Тёмный

"Maxamed waxa lagu soo eedeeyey in uu Jabuuti kula kulmay Soomaaliya "Guddoomiye Cali Xaamud jibriil 

MM Somali TV
Подписаться 528 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 215   
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@N.A.M1234
@N.A.M1234 3 месяца назад
Scw scw scw
@NimcoArtan
@NimcoArtan 3 месяца назад
Salalahu calayhi wasalam
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 месяца назад
صلي الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم ❤❤❤🙏
@LMI-cs5qw
@LMI-cs5qw 3 месяца назад
Adu hadad dadkaagi ka hadhay Anu dadkaygii bn la joogaa Ali haamud jibriil isn't Easy🤣🤣🤣🤣
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 3 месяца назад
Qac caadiyuu ka yeersiiyay😂😂😂😂
@ilyasmuse2100
@ilyasmuse2100 3 месяца назад
Sharcibaan kuwada dhaqmaynaa ana kaayeeli maayo adna ha iga yeelin war cad ina xaaamud
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 месяца назад
Muuse biixi dhiiqadii ugu waynayd imikuu dhexgaliyay Somaliland🙏Sharcidarrddii ugu waynayd abid, yaa faro galinkara Xildhibaan Malaayiin taageero leh😂waa bulsho kicin cad🙏Cida rajo kale qaranka ha xiliyaan🙏
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 месяца назад
Let the judicial branch exercise own justice against Abib.
@drmohamedrage7704
@drmohamedrage7704 3 месяца назад
Cali ✊ nin adayg
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 3 месяца назад
Awdal Federal state of Somalia 🇸🇴..The next free state from Heego iyo Jeegan..
@kamaal1239
@kamaal1239 3 месяца назад
Ina siil fadarooy waad ka shekeyseen wlh
@muxammad2413
@muxammad2413 3 месяца назад
ASC, Farriid , Jawaabtii ay mudnayd beeshan dhexe waad siisaye, Waayo qabyaallad baa maddax martay , Wayna kubreenne. Teedda kalle, Talla-xummaddaas sufahaddooddu ay soo jeeddiyeen haddii ay ka noqon waayaanna, U soo faarruqiya meesha insha ALLAAH, SI ay meeshu si dhab ah uggu noqoto maqaaxi iyagga u gaar ah. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 3 месяца назад
Siyaasiyiin ba is hayee maxa beelo meesha keenay akhlaaq xumado & jahliga bad isku darsatay
@CnajiibCabdulaahi-f4b
@CnajiibCabdulaahi-f4b 3 месяца назад
A​@@TufaaxMarket
@CnajiibCabdulaahi-f4b
@CnajiibCabdulaahi-f4b 3 месяца назад
❤❤❤
@CnajiibCabdulaahi-f4b
@CnajiibCabdulaahi-f4b 3 месяца назад
3:53
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 месяца назад
@@TufaaxMarketsomali oo dhan ayaa qabaail ku dhisan ayagu ma hoyadaa ayaa dooratay qabiil ayeey meesha ku tageen Marka ayaad wax fahan siineysaa
@munaAbdirahman-t5d
@munaAbdirahman-t5d 3 месяца назад
Laandheer laandheer dhalley❤❤❤❤
@OmarSholi-oj8ev
@OmarSholi-oj8ev 3 месяца назад
MMtv waa qan gadh waa tvga qudha ee ushaqeya sida tvyada calamka tvyada kale wxy ushaqeeyan sidi yutubarada
@mohamedyacinhersi3053
@mohamedyacinhersi3053 3 месяца назад
Macha allah gesi
@aaminacabdirahman7853
@aaminacabdirahman7853 3 месяца назад
Gidigood hala xidho waadabaajiir goleqaranmaaha
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 месяца назад
Heegoy niicda dadka kalataga dalka kama lihidine
@LikingHawk
@LikingHawk 3 месяца назад
Très bien ali hamoud
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 3 месяца назад
Dawlada waxan kacodsanayaa halkeeña feel into dhaantaa majirto laakiin xumaantaas lagubeerayo reer awdal sax maaha
@somalitech102
@somalitech102 3 месяца назад
Ur absolutelly right xildhiban xaamud jibril gar baad kahadashay
@MustafaDahir-z2u
@MustafaDahir-z2u 3 месяца назад
Well done, you deserve to elected Mr jibril.
@MustafaDahir-z2u
@MustafaDahir-z2u 3 месяца назад
I mean you deserve to be elected. Mr.jibril well done!
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 3 месяца назад
Waad raaci Ina Abiib. Ximaarow
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 3 месяца назад
Aah marking ay dhinteen m.mxmd xaaji ibrahin igal iyo xaaji cabdi waraabiayay sidan udhacday alahayow dawadaadii yaarabi
@abdiezza9594
@abdiezza9594 3 месяца назад
Ha laga shaqeeyo blasters dibjir ah iyo qaaaaaaaaaar kaloooooo badan.
@nimomumin2552
@nimomumin2552 3 месяца назад
Bravo bravo bravo guul inader
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 3 месяца назад
Abtiyaashay way kabaahday waan ka xumahay aragtida janjeedha axax
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 3 месяца назад
Xil.cali xaamud waadadka is kale somali land saga mxmd abiib maydhane alle haxafido abtiyaashayna xaqa ale hatuso
@Kbrallh
@Kbrallh 3 месяца назад
Waxaasaa la odhanayaa waa qaran xilika kuwa ugu sareeya kuwa hayaa aaanay aaminsanynba sharciga
@abdifarhan8979
@abdifarhan8979 3 месяца назад
Qabyaalada, dalka ka jirtaa waa taas waana halka aynu ku burburayno, waxaana bilaabay dowladihii is xigxigay ee kulmiye markaa waxaynu aragnaa in dhabihii dowladnimo la dhinac maray ee ay u horaysay wadatashi iyo isku tanaasul
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 3 месяца назад
Waa arrin laga xumaado, waa runtaa
@rashidmuse5426
@rashidmuse5426 3 месяца назад
Xiniinya cade: "hadaad adigu dadkaagii ka hsdhay anigu waan la joogaa"
@yasmiinApthunazirparkhad9778
@yasmiinApthunazirparkhad9778 3 месяца назад
Adigo a'ayaa
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 месяца назад
Walahi eray uuna Ka seexaneyn ayuu ku riday odeygii reerkiisa Ka soo anbaday 😂
@Theo-u9x
@Theo-u9x 3 месяца назад
Vive bro 🎉🎉🎉
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 месяца назад
CALI XAAMUD JIBRIIL ISNOT EASY
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 3 месяца назад
Nimakaba yaan kala reeb inta yar ee wacan ee ku jirtana dib ayaynu ka doo ran insha-allaah
@warss11
@warss11 3 месяца назад
Hooyoda iyo Ina Abib hadda waa inaad dhegaysataa, walahi haddaan arko Abiib waan cuni doonaa isagoo nool he is mini faqash
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 месяца назад
Dad buu Ka dhsshay dad buuna matalaaa ee reer walba haku ekaado xaafadooda
@warss11
@warss11 3 месяца назад
More than 2 years he is speaking shit faqash thing
@warss11
@warss11 3 месяца назад
More than 2 years he was speaking about faqash thing, say to him stay at home. We do not need his shit
@abdulahi5330
@abdulahi5330 3 месяца назад
Saxaafadeeey Gudoomiyaha dhegaha u fura.....adeeer
@AhmedMahamed-zn8jl
@AhmedMahamed-zn8jl 3 месяца назад
intuu la kulmo ayuu waliba calanka borama ka luxayaa🇸🇴
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 месяца назад
Riyo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdoulkarimnour1669
@abdoulkarimnour1669 3 месяца назад
Reer ictiraf wa fanny wlhi
@NewsFusion24
@NewsFusion24 3 месяца назад
Isma dhaanno wlhy, soomalidoo dhanbaa daawah kuwadda. Lakiin raggaa dawldaha kujiraa ayagaa is eryada. Daahir Rayaaleba waa kii mucaarad koo dhan intuu xabad ladhacay Madheera kuwada xidhay.
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 3 месяца назад
Gudoomiyuhu tiisiiba feel umahayo waalushaa alayaa usheega
@MohamedDhise
@MohamedDhise 3 месяца назад
Markaad quruskiina kaqadanaysan koonfur sawtii xeer ahayd inaan la isasawirin
@sahaldeeq
@sahaldeeq 3 месяца назад
Landhere Landhere dhalay xafidu lah cali xamud jibril gadarbusinimo adeer
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 месяца назад
Heego sharci ma ogola waa wada dhan xiir sheeydanul insi ah
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 3 месяца назад
Ina xaamud you’re next.
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 месяца назад
Who cares 😂 nin wlaba magaaladiisa Ha xukumo
@umusiham-gy6rq
@umusiham-gy6rq 3 месяца назад
Anoo harti ah baan la yaabay caqligiisa mashaa Allah waa runtiis oday dadkiisi ka haray baa raba nin dadkiisi u doodaya inuu wax u sheego
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 3 месяца назад
😂😂😂😂huwan xisbiga wadani iyo badhyo culus tona soo bixi mayso dhaman wanu is kubxidhanahhy shacabka reer Somaliland ❤❤❤❤❤❤
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 месяца назад
@@AbdiYare-ff7xwisaaq miyaa isku xiran wlalao😂 Garxajis idinlama jiraan
@abdirahmanokayd2050
@abdirahmanokayd2050 3 месяца назад
Wasiir iyo xildhiban ma isku title ba wasirka mandate ayay u haysteen
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 месяца назад
WAA QORSHE LAGU KALA FOGAYNAYO HARTI & SAMAROON MAXAMED ABIIBNA WAX DENBIYA MUU GELIN, WAA IN FARATOON MOOSHIN LAGA KEENAA
@sahnim7481
@sahnim7481 3 месяца назад
# Taageero.G.Faratoon iyo X.ilaaliyaha waan ku taageersanahay talaabada ay ka qaadeen cadawga gudaha.
@zakirboss143
@zakirboss143 3 месяца назад
cadowgaa adaa ka kaw ah
@sahnim7481
@sahnim7481 3 месяца назад
@@zakirboss143 Kula yaabi maayoo, afkuun baynu wadaagaaye, anigu laanderiskaan lahadleyey.
@zakirboss143
@zakirboss143 3 месяца назад
@@sahnim7481 Landerka cid walba lama hadasho
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 месяца назад
Indadka la kiciyo miyaad taageersan tahy😂waayo Maxamed Abiib waa xildhibaanka ugu taageero badan🙏
@zakirboss143
@zakirboss143 3 месяца назад
@@Ahmed_Rainfall.10 Haa shacabku bal ha is tusaan inay wax qaban karaaan
@shabanja3432
@shabanja3432 3 месяца назад
somaliya ayuu la soo kulmay mise muuse ayaa nacay sida uu hadlo. somalia cid walba way la kulantaa mahaa dhib mise somaluland ayaa soo dhaceysaa
@mmh8047
@mmh8047 3 месяца назад
1990-2024!!!!!!!???????Cajaa-iBaaa
@roodanuur461
@roodanuur461 3 месяца назад
Adiiga kaa xuun mahamed abiid
@Charkherad
@Charkherad 3 месяца назад
Geesi geesi dhalay, hore ayaa loo yidhi miskiin baa misko la fuulo leh !
@CabdixakiincabdiGiire
@CabdixakiincabdiGiire 3 месяца назад
Xishood xishood Ina abiib hadii u danbi leeyahay ma hoos istaagii kartiid
@MohamedDhise
@MohamedDhise 3 месяца назад
Waxan meesha kataagani ma cilmibaa mise waa zaaqidnimo wareer!!!
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei 3 месяца назад
Balsomalilande kuwa bilaa🎉 caqliga ah ee mataalaya ila daawada.waa i n albaabada loo xidhaa si degdeg ah kuwani hadii kale anakoo shacabka ah ayaa albaabada uxidhi doona
@abdirahmanyusuf4924
@abdirahmanyusuf4924 3 месяца назад
Sharcigaaaa lagu kala baxayaaaa eee iska oooy kkkkkk
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 3 месяца назад
Xasaanadi lagu dhumanayay way soo koobantay
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 месяца назад
Somaliland proper Waxay ku jirta xalata warzone iwm so forth allowing to take the appropriate decisions iwm.
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 3 месяца назад
Idoorow djboutina waanu laheshiinee wlhi soomali inay ini tirtiri hdaad mahamed abiib xilka xayuubin ku samysaan 😂😂😂
@sabahbucurde137
@sabahbucurde137 3 месяца назад
Kawa cda daerera gebigin Eurasia and ku fadhisayaso ma jira war orado ki.inaka isaka qaado
@zakirboss143
@zakirboss143 3 месяца назад
Inader iska goosta Isaaq waxba idiinma hayeee
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 3 месяца назад
Hada yaa kaloo wax u haya
@Haaji397
@Haaji397 3 месяца назад
Adiga hadii dadkaga ka hartay aniga dadkeyga la joojaa 😂adiga dadkaga waa socon rabaan haka harin 😂
@zakirboss143
@zakirboss143 3 месяца назад
There is no Somaliland Isaaq land , Dhubahante land and Samaroon land is here
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 3 месяца назад
Dude watch your mouth i know were you 🔨
@zakirboss143
@zakirboss143 3 месяца назад
@@elmimohamedelmi Wll kuma fahninba
@khaalidkhadar3984
@khaalidkhadar3984 3 месяца назад
Samaroon wale waa faqash meel isaaq leeyahay Bay ku haystaan orod meel samaysta
@abdiali4991
@abdiali4991 3 месяца назад
Oo hada ma waxad naa ledihin xildhiban ina abib aya xilki laga gadaya tasi waa wali besha dhexe waa landerenimo xiniyoha ayay foolen ee besha geska ee samaron waa inay isku tashatah deg deg ayahoda haka tashadan
@mohoali1393
@mohoali1393 3 месяца назад
Ina abiib waa in la xidhaaa lagana qaadaa xilka ama qqbiil ku difaac am ooy somaliya ha aado haduu rabo naga cashuurtayada nin mabdayaga kasoo hor jeeda qadan mayee
@Abdillahi0645
@Abdillahi0645 3 месяца назад
Haddaad dadkaakii ka hadhay anigu dadkybaan la joogaa, "Hoos-ka-sii" kkkkkkk
@SuratMaidah
@SuratMaidah 3 месяца назад
Cadawga Gudaha (Waddani)
@salmanyare9243
@salmanyare9243 3 месяца назад
Waa hadal cad hadi gadoomiyaha dad kaga kaa hartay aniga dadkeyga waan wala joga😅
@raasamaalfurniture9513
@raasamaalfurniture9513 3 месяца назад
Yuu wakiil ka ahaa kaligii ayuubdhuuntee
@Ragiihore
@Ragiihore 3 месяца назад
Isagu hada ma lawyerba ninkan
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 3 месяца назад
Tuugtan waar shacabku wuu idin nacay basasiin ba tihiin wllhi qurba jogta hada ahay Somaliland nagaha wadankayga hoos udhigaya in caloshod ushaqaystayal loo sameyo
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 3 месяца назад
Waxad mooda in akhlaaqdii dowladnimo inagasii dhamaanayso in masuul dowladeed cid dembi lo haysto oo procedure sharciya maraya qabyaalad lagu difaaco wa fashil masuuliyadeed
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 месяца назад
Meeshu miyeeyna eheen meel federal ah Maxaad ooga dhigeysaa mareykan iyo yurub dadkan dhanba qabiil baa meesha keensaday ee cid walba qabiil ayuu matalayaa
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад
Uf qabiilka anaa idhi
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS
@GUDMO-BIYO-CAS-NEWS 3 месяца назад
No filter politicians like Mohamed abiib iyo kan hadlayaba ma mudna in wakhti lagu lumiyo 😂
@dariknour6051
@dariknour6051 3 месяца назад
English ka budhka kadaa ina heegoy
@khadaralinabdulahi207
@khadaralinabdulahi207 3 месяца назад
Doqon kan ooyaaye ayaa dhaama
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 месяца назад
Dhadiga isaaq oo dhan king abiib kaa fiican
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 3 месяца назад
laxay baasto wllhi adiga iyo kuw kula midka ah shaqo ayaa laga qabanaya
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 3 месяца назад
Yaa ka qabanaya marka, Dhul iyo dadba uu leeyahay, haduu dagal dhacana lakala faaiidi maayo sxb, somaliland danbana dib loo maqli maayo
@HuunoAxmed-r5g
@HuunoAxmed-r5g 3 месяца назад
Ma hoyadaba ka shaqayn
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 3 месяца назад
Samaroon Xagee bay ka dagaalantaa se dadkee bay laysaa adeer nimankaa dhulbahnte e naarta ah e magaaladoodi la goay ha is moidina walhi waa la idin wasayaa dhidogyohow dhidigu dhalay ma idinkaa dagaal ku baaqaya?
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 3 месяца назад
@@AbdiWarsame-gw7oq Taariikh ma haysid baan u maleeya, waligoodbay isaaq iyo samaron dagalami jireen, waliba ciisa idin soo raaci jiray, maantana hadii ladagalamo intii wan kabadanay, sidii awalba unban u dagalamayna, waxaad u malaynaysa in aad cid xoog wayntahay, bootad haysa nio, bootadana isaq bad u tahay oo waad u dhalatay. haduu dagaal dhacana inago heshina ama laynaso kalo dhex alo maaha in cid aad qasab ku qabsanaysid majirayso, nuclearna ma haysatide isku AK 7 ban haysana.
@NajaxWarfaa
@NajaxWarfaa 3 месяца назад
Cida dacwey neysa yaa kalidata waa Ciyalo Facebook iyo titok kayari maxa kadac weyanyasa
@HodanAhmed-rj2ig
@HodanAhmed-rj2ig 3 месяца назад
😮 Allah maxaa lagu khasaray barlamankan dhama
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 3 месяца назад
waar hoorta waxan yaa lataliya waxasu waa wixii laascaanod lagu waay muuse shani nin waalba wuu nacasiiya meesha
@abdulkadirshire-y8m
@abdulkadirshire-y8m 3 месяца назад
Muuuse biiixi isn’t easy
@nimonimco3063
@nimonimco3063 3 месяца назад
Heshiiska laka soo galay Japuti iyo Somaliya tageero soo dumi dalkaaga miya? Xildhibanka yuu u yahay oo mushaharka siiya?
@cabdiqaniaadan7383
@cabdiqaniaadan7383 3 месяца назад
Waar maxaa lakibray soomaaliland walaahi mar labaad waa in dib loo xoreeyaa
@IsmaelaliLoula
@IsmaelaliLoula 3 месяца назад
Ha laidin waso booeamana waa in ay bur burtaa waar gzcantzz lagu qaadan maxaad samayn kartaa shaqadaadii ku noqo warka ahayd iyo dadkaad isku diri yirteen sidii uu lngiriisku idin ku sheegay
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 3 месяца назад
Wallaahi hadii OOYAAYE talaabo laga qaadiwaayo dawladnimo iyo sharci ma jiro
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 3 месяца назад
Faysal cali ba sawki lakulmi jiray somaliya in brussels
@koracaalami8863
@koracaalami8863 3 месяца назад
Wax idinka qabyaalad badan ma arag 🤡🤡
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 месяца назад
@@aqoonyahan4059Feysal isaaq weeeye deee 😂
@hassanomar8696
@hassanomar8696 3 месяца назад
Cali Xaamud waxa uu ku kacayaa qabyaalad cad oo xun oo aan haba yaraatee aan qiimeeyneeyn shuruucda dalka iyo xeerarka u yaala baarlamaanka J. Somaliland.
@abdinasirabdi1129
@abdinasirabdi1129 3 месяца назад
Wadanku ama qarranbuu noqon ama qabiil adeer😂😂
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 3 месяца назад
Marqaanland bur bur iyo halaag baa usugnaatay
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 3 месяца назад
Muuse biixi iyo xukuumadiisaa ka danbeeya
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 месяца назад
Cali Xaamud cabsi cabsikkkkk Xeerka yaa ilaaliya ? Muuse Ina adeerkii miyaa xeerka ilaaliyakkkkk Futada ayay ka hadleem Muuse iyo ina adeerkii.
@abdikadiralimohamed8187
@abdikadiralimohamed8187 3 месяца назад
Goormee noqotay dambi in somali government lala kulmay
@ibrahimyassin9055
@ibrahimyassin9055 3 месяца назад
somaliland hadeed way u dhamatay
@RashiidKabadhe
@RashiidKabadhe 3 месяца назад
Filoa,adoun,waxkasta,qafilo
@celpecelpe6121
@celpecelpe6121 3 месяца назад
Isaaq sharciga hala baro waa badow cuqdadysne
@celaabecige7614
@celaabecige7614 3 месяца назад
Geeesi baa tahay
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 месяца назад
Isaaaq Ha iska kiin heystee iska jooga koleey tabar ma lihidiin ee😂 Odeygii 80jirka ee dhulbahnate Ka hareyna tii dheereed ayaa lagu dhigay
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 месяца назад
War beriigaas aad sheegeysid beri beey aheed. Jooji qaran dumisnimada min yohow.
@naimaali2737
@naimaali2737 3 месяца назад
Xaqdaro ayaad ina abiib ugu hiliinaysa xeerka wuu jabiiyay abiib
@cabdalacabduqadir7969
@cabdalacabduqadir7969 3 месяца назад
Biixi baasaboorkiisa so jabuutiyaan ma ahan Muu qaato basabor somalilandees
@teoabaaz9894
@teoabaaz9894 3 месяца назад
Kaasi waxba ma5aro 😂😂😂
@hassanomar8696
@hassanomar8696 3 месяца назад
Waar ka hadal Ooyaaye 2 iskana iloow kiiskii Ooyaye 1 ama Dhakool.
@aboubakaryousuf3543
@aboubakaryousuf3543 3 месяца назад
caliyoow qudhmis iyo faqash maad tidhaahdid labadaasi baynu kala ahayne
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 3 месяца назад
Waddanku waa dimuqraaddi nin la soo doortay sidee loo eryi karaa, codbuu ku soo baxay fekerkiisana xor ayuu u yahay, xorriyatul qowlkii ayaa laysku diidayaa, annagaa yaabnay
@hamsirr6551
@hamsirr6551 3 месяца назад
Cadow baad u shaqaysaan. Mushar qarankan baad ka qaadatan. Ka xishooda umada. Ka hadla sarifka umada saameeyey. Laakin innan yar oo gabigiisuba ka shaqaynaya dibindaabyada qaranka loo joojin maayo.
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 3 месяца назад
Ma mushaar hooyadaa leedahay qaatan cashuurta Borama, Lowyacado laga qaadee Hargeisa lagu dhisay 0.1% ka mid ah cunaaane😅 bal dhakhdan bariis hooyadeed in la cuno u haysata eega
@ConfusedCabin-st5fc
@ConfusedCabin-st5fc 3 месяца назад
Sawkii muuse farmaajo adiiskulakulmay waalakala guurayaa
@AhmedMahamed-zn8jl
@AhmedMahamed-zn8jl 3 месяца назад
Anagaa soo dooranay muuse juudaan waxba kama qaadi karo
@talosametech1495
@talosametech1495 3 месяца назад
Dhirbaaxo Nin wayn ADIGU HADII AAD DADKAAGA KA HADHAY ANIGU DADKAY WAAN DHEX JOOGAAA😂😂😂😂😢 Attaaaatttt😅😅😅😅😅
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 месяца назад
Adiga ooyaye Iyo qaar kale oo badan waa in maamus Xayuubin loo sameeyo waxaana tihiin Cadowga gudaha
@AbdirahimAhmed-tw3sz
@AbdirahimAhmed-tw3sz 3 месяца назад
Isaaqland
@MuscabDhigane
@MuscabDhigane 3 месяца назад
ooyaaye meelkastu wuu u jabay
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 3 месяца назад
Waxani inoo muuqdaa waa somaliland oo wadadii burburka haysa
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 3 месяца назад
Insha Allah afkaga ku burburi mayso
@LMI-cs5qw
@LMI-cs5qw 3 месяца назад
@@nasrinibrahin1881 Qaranki Aynu wada jecl ahy sidan hada uu ku socdo waa xalad xun lkn burbur uguma duacayanayo shalay markii faysal farmaajo la fadhiyay Dambiga aan lagu soo oogin ee ina Abiib lagu helay isagoon xasan la kulmin waa sheeko aan la fahmi karin Qarnka NIn jaclaysiga halaga dhaaafo Muwaadinkuna Dawlada ha u sinaado si beesha dhaxe ee shartfa badan kaligeed QARANKA ugu soo koobmin
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 месяца назад
Waa rafadki u danbysay ay rafanysay snm
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад
Wey burbur rey wayo hada isaq land kaliya ku so haray qawil qaran ma noqdo
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад
Baqyar midas waa sax somaliland wxa shekto isaq land kaliya baqweyn
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 3 месяца назад
Isaqoow af xumo caloodna waa kaa kaxaysa nabadna wax kama tartee dhulbahante ayaa shalay dagaal ku tagay oo guulaystay mantana samaroon walahai inay kuso koobni 3 magaalo somalinad ciyaar bad ku jirtaaane
Далее
Boorama:- Jawiga taagerayasha Ururka Hilaac
8:48
Просмотров 2,8 тыс.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03