Тёмный

Maxamed Nuur Daleel oo ka tirsanaa argagixisada Al Shabaab ayaa isku dhiibay ciidanka Qaranka.. 

Somali National Television
Подписаться 736 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@malaboa591
@malaboa591 2 года назад
ARGAGIXISADA SHABAABKA DHAQANKOODA IYO DHAQANKA DIKTATOORKA WAXBA ISMA DHAAMAAN OO WAA DHAQAN GUMEEYSI EE ILAAHOOW NAGA QABO YAA RABI AAMIIN INSHAA ALAAH
@malaboa591
@malaboa591 2 года назад
WIILKAAN WAJIGIISA RAFAAD AYAA KA MUUQDO EE HALA DHAQAN CELIYO. ARGAGIXISADA NAXARIIS DARADII AY KUSOO SHUBEEN, HALAGA SHUBO INSHAA ALAAH
@Bakarq3381
@Bakarq3381 Год назад
Kan waaka daacad wlhi ilaahay baa badbaadsaday niyadiisa usoo celiyaye halasoo dhaweeyo bal ilaahayna ha sii tuso xaqa
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 Год назад
Kķkkk kani waa nin shacab ood melahaa kaso qabateen
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 года назад
Wareesiga ninkaan shabaab ka ah waa in si wayn u wareestaan la waydiiyaa in ra qof uu dilay waa lagu shaqeeyaa beeruhii ee umada u diideen in ay beerahooda abuurtaa
@867gud
@867gud 2 года назад
That is a real man talk
@mohamedhussein2828
@mohamedhussein2828 2 года назад
Yea
@maryamokeyton9176
@maryamokeyton9176 2 года назад
Ninkaas halageeyo meel dhaqan celisa sababtu waa in uu ka jeclaadey diintiisii dadkiisii iyo dalkiisii lacag marka dhaqan celin ayuu u baahan yahay ka dibna ha la geeyo furinta shabaab lagula jiro asaga kali ma ahee mid kasta oo la qabto ama soo noqda hadii kale waxaaba lagayaa baa in ay u dhexeeyaan labada wado inta badana ma sheegaan run qofka caamadaa Oo Soomaaliyeed ayaa og in shabaab ay yihiin Khawaarijtii Rasuulku sheegey marka dowlada iyo dadka soomaaliyeed oo caafimadka qaba halmeela ha uga soo jeesteen meeqey Culumo, Caaqil, Caruur, Ciroole, curyaan layeen kuwaas qof galey jaro badan ma leh
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 Год назад
Weriyahan aad bu uu mahadsanyahay, Wa waraysigi An arke Shabaab lagu shiilay xooga xooga wa dhalaalilyeye lakin waxan leeyahay halka ka wad In Sha Allaha. Suaalaha sii diyaarso. Suaalo kaso dhex baxaya jawabaha. Ha ka saamixin hana ka daalin ila uu jawaab ka bixiyo, Shababka la qabto dhamantood wa lay khalday bay yidhadan, Inkasto kan soo baxsaday. Halka ka wad sxb. Illahay ha ka dhawro oo ha ka nabad geliyo kooxaha xad gudbay ee ummada dhigooda banaystay.
@aliabdilaahi5896
@aliabdilaahi5896 Год назад
Qof kasta oo shabaab ahaan jiray muxuu u yiraa waa la'itashkiliyay ma caruur baa
@user-bk3mq9sz7
@user-bk3mq9sz7 Год назад
weriye ma fiicno wareysigisa halaga bedelo nin soo goostay ayuu u wareysanaa sida nin denbi lagu soo qabtay cidna isma soo dhiibayso wareysigisa qaabka daran
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 года назад
Nin nin caafimaad maskax qabo uma eko waa in marka hore la baaraa caafimaadkiisa oo 4 sano la haayaa aanan umada lagu sii daynin.
@kunciilyare6981
@kunciilyare6981 2 года назад
@@kamelgroups7674 Waa runtaa wll
@shaarsaciid5199
@shaarsaciid5199 2 года назад
Asc
@malaboa591
@malaboa591 2 года назад
BISINKA 30 DOLLAR AYAY DADKA KU DILAAN ARGAGIXISADA SHABAABKA. DIIN MA YAQAANAAN EE ILAAHOOW NAGA QABO YAA RABI AAMIIN INSHAA ALAAH
@barefootnomad77
@barefootnomad77 Год назад
Al Shabab they have killed so any people and destroyed so many life. We should no mercy gor them, cafis maley ninkan hala dilow.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Год назад
Kii isa soo dhiiba xabsi dheer ha la gelsho oo yaan umada lagu sii dayn ilaa ay soo Islaamayaan.
@shaarsaciid5199
@shaarsaciid5199 2 года назад
Barqo wngsn
@mohamedshire8747
@mohamedshire8747 2 года назад
War waxan maxa laga waraysta marki laqabto hore halaga toogto tuugada khawarijta uraya
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Год назад
Ninkaan balabalaadiisa iskadaaya ee go aankagaara dil ama deyn
@dhaqandahar7862
@dhaqandahar7862 2 года назад
Mey weeydiiyaan meshey hubka kahe laan
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 года назад
Halke ayuu jogaa,nin Alshabab soo aha yaan la Aminin
@yasminmuhuiadin9397
@yasminmuhuiadin9397 2 года назад
Al shabaab ammin ma galaan, xaraka waxa ay oogu soo goostaan taarget ayeey leeyihiin, waxaay rabaan taargetkaas inaay gaaraan, ee soo goosashada waa been.
@kunciilyare6981
@kunciilyare6981 2 года назад
Alla yaa kugu badala booskiisa ka dibna markaad soo goosatid lagugu dhoho waa beenteed yaan la'aaminin War ninkaan waa runtiis wuxuu shegaayo 95% lkn aniga booskiisa hadaan joogi lahaa habeen madow ayaan deegaan kayga soo gali lahaa kadib shacabkaygaan iska dhex gali lahaa hada fiiri ninkaan dowladuu isku dhiibay cameray hor fariisiyeen maanta waa target dhibuu ku jiray midkaluu sii galay allahul mustacaan maskiin
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 2 года назад
@@kunciilyare6981 wa saxanthy kkn hada shacab isku qasisay xita wakusoradsayan kuwas hada wadank dabidisa igu baxdan waxa macqul aha inee sir ka hayan adigo qori wato ama wax dilayo
@aminaosman1807
@aminaosman1807 Год назад
Wabeentiis. Inlaqabtoow.kabaqay.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
Benaale basaas ah
Далее
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Просмотров 233 тыс.
Какой звук фальшивый?
00:32
Просмотров 332 тыс.
Раскрыла секрет дочки!
00:37
Просмотров 468 тыс.
Maxaabiistii Argagixisada Alshabaab.
46:08
Просмотров 29 тыс.
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52