Тёмный

MAXAMED BK 2017 HEESTA HADAAN KUGU DHAADAN WAAYO 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 880 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 172   
@haliimomizra5801
@haliimomizra5801 7 месяцев назад
waxan u hadyadeeyay jacaylkayga sanad kahor maanta oo kale bilawgii xidhiidhkayga sanad kadib ayaan xasuus ahaan uwada dhagaysanayna anigo ka dhabeeyay balanqaadkii ahaa inaan jacayl iyo rajo u dhabayn doono alx 28 ja 2024❤
@MahdiAbdi-ne6xt
@MahdiAbdi-ne6xt 2 месяца назад
😊😊😊😊
@MahdiAbdi-ne6xt
@MahdiAbdi-ne6xt 2 месяца назад
Msshuwwuuwiq😊 ❤9❤😂😢🎉😊
@mahdibra8592
@mahdibra8592 Год назад
Bk legend hesahisa lagama dalo Macno ayey lahayen hesihisu From Djibouti 🇩🇯 ♥️
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 лет назад
Alle ha kuu naxariisto Maxamed Miyir Xaaji.. nin culus baad aheyd burbur ka dib kabaniste ragga gacanta loo taagaad safka 1aad ka aheyd. Nin dhaqan wanaagsan inaad aheyd dadkuna ka nabad geli jireen waxa lagu garanayaa jinaasadaadii in kun qof kugu tukatay waa calaamad muujinaysa qofka wanaaggiisa. Alle ha kaa dhaafo dambi wixii kaa dhacay dharaarahaad ifka joogtay wll.
@mathiaszayd9623
@mathiaszayd9623 3 года назад
A tip: watch series at Flixzone. Me and my gf have been using them for watching loads of movies during the lockdown.
@odinfranklin2656
@odinfranklin2656 3 года назад
@Mathias Zayd yup, I've been watching on flixzone for years myself :)
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 7 лет назад
Ninkan fanka ha looga hadho somaliyeey wasiirka fanka umada somaliyeeed heesta uqado micno buxo ay leedahay ax yaaaaaa pk noolow waayo badan king
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 лет назад
Ďøøģšììýê Ďêmãŕìyà Abdikadir Somaliland
@nuuraabdilahi268
@nuuraabdilahi268 5 лет назад
Ďøøģšììýê Ďêmãŕìyà Abdikadir the other t t t t t t t t t t 5555yr the other t t t t t t t t t t t t t 5555555tf2f t 5t555mins the other 55 t t t t t t t t 55f ffv the other t t t t t t t t t t t t t t t f fff fttftfff the tft5af 922292829892g9ggfg9fg9222 tft5af ģf5gt
@nuuraabdilahi268
@nuuraabdilahi268 5 лет назад
Ďøøģšììýê Ďêmãŕìyà Abdikadir the other
@nuuraabdilahi268
@nuuraabdilahi268 5 лет назад
asal hargeisa the other t t t t t t t 922292829892g9ggfg9fg9222 tft5af 922292829892g9ggfg9fg9222 tft5af ģf5gt archive for
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 года назад
Mohamed, miyir Allah ya raxmoo amiiinn cid cod kugu gadha majirto wu xaragooda,tempada heer sare fanan qaali ah bk codowgagu ha dhaco walahi codkaga talent kaga la gadheyn
@esheshqiyaaasak6082
@esheshqiyaaasak6082 7 лет назад
bk wasiirka fanka soomaalilnd haloo dorto
@amalmohamet9525
@amalmohamet9525 7 лет назад
Esh Esh QIYAAASAK kkkkkk dawladan way sidhamanaysayee dawlada cusub ayaan ka dhigaynaa wariirka fanka 😂
@esheshqiyaaasak6082
@esheshqiyaaasak6082 7 лет назад
Amal Mohamet hhhhhh hayna habarin dawladena barakaysan tan iyo kuwa ka danbeyaba inagunba ba lehe
@amalmohamet9525
@amalmohamet9525 7 лет назад
Esh Esh QIYAAASAK kkkkkkkkk ma sabaaa wayno ku ceshanaynaaa kulmiye 😂😂😂😂😂😂👌
@esheshqiyaaasak6082
@esheshqiyaaasak6082 7 лет назад
Amal Mohamet kulmiye ucid wadani kiyimada waynu soo dhawayn mar hadaynu nabad haysano walawayn iyo jadadiinta geed iskaga xidhnay wa mahad ilahay
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 7 лет назад
amal mohamet kulmiye ucid wadani waa wada asxaabteenii waana wada ilmaadeeradeen kii qabsadaba waynu soo dhawaynaynaa duriyadu waa isku wada mid
@Najax10-vx5vm
@Najax10-vx5vm Год назад
Ala dhiibto wixii ku gaadhey intan ka dhayo xaqiiq hadan kugu dhadan wayo❤😢best zong
@hadiilchocola
@hadiilchocola 7 лет назад
bk legend boqorka codka 😍😘
@chibantechapo3163
@chibantechapo3163 7 лет назад
wow inaba caadi ma ahan heestan
@isakisaabdallah102
@isakisaabdallah102 7 лет назад
Dartay dhaawacaad mudattiyo Alla dhibaato wixii ku gaadhe Intaan kaa dhayo xaqiiq Haddaan kugu dhaadan waayo 2× 2× Alla sidaad waayaha dhankaaga Dharaar ugu liici-wayday Inaan rajo kuu dhabeeyo haddaan ugu dhiiran waayo 2× 2× Dhabtii waayaha jacaylka Haddaanan kugu soo dhawaynin Annaa dhayal sada xaggayga 2× 2× Dhaaxaan fikir iyo dadaal Alla dhan-kayga usoo hurtee Intaan tacab kaaga dhawro Haddaan kugu dhaadan waayo 2× 2× Jacayl dahaxal kiisu raago Intaan dhidib kiisa taago sidaad cashar ii dhigayso Haddaan ku dhagaysan waayo 2× 2× Dhabtii waayaha jacaylka Haddaanan kugu soo dhawaynin Annaa dhayal sada xaggayga , ya salaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam
@awliyochannel7611
@awliyochannel7611 2 года назад
Hawsha maxa ku galiyey
@sheikhulbalad6236
@sheikhulbalad6236 4 года назад
Yaa dawanaya 2021
@janogale4011
@janogale4011 6 лет назад
Bk wale waxaad tahay Legend I love my fanaanitayda and my beautiful country somaliand 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤❤❤❤
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 4 года назад
Qadra silimo naag nool wlhi masha alah mesha dhan waka dhex muqata cadowkaka cagta hoosted
@munoahmed9967
@munoahmed9967 3 года назад
Intuu fanka kabaxay kadib yaa dhagaysanaya👆
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 7 лет назад
Walee fanaanin iskuma jiraan Bk legend waka mudh ka dhex yidhi 👏👏👏👏👏
@asmamahamud1096
@asmamahamud1096 6 лет назад
waa run waa ehelediisa
@moubarkyasin8632
@moubarkyasin8632 6 лет назад
layskama hasuune fanka waa lokala dhashay axyaaa fanan bk nolow inbadan
@FaraskaCad
@FaraskaCad 7 лет назад
Hobbilka MaxamedCabdiSiciid Bk🌼 codkaaga tolmooon waxaa ku dheer laxamo rabbi ku siiyay haybad
@khadarahmed7556
@khadarahmed7556 7 лет назад
bk fanaan lga yaabay
@nameasmaactivenow4248
@nameasmaactivenow4248 4 года назад
Bk iyo xamda queen iyo khadra silimo ayaa Ugu heeso mcn m.sh.alh
@mustafeali1133
@mustafeali1133 7 лет назад
Nice song bk long live
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 лет назад
COD MUSIC MASRAX ERAYO LAXAN WLHI waniga dhartee fanaanta danbe, mid uso dhawanaya majiro LEGEND ka yaa dawanaya hestan yabka 07.2018 pls BK hadad ka hesho LIKE isaar
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 7 лет назад
Ax yaaa fanaaan pk wlhi xasuuus
@amalmohamet9525
@amalmohamet9525 7 лет назад
boqorka codka 😍😍😍😍💟💟💟💟💟💟💖💖💖💖💖💖💖💖💖👌
@saamiyamaxamed6739
@saamiyamaxamed6739 7 лет назад
Waaaaaaw ku jeceliyaaa bk halyeeyga reer saaang
@niciimaniciima1936
@niciimaniciima1936 6 лет назад
Amal Mohamet
@abibare3374
@abibare3374 4 года назад
Is watching in 2020 woow bk legend somalilander dhalada
@khadracumar8071
@khadracumar8071 4 года назад
Masha Allah waxasa nin ah
@hodenjama3246
@hodenjama3246 7 лет назад
Wooooooow Bk classic One YAA GAADHIKARA👌💖💗
@ilyaasmahamed271
@ilyaasmahamed271 7 лет назад
kkkkkkkkkkk masha allaah anigu Waaaa waaaaaa waaaaaa Baan ka helayba masha allaah bk nooolow zxb
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 4 года назад
Imisa hawrar music kaso daawaty iyado 2M mrysa hdana halkan timid
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Who watching still 2019?
@kingabdullahi8367
@kingabdullahi8367 4 года назад
Hobolka caanka Ah Maxamed Bk🥰🔥❤
@tiinalucky8732
@tiinalucky8732 7 лет назад
Bk 👌👌👌👌👌👌
@fahmijamal270
@fahmijamal270 7 лет назад
Maxamed siciid bk 💯🔥😋♥️😋
@blessed2023_
@blessed2023_ 7 лет назад
Bk 👑🎤
@candizamadahmetali6251
@candizamadahmetali6251 4 года назад
Darty dhawaca ku mudatiyo Alla dhibato wixii ku gadhy Hadan kuugu Shaban weyn
@xamdaisma7418
@xamdaisma7418 6 лет назад
Masha Allah eesh cala hees
@mustafeahmed5658
@mustafeahmed5658 6 лет назад
fanaanka qaranka jamhuuriyada barakaysan ee somaliland maxamed siciid bk heesihiisu dhuuxyada jidhkayga oo dhan ayuu dhex qaadaa
@daauudsaalah227
@daauudsaalah227 7 лет назад
Axyaa hees wlhi bk sharubkhanka somalida
@dayibcabdidayibdeeq7249
@dayibcabdidayibdeeq7249 6 лет назад
Caadi maaha iga dheH
@qaali06
@qaali06 2 года назад
Bk🥺💔
@abdiyusuf3392
@abdiyusuf3392 Год назад
😰😰😰
@xabeebohupi5369
@xabeebohupi5369 6 лет назад
Hadaan Kugu DhaadaN Waayo Hees xasuus Ah Iga Dheh ❤❤❤
@daaudcawed4803
@daaudcawed4803 3 года назад
Asc
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 7 лет назад
🙌🏽🙌🏽🙌🏽😍😍
@munaabdirizak2082
@munaabdirizak2082 7 лет назад
Bk ❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@سلمالعيناشي
@سلمالعيناشي 6 лет назад
Jacayl dhaxalkiisu raago intaan dhidibkiisa taago sidaad cashar iidhigayso hadan kudhagay sanwaayo💝👍👍👍👍👍👍👍💜💜
@mukhtarmaxamed9175
@mukhtarmaxamed9175 7 лет назад
bk boqorkiiiii jacaylka
@hamzeSoudi
@hamzeSoudi 4 месяца назад
Still 2024😮
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 6 месяцев назад
Sidaad cashar iidhigayso hadaan.ku dhagaysan wayap sidaad waayaha dhankaaga dharaar ugu liici wayday inaan rajo kuu dhameeyo hadaan kuugu dhaaran waayo
@maxamedaadan8082
@maxamedaadan8082 7 лет назад
Wwwwwwwww caaadi maha heestan
@farhansaid7188
@farhansaid7188 6 лет назад
abtigay maxamed siciid cabdi noolow cadawgaagu hajabo abtiyo
@flyradaljama5259
@flyradaljama5259 6 лет назад
Waaaa imartAAAY
@gouliaella7656
@gouliaella7656 6 лет назад
👑👑👑👑👑👑👑👑bk
@yaqiinxasan1811
@yaqiinxasan1811 3 года назад
Bk nin qaaliya
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 4 года назад
He is king🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@nigaholla4773
@nigaholla4773 6 лет назад
Singer of the century
@mizzuk8815
@mizzuk8815 7 лет назад
nice song bk💑💑💑
@siman6259
@siman6259 4 года назад
dhibtiyo wayah jacaylka hadanaan kugu soo dhawaynin anaaaa dhayal saday xagayga
@hamseomerbatuun8391
@hamseomerbatuun8391 6 лет назад
maxamed siciid cabdi xasan faarax bk nollow fanaan jira fanaan qaran
@libannur9756
@libannur9756 5 лет назад
Bk fanaan jira
@Ayaan-es1pi
@Ayaan-es1pi 6 лет назад
Midan budhan waban nacay eshcalaa bk😍😍😍😍😍
@maxamedaadan8082
@maxamedaadan8082 7 лет назад
Woooow
@anasirahmedanasirahmed5513
@anasirahmedanasirahmed5513 6 лет назад
maxamed aadan bk waaa jacayl kobciye
@suhaybcabdi182
@suhaybcabdi182 2 года назад
Masha allah m s bk
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 лет назад
Madaxwayinaha fanaaninta
@t.d8775
@t.d8775 6 лет назад
Hargeisa Holywood xidiguhu inay lacagaysten waxa ku garanaysa way wada nurayaan wajiyadoodu kuwa xita qurbaha jooga uma diir eeka,,, bk muxu yidhi sidaad cashar ii dhigayso hadan ku dhagaysan waayo , wax hadhayba ma jiro
@kaysaahmed531
@kaysaahmed531 3 года назад
Mal adigu meel u qaad aan naftaada ahayn gabadheey
@juweriyahusein5139
@juweriyahusein5139 7 лет назад
mnsh allah eshcalaa sawtuu
@samiirajaamac5241
@samiirajaamac5241 7 лет назад
Juweriya Husein wwwwwww nolow bk
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 7 лет назад
Bk✌️
@gulaidaden3290
@gulaidaden3290 6 лет назад
Bk fanaanka qarniga
@abbdiqadirfarxadmohamed2815
@abbdiqadirfarxadmohamed2815 4 года назад
Cabdi fitax iyo shadiyo sharf
@istaahilmaxumed7006
@istaahilmaxumed7006 3 года назад
Weee wee wllee heestan kama xiiso dhaco dhegysigeeda eesh cala ereyo
@mouktarali9885
@mouktarali9885 4 года назад
Noloow maxamed bk
@ahmedmuhumed3556
@ahmedmuhumed3556 3 года назад
Welcome
@Ayaan-es1pi
@Ayaan-es1pi 6 лет назад
By❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑
@zahramahamett6897
@zahramahamett6897 7 лет назад
Bk iyo hees shidan wooow
@HUSSEN6850321
@HUSSEN6850321 6 лет назад
Salma Mohammed wat mean?
@abshirobashir7861
@abshirobashir7861 7 лет назад
wwwwwww nice musu
@istahilomar4596
@istahilomar4596 7 лет назад
wooow axsan faanan
@abdihanshi6990
@abdihanshi6990 6 лет назад
masha alah bal firi sajudisa
@nimco33bashirxasan-ko5sf
@nimco33bashirxasan-ko5sf Год назад
Love ✍️✍️✍️🤣🤣🤣🤣💥
@asqas9442
@asqas9442 2 года назад
Anisoanisoa
@bashiraxmed1185
@bashiraxmed1185 7 лет назад
darteey dhaawacad mudatiyo ala dhibaato wixii kugaaray
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 лет назад
YAAN KA XIISO DHICIN HEESTAN IYO CODKI COD LO DHIGAA JIRIN LEGEND M.S.BK DAAWANAYA 09.2018 LIKE ISAR
@ashasaalah1859
@ashasaalah1859 6 лет назад
tageeraaa heestaaa xaqiiq waaa heestaa anan kaaa xiso jabiin
@ahmedmuhumed3556
@ahmedmuhumed3556 3 года назад
7777 and
@khadarmahad904
@khadarmahad904 4 года назад
Khadar
@hoodoosman4512
@hoodoosman4512 7 лет назад
bk😍😍
@abdikaderjama2122
@abdikaderjama2122 6 лет назад
Hoodo Osman
@saidmohamed8012
@saidmohamed8012 4 года назад
Your so. Sweet
@engabdirahmanahmed4118
@engabdirahmanahmed4118 7 лет назад
pharhaan ilkacade
@mohamedalow4376
@mohamedalow4376 4 года назад
Thanks
@hanaanmohamed6271
@hanaanmohamed6271 7 лет назад
bikay wllka noolaaw cobuu hayaa
@abdirahman12ful
@abdirahman12ful 6 лет назад
Allow jacaylka noo badi
@shabcaanali8377
@shabcaanali8377 7 лет назад
hees iyo bad
@asmafate2519
@asmafate2519 7 лет назад
👏👏👏👏👏👏
@maxamedomer6927
@maxamedomer6927 7 лет назад
Kkkkkk Shanboqolaydaa ilmaysay
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 4 года назад
Kkk watee shanboqoleydu
@samsamcraxmaan2294
@samsamcraxmaan2294 6 лет назад
oflline maxaa Ku dhahay istudio waqal
@amranmukhtaar1454
@amranmukhtaar1454 7 лет назад
Bk
@Butterfly24-u2z
@Butterfly24-u2z 7 лет назад
shidan wale hees IGA dhe
@faraxcali9589
@faraxcali9589 6 лет назад
wwwwwwww
@faraxcali9589
@faraxcali9589 6 лет назад
nolow bk
@faraxcali9589
@faraxcali9589 6 лет назад
Hamda Mohamoud kk
@salmaanali5881
@salmaanali5881 6 лет назад
Bk nin rageed
@alimodelofficial5879
@alimodelofficial5879 2 года назад
😍😍🥰🥰💘
@katrahussein8838
@katrahussein8838 6 лет назад
Ninka wuxu ka sii fecenan lahaa asaga oo qolka ilahay u qan shuco
@ismaaciilkhaliif6490
@ismaaciilkhaliif6490 2 года назад
Qansax dheere
@inaibrahiimww1438
@inaibrahiimww1438 4 года назад
Faana ka haraqysa nolawa zxp
@camaarinahciiltire4583
@camaarinahciiltire4583 6 лет назад
Mahamed bk
@abdirizakhuriye
@abdirizakhuriye 6 лет назад
Intaan kaa dhalay caruur hadaan kaa dhuuman wayo
@apdyzhakour6537
@apdyzhakour6537 5 лет назад
CiYal qooto qooto
@sayabcismaan4849
@sayabcismaan4849 4 года назад
Kkkkkkk
@aishahmed8118
@aishahmed8118 4 года назад
Kkkkk
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 7 лет назад
Waxaa boqofka codka ah ninkii quraanka akhriya
@hodanaxmed3483
@hodanaxmed3483 6 лет назад
Bar bar
@baarjiinali4333
@baarjiinali4333 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🤭🤭🤭🤭
@HassanMohamed-gv1ft
@HassanMohamed-gv1ft 7 лет назад
faqashta waa xaasidiin
@Ayaat-22342
@Ayaat-22342 7 лет назад
Hassan Mohamed Adina mxa thy ceep qabyalada iskada
@zubayrjama1823
@zubayrjama1823 6 лет назад
Cuqdad Ku dishay
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 лет назад
Zubayr Jama cuqdad waa KUWA markay fan iyo murti yeelan waayeen dadka waxooda ka ciideeya reer copy cat
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 6 лет назад
zamzam biladi waad iga qoslisay walahy . Wllo faqash waa DAW lad ee maaha qabiil .
Далее
MAXAMED BK IYO KHADRA SINIMOO HEESTA GUUR IYO AROOS
9:38
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 448 тыс.
ВЛАД А4 СКАТИЛСЯ
09:34
Просмотров 509 тыс.
AXMED AARSHE 2017 CAFIS GUUD BARNAAMIJKA CIIDA
8:50
Просмотров 2,5 млн
Qaraami By Maxamed Bk Kaskiyo Kasaray Manka
7:11
Просмотров 96 тыс.
Maxamed Ciro Hafar baad ku Nooshahay 2013 HD   YouTube
7:03
Dardaaran BK iyo Nimco Yaasiin 2015
6:07
Просмотров 5 млн
Jacaylka Dhibtiisa
5:27
Просмотров 8 тыс.
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Просмотров 535 тыс.