Тёмный

Maxamed BK Heesta Mareyta Cashaqa 2015 HD in Burco 

Mustafe Dhaqan Channel
Подписаться 3,5 тыс.
Просмотров 1,3 млн
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 359   
@BooteShire
@BooteShire 7 месяцев назад
Habenki ugu horeyy ee an heztan dhegeyso waxay noqoneysa12feb.2024 Qof walba nolol wanagsan ayaa u rajeynaya❤
@yousfkhadar2880
@yousfkhadar2880 8 дней назад
Amin kuligeen wll
@mustaphe301
@mustaphe301 Год назад
Xasus hestan wlhi Arooska wlshe ayan kuso xasustay,waqti uu BK fanka iskaga baxay❤❤ Lamaanihii midoobee❤ Iska miidhay Qeyrkood❤ Xasus wlhi😢 12/07/2023😮 Like-ta ha ila dhafin wllo 🙏
@saaramohamed3472
@saaramohamed3472 3 года назад
Heestan mar walba oo aan dhegeysto waxaan iska niyeystaa anigoo nolosha midaan doonayey helay oo farxad iyo nolol qurux badan dhex mushaaxaya lkn waa riyo uun ma aqaan goortay reality ii noqon doonto
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 года назад
10/3/2022 heestan adbn u jclhy Love kayga oo UK ku sugan ayaa mnta iso diray Ilahow nolosha ku midawna bilaha soo socda xld-kale😥❤🤴🏼🙈🙈
@farahmohamout
@farahmohamout 10 месяцев назад
Ma is gursateen lovekaga❤
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
9/jun/2023 incha allh markan ishanano geesigayga ayaan habeenka arooska shidan doona
@saedhassan8341
@saedhassan8341 6 лет назад
Waqtigii iigu dambaysay ee aan gabadh jeclaado dhaamadkii 2014kii ayay ahayd nolosha qofka iigu qiimaha badnayd ee isoo marta oo waqtigaasi aanu isku ahayn ul iyo diirkeed ayan markan heestan dhagaystaba nolol guur iyo mustaqbal jeclaan jiray Waxayse noqotay waxaaso dhami hal bacaad lagu lisay iyo riyo noloshaydu mar heshay marna wayday Waqtigaas wixii ka dambeeyey waxan kaba gaabsaday haween iyo sheekadood in qof la jeclaadona waxan ka aaminay inay tahay ku noolaansho been iyo khiyaal Waxanse u rajayn dhalinyarta is jecel nolol barwaaqo ah Lamaano kasta oo is jecel rabi ha isku dhowro guulaysta lamaanayaasha wada jira oo dhan
@djabdi100
@djabdi100 6 лет назад
Kulucow Nasiibka Mar Kale Cugo Saaxiib
@saedhassan8341
@saedhassan8341 5 лет назад
@@djabdi100 waan ku salamay saxib wanan kaga mahad celin talada fiican, Qadarku kolay waa wax xaga rabi ka qoran saxiib oo ma garan karo inan mar kale gayaanka ka cugan doono iyo in kale Balse xagayga u malayn maayo inay naftaydu dib iskugu dayi doonto xulasho dookh haddiiba qofkii ugu mudna ee la xusho nasiib nakala fogeeyey, Alle ayaa se og sida xaal ku dambayn Sideedana waxan aminsanahay waa wax iska coincidence ah oo maha wax la raadiyo ama qasab iyo doondoon lagu helo, ee waa kolba wax nasiib idin kulmiyo qofkaad u bogi lahayd Wan rajayn sidii wacanba midka uu wanag iyo badhaadhe kujiro inagu ma garan karnee saxiib qaali mahadsanid
@sacduushbintunursacduush4613
@sacduushbintunursacduush4613 5 лет назад
@@saedhassan8341 😢
@ommahmed6651
@ommahmed6651 4 года назад
@@saedhassan8341 sanad Kadib markale ma cugatay wlo
@xayaatlakiofficial9808
@xayaatlakiofficial9808 4 года назад
😭😭😭😭Waa mar xalada manta taganhy wax kasto waa qadar rabbi wllo raga kuwa xuun ku jiiran. Wllhi wxn nacesa jeceel wxa micno lahen kula noqon 😭
@abdifatahadan1270
@abdifatahadan1270 3 года назад
One of the best wedding songs of bk., who is still watching 2020
@TUFAAX411
@TUFAAX411 3 года назад
2021 wall macn
@abdikhanimohamedhajji2229
@abdikhanimohamedhajji2229 2 года назад
2022 🤗
@Macalinbashiir1
@Macalinbashiir1 9 месяцев назад
2023
@abdirahmanhusseinabdillahi5207
wwwww ala waa Hees mcn Alow Somaliland Iida Anoo nawad ah igu celi Amiin Yaarab
@deeqhoodaale7861
@deeqhoodaale7861 3 месяца назад
Mokhtar Ali Muse iyo Rahmo Abdi Baraar 2015 BURCO. Habeenkaas waan joogay arooska wiilka eedaday dhashay ee Mukhtaar iyo ina'adeertay Rahma, guulaysta oo qoyskiinu ha badhaadho oo barakoobo, 9 sanadood oo ubad iyo farxadba leh baad gasheen.
@Hallo-wx5lt
@Hallo-wx5lt Месяц назад
November 2014 buu ahaa aroosku!
@idilismail2034
@idilismail2034 22 дня назад
Aamin
@AasiyaBidhiid
@AasiyaBidhiid 5 месяцев назад
Habenkii igu horaysay aan Heestan dhegaysto waa 5/4/2024 arooskayguna waaa. 16/4/2024 ilhayow lamane kasta nolshu midayso isku barkeee awlad baariyan ku arsaaq inshlh😢❤😊
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 года назад
Habeen roob daayo 2/5/2021 burco togdheer somaliland Noloshana macankeeda iyo maamulkeediyo marayanta cashaqa eebe meel idin mari"🤩
@maribari390
@maribari390 3 года назад
Caawa ayan dhagaysanaya 2021 bishi Shanaad. Se ma haysto cid aan niyadda ku dhisto
@liibaanaxmed6656
@liibaanaxmed6656 5 месяцев назад
iyo mustaqbalkiini inaad caaawa miiirteen😢 26rmdn/1445 4/4/24 waxaan iska niyestay anooo nolol farxad leh dhex mushaaaxaya emotional 🥹
@rahmaabdirahman8545
@rahmaabdirahman8545 7 месяцев назад
Heestan waxan dhegaysan jiray 2017kii anigoo marka qof aan markiidanbe nolol wadagnay anan niyada ku hayn jiray hada wan kala tagnay anigana ilahay wax khayr kaba haysiiyo isagana wax khayr kaba amin no dhaha😢❤
@idilismail2034
@idilismail2034 22 дня назад
Masha allah heestan wan jeclhy hadan noolodo waan shidan donaa aroskyga 😊❤
@nimconalka4918
@nimconalka4918 9 лет назад
Bk waxaa balan ah arooskeyga inaad aad adigu ka heesto ma ahane inaanba dhigin aduunka meel walbood joogto waan ka keenayaa !!
@abdirzakkaahin4920
@abdirzakkaahin4920 9 лет назад
waan kula qba fikrkaas ee wali ma guursatyna wakhti badan ayaa ka soo waregay wakhtiga ad qorty a warqdn an cawa arkee mise wali single bad tahyna aynu tigidhka wada bixinee
@ahmedmohamoud9054
@ahmedmohamoud9054 8 лет назад
hhhhh nice lol
@qalanjoqalanjo4811
@qalanjoqalanjo4811 7 лет назад
Abdirazak Hassan 😂😂😂
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 лет назад
Boqorada mareexaan bk bes in me all xigigaha kkkkkkkk
@hamzebuuhodle4808
@hamzebuuhodle4808 7 лет назад
Boqorada mareexaan Anigana inaan Heesta Arooskeeda Sameeya iga Ballan ah Haddii aanad wali aqal galinba
@badrauk6940
@badrauk6940 2 месяца назад
I.A Heestan Arooskayga bn daaran doona❤
@suhaybmukhtar4846
@suhaybmukhtar4846 Месяц назад
Maraynta cashaqa heesta kaliya ee an markan dhagayzto Xaadu I dhaqaaqdo wlhi wa dareen dhab😢😢💔💝
@Nabiil47
@Nabiil47 Год назад
Eshqiyaasak Habeen-kaa arooskan joogay caawana waan dawaanaya after 8 yrs !
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 2 месяца назад
2024/6/24/ qalbiga waka dilanahay dushana waka qurux badanahay dabka qalbiga ka baxaya walidki i dhalay iyo kuwii ila dhashayna waisla jogna hada dabki ma damin allow dunida quusba ka taganahee si un i maree❤bal mar an sidan dhamo ayan so siyaran dona qoralka i.a wa haday naftu gaadho sanadkan gerida badane 🎉allow kama quusan wali iso duceya umalayn mayo inan wiil dambe calman doone 😊Alxamdulilahh cala kuli axwall🎉❤
@idilismail2034
@idilismail2034 22 дня назад
Iska samir wll malin un farxin 😢
@rayaanmohammed4293
@rayaanmohammed4293 4 года назад
Hestan aroos kega aye ka shidned runti mid murugo iyo dhib igu rebtay ayo aha wa sababta an ila hada u guur san la ahay waqti aya kaso waregate kala tagi ninkega hore😭
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 года назад
Ha oyine aamu
@burco7626
@burco7626 3 года назад
Who's watching 👀July 2021, the one and only legend 🙌❤
@safaahmed3323
@safaahmed3323 3 года назад
September 2021
@Jalleisse
@Jalleisse Месяц назад
9.11.2023 Maalin aan ad u jecleystay bay aheed sacadaha ugu danbeyay malinkaan waxan aad u dhageysanayy heeskan wa sababta ilaa imika an udhageysanyo.❤
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 года назад
14 10 2015 habeenkii arooskayga runtii waa xasuus gaar ii ah heestanianiyo gacalisadaydii aan aduunka ugu jeclaa maxamed aamiin maamadii aduunkaan ugu jeclaa lknse😥😥😭😭😭😭🥺🥺
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 2 месяца назад
Qalbiga alle haku qabojiyo😢😢
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 месяца назад
​@@bahjafaysal1158 thanks boqortooyo sharfanid wlloh
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Месяц назад
​@@bahjafaysal1158 aamiin mahad sanid boqortooyo sharfanid🥹🥹🥹
@kabtanqasali6230
@kabtanqasali6230 9 лет назад
Mukhtaar ali muse iyo dumaashiday raxma cabdi maxamuud farxad kuwada noolaada
@abdullahisigat4975
@abdullahisigat4975 9 лет назад
when i hear this song i remember my wedding it was very good i love my wife so much she is so beautiful
@hiboabdiabdi1253
@hiboabdiabdi1253 8 лет назад
so sweet manshallah
@hiboabdiabdi1253
@hiboabdiabdi1253 8 лет назад
so sweet manshallah
@OMAARKA
@OMAARKA 2 года назад
Legend reer burco ah weye ninka arooskiisa heesta laga qaadaya
@iqramohamud9167
@iqramohamud9167 3 месяца назад
19/05/24 ayaan dhageysana o ah maanta bk is legend
@nasiimcadey180
@nasiimcadey180 8 лет назад
heesta àaad ayey u dagentahy xxx💋💋 isku waara ubad qeyr qabo kale hela aamiin
@mohedeuropean989
@mohedeuropean989 7 лет назад
de lvly somali gwal 😂😂😂 xxx aaa
@hanuuniyehoodaale728
@hanuuniyehoodaale728 7 лет назад
*Intaan fanaaniinta dambe dhegaysanayey weli ma arag ninkan fanaan ka heeso macaan xulashadda heesuhuu yaqaana*
@mascudsuperboyofficial9376
@mascudsuperboyofficial9376 5 лет назад
Kula mid ahay wwligay ma arkin wa fananka Somalida ugu codka macan ever
@ahmedgadiid2898
@ahmedgadiid2898 3 года назад
Marki ugu horeysay An dhagaysto heestaN Hargaysa Iskoyska Togdheer ban joogay Roob wayn wuu da.yay MaalinkaH Allah muxu wakhtigu oradayayaH 2020 😆😆😆
@abdinurseefka
@abdinurseefka 9 лет назад
Wooow aroos qayr qabo walaalaha is guursaday Lkn sxb reer magaal iska dhig gabarta gacmaha inaad qabsato ayeey ahayd
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 лет назад
Bk Hesahaada kalla ma yarestaan cod msha allah buu allah kusiiyay Quraanka Sidaas ugu xifdi walalo ishaallah
@abdisalanhassan25
@abdisalanhassan25 7 месяцев назад
insha allah Malinka arooskayga dib u soo buuqan dona hestan 5/2/2024 Wakhti saladii maqrib wax yar ka hadhsan sanahay
@buraotv7048
@buraotv7048 9 лет назад
Mukhtaar Ali Muse. Iyo dumaashiday Alle ha isu kiin barakeeyo wiil iyo caano gabadh iyo caano
@zumayamohammad1633
@zumayamohammad1633 Год назад
Habeen isnin soo galyso kuwa kasto is jecel kuwa guulysta alleh haka dhigo😢🥺🔗 Calmashadu mar weeye Allaw isku kaaya Zim qofkaygah🥺💋🫂💉Ⓜ️💍🤲🤲
@Abdirizak-pv6ws
@Abdirizak-pv6ws 11 месяцев назад
Hawenkii iguhoreysay hestan hawen eid aye eheyd runtii.....❤❤❤❤wa hees an jeclahy.....I'm listening 🎶 til 2023 fantastic ♥️
@sssniperwolf1175
@sssniperwolf1175 7 лет назад
I can't wait my wedding 😘 .ridka 💞💞❤
@safiamohamed9148
@safiamohamed9148 6 лет назад
Dd
@hamz233
@hamz233 3 года назад
Have you had your wedding yet😁
@mustafeahmed4685
@mustafeahmed4685 3 года назад
this is very interesting song to me i hear till 2021. I am greating for every one who love this beutifull song. Now i married i happy to my life to my lovely wife and doughter. Thank you.
@ayuubxudeyfi5838
@ayuubxudeyfi5838 9 лет назад
waaa mansha allah hodan sayigeeda kuwiii isku arag ilahaye ha in ka dhigo aamin aamin wiil iyo caaano
@hamz233
@hamz233 3 года назад
2022 yaa daawanaya the legend 🐐
@MATAANoffishical9791
@MATAANoffishical9791 5 месяцев назад
Heesaha arooyada loo qaado ta umacaan cajoibsana waxan dhagaaysanayaa tan ilaa iyo 2015kii😊😅
@ahmedmohamed8969
@ahmedmohamed8969 7 лет назад
mansha Allah hambalyo reerki lagu naste lagu nagaado ubad kheyr qabana Kala hela ilahay ha idin Ka dhigo isku waara abid nolada aamiin aamiin
@shaficimaxamedxassan9382
@shaficimaxamedxassan9382 4 года назад
2020 daawanaYa Wlahie😀🙋‍♂️
@Baabkasool
@Baabkasool 2 месяца назад
Noloshana macankedi Mamulkediyo Maranta cashaqa Ebe meel idin mari 25/6/2024 Sacadu waa 2:33 Habeenimo goptu waa Lascanod sooL somali Xafadu wa exka xafada loyaqano Adunkan Ninba malin Buu kulee yahay Ani malin Tayda wasugidona Gorey Ahataba Waxan Ilahay Ka rajay Nayaa Gabar Iman Laho Nolosha ila Fahanta inu alleh Isiyo isha allah Aduunyo 😢
@karamaabdirahman8561
@karamaabdirahman8561 6 лет назад
aroooskii aroosyada one milyan above views waligay maan arag aroos milyan iyo kabadani daawatay
@fadxiabdikariim4853
@fadxiabdikariim4853 Год назад
Ilaahow boqorkayga nolosha nagu midawsii amin yarabiii👫💖😘🤲🤲🤲🤲
@shuebibrahimaden1999
@shuebibrahimaden1999 Год назад
Niyad qeer u sheeg wlala wad heli nin wanagsan oo ku tuso jecel iyo ixtiraam❤
@ahmedsaedabdullah9183
@ahmedsaedabdullah9183 3 года назад
2021 Still Watching ♥️
@saeedlover2457
@saeedlover2457 9 лет назад
Hambalyo ayaan leeyahay arooska iyo aroosada ..Mo bk waad ka baxsatay sxb
@greenempire2916
@greenempire2916 3 года назад
Mukhtar Cali Muuse My Classmate Hambalyo Habsan ah ayaan Hawada U marinayaa isaga iyo Marwadiisa.
@DjDiini20
@DjDiini20 25 дней назад
The first night i was sang at a wedding I was sang this song It was that time 2024.8.12❤ If you behind me, like me plz
@Hooda36
@Hooda36 9 лет назад
Bk codkaagu waa verry special inabacaadi maaha ur the best
@guulcade
@guulcade 9 лет назад
Masha Allah nice song mbk keep going bro
@darmanhashim
@darmanhashim 9 лет назад
Mohamud Abdi what a song so far the best from bk hopefully more to come singer of the year all i can say thank you caz
@saedsadka3051
@saedsadka3051 9 лет назад
maamulaha mulkiilaha sudio dareeen kiciye waa haldoorka musician #idiris#burcaawi eto.o actober studio waxa lagu sooo cinwaanka fcbk idiris burcaawi balidhiig thnkz fans
@asmaxaajiyusuf9554
@asmaxaajiyusuf9554 4 года назад
Nasabkina dheeraa inad cawa miirteen
@amiirmohaamagan4846
@amiirmohaamagan4846 7 лет назад
waa hees xasuus igu leh intaa aan dhageystayne tiro malahan waxa marag ma doonta ah masabkiiini dheeraa iyo mustaqblkiinii inaad caawa miirteeen
@xamsetimo7440
@xamsetimo7440 9 лет назад
Masha alaha indrkay mukhtaar cali muuse and dumaashiday hodan alle haysu kiin daayo ubad khayr lehna Kala hela amiin
@zakiwadani2190
@zakiwadani2190 9 лет назад
Nc
@honestboy1200
@honestboy1200 9 лет назад
axyaa aroos macaan talaw anigana kayga aan raadiyp midh yar eee xagay joogtaaa
@naasirxoosh1504
@naasirxoosh1504 9 лет назад
in hargeisa wada calaf isbaro dhigo 7:00 ilaa 10:00 habenimo
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 4 года назад
Mustafe dhaqan nin culus salaan gobeed zhp qali youtubeka dhaska inooga tun zhp eesh calaa hees
@djabdi100
@djabdi100 4 года назад
Jaskalaha walaal
@muniirgas2922
@muniirgas2922 9 лет назад
woow waxbaa ka dhacay meeshaa sowt mcn allow ku daa mxd bk
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 7 лет назад
waan xanaaqsanahy oo muxuu hestan aroskayga uga qaadi wayay yaa
@user-sn8op9uh7u
@user-sn8op9uh7u 7 месяцев назад
Wakhti xasuusleh ayey ahayd ❤❤❤ my Xabibti
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 года назад
Talow imisa caruura isu dhaleen qoyskani xasuus wacan🥰
@anascayka2105
@anascayka2105 5 лет назад
Heestaan arooskeyga kufcneed lkn ninba lamahaayo mid gaarsi rabo moyaane allaha soosahlo
@mascudsuperboyofficial9376
@mascudsuperboyofficial9376 5 лет назад
Aamin
@adnanhaji7072
@adnanhaji7072 Год назад
Mustafe dhaqanow meeshu ma Hotel cigaal burcaa
@bedrocali824
@bedrocali824 8 лет назад
Waaw wan ka helay heesta noloow the best song mahamed bk ala ala cod igadheh
@siciidmaxamed1323
@siciidmaxamed1323 6 лет назад
Mukhtaar iyo raxma labo qof oo igu qaaliye alle awlaad baariya hydinku deeqo
@farxiyomaxamed1275
@farxiyomaxamed1275 3 года назад
Who lisen 2021
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 6 лет назад
McHa allH MukHtar io raHMa alle haYzu kin daYo bk Hez io badH FaNan an tagero
@baxnaano1436
@baxnaano1436 9 лет назад
bk hees iga dheh waxaad tahay fanaan aan aad u taageero heeso qaarna waxaadba u maleysaa in aad qalbigeyga u geyd cml
@abdikadirshuriye6
@abdikadirshuriye6 8 лет назад
Exclusive
@yahya579
@yahya579 9 лет назад
hambalyo... isku waraa ubad kher qabana kala hela .amiin............
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 5 лет назад
arooskyga bk ba ka heesayaa wa balaan insha allah 2020
@sharky_boyy
@sharky_boyy 7 лет назад
MashaAllah aroos qurux badan iyo hees lagu fara yaraystay yaa salaam
@faysalsakaaro5485
@faysalsakaaro5485 9 лет назад
waaw hees macaaan weeye walahi alfnaan maxamed bk boqorka codka aadbaan oola dhacay heestaaan
@mohamedasker39
@mohamedasker39 7 лет назад
waa arooskan ugu dawshada badnhy ilaa iyo hda 2017 kma dalo iskwra
@rajmahi9227
@rajmahi9227 8 лет назад
wwwww masha allaaah masha allaaah masha allaaah masha allaaah masha allaaah aroos wacan barakallaah fiiki wabaraka caleykum lkn waxaa wanagsan inla astuuro aroosada
@abdihakin9276
@abdihakin9276 9 лет назад
msh allah hambalyo Lkn mohamed Bk waa fanaan qaliya wale nice .. #Abdihakim #caman #jole
@raliyamohamed928
@raliyamohamed928 8 лет назад
u are a da bxt singer u a da king of music
@zernimcaancishqi7861
@zernimcaancishqi7861 Год назад
The still znd watchting 2023 😢😢😢😢😢
@luckyaniso4151
@luckyaniso4151 6 лет назад
wow very nice song brother codka alha ku barakeyo
@harafmada9655
@harafmada9655 8 лет назад
Wooow aroos an cadi ahayn. Heesta way u qal man allow isuda hanbalyo
@ahmedmohamoud9054
@ahmedmohamoud9054 8 лет назад
nice coment Quruxey
@lyloonmedidil2125
@lyloonmedidil2125 8 лет назад
Ahmed Hassan
@suhaibidiris5832
@suhaibidiris5832 9 лет назад
Woow manshlah. Sxb bk wad horu. Martay
@musehomer6457
@musehomer6457 7 лет назад
Heestan bk wn tan ku jeclaadayba🙋
@Unitedclips10
@Unitedclips10 9 лет назад
aamiin waa xees aaad u macaan badan waan ka helay runti
@fatmamohamad8138
@fatmamohamad8138 9 лет назад
Wooooow
@arawelo4324
@arawelo4324 8 лет назад
eshcalaa aroos and eshcalaa fanaan ma'sha allah barakooba
@nasramohamed1459
@nasramohamed1459 9 лет назад
Nice song but too short i wonder why!
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 месяцев назад
2023/11/27/❤ tolow mais qaban m.a 😊😊
@dr.ataatabk3928
@dr.ataatabk3928 9 лет назад
best fanaan bk aad baan kuu tageraaa
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Who watch 2021
@maxamedaxmed6929
@maxamedaxmed6929 8 лет назад
arooskii isku waaray alaha kadhiko my bro xaagiina ducada
@aishaamukhtaarahmed9852
@aishaamukhtaarahmed9852 11 месяцев назад
Ameen🙏😊
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 2 года назад
Insha allah Coming soon 2017😘2022 Arooskayga Mansabkiinii dheeraa
@ayeyokoris4810
@ayeyokoris4810 2 года назад
Heestan arooskeyga daranaya🥺❤️
@najmaahmed4422
@najmaahmed4422 8 лет назад
bk king of voice
@axmedyusufsicid6475
@axmedyusufsicid6475 8 лет назад
mashal Allah maxamed siciid cabdi bk wooooooow sxb love 👍 👍 👍 💞 sxb
@canababdi823
@canababdi823 7 лет назад
war yaa biyaha ku shubaay mahamed bk waxaad mooda waan odayga abahaay dhalaay u lahaan jiiraay o shurufle la odhaaan jiraaay😂😂😂
@qalanjoqalanjo4811
@qalanjoqalanjo4811 7 лет назад
Canab Abdi hhhhh😂😂😂
@rabdii9366
@rabdii9366 7 лет назад
Canab Abdi dameerka aabahii xaarkuu dhigana lama tihid ninkan habaryoonis.
@canababdi823
@canababdi823 7 лет назад
agaah war ninka maxaa kasi aah rer burco labo xoolo bey isku aroosiyen isku waraa qoyska cusub o muslimka kuso kordha tihine
@anasali7566
@anasali7566 7 лет назад
Canab Abdi bring
@mohammedahmad1041
@mohammedahmad1041 6 лет назад
I was at that hotel I was egal hotel in burco one the best hotel in burco ever
@aishailmi5770
@aishailmi5770 9 лет назад
maxamed bk I like ur heeso Allaaah yahdiik sawd macaan iga dheh
@omarN
@omarN 9 лет назад
Boqorka codka wakhtigan jooga maxamed bk mash allah.
Далее
heestii maxamed bk aroos
6:06
Просмотров 492 тыс.
Maxamed BK, Hees Aroos Oo Shidan 2019
5:51
Просмотров 9 тыс.
Maxamed bk - Jawharad Best Official video HD
5:26
Просмотров 3,6 млн
Been Go Lagu Daday
7:46
Просмотров 10 тыс.
Maxamed BK - Alloow Gurigiini daa (HEES AROOS)
4:40
Просмотров 847 тыс.
Maxamed BK (AROOS) New Song 2014
4:38
Просмотров 610 тыс.
Xariir-Axmed-Heestii-Layla-Directed-Jundi-Media-2015
6:23
DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PARTY 2013
5:28