Тёмный

MAXAD KU DOORAN LAHEYD MAGAALADA IYO GOBOLKA AAD DAGI RABTO? HOW TO CHOOSE A CITY/PROVINCE IN CANADA 

Maali Media
Подписаться 15 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

WAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN ASXAABTA.
BARNAAMIJKAN CAAWA WAXAAN KU EEGI DOONAA SIDA AAD KU DOORAN KARTID GOBOLKA AMA MAGAALADA AAD DAGI LAHEYD MARKA AAD DALKA IMAATO.
WAXAAN FIIRIN DOONA
1. GOBOLADA DALKA WAXYAABAHA MID KASTA AAD UGU HAGAGI KARTID AMA UU CAANKA KU YAHAY.
2. HEERKA SHAQO LA'AANTA GOBOLADA DALKA IYO SIDA AY U KALA BADAN YIHIIN
3. INTEE CANSHUUR LA BIXIYAA GOBOLADA DALKA?
4. WAXAAN QIIMEEYN DOONA 5 MAGAALO OO CAAN AH IYO MID KASTA WAXA AAD KA HELI KARTO AMA AY KU FIICAN TAHAY?
5. WAXAAN SIDOO KALE FIIRIN DOONA HEERKA NOLOSHA SIDA AY U KALA QAALISAN YIHIIN MAGAALOYIN 4 AH ?
6. WAA MEEQA MUSHAHARAADKA UGU YAR EE GOBOL KASTA LA QAATO?
7. 5 -TA GOBOL EE LAGULA TALIYO IN AY DAGAAN DADKA DALKA KU CUSUB IYO SABABTA KEENTAY?
8. BONUS TIPS - OO AH TALOOYIN KOOKOOBAN
WADKU MAHADSAN TIHIIN DAAWASHADA BARNAAMIJKAN.
My Main RU-vid Setup from Amazon Canada:
Ring light: amzn.to/2T8O6cs
Soft box light: amzn.to/3u4qDWr
Portable LED light for night shoots: amzn.to/3yqvhBJ
Camera: amzn.to/3hUVvXl
Microphone 1: amzn.to/3wny3pv
Microphone 2 : amzn.to/3hIYWQr
Studio Microphone: amzn.to/3yrmFdT
Cheap Boya Mic: amzn.to/3u5WyWO
Public Interview Microphone: amzn.to/2T31rCZ
Tripod: amzn.to/3wsTHJ7
Green screen with Umbrella lights: amzn.to/3f60JO3
Follow me on social media pages.
Instagram : / maali_abdal. .
Facebook : / maaliabdalla. .
Email me at: maaliabdalla2000@gmail.com

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 3 года назад
Eepoow aad baan kaaga mhd celinayaa aad baana kuugu xiranahy sualo bdn oo aan is weydiin jiray ayaad si degan iiga jaahil bixisay insha Allah dhawaan waa soo gaaraya dalka canada insha Allah ❤
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Soo dhowoow sxb . Ilahy haku nabad keeno
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 3 года назад
@@MaaliTV aamiin yaa rabbi shukran wll mcn ❤
@cadefijeey5338
@cadefijeey5338 3 года назад
Ialhey haku nabad geeyo
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 3 года назад
@@cadefijeey5338 aamiin wll mcn shukran 🙏😍
@zlatan8569
@zlatan8569 3 года назад
Alberta is my dream destination
@tunyartube1269
@tunyartube1269 3 года назад
Masha alah sxb qali waxa tahay nin howl kar ah oo ilahay u dhiibay iyo daacad nimo jacel walalihiisa somaliyeet u faaideya Wana kutala jira inan soo gaaro canada Waxan ku leeyahay guleyso waxam rajeyna hormar waaraa
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Mahadsanid sxb. Wankaga mahadcelinaya waqtigaga
@abdirahmanyasin1092
@abdirahmanyasin1092 3 года назад
Maali nin maskax iyo dadaal isku darsaday szb waxaan ku lee yahay hore u soco
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Mahadsanid sxb. Soo dhowoow. Guuleyso
@abdijabar10
@abdijabar10 3 года назад
M.a warbixin aad umuhiim ah ban ka faiday 💯 Guuleyso Wll 👍
@oldsomalisongs8026
@oldsomalisongs8026 2 года назад
AlberTa, Canada 🍁 is The Best as i Think 🤔🙂
@abdirahiim0899
@abdirahiim0899 Год назад
vancover ayan ku heests
@caraboslo
@caraboslo 3 года назад
Ontario is my dream
@khayre6754
@khayre6754 3 года назад
Thank you so much brother
@AhmedHassan-rp6yd
@AhmedHassan-rp6yd 3 года назад
Bro flties aviation gobolkeee logo lagaa barshaddiisa la shqeystiisa budget lagu baranayo inshakaka iygnaa nala soo wadaag in badan mahadsnid bro
@nimcobeauty2074
@nimcobeauty2074 3 года назад
Mansha allah keep going wll
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Thanks abyo
@xiinfaniin3588
@xiinfaniin3588 3 года назад
Sxb talo wan ku siin Lahaa lkn Canada xaafad xaafad uma ka saayi adiga ina kaa Barton waaye
@RIDWAANDHUUX7
@RIDWAANDHUUX7 3 года назад
Walakey toronto kawaran saxib
@abdirisack-lucky3576
@abdirisack-lucky3576 3 года назад
Sln sare kptan malmahn laguma arag waa lakala mshquley umalena sxb midakle arimahas RU-vid ayan kaga faideysta mr wlbo mrka mrdhw haga rajeynaya i.a Gmail kaga iso dir hal mid an rbey inn ku weydiyo thnx ugas
@yasminosman1359
@yasminosman1359 3 года назад
Waxan uso socda manitoba Winnipeg kawaran gobolkas walal mahadsanid
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Wa ok walal
@halimoabdoulsalam6478
@halimoabdoulsalam6478 3 года назад
Marka hore wad mahadsantahay runtu ee walal wahan u bahanahay runti inad kaso hadaho sida ugu fudud ee lowaydisto magangalyada dalka canada.
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Haye walal insha alh
@abdirizakabdulkadirabdulla3906
@abdirizakabdulkadirabdulla3906 3 года назад
Sxb aad ayan ula socdaa daawada yaasha ayan ka mid ah szb uganda ayan jooga waxaad ii sheegta xirfad hadan barto iga saacidi karto inan helo express entry oo canada ah waan kaa sugaa jwaabta next video ayan rajayna szb
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 3 года назад
Anigu waxan jecelahay Vancouver BC ma qaaliba nolosheedu zxp abdala
@AhmedHassan-rp6yd
@AhmedHassan-rp6yd 3 года назад
Thnkz zxb well done
@muniirkhadar8483
@muniirkhadar8483 3 года назад
Wllo marku qofku ku cusub yahay sidee uu guri u heli karanka
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Walal video dhan ayan ka sameyay bal fiiri kaas
@michelle-su3iy
@michelle-su3iy 3 года назад
Wll caafimaafka imisa ayuu kudhacaa hadda muddo 11 bilood ah ayaan maraanahay talaalkiina wan qaatay waxaan ahay qaxooti waa laisiiyay G numperka wax ma iga shegi kartaa
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Cafimadka canada wa 12 bilood USA wa 6 bil kaliya
@ashuuheybe3598
@ashuuheybe3598 3 года назад
Canshurta kasoo hadl walal
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
WALAAL CANSHUURTA QAYB AYA KU JIRTA AN KU EEGAYAY TAXI RATE KA GOBOLADA INTA AY YIHIIN GOBOL WALBA EE LA BIXIYO
@iimaandhawee4734
@iimaandhawee4734 3 года назад
Walal waxn raby inan iga jawaabto waxan jogaa turkey canada ayaa waxaa jogo aabe walalihiis muhiim miyaa inla qaato karka yuu enka qofka hadii uu hasanin wax dhib ah mey leedahy
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Hadi ad rabto in lagu xereeyo group 5 wa khasab in ad haysato cardka qaxootiga
@iimaandhawee4734
@iimaandhawee4734 3 года назад
Igu yaraan meqo bil ama sano igu qaadanee
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Wax sidee ah sxb. Maxa kugu qaadanaya ayad ka wada? Ma inta ad cardka helaysid mise inta ad process ka helaysid?
@iimaandhawee4734
@iimaandhawee4734 3 года назад
Marka lii xareeyo meqo bil ama sano igu qaadaneee
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Haa sxb taas waqti go'an ma leh . Waxay noqon karta bilo ama sanado
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 3 года назад
wll maali abdalla wxn ku weydiinayaa hadaan heeysto card qaxootinimo adeerkey oo dhalashada canada heeysto Sponsorship ma iga caawin garaa mahadsanid
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Adernimo kuguma dacwon karo balse qabab kle wa macqul sida group 5 ka in u kuso diyariyo
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 3 года назад
Relatives sponsorship majiro miyaa
@letfreshourmindwithwordofa6676
@letfreshourmindwithwordofa6676 3 года назад
Walal sual ayan xabo numberkada WhatsApp miyan heli karaa cawinad ayan ubahanahay
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Sxb instagram iyo facebook labadaba hoos ka fiiri. Halkas ayad waqti kasta igalaso xiriiri karta. Mahadsanid
@yashaaxmed4598
@yashaaxmed4598 3 года назад
Wllo Nursing ka so hadal plz
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Ok 👌
@abdirisack-lucky3576
@abdirisack-lucky3576 3 года назад
Mise public wye mshan Instagram kagala so hdlaya I.a
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Sxb instagram iyo facebook hoos ka fiiri. Mahadsanid sxb
@hayfaamallin8840
@hayfaamallin8840 3 года назад
Walal kaso hadal arimaha gobalka Montreal maka jiraa group 5
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Haa wuu ka jiraa gobol walba
@hayfaamallin8840
@hayfaamallin8840 3 года назад
6 April ayaa lagabilabayaa kamajirto walal ee Research fcn sosameey
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Waxaan ka wada private sponsorship gobol uusan kajirin malahan xataa kuwa yar ayr. Laga yaabe in xalad jirta darted markas lo xayiray .
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Balse gobolkas Quebec wuxuu leeyahy sharci u gaar ah oo meel badan kaga duwan kuwa gobolada kale
@MaaliTV
@MaaliTV 3 года назад
Insha alh bal marban si fcn ugu baari wixii iyaga u gaar ah ama gobolkas ka jira
@yunankkays3901
@yunankkays3901 3 года назад
mhd sanid sxb sida guryaha loo iibsado iyo waxa kubaxaa magaloyinka qiimo ahaan kasoo hadal
@siraajiabdalla7435
@siraajiabdalla7435 3 года назад
Taliye mahad sanid
Далее
Day 2 | IEM Rio 2024 | Playoffs | КРNВОЙ ЭФИР
6:11:51
5 ARIMOOD OO GUUL KUU HORSEEDI KARA NOLOSHADA CANADA
9:04
Day 2 | IEM Rio 2024 | Playoffs | КРNВОЙ ЭФИР
6:11:51