230 6 лет назад
Eyl nugal somalia
@bintihaaji6658
@bintihaaji6658 6 лет назад
Masha allh
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 года назад
Ku darso dhaqaale wadada eyl iyo groove qasdo araqoostada iyo kaluunka maxaa kaa maqan.
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 года назад
Yaa bilaabay laamiga eyl aniga koow.
@elmikamil9487
@elmikamil9487 4 года назад
Carabka inagaa dhalney Gabadheenii baa dhashay iska daaya somalaay ✅🙏
@nalkahirsi8472
@nalkahirsi8472 4 года назад
Kkkkkklkk wada.macgeda waa fani wlhy
@caanogeelo3back609
@caanogeelo3back609 6 лет назад
Ay dheh waryaa guumeystaha ka hor ayaan lahyn ganacsato carabta dhana sadaqaan siin jirna waanku xiri lahaa hadalkaas xun dhulkana somala leh Marti inaa kutahy ogow lkn kama hadli kartid adoo Marti ii ah wax gaf ku ah asalkayaga war usheega wixii so dhigow
@nutellaqueen5408
@nutellaqueen5408 4 года назад
Nacas xataa dhar ma adan xiran jirin adna wax kalaa kahah laysa bal dib tariikh dadada u fiiri maba lihid xawayanka laxerojirteen xataa musqolo ma aqoon iska daa wax dhaaf siisane Meshan xiniiyahayga iyo il bax nimadayda ku jogaa iyo aqoon tayda anaa duurka kaso saray xoolo
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 Год назад
DHABBA SEEXDE WAA TAARIIKH YAHAN WAX BADAN OG HALKAA KA WAD. ......EYL. SHIDAAL BADANAA. (( SAAMBOOQAY. )) CEELKA UGU WEYN. AFRIKA. .!!!!!!!!!...
@bukomomazuri902
@bukomomazuri902 5 лет назад
Guryihii kacaanku dhisey waxaa marsanaa riinji blue iyo cadaan oo u eg calanka Soomaaliya. Guryahaas qaar badan riinji cusub baa lamariyey hada
@warfageedi8452
@warfageedi8452 6 лет назад
Ilbax nimada aduunkuba waxaay ka tagtey soomaliya Laakiin waqtigu awoowgii Yimi waxa aay aheeyd goor Aaynu dib u noqoney tii yooy dhibaatooyin badani Inagu dhaceen
@abyan1351
@abyan1351 6 лет назад
warfa geedi sax xtaaa in badan oo taariiqdeena wa gubeen alla gubka
@warfageedi8452
@warfageedi8452 6 лет назад
@@abyan1351 Alle ha ku sharfo Waa runta mahadsanid
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 11 месяцев назад
EYL LAAMI WAXAA BILAABAY. ENG A/QAADIR MADAXWEYNE FAROOLLE IYO WASIIR M.SHIDO GUUL GUUL. MA ARAGTAY. HOTEL BEACH BEACH EYL. .BOQASHO WACAN. .....
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 11 месяцев назад
DUNIDA OO DHAN WAXAA UGU KALLUUN BADAN EYL .WAXAY U BAAHANTAHAY. LAAMI. IYO. MAAL GELIN LAGU SAMEEYO NOOCYADA. KALLUUNKA FADLAN MAAL GASHO EYL. .WAA MAALIN. TAAJIR. ??????.