Тёмный

Maxamed Saleeban Jeesto | Xigto | Official Music Video 2019 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 99 тыс.
50% 1

Maxamed Saleebaan Jeesto
Heesta Xigto
Erayada iyo Laxanka: Xasan Dhuxul Laabsaalaax
Music: Ahmed Wali Furinle
Camera: Abokar Diino, Mustafe Saleebaan, Waqal
Editing: Nuuradiin Dugsiye
Production: Afro Waqal Furinle
suldaan seeraar, xariir, kiin jaamac, Cali Zaki, Qamar Suugaani

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 135   
@JoeJoe-xh2os
@JoeJoe-xh2os 5 лет назад
M saleban jeesto fananki reer jigjiga ugu qaalisan kana sojeeday beesha geesiyada ah ee dhulbahante hadanu reer jigjiga nahay wad naguwayntahay
@mohammedbulshaawiofficial430
@mohammedbulshaawiofficial430 5 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-CZpM8r071KI.html
@MohamedIbrahim-fh3fj
@MohamedIbrahim-fh3fj 4 года назад
From jigjiga Maxamed saleban jeesto Axsan fananka geeska🥰🥰
@faadumomaxamed5347
@faadumomaxamed5347 3 года назад
Joe Joe sidoo kle bro reer jigjiga nagu wayntihiin one love
@justsaywow766
@justsaywow766 5 лет назад
Qofkii ugu horeeyay baan ahay waxaan mooday inuu beesha maxamuud saleebaan u heesayo baan mooday waqal horey u socda ilhy dunuubteena hanoo dhaafo bini'aadan baanu nahay dembigana kama dhawrsan karno ilhayoow aniga iyo dhamaan muslimiinta caalamka oo dhan u dembi dhaaf aamiin
@rashaad__lyricshd9956
@rashaad__lyricshd9956 5 лет назад
Farta iskaga dhufta walalayal lacag mahee
@badriajama6149
@badriajama6149 5 лет назад
Kow Kow hees cusub fanaan shidan muqal wacan iyo meel indhaha u roon 🤩👌
@nuurmediaabdi4267
@nuurmediaabdi4267 5 лет назад
Jeesto fanan jira iyo wiil aan ilmadeer laxmiya aan nahay salaan sare pro 🙋‍♂️💜💜💜💜💜💜👑👑👑👑🔥🔥🔥🔥🔥
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 лет назад
Aad baan u taageeraye igu salaan hadad ilma adeertihiin😒
@nuurmediaabdi4267
@nuurmediaabdi4267 5 лет назад
Okej hno magaacaa adi 🙋‍♂️👸💜
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 лет назад
@@nuurmediaabdi4267Huuno magacaygu waa kaan wato subscribe na igu sharaf inaabti Allah haku sharfee
@nuurmediaabdi4267
@nuurmediaabdi4267 5 лет назад
aniga waxa laydhahaa hori
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 лет назад
@@nuurmediaabdi4267nyc name😍
@eliinaciiltira3358
@eliinaciiltira3358 5 лет назад
Maxamed saleeban bare jeesto fanan qaaliya hore u soco wll👑👑👑❤❤
@samatarmahamud3142
@samatarmahamud3142 5 лет назад
ERAYADA IYO LAXANKA :100% CODKA M SALEBAN JEESTO:100% MUSIGA 100% DUBISTA WAQAL 1000000% LOMA KALA HADHIN 👏👏👏👏
@abdirashiid1089
@abdirashiid1089 5 лет назад
Intii Ugaadhyahana Like Ma ila dhafaysaan👍
@NadaAhmed-ns3dt
@NadaAhmed-ns3dt 5 лет назад
Inta Ahmad garadka yAyna iladhafin😁😁😁😁😁
@nazirmohamed1233
@nazirmohamed1233 5 лет назад
Kalamardha iyo babili wadadas maxa inabadan maray sxb jeesto hore usoco🔥👌
@maarshaalmohamoud3604
@maarshaalmohamoud3604 5 лет назад
Abwaan xasan saleebaan dhuxul laabsaalax walee waa nin dhamaystiran libaax waan ku wataa anuu Jeextana waan salaamayaa
@kasta9188
@kasta9188 5 лет назад
,,
@maanomusic5432
@maanomusic5432 5 лет назад
Maxamed jeesto weldone bro n welcme back
@cabdifataaxalcasiisicabdif2029
Ala eedadii cadar saleebaan bare geesood uekaa😍❤
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 лет назад
Mohamed saleeban jeesto long life pro fanan jira one love pilaaaahi
@mustafesuleimanofficial703
@mustafesuleimanofficial703 5 лет назад
Erayo 100% Laxan 100% Music 100% Muuqaal 100% Ha socoto hawshu
@ayaanmaxamed4044
@ayaanmaxamed4044 5 лет назад
Jesto ma nolyhy omg wakhti hora shashada ugu dnbysay
@apdimalikknan3895
@apdimalikknan3895 5 лет назад
Abwaan Hassan Suleiman Dhuhul (Laab-Saalax) Great Words From Intelligence Man Come On Yaa Sallah 👳‍♂️
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 5 лет назад
Woow faanaan aad aan utaageero Noolow alfanan maxamed saleeban bare jeesto like dheh midkan isku dookh nahey
@abdikaficadawe3519
@abdikaficadawe3519 5 лет назад
codka Musiga Miraha intab cadi mahan fanan m.jesto keep going
@munaabdi6140
@munaabdi6140 5 лет назад
Jeesto asal fanan
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 5 лет назад
LYRİCS Waxay xallisaa dhibtayda Waxay xejisaa dantayda İnaan ahay ruux ka xiga Dadkoo xakulay ogtahaye Dhagaha weedhaha xagtiyo Ereyga xanaflee qalbiga Xanuujiya way nacdaa Jacaylkana way xustaa Xurmana shaki guud ma raro Markay i ag joog xal tahay Masayrkuna waa u xeer Si dhaba qofka ku xushee Kalsoonida yaan xar galin Adaan kaligaa xigtooy Kashiyo nafta kuu xidhee Haduu jiro xaal abuur Dhexdeena xumaan ka wada Waliba xulan oogan shida Oo aad u taqaan xogwade İnaad ku xidhnaato Xidhiidhka inaad ugayso Miduu ku jiraa xalku? Anigu hadalkaba xidhee. Xurmana shaki guud ma raro Markay i ag joog xal tahay Masayrkuna waa u xeer Si dhaba qofka ku xushee Kalsoonida yaan xar galin Adaan kaligaa xigtooy Kashiyo nafta kuu xidhee. AbdullHi Burcaawi(Nouniho).
@xildhibaanabdirahmaanabdil2021
Thanks bro
@abdihareed1606
@abdihareed1606 4 года назад
Sxb wx yar ayaa kaa qaldan xurmana shaki guud mararo hadey i ag joog xal tahy waaye bro
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 5 лет назад
Maxamed saleeban jeesto Fanan culus 💯🔥
@markalemidnimo3859
@markalemidnimo3859 5 лет назад
Gobal faafan dagmada Shabeeleey Hadaanan qaldanayn. Goobta Heesta lagu qaaday✋
@mehrawiofficial5706
@mehrawiofficial5706 5 лет назад
Jeesto come back again❤💯✌
@abdilahiabdiaziz3136
@abdilahiabdiaziz3136 5 лет назад
waa walhi heestaa markiiba waxaan gartay erayadeeda inuu leyahay abwaanka qarnigu ax ya lapsalax
@ubaxabdirashiid2747
@ubaxabdirashiid2747 5 лет назад
Wow fanankeni jeezto keep going hory usoco 😘😘😙😙❤❤💓💓❤
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 5 лет назад
Rug cadaaga jeezto keep going
@SheekeyeSheekeye-ro7xd
@SheekeyeSheekeye-ro7xd 5 лет назад
Ilahay uunbaD Izku Dirtay bro Fanan ManOqoN Kartid Izka ga Bax Fadlna Fananimada Yaan La Is walIN
@youngwinner4775
@youngwinner4775 5 лет назад
Wow fantastic experience song 🔥🔥❤❤✅✅💯💯💯💋🌍👈
@aarkamudug
@aarkamudug 5 лет назад
Woow Boqorka Codka Deegaanka Somalida/somali Galbeed Fanaan jeesto
@queenmariza4145
@queenmariza4145 5 лет назад
Jeezto🔥🔥👑
@maanomusic5432
@maanomusic5432 5 лет назад
Heestii hesaha waqal team eesh calaa
@cabdiazizmohamed1631
@cabdiazizmohamed1631 5 лет назад
Jeesto fanankena✌✌
@axmedyuusuf7629
@axmedyuusuf7629 2 года назад
Waa good heeswacan oo laxan keedu waa sido kale
@Kadarba_poi_official
@Kadarba_poi_official 5 лет назад
Waaa Hees Cajiib Ah Runtii Oo Miraheedu Macaanyahay 😍😍
@koobiyosjr18
@koobiyosjr18 5 лет назад
Editinka Macalin ka macaliminta NUURADIIN DUGSIIYE
@mohmeduzman2726
@mohmeduzman2726 4 года назад
abtiyo aad ayaan ku jacalahay faraxada ilahay kama kaxayo ciyalo samalalaka hargayse
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 5 лет назад
Maxamed saleeban jeesto barre legend latabey
@jamilajakzan8975
@jamilajakzan8975 5 лет назад
Woow meeshujoga wayshidantahay
@ismaythanuuraane4132
@ismaythanuuraane4132 5 лет назад
Xidigaha dhamaan suuqa ayee ka baxayn min abwaan ilaa fanaaan laabsalax erayadiisa hoos ayee u dhacayn 3 sano iku danbeysay waxaa uka saamayn badnaa heesti hooyo iyo qofwayn ima tihed ninkaan laabsaalax ah biloowgii xidigaha 2013 ilaa 2016 ninka uku samaynta badan heesiheesa ayuu ahaaa waxaa inta badan heesiheesa qaadi jiray nimcaan iyo yurub geenyo
@safiamohamud797
@safiamohamud797 5 лет назад
Heestaan anigay iga tarjumeysaaa saacadaan lataaganyahay 😭😭😭😭😭
@apaliil
@apaliil 5 лет назад
i am from shiekh dhulkaygi aan ku dhashay
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 4 года назад
Dhulbahate wuu is jecel yahay
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 5 лет назад
Cod halaasiya oon maqal zanado 💥💥💥💥🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙏💋😍
@guleeddayga1565
@guleeddayga1565 5 лет назад
Wow Baabili waaye 😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏
@abdizain7051
@abdizain7051 5 лет назад
maxamadoow adi axmeddaahirba kor isu soo qaada
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 5 лет назад
Waa Ninkii lawaayay
@ciyaarahadunida2824
@ciyaarahadunida2824 5 лет назад
0:03 What an Action!!
@hanitamohamud4253
@hanitamohamud4253 5 лет назад
Waxaan lahaa heestu maxay la macan tahay show Xasan Dhuxul Baa Sameeey Musicga Furinle ma kla Dhacaaan axyaa
@xilkascabdi5712
@xilkascabdi5712 5 лет назад
Qof kuuqiray xurmadaa uheysay asagana kuuhayo jaceyl lamadaaye inayahay xalka qaado
@mukhtarhagar9409
@mukhtarhagar9409 5 лет назад
Anigu waxan dhahayaa mahamed saleban barre geesood go forward indr
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 5 лет назад
Maxamed suleyman bare geesood we we
@mohmeduzman2726
@mohmeduzman2726 4 года назад
abtiyo mohamed walhi waa hees macan fanana iguu qaliya salan ka soocota gudhaca samalalaka
@abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777
mustafe indho macalina yaa garanya nio oo gemistry dhiga ma wllaa talow aad bey iskugu eeg yihiine
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 5 лет назад
Haa waa wllki lkn jeestaa ka wayn mustafe saleeban bare ladhahaa isna maxamad saleeban bare
@mukhtarhagar9409
@mukhtarhagar9409 5 лет назад
Oo Mustafa ma macalin baa lol isagoo 13 jir ah ba igu danbesay mahamedna wuxu aha kabiirkaygi dugsi quraanka wakhti wa tegey
@mustafesuleimanofficial703
@mustafesuleimanofficial703 4 года назад
@@mukhtarhagar9409 hhhhhhhhh 13jir waqti horaa isugu keen dambaysa hadaa
@mukhtarhagar9409
@mukhtarhagar9409 4 года назад
@@mustafesuleimanofficial703 hhhh guulayso inader
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
OdayGuH waa diyaarsan yahay yaH.....😂😂shib ka dheH weeye wlhi....
@mustafeibr1040
@mustafeibr1040 5 лет назад
MA CR KIIBAA MISE WAA FANAN 😂😂😂😂😂mayee wa fnan
@mahdimahdi6196
@mahdimahdi6196 5 лет назад
Axxxxx yaa hees
@mohamedilkacase6092
@mohamedilkacase6092 5 лет назад
Waqal the one and only
@haruundigriyow4754
@haruundigriyow4754 5 лет назад
Fananki kor iyo hoos kor aya kaheso fanku wakalsoniye Jeesto
@mustafesuleimanofficial703
@mustafesuleimanofficial703 5 лет назад
Haruun Digriyow Fai kkkkkkkkk kaadsimaad naso xasuusisay
@sahramohammed9809
@sahramohammed9809 5 лет назад
Allah muxuu naxay
@dhawrsandumar4575
@dhawrsandumar4575 5 лет назад
Jeesto ✌🏻❤️
@samatarmahamud3142
@samatarmahamud3142 5 лет назад
Aniga kugu horeyay heestan
@heedhehanka299
@heedhehanka299 5 лет назад
bro moh slbn hore usoco from ex reer xudun
@mursalmohamed9487
@mursalmohamed9487 5 лет назад
Abwaan Dhuxul waa abwaan Xigmad badan lkn
@HARAMCADFAMILY
@HARAMCADFAMILY 5 лет назад
lEgggEnd mohames salepaan jeesto welcime pacK
@ilhamfarah9971
@ilhamfarah9971 5 лет назад
Nin shidan horey uzoco
@azlmcl198
@azlmcl198 5 лет назад
jeesto fanka muddo kumaan arag
@shukrihussein640
@shukrihussein640 5 лет назад
Woooooooow♥️🙏♥️🙏♥️🙏
@khadrahassan7894
@khadrahassan7894 5 лет назад
Codka muu qaal ka musiga intaba 💯 💯 👌👌👌👌👌👌❤️👌👌👌👌👌
@monicadiomondofficial6342
@monicadiomondofficial6342 4 года назад
Hore usoco bro jeesto💯🌏❤
@maxdar11
@maxdar11 5 лет назад
Team waqal baryahan muuqaladiinu aad ayey uqurux badenyiin kan immaka waxa ka yara muuqata cadceed
@Muqdisho669
@Muqdisho669 5 лет назад
abtigay Jeesto
@abdihussein4028
@abdihussein4028 5 лет назад
Ruug cadaagii Zoo.RogaaL ceLi
@mubaarigamaxamedxariir9520
@mubaarigamaxamedxariir9520 5 лет назад
Maxamed zaLeepaN
@nazirnazri765
@nazirnazri765 5 лет назад
Is badalka dhulka somalida ka socdaa wa wax lagu farxo, muuqalkaa quruxda badan maynu aragneen waqalna halka mu tageen hadii ina iley si haysan lahaa ogadenia,
@aarkakampala205
@aarkakampala205 5 лет назад
Inta heestan la dhicin musica Like jac igu sii 🙏
@abdifatahabdulahi6578
@abdifatahabdulahi6578 5 лет назад
hees iyo badh
@adanhassanomer7447
@adanhassanomer7447 5 лет назад
waar horta taageero lahayne ninku waa qoloma markaasbaanu qiimayndoonaaye ?
@ubaxabdirashiid2747
@ubaxabdirashiid2747 5 лет назад
Waa dhulbahante jeesto
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 лет назад
Waa dhal Darawiish qiimayn awoowgisa qarni hore usii sameyeyba tiisana ugu dar =gob marka 😉
@qayz277
@qayz277 5 лет назад
Woow
@QadroBeautychannel
@QadroBeautychannel 5 лет назад
Qufkii 40 tanaad baan noqday
@mohamedosmanahmed9064
@mohamedosmanahmed9064 5 лет назад
Kii youtube aha waa dhintay malin dhow xabasha la genayaa nacalaye waxwalba malasoo galinayaa yaabe
@hamsecagobaruur4466
@hamsecagobaruur4466 5 лет назад
AXAY AX
@ayelove3169
@ayelove3169 5 лет назад
🔥
@cadnaanmaxamed2980
@cadnaanmaxamed2980 5 лет назад
Pest Song
@Fartuunothmaan
@Fartuunothmaan 5 месяцев назад
😢😢😢😢😊
@kydachannel3366
@kydachannel3366 5 лет назад
1:46 aya arka damerka 😂😂🐐
@manalmohamed4829
@manalmohamed4829 5 лет назад
Waa lo’oo cows 🐄
@Fartuunothmaan
@Fartuunothmaan 5 месяцев назад
Kk
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 5 лет назад
Scubscribe isaar Like saar Uunbaa arkaysaa meel walba Wllyal maxd soo gelinaysaa aan saare horta😂 Maxamed saleeban barre jeesto Atoore hore🔥
@qodaxofficialchannal8423
@qodaxofficialchannal8423 5 лет назад
Subscribka hygala xishoonina fadlan
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 5 лет назад
Woow faanaan aad aan utaageero Noolow alfanan maxamed saleeban bare jeesto like dheh midkan isku dookh nahey
Далее
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 455 тыс.
Heesti Ulasho By Maxamed Jeesto & Hodan C Raxmaan
9:34
Ahmed Aarshe | Caasho Koos | Music Video 2019
6:20
Просмотров 1,2 млн