Тёмный

Maxaan kusoo arkay goobaha haweenka lagu qurxiyo ee Nairobi Islii? 

Shukri Fiican
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

#health #lifestyle #Muqdisho #shukrifiican #beauty
Waxaan tag mid ka mid ah goobaha gabdhaha lag qurxiyo ee ku Ayala magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii. Waxaan muuqaalkan idinkula wadaagayaa adeegga ay bixiyaan wixi iga cajabiyaya iyo wixi ila xumaaday. Fadlan u qaado hadalkeyga wanaag iyo mid wax lagu sanayo.

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@fadumosahra734
@fadumosahra734 5 дней назад
Shukriyeey qorta iyo xijaabka ilaali walaashay ILAAHAY baa na faray
@mowlidshariff
@mowlidshariff 5 дней назад
Waa Sax 20 Kii Sano Ee Dunbeeyasay Gabdhaheenu Waxay Wajahayaan Caafimaad Daro Ay Sabab U Tahay Kiimikada Ay Marinayaan Jidhkooda Waad Ku Mahadsantahay Wacyi Galintaada Waan Rajaynayaa In Maalin Ay Fahmi Doonaan.
@saynab.hassan
@saynab.hassan 5 дней назад
Koorka la xoqayo waxa ka daran sunta la cabayo. Gabdhihi waxa walay sun mid laysmarinyo iyo mid la isku cayilnayo, xita caruurti baa la siinya. Dadkenna ma dhawa.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 дня назад
Thanks xabiibtii, waxaa tahay qof naxariis badan, caqlina badan baraka Allah. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤️ ♥️ 🎉🎉🎉
@fankafarah701
@fankafarah701 6 часов назад
Masha Allah ilaahay ha Ku barakeeyo walaasheen aad baad u aqli badan tahay ❤
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 День назад
Masha Allah si wanagsan ogu iftimisay. thank you wa dareemoona.
@abdulkadirmoalimmohamed5915
@abdulkadirmoalimmohamed5915 5 дней назад
Absolutely you are right ✅️
@najmonalka5160
@najmonalka5160 4 дня назад
Wa runta waxa sheegtay mama shurki ❤❤
@shukridagan3291
@shukridagan3291 5 дней назад
Shukri fiican samidey waan ku salaamay walaashey welcome to Nairobi
@aminamahmood9726
@aminamahmood9726 5 дней назад
Wallaahi taasi waa run
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 4 дня назад
Cilaaanka qurux maashaaa alaaah😍
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 5 дней назад
Asc waaku salaamay habo thanks muqaalka waa sugayey muqdisho iyo Nairobi waa meelo isku dhaw xaqa dhaqaalaha iyo dhaqanka
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 5 дней назад
Waadad layaable wixii school loo aadijiray dhowr sano ayaa xuur jaahila oon aqoon lahay iska qasbanayaa subxanallah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 дня назад
Masha Allah baraka Allah walaasheey, wonderful topic.
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 5 дней назад
Midabka quruxda badan ee madow ee Rabi nagu manaystay bay rabaan inay xoqaan foolxumay uyaqaanaan madowga
@hibohussein1518
@hibohussein1518 4 дня назад
Shukri fiican, i am at nairobi. I May see you in islii if I am lucky, inshaa allah.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 дня назад
Xafidaka Allah xabiibtii, absolutely you're right.
@AyanAhmed-l4z
@AyanAhmed-l4z 5 дней назад
Abaayo Shukri video yadada kanaabo uku qurxan markan gadal ugu noqday. Nairobi gacan ban utaagay qalad haba jiree.
@Hodan-i9m
@Hodan-i9m 4 дня назад
Inader fiicaney mahadsanid kuwii tallo qaataa oo wax fahma Allah ka dhigo
@sahraaden7784
@sahraaden7784 4 дня назад
Shugriyey see tahay walashey dawadayashada ka mid ahy isli dhiqada daganahay Soo dhawow wall qali wan Rabi laha Inan ku arko
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 4 дня назад
Waa rayi fiican somali iyo kimiko maxa kala heysto quruxdu ma.ahan wax fiican ka jirkada 🙏🙏🙏🙏
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun 4 дня назад
GOOD JOB
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun 4 дня назад
Uko sahihi
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 5 дней назад
Good job sister
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 4 дня назад
Ani waligeey lay masameen cilaajka dabiiciga ee jaynaha bes sakot ama cusbo hadiii laygu xoqilahaa waaa aaa musilahaa maba aqaano waa kaafaa iiday abaayo😂😂😂😂💝
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 5 дней назад
Aniga I went turki Habaab ayaa leyga sameeyay message every thing timaha Maasha Alah so cheap and so good wallahi I loved inaba caadi ma aheyn xaqiiq siiba message ka helay walig😢isma cadeyn turki ayaan vocation u aadey
@Cici_mimi
@Cici_mimi День назад
Magaraneeysaa meesha magaceeda Abaayo? Haddaan turki usocddaa waan aadi lahaa
@RuqiyoAadan-h3i
@RuqiyoAadan-h3i 5 дней назад
Masha allah wll waxtahay gabar mash allah ilahaysiyay fikir fcn hadii somalidaa adigaa cml ahan lahayey nabadan helilehen
@munamohamed2972
@munamohamed2972 4 дня назад
Shugriyey iftinkan to muchka ah naga dhaf blz indhau naga tuuray leer said kuugu shidan vedioga dheerna soo yara gaabi blz waa iga codsi
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 5 дней назад
Hablha ithopianka ahi aad bay u yaqanan madax hagajinta wll
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 5 дней назад
Talow wanaag mama shuri
@HodhanXaji
@HodhanXaji День назад
Asc shukri sidee tahy abaayo
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 4 дня назад
Mamo shukriyey hada kahor aya bukiyer somaliyed okuyalo turkiga tagay markas xamamka aya la isamenayey qolka steamka galay waxa la idhahay waa lagu rugayaa haye sexo haye kadib canuun badan ayaan daramey kadib waxan arkay kan cirbaha lagu xogo oo jirkeygii lagu xoqaayo 😢xanuun
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 4 дня назад
❤❤❤ my lovely mom ❤❤❤
@ayaanmohamedali2623
@ayaanmohamedali2623 7 часов назад
Ani wan ka faidaya habyar hadan kilo sokra isku dhaya wad mahadsanid tahya waxn la cadan waya waa sokar an ku qabesan😮😮
@fowziaahmed522
@fowziaahmed522 4 дня назад
Weyba kaa soo xanaajiyeene mexey ahaayeen lacalla unprofional?
@atharhassan9373
@atharhassan9373 19 часов назад
Aad baad uqaldan tahay, Waxaad tahay, Maamo Weyn, waxaa fiicneyd, Markaad joogtay Saloonka in aad u sheegto, Hablaha jooga goobtaasi, Qaladkooda aad ku aragtay, Inta aad Hada kahadleeyso gadaashooda ama You Tube ka, Anigu Waxaan kuu arkaa in aad tahay Qof Aanan kahadli Karin, Dhibaatada laguu geysto xiligaas lataagan yahay, Taasi na waa iga xasuusin,
@ayaanhirsicaweye2675
@ayaanhirsicaweye2675 5 дней назад
Beeqo shahado hesadaa wlh dacad u qorlay meqo waxey isku qabanee
@JamiilaomarCige
@JamiilaomarCige 5 дней назад
Ku jecliya
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 4 дня назад
Anigaba hader forrar kumasaxa wlhy😢
@FartuunBodaaye-x6w
@FartuunBodaaye-x6w 3 дня назад
Cadey sokorta madhadhamisay
@hindiali-d4v
@hindiali-d4v 5 дней назад
Talo fican
@bluerain3282
@bluerain3282 День назад
Habo where can I contact you?
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 дня назад
Masha Allah baraka Allah walaasheey, wonderful topic.
Далее
NAIROBI ILAA GAARISA  MEEL WALBA SOOMAALI BAA DAGAN
4:44
Living life on the edge 😳 #wrc
00:17
Просмотров 5 млн
Guryo iib ah - Mogadishu (Liido)
13:07
Просмотров 27 тыс.
Maxaan kusoo arkay Muqdisho? Part 3
13:01
Просмотров 3,9 тыс.