Тёмный

MAXAMED BK HADAAN KUGU DHAADAN WAAYO 2017 HD 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 2,7 млн
50% 1

XIDIGAHA GEESKA
CIID SHOW PROGRAM BORAMA 2017
WARIYE SAGAL MUSTAFE

Видеоклипы

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 616   
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 года назад
Waligeey intii aan noolaa way yar tahay inaan arko hees meel walba 100% ka keentay oo aan middaan ka ahayn. Bk, Furinle iyo Miiroow Alla idin barakeeyo, If iyo aakhiraba.
@abdirahmansadikisse8701
@abdirahmansadikisse8701 7 лет назад
From miqdisho big fun for Bk cidii rabto ha ka xumaato viva muqdisho and hargesa
@nuurcaligurxang7238
@nuurcaligurxang7238 5 лет назад
bk lbax sare fana batahay dhaman reer musisho inta aan ku tager sanan anaa ku buxiyay sxb nlw fanan jira waya aragna ah nlw lpx sare
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 5 лет назад
walaalo ayaynu nahay bro cidii hadlaysaaba hayska hadshee
@sacdiyosimansacdiyosiman5987
@sacdiyosimansacdiyosiman5987 4 года назад
from muqdisho love heeso bikey 🤔
@johnmaier1550
@johnmaier1550 4 года назад
Doqon xar weeyna
@aamohamed5102
@aamohamed5102 7 лет назад
Maasha allah Maxamed Siciid Cabdi Bk, fanaanka horyaalka xidigaha geeska iyo somali oo dhan. Fanaan qaaliya oo reer somaliland ah Guul Bk iyo dhamaan kooxda reer somaliland xidigaha geeska oo aan kala dhicin.
@shafisalah5491
@shafisalah5491 2 года назад
Mashaalh
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 лет назад
Maxamed miyir xaaji rabbi swt ha u naxariisto oo ha u dambi dhaafo isagaa iyo muslimiintoo dhan
@Wadani1988
@Wadani1988 3 года назад
aamiin qaali
@mudane1454
@mudane1454 6 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk Ninkan Bk sidan heesaha uu u macaanayni haduu quraanka u macaanaynayo janadu duul ku gali lahaa inta ree Somaliland like saara 🖒🖒🖒🖒🖒💚💚💚
@cabbascabdullaahi7660
@cabbascabdullaahi7660 5 лет назад
Mudane 1 hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@aminaahmed7152
@aminaahmed7152 4 месяца назад
😮Ktt😮t
@oneday7050
@oneday7050 7 лет назад
Eraya 100% Laxanka 100% musica 100% codka 100% waxkasta 100% hada igu raacsan thy like sar 😘😘😍
@jimcaalexaashi1536
@jimcaalexaashi1536 5 лет назад
fádxí fany pop stars gla
@samaleguled8460
@samaleguled8460 3 года назад
@@jimcaalexaashi1536 هع٧
@samaleguled8460
@samaleguled8460 3 года назад
@@jimcaalexaashi1536 ع
@samaleguled8460
@samaleguled8460 3 года назад
@@jimcaalexaashi1536 عع
@samaleguled8460
@samaleguled8460 3 года назад
عهه
@madarcj2519
@madarcj2519 7 лет назад
horta fanaan BK u dhigma miyuu jira, wa number one inta heesta
@takoyareofficial6844
@takoyareofficial6844 6 лет назад
Maya
@amaaalqaali9481
@amaaalqaali9481 5 лет назад
Madar cj iskalaji ledger
@safiyalucky7893
@safiyalucky7893 5 лет назад
Mya
@moxumedmaacalin8644
@moxumedmaacalin8644 5 лет назад
sahro
@fullafulla4102
@fullafulla4102 5 лет назад
wuu jiraa ee adaa dhegool eh
@hodanciise6965
@hodanciise6965 7 лет назад
inta bk dhegaysta heesah uu qado kuna farxda.kuna fantaa ee ula yahay hantida qarnka jamuriyad barksysan like hayla dhafina
@hadiilchocola
@hadiilchocola 7 лет назад
Hodan Ciise 1. .
@hamseabdirashidawdahir9999
@hamseabdirashidawdahir9999 3 года назад
Q
@salaxsing4580
@salaxsing4580 6 лет назад
Wah wah wah I am from muqdisho Heestu cadi mahan Kaban gormaa inoogu danbayse Dhan walba waa ka shidan tahay Tolow barwaaqo qalanjo Lumbarkeda ayaaa igu soo qabta All somalia viva Somaliland walee abwana joga
@AmaalAbdilahi-yy9bv
@AmaalAbdilahi-yy9bv Год назад
Ha zhp fanaano iyo abwaanao waweyn ayaa jooga ilaa hada❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
The best song ya ila dhagysanaya 2023😭❤🖐🏼
@Caliya2020
@Caliya2020 5 лет назад
Hanti Qaran ❤️❤️😘🥰 3/10/2019 yaa ila dawanayaa
@UsaameMnuur
@UsaameMnuur 3 месяца назад
Caawan so booqday anna
@maymunabdirisaq6681
@maymunabdirisaq6681 5 лет назад
Yaa dhagaysanaya 2019 legend jira BK❤️😻
@abdihakinhussein7205
@abdihakinhussein7205 5 лет назад
Me
@sidiiqcr7411
@sidiiqcr7411 5 лет назад
me
@princeprince1440
@princeprince1440 5 лет назад
From somaliland love hawiye dhagstay heestan respect and love hawiye
@abubakarabdirahmanshiekh1411
We love ❤ u to 💓 cutie
@engabdirahimawfarah208
@engabdirahimawfarah208 7 лет назад
maxamed bk alaylahee fanaan aad iigu qaaliya jiroo joog waligaa cadawgaa ma ciil baxo
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 7 лет назад
tolay yaaaaaa reer sheikh isaxaaq war like ta ha leygu bobsiyo bi waye
@mubaarigcali9576
@mubaarigcali9576 5 лет назад
Kkk
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 5 лет назад
Anaa aha inaadeer qaali💖💖💖💖
@naemaj4616
@naemaj4616 5 лет назад
Anigaa ah wlle qaali 👍 1000 like bn kuu saari lahaa hadaan awoodo 👋🏽😂
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 лет назад
Anigoon ahaynbaan ku siiyay from puntland
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 7 лет назад
Iam first inta #bk taagerta like ta hala bakhaylina ✌
@suadbashir6056
@suadbashir6056 7 лет назад
hargay saawi
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 7 лет назад
Suad Bashir ✌
@suadbashir6056
@suadbashir6056 7 лет назад
+hargay zaawi hargeisa qurux ila how da
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 7 лет назад
Suad Bashir aamin allow daa adna noolow inty nololi jirtoh 😉
@suadbashir6056
@suadbashir6056 7 лет назад
+hargay zaawi hargeisa qurux ila how da
@hudahussein5660
@hudahussein5660 7 лет назад
nin raga iga dhe hadaan kugu dhaadan waayo way oo hadana way ,👏👏👏👍
@haybeqadiye6839
@haybeqadiye6839 7 лет назад
isaaqu wa wada sarbeb hhhhh farxad ku noolada from muqdisho one love somali
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 лет назад
epraham omid heestani waa jacayl abaalkiisii la marinayo, sarbeeb iyo maldahaad midna maaha waanad fahmin malaha
@haybeqadiye6839
@haybeqadiye6839 7 лет назад
asal hargeisa jacayl kulha 😂
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 лет назад
epraham omid kuma lihiye way tahay murtidaa kugu cuslaatay.
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 5 лет назад
@Asal hargeysi wa runta Nolow anu Rer mogadishu ahay Rer Somalilad ba i dhaleen Rer aptigay si ficn u fahma Murtida waayo dhiigini ba igu jidha I loved dhaman Somaliland and aptigay Bk❤💋🌹
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 лет назад
Ma ahan sarbeb hestani
@asmaindho5752
@asmaindho5752 7 лет назад
wooooow Bk Nolow wlahi wna ku aminsanahy Geeesi aan heesihisa tagero 😍😍😍😍😍😍
@amalismail682
@amalismail682 4 года назад
Asma indho bnbcc
@abdikareamyoussof3181
@abdikareamyoussof3181 7 лет назад
waaaaaaw bk fanaaan jirra nooloow viva xidigaha geeeska
@dino3825
@dino3825 Год назад
allah yarxamu MOHAMED MIYIR HAJI best musician gacantiisa caadi ma ahayn kabanka wuxuu ku ahaa mucjiso
@Wadani1988
@Wadani1988 7 лет назад
mujahiiid bk and xidighhaa geeeskaa guul
@janogale4011
@janogale4011 5 лет назад
Waan jeclaa inaan kugu dhaato lkn wlhi walshay waad I niyad jabisay xasuus badan baan qalbigayga ku haya ku noolow farxad
@forexcompany5409
@forexcompany5409 2 года назад
Sorry bro After 3 year's
@sacadburrco1525
@sacadburrco1525 7 лет назад
love you maxamed bk fanaan qaran taageere buuxda kuu ahay farxaani
@mohaabdi324
@mohaabdi324 7 лет назад
waaa cudsi heesaha qaabkan muusiga ah haloo sii wado waayo waxay isku noqdeen waxaan lakala reebi Karin sadexdaa macalin eee tumaya muusiga
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Год назад
Ilahay ba oga waxan dareemayay lakiin hada waa laygu dhata gargu ma wada xuma waxa jira rag gooba oo faro badan wiilasha Somali Di waa goob mawada xuma 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@inanabiaadanburcosomalilan4884
Dartay dhaawacaad mudattiyo Alla dhibaato wixii ku gaadhe Intaan kaa dhayo xaqiiq Haddaan kugu dhaadan waayo 2× 2× Alla sidaad waayaha dhankaaga Dharaar ugu liici-wayday Inaan rajo kuu dhabeeyo haddaan ugu dhiiran waayo 2× 2× Dhabtii waayaha jacaylka Haddaanan kugu soo dhawaynin Annaa dhayal sada xaggayga 2× 2× Dhaaxaan fikir iyo dadaal Alla dhan-kayga usoo hurtee Intaan tacab kaaga dhawro Haddaan kugu dhaadan waayo 2× 2× Jacayl dahaxal kiisu raago Intaan dhidib kiisa taago sidaad cashar ii dhigayso Haddaan ku dhagaysan waayo 2× 2× Dhabtii waayaha jacaylka Haddaanan kugu soo dhawaynin Annaa dhayal sada xaggayga 2× 2× FARSHAXANTII:- INA NABI Aadan BURCO-DII HORE! LIQA HEESTA ama DHAGAYSTA!
@weydddubaar1830
@weydddubaar1830 7 лет назад
meeshan burco waa meesha oo kaa yimi waxan tuuga ee beenta badan ee siiloonyo waa gobta badowda ee wadanka meesha ugu liidata dad kuma noola waa gobb cawaan
@inanabiaadanburcosomalilan4884
Aabbo agoonta ma wasno wlhi!
@waayoarag3460
@waayoarag3460 7 лет назад
weydd dubaar maxaydhakhdani Ka sheekaysaa
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 лет назад
weydd dubaar walawayn qaraxujoog af aanay u dhalan bay maalinba kalmad la yimaadaan youtubeka cawaan waa idinka meel laydinka baahnayn iska soo dalaq yidhaa siilaanyo,burco,xidigaha waa s.land qaraxujoog ka hadal iyo maydkaad jeebkooda u baratantaan agagasyahow
@mojamac585
@mojamac585 7 лет назад
ina nabi Aadan burco somaliland
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Год назад
Maxamed Bk Iyo xidigii❤
@anwarozman7743
@anwarozman7743 5 лет назад
Maxamed miyir xaaji alle haku naxariisto azxaapay aynu ducayno marxuumka
@najaxdakhare3005
@najaxdakhare3005 Год назад
Allah yaa cisak maxamed siciid cabdi bk fanaan aan masaalkiisa lahi karin nolow❤❤❤😊😊😊😊
@samsamdheeman5908
@samsamdheeman5908 7 лет назад
bk boqorka jacaylka iyo codka 😍👏👏👏
@pensports3023
@pensports3023 6 лет назад
😄😍😍😘😘
@hodanali5216
@hodanali5216 6 лет назад
Woow fanaan qaali ah
@barwaaqiitogobaad3175
@barwaaqiitogobaad3175 7 лет назад
alla hayaaay heestu dhanaana waar like ti meeday awee dhashii sheekha yaaa reer sheekhi sixaaqa❤❤👉
@hargeisamusic5775
@hargeisamusic5775 7 лет назад
pretty sucad wlhi walal waad iga kkkkk
@barwaaqiitogobaad3175
@barwaaqiitogobaad3175 7 лет назад
hargaysa music wllo dee waan murqaamay
@barwaaqiitogobaad3175
@barwaaqiitogobaad3175 7 лет назад
cabdi ramaan hanagu qoslin
@barwaaqiitogobaad3175
@barwaaqiitogobaad3175 7 лет назад
cabdi raxmaan 😂😂😂 walaalkey
@barwaaqiitogobaad3175
@barwaaqiitogobaad3175 7 лет назад
cabdi raxmaan like iila soo carar deee illaahaybaaba iikaa keenaye
@sulub5065
@sulub5065 8 месяцев назад
Legend m.sicid bk mucjasadii fanka dhagsi haboon 1/1/2024 saacada 10:47❤ hargaysa xaafada 150.
@Ayaan-uq4wh
@Ayaan-uq4wh 4 месяца назад
Fanaan ka dhap ah Mahamed siciid cabdi bk waa fanaan dhameysrinan lama heli dono qof udhigma nolow mhemd s.bk❤
@zakariyamahamud9990
@zakariyamahamud9990 5 лет назад
Full respect bk from rer muqdisho nolow bro
@habonahmed4547
@habonahmed4547 5 лет назад
I liked it very much, Masha, Allah Long Live Somalian , People
@samiiraabdiibraahimmohomed7876
Al Bk Jcly 😘😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤
@princesssagal38
@princesssagal38 7 лет назад
Ilove bk nolow
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 лет назад
HANTI QARAN BK Yaa Daawanaya 27.07.2019
@shugriadontialle1244
@shugriadontialle1244 5 лет назад
Heestan waxaan kuxasuustaa zxpky qaliya Mohamed waa qof ka qaate qayb wayn noloshayda alx zxp allha kudhawro
@mohamoudjamafarah5146
@mohamoudjamafarah5146 7 лет назад
dee hadaba ustaadka wakan mustawihisi fanku sii kacayee cr7 kii fankaa bal adba noolow ustad maxamed sicid cabdi pk miyirkaa ku salamay ustaad nice song dhabtii quluubta ruxday
@amiiranimco9512
@amiiranimco9512 7 лет назад
maxamed siciid cabdi bk alle nagama kaa qaado nolow bro waanu kugu fanaa somaliland oo dhanbaa ku jecel inta jacaylku hayaana waxaatahay qofka dhayaa bogahooda nolow boqorkii codka
@SuperRats_thefirst
@SuperRats_thefirst 5 лет назад
Amiira Nimco a
@qumanqali636
@qumanqali636 7 лет назад
Bk boqorka Somaliland allaw ku dhawr😍😍
@munakerisalan243
@munakerisalan243 6 лет назад
Bk nolowu
@hamdacaday1199
@hamdacaday1199 6 лет назад
Quman Qali waaaaw
@johnlaftigaren3589
@johnlaftigaren3589 5 лет назад
Dhirindhirine waawarey wa hersero musikada hadbo ha lugu wado geesiyada geska afrika intaan tumeyso musika yanan alkali reebin
@shaadiyasharaf1163
@shaadiyasharaf1163 5 лет назад
Quman Qali by FCC FCC l
@abdirahmansaleiman5283
@abdirahmansaleiman5283 7 лет назад
hadad bk hysato fanaan kale uma baahnid il iyo cawriba allah ku hareermari viva somaliland
@yassiinajuuke8220
@yassiinajuuke8220 3 года назад
Ax heestan wn jcelhy nolow bk
@abdulsalamalssomaly7188
@abdulsalamalssomaly7188 7 лет назад
fanku waxa uu ku dhashay somalinad uu ku barbaarey noolow bk
@hamdaahmedmuse4606
@hamdaahmedmuse4606 7 лет назад
😍Dartay dhaawacad mudatiyo ala dhibaato wixii ku gaadhay intaan kaa dhayo xaqiiq hadaan kugu dhaadan waayo sidaad waayaha dhankaaga dharaar ugu liici wayday inan rajo kuu dhabeeyo hadaan ugu dhiiran waayo dhirtiyo aayaha jaceylka hadaanan kugu soo dhaweynin anaa dhayalsaday xagayga dhaaxaad fikir iyo dadaal dhankayga u soo hurtee intaan tabackaaga dhawro hadaan ku dhaqaaqi waayo jaceyl dhaxalkiisu raago intaan dhibidkiisa taago sidaad cashar ii dhigayso hadaan ku dhageysan waayo dhirtiyo aayaha jaceylka hadaanan kugu soo dhaweynin anaa dhayalsaday xagayga 😍
@hibaqabdi138
@hibaqabdi138 7 лет назад
Sayyid
@muhiddinalibuli1552
@muhiddinalibuli1552 6 лет назад
H
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Год назад
Afar dhaaney qalbi dhaaxad fikir iyo dadaal dhankayga usoo hurtee intaad tacabkaaga dhawro hadaan ku dhaqaalayn waayo mcn i love you a lot ❤ october 2023 alle nabad qab iyo caafimad alle haynagu gaadhsiiyo inshalaah ❤
@smallisthebestanswerofallq266
@smallisthebestanswerofallq266 7 лет назад
ax ax Yaa hees bk tageeere kowaad ahay somalinder dhabaaa 😱😱😱😱😱😱lacajiibay anigu
@casanyowrsa1658
@casanyowrsa1658 7 лет назад
fanankii Aduunka wlle noolow pravo
@deeqaxusen7203
@deeqaxusen7203 7 лет назад
bk fanan qali ah
@amalindho8338
@amalindho8338 5 лет назад
Wow Say Masha Allah Maxamed Siciid no Iyo Ciyaarta Il Qabadka Leh. E khadra Cabdi Silimo🤗🤗🤗
@ubahletv684
@ubahletv684 7 лет назад
dhan dhara dhan dhan dhan wow wow heestu macaana muusigaa ka daran heestanaa waa baan Ku cesh ceshataa like tana ha ilaawina wixii wax fahmaya
@ubahletv684
@ubahletv684 7 лет назад
Subageey kkkk wlshy iigu qabo adna waan kuugu qabtee
@FaraskaCad
@FaraskaCad 7 лет назад
Maxamed Bk boqorka codka Hobbal markasta dhagahayagga raali galiya 🎹🎤🎵🎶🎼🎻🎸🎺🎧
@cabdiraxmaanmaxamuud8282
@cabdiraxmaanmaxamuud8282 7 лет назад
g
@cabdiraxmaanmaxamuud8282
@cabdiraxmaanmaxamuud8282 7 лет назад
gagaiysiy
@nuurcaligurxang7238
@nuurcaligurxang7238 5 лет назад
lpx sare maxamed siciid bk insha allah waaan rajaynayaa inan ku la kula kulmo lpx
@mahmoudqalinle7851
@mahmoudqalinle7851 7 лет назад
big up ni song nzuri sanaa
@sooraanmire7791
@sooraanmire7791 5 лет назад
Erayaada abwaAn sameeya waa rAgeedi 100💓💛💟 🇧🇭👍
@abdiraxmanyusuf8404
@abdiraxmanyusuf8404 7 лет назад
Bk noolaw sxb caawa aniga unban igahadlaysaa ih ih ih felling my love happy
@ddrr4617
@ddrr4617 7 лет назад
taalow yaaan ku dhaadana anaaguna plz likta sara inta qof qalbi macaan ku dhadataaa (n c a )
@barwaqohupthirahman2568
@barwaqohupthirahman2568 5 месяцев назад
Heestan ❤😭
@fuaadaddow7656
@fuaadaddow7656 3 года назад
2/Aug/2021 goorsheegtadu ey tahay 1:33 am habeenimo baan ku raaxeysanayaa heestan laxanka heesta cajiib weeyaan wlhi
@MahdiMoumim
@MahdiMoumim 2 месяца назад
Bk legend an laga xiso dhicin hesihisa ❤
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 4 месяца назад
Heestani waa from somaliya to khatumo✍️
@MubarigCraxmaan
@MubarigCraxmaan 6 месяцев назад
Maxamad miir manta intaso qofa isaga ka maqan ismu lahayn kaliga ba ka dhex bixi ax ax kuli nafsin daaiqatul mawt laysma oga ilahow ku naxariiso qabriga ku nuur ku dambi dhaaf 😭😭😭😭🤲🤲🤲
@ciiltiregaras9930
@ciiltiregaras9930 7 лет назад
Bk nice song brother
@sulekasaid9080
@sulekasaid9080 7 лет назад
BK ilahaya ha ka hayo ishaa xasidnta iyo cadowga jire o joga magaca ha jiro
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 лет назад
wlhi blhi dacadban u qoslayg
@samaalemosoomaali2474
@samaalemosoomaali2474 7 лет назад
bk bk hore u soco
@abdifatahelmi6742
@abdifatahelmi6742 7 лет назад
Horumarka ayaa keena isbadalka dhinackasta taabanaya fankuna waa ka wax lagu hormariyo ee adeegsadaan dadkiisu xidigaha geeska sida aad ka aragto waxay ka turjumayaan Waayaha hormareed ee yaala Somaliland guul iyo Gobonimo ayaa leeyahay
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 7 лет назад
bk wlee reer xamar wxpa hadal kaga qadi mayan top class
@Qaali12
@Qaali12 3 года назад
Reer Muqdisho Somali waa u Somali cafimad Alle ha kusiyo wllo
@shirdoonqabile7644
@shirdoonqabile7644 7 лет назад
bk bk bk nin jira wkhtigaagi bad ku jirta wali kama dhawa
@burcolove9526
@burcolove9526 7 лет назад
XIDIGAHA GEESKU SANADBA SANADKA KA DANBEYA AYAAY KA SHIDAN YAHIIN WAA KOOXDA KELIYA EE MANTA SOMALI DHAMAYSTIRAN WAXAY KBUXIYEN JAGSII WAABERI
@aminacali9941
@aminacali9941 7 лет назад
mashaaallah maxamed bk
@dalkanuursa7321
@dalkanuursa7321 5 лет назад
Maxamed bk inolo wallkhya
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 7 лет назад
fuckin abu riin bal dhagayso kamanka miyirka qaba iyo gacanta furinle...kaca wixii dhiiglow ama like ta iskaga qaboojiya kkk
@mumtaazqurux4836
@mumtaazqurux4836 7 лет назад
assexfvuhi
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 лет назад
TruthTellerMan Mr truth man,walaal sentence-ka hore dhaqan xumaad ku bilawday dadka iska leh afka ingiriisiga kalmadaa hore xitaa qorideeda iyo ku dhawaaqideedaba way ka xishoodaan (f.word) baa loo qoraa loona akhriyaya laakiin kolayba af walba inta xun bay laga bartaa markuu kugu cusub yahay abu riina waa dagmo ummad dhami dagan tahay markaa ma umadaha dhan ee reer abu riina baad #$#%$ dhaqan xumadu xariifnimo maaha
@momaxi5478
@momaxi5478 7 лет назад
TruthTellerMan fucking abu riin kalmada beri hore igu dambaysay hehehhe
@hibaaqabdirizak102
@hibaaqabdirizak102 7 лет назад
Hees macaan iga dheh
@siciidcabdi3759
@siciidcabdi3759 6 лет назад
TruthTellerMan opopop
@umkhalil-r4k
@umkhalil-r4k 10 месяцев назад
Walahi ma qarayo jacekkeyni runimo❤aan u shega indhaha miga jclhay❤
@najahibrahim5721
@najahibrahim5721 7 лет назад
anaa manta xalda u bk ka hadlyo ku jira walhi
@shuebibrahimaden1999
@shuebibrahimaden1999 4 года назад
Walal alle ha kuu fududeyo
@safiyakhadar6054
@safiyakhadar6054 5 лет назад
Xasuus 31/3/2019/ heestan waxa isotuuray nin anjecla o jacayl igu cidleyay wali walina jeclhy
@gobaadm5313
@gobaadm5313 5 лет назад
Hadad wali jeceshahay ku bood
@gobaadm5313
@gobaadm5313 5 лет назад
Anuu waan sugaya in la iso tuuro igu duce
@safiyakhadar6054
@safiyakhadar6054 5 лет назад
m maxan ku nbodaa wankala foganahy
@safiyakhadar6054
@safiyakhadar6054 5 лет назад
@@gobaadm5313 alle haku siiyo xbbti
@Qaali12
@Qaali12 3 года назад
Hestan runti ereyadeda samayn bay igu yeshen mahadsanid BK
@farahjama6460
@farahjama6460 5 лет назад
Hadaan kaa dhaaran waayo Nadtaadana dhaafi waayo Ma ahi dhalad soomaaliyeed Ma ahi soomaali dhaba Dhulkeenu midquraba weeyoo Berbera dhul shisheeye maahan Hargaysana waa dhulkeenoo Dhurwaagabuloogi mayside Dhulkii soomaali weeyee Xaqiiqda dhagayso wiilyoow
@abdirisaqhassan4762
@abdirisaqhassan4762 5 лет назад
2019 qofkii dawanaYo like ha I zi zaroH ✌️
@abdikarimosman1216
@abdikarimosman1216 7 лет назад
Miraha heestan anigaa la iga xaday Alla tola ay ee bk hala iigeeyo aan qabsadee 😼
@salmanabdullahi270
@salmanabdullahi270 3 года назад
Bk waxasu qadaya markasuu Ku leyahay heesahayga ha dhagaysanina ya gardaran ma aniga mise bk.??? An isku jawabee dee BK.!!😁
@hodanadaam3198
@hodanadaam3198 7 лет назад
woooow bk please kaalay kuwait reer kuwait way ku jecela yihiin
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 7 лет назад
noolaada reer kuwait
@shamhadqalaye6950
@shamhadqalaye6950 5 лет назад
Anaa rer kuweyt ah bk viva nollow
@AQaboojiye
@AQaboojiye 7 лет назад
xidiga geeska fani wlee cidi ma gaadhayso
@abdiwahabahmedmohamed5354
@abdiwahabahmedmohamed5354 7 лет назад
axya fanan xadardaru wa midan uun ala maxan uxisay hargeisa uun ana dhayal saday xagayga
@xurmohees8734
@xurmohees8734 7 лет назад
Maan shallaah bk 👍
@hanuushbahdoon6917
@hanuushbahdoon6917 7 лет назад
Top walee waxabad moodaa inlaga sameeyay my story I like it
@nimcancisman6240
@nimcancisman6240 7 лет назад
maxamed bk Boqrka codka💪💪💪
@ashaadam9806
@ashaadam9806 6 лет назад
Nimcan Cisman h
@husseinhandule
@husseinhandule 7 лет назад
xidigaha geesku waxay so saaren music mix ah,,,,halaasi,,,qaci,,,subcis ,,,isku dhafan fanaanintii muqdisho,,,iyo qurbaha ,,ka cabaadi jirey,,,oo cidi dhageysan weyday oo suuqa kasii baxaya,,,,markii la eryay yurub geenyo iyo nimcaan hilaac ,,, horumar aan laso kobikarin ayay gadhen xidigaha geeska somaliland,,dhanwalba
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 7 лет назад
hussein handule haa inadeer ka tagitaankii yurub iyo nimcaan xidiguhu darar uunbay kasii qaadeen
@husseinhandule
@husseinhandule 7 лет назад
fowsi cumar,,,,inaader waa rutaa ,,ishad ka riday waa haybad illahay siiyey somaliland ,,fanka iyo suugantu
@user-ek8kg5nm3l
@user-ek8kg5nm3l 6 лет назад
Maxamed axmed kuluc
@sadyasiman9414
@sadyasiman9414 7 лет назад
Khadra sinimo quruxleey mashalla😘
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
Sidaad cashar iidhigeyso Hdaan kuu dhageysan wayo❤️
@abdinasirhassan8352
@abdinasirhassan8352 7 лет назад
Caadi maaha waaw waaw weeyaan top M bk
@user-hv6ft9id4m
@user-hv6ft9id4m 5 лет назад
sidaad cashar ii dhegeyso hadaanku dhegeysan waayo.
@danxarago8312
@danxarago8312 3 года назад
Cajiib.
@husseingabile
@husseingabile 6 лет назад
axsan wllhy maxamed bk al fanaan
@umkhalil-r4k
@umkhalil-r4k 10 месяцев назад
Intan kabada jacelkeyna maqrikaro❤bk
@zakariaali3478
@zakariaali3478 7 лет назад
woooooww boqorka codka bk xidigaha qoyska Adaan kaa taageeraaa
@munajeesta2943
@munajeesta2943 7 лет назад
bk halyey qaran bad tahay runtii
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 7 лет назад
Viva bk
@NeYmaRJR-oy9xt
@NeYmaRJR-oy9xt 7 лет назад
👑👑👑👑BK👑👑👑👑👑👑
@mohamedaxmed1860
@mohamedaxmed1860 7 лет назад
Al Fanan Mohamed bk Nice Hees Wlhi Kahelay Fanan Ku Wad sas Fanan Shidan
@mshadyare6784
@mshadyare6784 5 лет назад
Mahad yare
@iamproud7936
@iamproud7936 3 года назад
Bk huuno waa lagu xiisay aad
@dagandeeqa4383
@dagandeeqa4383 7 лет назад
caadi maha king of the kings😍😍😍😍
@hudawarsame5881
@hudawarsame5881 7 лет назад
waxaan baa hees lagaa dhahaa ama waa leyska amusaa. viva abwaanada rer waqooyi dadbaa la soo shirtaga ebar miya ebar miyaa kkkkkk iyo yartu wey shidan tahay laxowla
@engnabiilalayan6725
@engnabiilalayan6725 7 лет назад
Huda Warsame hhh yes
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 лет назад
Huda Warsame huda wacaneey s.land maad iska tidhaahdid. waa kaftan wixii wanaagsan waan wada leenahay.
@jirfe
@jirfe 7 лет назад
Huda Warsame taa waxa ka sii daran dabada wada rux Lula mid aay ilkacase ku sheegaan aan is idhi waa laga roone
@daashoodstudio6139
@daashoodstudio6139 7 лет назад
Sidad waayah dhankaag Dharaar ugo leeci wayday Inan rajo ku dhabeeyo Hadaan ugo dhiiran waayo Dhibtiyo aayah jacaylka Hadnaan kugo soo dhawaynin Anaa dhaylsaday xagayga
@Farhiya-realto
@Farhiya-realto 7 лет назад
Hesta mursal muse ayee aaheed iin lasiyoo ooo xaskisaa kuu rali gareyoo😝😂😁😍
@ibrahimabdirahman9439
@ibrahimabdirahman9439 5 лет назад
😍😍😍😍😍😍 Inab cadi ahayan
Далее
MAXAMED BK IYO KHADRA SINIMOO HEESTA GUUR IYO AROOS
9:38
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 452 тыс.
Maxamed Bk Saynab
9:27
Просмотров 785 тыс.
Dardaaran BK iyo Nimco Yaasiin 2015
6:07
Просмотров 5 млн
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,6 млн
OG Buda, Слава КПСС - LAZER SLAVA
1:58
Просмотров 230 тыс.
NЮ - Уходишь  (ПРЕМЬЕРА трека)
3:22
UZmir & Mira - Armonim (MooD video)
2:51
Просмотров 541 тыс.
HammAli & Navai - Всем заметно
3:33
Просмотров 360 тыс.
Till Lindemann - Übers Meer (Official Video)
3:36
Просмотров 409 тыс.