Тёмный

"Maxamed Kaahinoow cararkaad Laascaanood kaga soo carartay adigo bilaa Kabo ah....." Xisbiga Waddani 

KF Media TV
Подписаться 56 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@Zacharia-mf5mx
@Zacharia-mf5mx 2 месяца назад
walahi waa fully ina kaahine
@TheIdea2999
@TheIdea2999 2 месяца назад
Anagaa qabiil ku soosaarnay kulmiye 2017 balse haatan siyaad bare buu kadaran yahay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 месяца назад
80,000 cod ayuu kaaga badiyay gambo maad soo saarin beenawaas. Cadawga gudaha adaa ka xun ka dibada iyo siyaad barre kun jeer
@inacarab2353
@inacarab2353 2 месяца назад
Qudhmiye ha dhaco , guul waddani
@Goobwayne
@Goobwayne 2 месяца назад
Khaatumo is not easy 💪🏾💪🏾💪🏾
@zakirboss143
@zakirboss143 2 месяца назад
Dawlada Kulmiye hday intii Siilaanyo sheegato Wadani hadduu yimaadana inta Ina Mooge qabtay ayuun bay sheegan. Sbbtoo ah wax siyaasad oo cad lagama arko qolada Wadani
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 2 месяца назад
Ina kaahin kabihiisa hotel hamdi laascaanood buu kaga cararay waa fulay walahi 😂😂😂😂 ina jabuutaawi baa siidaayey hadii kale hawada laga saari lahaa
@TheIdea2999
@TheIdea2999 2 месяца назад
Kulmiye wax yar baa hudhaa aan sugno jabka taariikhiga ah ee ku soosocda
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 2 месяца назад
Waakuwad adigu wadatay
@issaahmed4949
@issaahmed4949 2 месяца назад
AWDAL State viva
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 2 месяца назад
Maxakagalay xukumadi siilaanyo waayo kulmiye ahayd haday duntana awalba mayjirin iyaduunbaa dhisday xukuumadani
@KalidKabash
@KalidKabash 2 месяца назад
Dadku wuu ogyahaye waxa oo dhane qabyalad ba sidaa u dishee adiga laftarkaaga nasteexo kama ahee waa sheeko qabiil
@yurub5288
@yurub5288 2 месяца назад
War ka xishood odasha subxalalaa 😮
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
Makhnuud baa tahay Ina biixi waa tuug and ina kahin waa dog walan
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 2 месяца назад
Adiguna sow buurta maad fuulin oo maad oran hartibaan ahay
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 2 месяца назад
todoba kalena wuujogaya
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 2 месяца назад
Kuwan waxkaleku ololeyan weygaran waayen qolo calanbuluga sidataysogaliyen baatargada ololohoda ah
@CabdiCali-mj1ze
@CabdiCali-mj1ze 2 месяца назад
Ardal.nacas.ah.geesi.mar.buu.ku.adiyadoo.waa.kaas.oo.kale.
@bashiirahmed8491
@bashiirahmed8491 2 месяца назад
Waarwaxani dhaliilbadanaa saw wuxuunmaxeriyaan
@inacarab2353
@inacarab2353 2 месяца назад
Oo hadaa ma amaan ayd sugeysay ?
@Ayan-m1f
@Ayan-m1f 2 месяца назад
Taasi wadadu waxaya u taalaa mayarda daboow wax aqri
@Ayan-m1f
@Ayan-m1f 2 месяца назад
Soodigii siilayo ku qalinaayaya dayuus waxaad qabato waa lagyaha
@amiirmahad3619
@amiirmahad3619 2 месяца назад
Ala muxu waqtigu dadka isaso gadhsiyay ninki shalay hoyada kufsiga ka ilalinayay si ad sharci ugu dhalato ayad manta fuley ku shegaysa
@zubairgeele6377
@zubairgeele6377 2 месяца назад
Hhhhh 10min baad kalabaydh iyo wajale kuso celcelinaysa inay 1min ka qadato may hayn inaad uu jeedada so gudbiso ee baro sida public speaker lo noqdo
@mukhtaarjooqle8392
@mukhtaarjooqle8392 2 месяца назад
Qof wayn oobeen sheegay waa geed qolofi kadhacday
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 2 месяца назад
yaadu waramaysa ma bini adam misedhirta
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 2 месяца назад
Koron wasiir maahee waa maqaarka gudaha ee daaya. Inakaahin waa ninka raguushay kasoocaray maanta yidhi wadahadalbaanoosocda ssckhaatumo. Inakahin wuxu qariyey inlaguyidhi noosexeexa inaad na,aqoonsantihiin hadiikale maxabiis mabicinayno taamuusheego koron
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 месяца назад
Cadawgii gudaha budhcadii Cirro mayd garaaca af xumaday eedeen ha wadaan U qaadan waagii guuldarradaa u soo socda
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 2 месяца назад
Sxp wax cusub maad sheegin.
@daauudadam188
@daauudadam188 2 месяца назад
Waar caacda iyo baroorta iska daayooo tartama
@daauudadam188
@daauudadam188 2 месяца назад
Baqal fardo la daaqday in ày ka mid tahay ayay is moodaa Noocwaliyaaba ina kaahin ha isku raro
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 2 месяца назад
Hooyada lascanod wastay walee cod baa naga helin
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 месяца назад
Mkahnuud baa tahay dhadiga isaaq yaa donayaa viva garxaajis state
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 2 месяца назад
Mid waliba hadalkuu kubaranayaa wax ka sheega dawlada beenaalaa tahay waar xaqiraada iska daa wax qaban mayside
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 2 месяца назад
Koron wasiir maahee waa maqaarka gudaha ee daaya. Inakaahin waa ninka raguushay kasoocaray maanta yidhi wadahadalbaanoosocda ssckhaatumo. Inakahin wuxu qariyey inlaguyidhi noosexeexa inaad na,aqoonsantihiin hadiikale maxabiis mabicinayno taamuusheego koron
Далее
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21