Тёмный

Maxamed Mooge|| Isku-shuban Qaraam|| Balwo Lyrics 

Balwo Lyrics
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 118 тыс.
50% 1

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@eidsahardid3461
@eidsahardid3461 4 года назад
Abtiyo m.mooge rabi naxariistii janno ha ka waraabiyo 🙏🤲
@macalinshuceyb497
@macalinshuceyb497 4 года назад
Boqorkii boqorada fanka soomaaliyeed maxamed mooge wlhi imbadan waan deydayaayey heeskan isku shuban mudo dheer kadib xaleyban helay ooy taariikhdu aheyd jan30/1/2020
@sakarienoor472
@sakarienoor472 2 года назад
Nafyahay heedadowday aan ku hagee Hargaysa ma joogtid hoygaagee Waa inaad kalidaa hadaaftaa.
@perfectlyrics3503
@perfectlyrics3503 2 года назад
Ustaad mujaahid Alfanaan Mohamed Mooge liiban Boqorkii Fanka inta afsomaliga ilaahye naxriisti jano haka waarabiyo
@maxamedaxmed4724
@maxamedaxmed4724 4 года назад
Alleh hw nxriizto inzhlah mujhdkii wynaa Maxamed mooge liipaan mujhd Macalin mulaxmayzte aqoonyahan fanaan cod libaax leh ayuu ahaa Allah' ya arxamu aad Ayaan u dhagayztaa heesaha mujhdka mobilkayga wax kle Ku ma jiran walee
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 4 года назад
Iskushuban waa hab loo qaado heesaha qaramiga ah
@khadarcabdi3095
@khadarcabdi3095 5 лет назад
Nafiba naftay doonto waa u dawee. (Mariam Hassan adaa ii dawo ah) Maxamed Mooge oo ku heesaaya cod ruuxda dhaqaajinaaya.
@hamzaabdi3609
@hamzaabdi3609 5 лет назад
Wow, qaraam iyo badh weeyi waxaan ku qaylaynaa duleedka hargeysa. Maalin barako leh oo khamiis ah yaad soo geliseen, heesahan oo kale maalintaa la soo eegta balwo team .❤👏
@cabdixakiinmarayare2119
@cabdixakiinmarayare2119 3 года назад
Lsleleddeeejrkrireeee²
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 4 года назад
Allah haw naxariistee waxa uu ahaa halyeey cod libaaxle ah Maxamed mooge liibaan 15/12/019
@sicid.hajicilmi6301
@sicid.hajicilmi6301 3 года назад
ILAAHAY HAA UU NAXARIISTO
@sicid.hajicilmi6301
@sicid.hajicilmi6301 3 года назад
AAMIIN
@mustafka1237
@mustafka1237 5 лет назад
Maxamed Mooge Liibaan Mid ka mida tiirarkii Fanka Soomaaliyeed. Laxankii Isku-shuban halkiisa ayuu ugu tagay. Balwo Lyrics aad baad u mahadsantihiin saaxiib.
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 3 года назад
Waaw axya maxamed mooge libaan xasan
@shucaybmuxumedxikmad
@shucaybmuxumedxikmad 4 года назад
Aadbaad u mahadsantihiin Balwo Layrics. Heeso badan oo aan meelaha qaar iyara fahmi waayey ayaad ii iftiimiseen. Mahadi ha idinka gaadho dedaalka aad sameyseen.
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 года назад
Balwo idinka laftiina ayaaba taariikh soconeysa ah 😘
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Heesihii waayo waayo
@khadarcabdi3095
@khadarcabdi3095 5 лет назад
Nafiba naftay doonto waa u dawee. Maxamed Mooge iyo cod ruuxda dhaqaajinaaya.
@awbustaale5719
@awbustaale5719 4 года назад
"Nafiba naftay doontaa waa u dawee I daaya maxaygu kiin dirayee" Alleylehe bog qaali ah ayaa RU-vid ku soo biiray. Waad mahadsantihiin Balwo Lyrics.
@djkaafi5616
@djkaafi5616 3 года назад
wn kuu qiray pro heesaha aad soo galisay inaba cadimahan
@mowliidibrahim3185
@mowliidibrahim3185 4 года назад
maxamed mooge mujaahid ka ilahaw unaxariso
@suudhiyooatalo1967
@suudhiyooatalo1967 3 года назад
امين يارب العالمين
@rahmacabdrisaq1937
@rahmacabdrisaq1937 5 лет назад
maxamed mooge soo badiya waa idinka codsanyaa
@maxamadcoday4592
@maxamadcoday4592 Год назад
AUN maxamad mooge liibaan
@AhmedZaki-ci6iy
@AhmedZaki-ci6iy 3 месяца назад
Laxankaa cajiibka ah ee cabdilahi qarshe todoba bari ayaa ay ku qaadatay Yaa salaam 😊
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Qaraam : Isku Shuban Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun Luuqda : Maxamed Mooge Aun Kabanka : Maxamed Mooge Aun ................................................................... Cumar Dhuule oo qaadaya Laxankan Isku Shuban halkan ka dhagayso ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pbtiHc5OVaY.html
@macalinshuceyb497
@macalinshuceyb497 4 года назад
Balwo lyrics aadbaad umahadsantihiin
@fanaxahmed4837
@fanaxahmed4837 4 года назад
Inta ad maxamed moogr wado ceb malihid sharaf ayadna ledahay
@xamseclaahi5829
@xamseclaahi5829 2 года назад
Ababay maxamed mooge liibaan alaw unaxariiso
@mceeri7238
@mceeri7238 4 года назад
AHUN M Mooge Liibaan Mujaahidka
@togdheer-man8588
@togdheer-man8588 Год назад
Ilaahay naxariistissa jano ha ka waraabiyo. Waxaanu ku wada jirey simiin hotel,Addis ababa oo ku dhawa xaruntii SNM february1984. Gacan ka gardaran aya March 1984 ku dilay Awaare anagoo shir SNM u joogna goobtaa.wuxu ii aha macallin markaan ku jirey dugsigii dhexe ee Oodweyne.
@abidshakurkuuriya5718
@abidshakurkuuriya5718 2 года назад
ya salaam axsan fanan mohamed mooge liban Aun
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 2 года назад
Thanks sxbyal waxaad soo galiseen heeso aad u qiimo badan sidan heestan M.MOOGE AHUN qaarkale oo xiiso badana waa laydinka sugaya inshallah
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Год назад
Balwo raga kaliya ee fahmikara eryaada mmooge exactly waxa uuga jeedey, AHN koley faamligaad tihiinbaan filaya waa maluun lol waad i sixikartaan . Edited:maca waxaad fahansantiin qaraam ineytahay aanay ahyn qaraaami farqi wahnbaa udhaxeeya, go forward dikriga ilaaheyna ha mooganaanina
@mohamudseed8449
@mohamudseed8449 3 года назад
War Niyaw gacan ban ku taagayee.✋
@Abdulahimaxamedfarax
@Abdulahimaxamedfarax 2 года назад
Mooge
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 5 лет назад
Waar niyaw gacan baan kuu taagaye xidhiidhkaaga ii sheeg
@kurtinrudwaan8985
@kurtinrudwaan8985 4 года назад
0634710920
@maxamedrashid3143
@maxamedrashid3143 4 года назад
Yaa salaam yaa zalaam m mooge libaan baban alle ya raxma heesuhu qaado waa cajiib
@xayadxayd9293
@xayadxayd9293 5 лет назад
Waxan rajaynaya inad heesa maxamed mooge nosobadisan
@davidwillium371
@davidwillium371 3 года назад
MUCALLIMOUUMOU , RAGEEEIII!
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Год назад
Nice
@abdulqadirhagimohamedtallm1653
@abdulqadirhagimohamedtallm1653 3 года назад
Isku shuban laguma xaman Maxamed Mooge. Malaha adinkaa isku shubma.
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 3 года назад
Adeer qabkan lagu luqeyo ayaa lo yaqan isku shuban,waxana alifay Abdullahi Qarshe
@sicid.hajicilmi6301
@sicid.hajicilmi6301 3 года назад
WAA HEESTA MAGACEEDA
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 года назад
@@SuperAbdul0000 aamusa amusa wuu walan yahaye 😂😂😂😂
@shaficialmis1046
@shaficialmis1046 5 лет назад
Heer sare.!!
@qabiilsomali7080
@qabiilsomali7080 3 года назад
Allah ha unaxariisto
@sicid.hajicilmi6301
@sicid.hajicilmi6301 3 года назад
AAMIIN
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 2 года назад
naf.aan.seexaneyn.salaada.horteed......O:-)baadi.goob.saacadaha.3.habeenimo.maskax...wax.baadh.talo.saaro.eebe..sugaajtu.waxa.aytilmaantaa.marmar....murtidu.kuu.dana...r.h.u.naxariisto.axmed..mooge.yaasiin.weyi..To.raadyow.Hargeysa
@blacktigerblacktiger7823
@blacktigerblacktiger7823 2 года назад
Yasalaam yaa salaam
@cabdihussen1958
@cabdihussen1958 2 года назад
🥀🥀🥀🥀
@warjirnews1380
@warjirnews1380 3 года назад
Wayo wayo sowsda
@fadxajirde9670
@fadxajirde9670 5 лет назад
Cajiib.
@ahmedadn9270
@ahmedadn9270 3 года назад
Legend xaqiiq
@mustafahussein9934
@mustafahussein9934 4 года назад
Zxp heesti bal dacami cashaqa carabkiyo dibnaa saar sooo daa iyadana
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 года назад
Isku shuban
@abdiali7666
@abdiali7666 4 года назад
Libaax bu aha walee gacan ti ku dishaay ale ku go somali o dhanbad ciil Bidene
@davidwillium371
@davidwillium371 3 года назад
Libaax ,cod
@amarahmed270
@amarahmed270 3 года назад
ahmed amarali
Далее
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 1,4 млн
Mark Rober vs Dude Perfect- Ultimate Robot Battle
19:00
Mudantii Haweenkay
9:58
Просмотров 18 тыс.
Beerdillaacshe Qaraam| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
11:18
Laxanka Isku Shuban - Cumar Dhuule Cali Aun
11:54
Просмотров 10 тыс.
Axmad Mooge Damaq jacayl
10:04
Просмотров 137 тыс.
Maxamed Mooge - Sabab kale Ha moodine lyrics
7:23
Просмотров 300 тыс.
Hees: Dhayal Looma Heesee| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
7:32
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 1,4 млн