Тёмный
No video :(

Maxamed Daacad - Carruur laga helay gudaha xerada Xalane 

HANOOLAATO
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 116 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 267   
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 Год назад
Aad ayaan ugu mahad celinayaa Daacad oo ilmaha yar yar u naxay badbaadiyayna Ilaahayka sokow, waa sidii Soomaalida lagu yaqaanay waagii hore. Aad ayaad u mahadsan tihiin ha noolaato iyo Daacad iyo wareysigaagaba.
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Год назад
Mashaa Allah waa wiil soomali dhab ah, waa ehelu sharaf. ilahay haku kuxifdiyo wuxuu badbaadiyo ciyaalkaas masaakiinta ah .ilahayoow adaa mahad leh.
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 Год назад
Tanks
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Год назад
Masha allh Daacad , daacadnimadada ku moodeey Alle hakugu bashaareeyo janatu alfirdowza alaclaa.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
Masha Allah dacadnimada caruurta ku badbaadisay baa Alla ku badbaadiyey Allah haku xaafido wll
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Год назад
❤❤❤ Masha Allah warbaahin u adeegta Bulshada Guuleyso Hanoolaato Ayaanle ❤❤❤
@ahmednurmohamedhashi9046
@ahmednurmohamedhashi9046 Год назад
Ilahay ha ku xafido cafimad iyo cimri dheerna Alaha ku siyo Amin Seyga Rushka Axmednur wil wanagsan Ilahayba ku abalmarin walalkeeyo
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Год назад
اللهم ولّ علينا خيارنا ولا تولّ شرارنا برحمتك يا أرحم الراحمين .....
@nibo5707
@nibo5707 22 дня назад
Well done walaal, you did good job❤
@dahirgoley
@dahirgoley Год назад
Masha allaah ilahay ha ku xifdiyo si wanaagsan ayaa ku samaysay
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Mashallah runahanti wilkan ilmaha badbadiyay wa qof wanagsan o dacad ah waxas jiro in ilmaha laxado iyo in xalañe lguqalo wa shaki carurta malwalbo aya lageykara
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Год назад
Wiilkaan naxariista badan ilaahoow sii waxkasta uujecelyahay albaabkasta oo kaxiran alah ufuro wanaagaas uusameeyay ilaaheey janno ha ugu badalo ilaahoow siduu ilmaha ucaawiyay ucaawi yaaa raxmaaan
@fantastic9536
@fantastic9536 Год назад
Kheyrallaha,idin,siiyo, Mohamed, Daacad,magacaagay,kamuuqata,Daacad nimadaada,,ilmahaaga, allaha, kuu xafido,,
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Год назад
Waxaa meeaha iiga muuqda,baarug la,aanta dadka gudaa ku nool,wiilkaan na waxaa sababy inuu sidaan sameeyo,waa qurbaha oo ah meel aan la,is aaminin, khayr allaha kaa siiyo walaal
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Год назад
Jah ayaanlow anaga waxaa naga maqan walaal keey cabdala cabdiraxman jamac 12 jir ah walaalow xallane waa lugu dhameeyay ubadkii somaliya
@mohamudissak1889
@mohamudissak1889 Год назад
Bismillah walal mad mudaharad sameysan
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Год назад
Ilaahey asagoo nabad ah ha nabad keeno insha Allah.
@ShMaxamuud-j2y
@ShMaxamuud-j2y 29 дней назад
Maxa u raadin wayse wiilka
@batulasmail8261
@batulasmail8261 21 день назад
Ayaanle waa kuwa Xalane u shaqeeyo Adiga iyo kuwala midka ah umadka ah Soomaaliyeed Allaha dhaafiyo
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Год назад
Ayaanlle waa ku salaamay walaalkeey daacad alaha kaa abaaal mariyo damiir kaaga wanaagsan alahana ku xifdiyo
@ashawooo
@ashawooo Год назад
illahaya badi Caruurtada Somaliyade rabi adiga uu maqana illahaya qeera ha ku siya Wiilkaga Somaliyade illahaya adiga badiya
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 Год назад
Ilaahay hakaa farxiyo aakhiro iyo aduunyo Ilaahay kuma tuso dhibaato Ilaahay hakaa raalli noqdo. Waxaad qabatay shaqadii ay qaban lahaayeen ciidamada. Waxaan shacabka soomaaliyees ka codsanayaa inay dadka sharafta badan oo naxariista badan Ilaahay ka cabsanaya inaad xasuusataan qadarisaan taariikhda ku xustaan hadduu berito xil idinka soo doonto aad siisaan. Mahadsanidiin
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Год назад
Please 🙏Ayaanle❤dadka hadalka❤haka dhexgelin🙏waayo, waxaad Luminaysaa❤Muridii iyo Muhiimafii hadalka❤AGAAH!! waxbadan baan kugu arkay sidan!!QOFKA❤, aad wareysaneyso, SHEEKADU ayaa ka kala Lumeysa!!! Please 🙏degdeg a ❤Walaalo ❤noo yara deji!! si dee Barnamijku , uu XALAD u yeesho!!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
shukri cagdheer Agaah 😍
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Год назад
Mansha Allah Waa Wiil Soomaali dhab ah Alle haku xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah Noloshu kuma ciisho Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👏👏
@husseinfadumo4264
@husseinfadumo4264 Год назад
Iskasaara waxaas ciyaalka waxay kalabaxaan orgaanigada
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Год назад
Ilaahay ha ku Xifdiyo walaalo, qof fiican oo Damiir leh ayaad tahay, kii ka cararay caruurtaba soo Soomali muu ahayn
@abdulkadirabdi7373
@abdulkadirabdi7373 Год назад
Qeer allaha ku siiyo bro
@Qaali12
@Qaali12 Год назад
Great job 😊
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 26 дней назад
Supxanalha waa muurugo xildhibaanadaah dhuniqatayaasha xataah ilmahaa umahaadlayaan
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 Год назад
Video 10 ayaan ku ceshtey ma fahmin wah 🥺
@magaran04
@magaran04 Год назад
ayaanle aniga wareysigaan waxaan u fahmay in uu ku titiraayo wareysi hada ka hor fartaag ka qaday oo lagu shegay in ilmaha lagu xado xalane ilmaha lagu qasho
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 Год назад
Xoogaa hadalkiisa is dar-dar badan ayaa ka jira war meeshaas reero badan ayaa dhexdegan caruurtooda magaalada ayey school u soo aadaan sidaan maqlay 3:30 ayuu sheegay inuu soo bedelilaa ticket laakiin shirkad saacadaas jooga gudaha Airport ka ma jirto
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 26 дней назад
Xaalanaah shaacbkaah xaamraajogaah haaguubaan
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Год назад
اللهم أصلح أحوال الصومال وأصلح أحوال المسلمين....
@ikramfarah2118
@ikramfarah2118 Год назад
Ameen
@hodanislan2381
@hodanislan2381 Год назад
Ilhay ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Raxmatu Allah caleykum jamiican.
@sakandar31
@sakandar31 Год назад
Xasbiyallahu wa nicmal wakiil , subxanallah
@shaficihassan7527
@shaficihassan7527 Год назад
Mogadishu arimaas waa ku badantahay, Maalin wiil bajaj-tisa aan raaci jiray, aniga oo bajajta saaran waxaan wadada ku arkay wiil wadada bartankeeda yaalo, markan dhahay istaag wiilkas aan caawino, wuxuu I dhahay qofkas manoola sida uu u yaalo ayaan arkaa ninyahow naga wad, adiga dilay ayaa lagu dhihi karaa, waa naga sii waday. Aniga oo la yaaban, naxariis daradisa, ayaa maalin kale isla asagii anigoo bajatisa saaran ayaa waxaa shil galay bajaj, shilka sababtisa waxay ahayd bajajta waxaa taabtay bajaj kale oo ay is garab ordaayeen, anaga jihada bajajta shilka gashay u socotay mooye, dhinaca kale ayaan kaso soconay oo waan is dhaafnay marka ay rogmatay. Aniga waxaan dhahay wiilka bajajta waday istaag, waan soo daganay si aan u caawino, markii aan uso dhawanay ayaa waxaa aragnay mootadii oo qaliban Iyo wiil darawalka, islaan iyo askari kaso baxeen. Wiilkii bajajta shilka gashay waday ayaa farta nagu soo fiiqay oo yiri bajajta nagu dhacday waa taas, anagii ayuu na masabiday, meeshii ayaan uga soo dhaqaqnay, buuxii dadka darteed wax naso daba raaca ma arag. Markii aan soconay ayaa yarkii bajajta igu yiri meshan waa sidaan, qofka axsaan u samayso adiga ayuu daalac ku raacanaa, markaas waxaa uu iga sheekeyay qiso hada kahor ku dhacday asaga oo ahayd: Isaga iyo asxaab ay qaad isla cunaayen, meel garaash ah, markii qaadkii dhameesteen oo ay seexdeen, subixii mid asaga oo meyd ah laso kacay, qoladii CID ayaa la wacay, dhamantood waxaa loo xeray in ay ninkas dileen oo kale , baritaan ayaa la galiyay, markii danbe wiilka dhintay walalkiis oo taqaanay ayaa xabsiga timid, wiilashan walalkey ma dilin hala daayo dhahday, sidaas ayaa lagu soo dayay. Wuxuu yiri maalintas kadib qof haduu ruux baxayo xataa axsaan uma sameyo ayuu yiri asagoo leh, yaan daalac lagu raacan.
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Год назад
Alaah ha kugu abaalgudo misaanka aakiro iyo aduunkaba naxariistiisa. ALXAMDULILAAL , MashaAlaah.
@mahadalle8644
@mahadalle8644 Год назад
in uu mudacayo baad moodaa oo isdifaacayo qofkuu u waramayo ma fiirinayo hortiisa buu ku fiirinayaa indho stress iyo cabsi ka muuqato marna ayaanle ayuu second fiirunayaa ilaah ha ku cafiyo
@Odaybiiqe
@Odaybiiqe Год назад
NINKAN FAR KU GODAN QAAIN WAAYE DIB HALOO BAADHO
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 Год назад
Illaahey kheer badan ha ku siiyo dadaal badan ayaad gadhey❤
@mohamedbiixi7351
@mohamedbiixi7351 Год назад
Walaall aadbaan kuu hambalyaynayaa waayo waxaad tahay suxufi dhexdhexaada hore u Soco ayaanle
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 Год назад
Walaal ka raali noqo!! Alle hakaa amaal mariyo khayr fara badan!!
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 Год назад
Maasha allah jizakallahu kheyr wllkey
@AHH677
@AHH677 Год назад
Maxaa ciyaal ah Dad waaweyn ayaa meesha xubnahooda laga dhoofiyaa sida ay sheegaan dad Ka shaqeeya Xalane Waa xarunta gaalada Ka hagto soomaaliya
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Год назад
Waa sheeko xanuunbaan👍🌹🌹💖💖💖💔💔💪🏾🇸🇴
@Maxchama
@Maxchama Год назад
Alloow nabada noo siyaadi iyagana nabad balaadhan sii 🤲🏽
@haania2495
@haania2495 Год назад
Xeradaaan oo dhan maa la baa Biyo subhanallah
@lordduke2959
@lordduke2959 Год назад
War meesha hala xiro
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Год назад
اللهم أعز الإسلام والمسلمين و أذل الشرك والمشركين ....
@bajadhuunyare3785
@bajadhuunyare3785 Год назад
Ninkan warkiisa ma saxna
@muhumedswyrah3161
@muhumedswyrah3161 Год назад
Waan ka xumahay Sheekadan iyo sheekooyin badan Somalia Laga Soo tabiyo waa Qarankii Africa ugu qurux badnaa 1970-90kii Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane caku qabyaalad
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Thanks for sharing with us
@nimco9305
@nimco9305 Год назад
Wa cajib adigana rabi ha ka abal mariyo dadkena wa adbadan yihin ilmahoda ha ilashadan inta ay iska dayan warka.
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 Год назад
Maashaa Allaah,Allaah dartiisa ayaad u badbadisey,abaalkaas ayaa Allaah kugu badbaadiyey adigana.Allaah dartiisa ruuxii wax u sameeya Allaah ma dayico.
@samdaani
@samdaani Год назад
Yaab dalkaan halaga saaro amisom waa xalka ugu dhow oo ugu horeeya
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 Год назад
Macalinka inee ka cabsadeena laga yaaba iga garaaca 😢😢😢😢 ax waalid qofkii ah ayaa fahmaya wlh
@alalialmaqribi4188
@alalialmaqribi4188 Год назад
Xalane waa kawwaan
@abukarali5564
@abukarali5564 Год назад
Wanaag ayaad sameysaye, ilaahey hakaa ajir siiyo Daacadow
@Qaali12
@Qaali12 Год назад
Wlle arin ugub’ah mahan. Waan maqli jiray arintan. Amana Allah
@fartunnur2656
@fartunnur2656 Год назад
Illahoow qeyr kusii umada somaliyeedna badbaadi Illahoow nohiili wanalagu soo duulee Illahoow nailaali rabiyoow
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
سبحان الله
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f Год назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه والتابعين لهم بإحسان إلى يوم الدين .....ٍ
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Год назад
Asc saxiib waxad sheegte in ay dhibtahay sida loo galo meesha hadaba caruurtu wey iskagaleen horta meel laiska geli karomaahan hadna waxaatidhi shaqaan u socdey hadsna tikid ayaan bedelanaye ayaatidh caruurta howadaag degan ee xalane joogta waa tuhunkale laakiin wixii jira rabi ayaa naga og
@qoryoley4892
@qoryoley4892 Год назад
Ninkan aniga aat ayan ugu shakiyey wayo waxbadan aya qaldan
@Odaybiiqe
@Odaybiiqe Год назад
Ninkan kuwaa ciyaalka gadsny3y waaye
@Odaybiiqe
@Odaybiiqe Год назад
Ninkan ilamaha qolyaha iibsanyey kamid yahay beec loo waayey ilmaha asigaa ka qirtay afkiisa
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Год назад
September 2009-kii ayaan ka dhoofaayey Addissababa Airport anigoo usocday Dubai (UAE) carruur soomaali oo nin caddaan ah wato ayaan kula kulmay transit Hall madaarka, gabar ayaa ugu roonayd aan da'deeda ku qiyaasay sagaal sano jir ilaa toddoba carruur ah ayey ahaayeen (wiilal iyo gabdho ah) waxaan isku dayey inaan carruurtii la xidhiidho waqtigaas ninkii caddaanka ahaa wuxuu mashquul ku ahaa sidii tigidhagooda uu madaarka uga dhammayn lahaa iyo boarding passes kooda, waqtigaas Ethiopian ayaa muqdishu ka talinaayey, waa ay ii suurtagal noqon weyday inaan carruurtii wax waraysi ah la yeesho, inanta yar inan aad uqurxoon ayay ahayd oo weliba timo aad u dheer oo jileeca ayay lahayd. Waxaan filayaa inay carruur badan oo soomaali ah sidaas lagu watay..... Gaar ahaan waqtigaas xabashidu muqdishu ay haysteen.
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Год назад
7 caruur ah ma sahlana nin yahaw ma la isdhihi karaa waad badbaadin kartey lkn ma dhicin
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Asc ayanle warka sodaa maxay ahaa yeen carurta Laga heley xalane
@foozia426
@foozia426 Год назад
Subxaanalaah waxaasi waxay somalidu ladagi ladahay cuqubada dadka masaakiinta ah iyo caruurta dhiban ilahayow ugargaar caruurta la xadayo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Jizaakumu Allah kheyr.
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Год назад
Ninkan hadalkiisa wuu isku noq noqonaya Allaw sahal?!
@nuuraladan9851
@nuuraladan9851 Год назад
Ilaahay hakaa abaal mariyo dadka hadalkooda waxba kaama luminaayaan alle ha kaa abaal Marino bro
@farhiyachina6308
@farhiyachina6308 Год назад
Masha Allah jazaka Allahu kheyr
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 Год назад
#Xalane waa ka waan ka somalida runtii
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 Год назад
Wad mahadsantahy walalo mcne
@qaranmedicalcenter2626
@qaranmedicalcenter2626 Год назад
Masha allaah allaah kuxifdixiyo
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 Год назад
Isagaa iskhilaafaya
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 27 дней назад
Soomaaliyeey ilaa MADAX DAACAD AH OO ALLAAH KA BAQAYSA LA HELAYO WAA LAYES QALANAYAA WAA LAYES IIB SANAYAA TAAS AYAAN KU TALA GALAYNAA.
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 Год назад
Manshallah
@safiyaomar6179
@safiyaomar6179 Год назад
Ubadka soomaalidu way daycan yahiin
@jigjigafilms4119
@jigjigafilms4119 Год назад
Runtii waan kuugu hambalyaynayaa Sida aad Saxaafada uga duwantahay lakin Inta badan dadka aad meeshan ku waraysato waxaa aad u shaqaysa Qaybta caadifada iyo qiirada Taaso meesha ka saarta caqliga iyo common sensiga. Wiilkan Gabigiisaba Arinka uu sheegayo qiirada yaa ka tan badisay - si wacan wax uma tabin karayo.
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
Waa musiibo weyn runti dalka sifeyn ayu raba runti shar iyo sheydanba weno soodagen ALLOOW naga saar dhibta
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Год назад
Arimahaan ma ahan wax ugub ah,waanan 31 sanaba soojiray.
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
Rabi haku xafido waxad bad baadi say caruur somaali yeef oo islaam ah
@donotgiveuphelpneedypeople2241
Subxaanaka yaa cadeem very sad 😔 😟 🙁 😥 😞
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Год назад
Asxaan ha falin Shari ma kuu timaado
@mohamedabdi4315
@mohamedabdi4315 Год назад
Marki xamar la joogo khayr ha falin shar kuma imaado lkn walken mansha Allah waa geesi
@cavediver7897
@cavediver7897 Год назад
Ninkaan wax wareysanaaya waa qof damiina yaa yiri wariye noqo
@akhalif579
@akhalif579 Год назад
Guuleeyso walaal dedaal fiican baad sameysey, wax walba ka dhici karta meesha ajaanibtu degantahay. mahadsanidin.
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Год назад
shekadaan isma raceyso sidu ushegaya lawarestaha
@ibrahimabdirahman9586
@ibrahimabdirahman9586 Год назад
Khayr ha samayn sharba kuuma yimaaddo e.
@ubahguled96
@ubahguled96 Год назад
Subaxanalah
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
Shacabka Soomaaliyiyoow Xanadu Barta Xalane Xarunta Xalane Waxaan Oran Lahaa Shacabka Ku Dhinta Diinta Islaamka
@s0uljaman337
@s0uljaman337 Год назад
Waa BeenTiis MeesHaas Ma Ahan Xiradda XaLanE
@sayidka6911
@sayidka6911 Год назад
Xalane meel wanaagsan ayey ka galeen qoladii ilmaha xadi jirtay ayaan arkin ee lama arkeen.
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Год назад
Aadbaa u mahadsanthy in aad badbaadisay caruurta yaryar xalane caruurta baa lagu gataa taasi been ma aha.. Waan ooyey sida geesinimada leh aad caruurta ku badbaadisay geesi geesi aduun iyo Aakhiro waad liibaanaysaa( kuwa bilaa damiirka ah oo caruurta yaryar dhibka ugeysta Allaha soo qabto) insha Allah
@hassanlucky1672
@hassanlucky1672 Год назад
إن الله يحب المحسنين ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Xasbiya laah wanicmal wakiil
@SaidAdan
@SaidAdan Год назад
Ayaanle ninka si fiican buu u waramayaa haka dhex galin.ayaanle more training baad u baahan tahay
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 Год назад
Ilmaha wala faraxumeeya galada meesha joogta Aya isticmala, ilahayoow Naga qabo dadkan sheydaminta ah
@Odaybiiqe
@Odaybiiqe Год назад
Ciyaalka ma mobil wateeen?
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Waa dal cid waliba iska joogto
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Год назад
Xasbunalah ilahow kuwan shartoda Naga qabo ilmahena noga bad badi inshalah
@runloow2202
@runloow2202 Год назад
Masuuliyad qof kasta oo muslim saaran ayuu fuliyey, allah haka abaal mariyo. Dhibka uu marayna allah ha ugu beddelo inuu ugu denbi dhaafo, jannana ugu deeqo.
@kahagure3075
@kahagure3075 Год назад
Somali iyo fudeyd subxanallah
@aazizmohamed2616
@aazizmohamed2616 Год назад
Muxuu samayn lahaa ma caruur somaliyed bu amison uga dhex tagi lahaa
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Год назад
Mashallah
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Год назад
Subxanalah balfiriyah wilkan axsankuh subiye bah sharkunokhodey Markah waxalayirih facalah khar hasubin sharkumayimadeh Somalidah kuligod in yar maha sharkey jecal yihin Bal haduh ugasodagilah shih ukuh rakey maxeey saman lahayen Askirigabah udarnah mushih dhih lah wad madsantah hadabad sobad badisey ilman ood kentay Mashan oo sowacdey walidkud waxad tah nin wanagsan oo badbadshey ilmaha
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Год назад
Alllaahu akbarrrrrr
Далее
FARTAAG: JIRKA CARRUURTA AYAA LAGA GANACSADAA XALANE
36:16
Friends
00:32
Просмотров 177 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 500 тыс.
A Minecraft Movie | Teaser
01:20
Просмотров 20 млн
Carruurta laga helay Xalane iyo caddeeymo dheeraad ah!
17:24
Friends
00:32
Просмотров 177 тыс.