Тёмный

Maxamuud M Xasan Kabanle Heesti | Caashaqa Ma Dhaafnaa | Hees Qaraami Xul ah With Lyrics - Mudug boy 

MUDUG BOY
Подписаться 74 тыс.
Просмотров 255 тыс.
50% 1

Maxamuud M Xasan Kabanle Heestii | Caashaqa Ma Dhaafnaa | Hees Qaraami Xul ah With Lyrics
#Kabanle #Caashaqamadhaafnaa #qaraami
Xasan Aadan Samatar Iy Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics(1080P_HD)
qaraami xul,
qaraami xul ah,
qaraami xula,
qaraami xul talantaali,
qaraami xul ah axmed mooge,
qaraami xul jaceyl,
heeso qaraami xul ah xasan aadan samatar,
heeso somali qaraami xul ah,
heeso qaraami xul ah khadra daahir,
heeso qaraami xul ah magool,
xasan aadan samatar qaraami xul ah,
heeso qaraami xul,
hanuuniye qaraami xul,
qaraami xul ah talantaali,
heeso qaraami xul ah,
qaraami macaan xul ah,
heeso qaraami xul ah lyrics,
heeso qaraami jaceyl xul ah,
qaraami kaban xul ah,
hees qaraami xul ah,
heeso qaraami oo xul ah,
heeso qaraami xul ah talantaali,
heeso xul ah oo macaan qaraami,
cumar dhuule qaraami xul ah,
#qaaraami,
qaraami songs,
faadumo axmed qaraami,
#qarami,
heeso qaraami xul ah mix,
heeso qaraami xul ah 2023,
hees qaraami xul ah qaci,
qaraami channel,
heeso qaraami kaban xul ah,
qaraami kaban xul,
heeso kaban qaraami xul ah,
magool qaraami xul ah,
qaraami macaan oo xul ah,
qaraami gii hore,
qaraami playlist,
xasan aadan qaraami xul,
heeso qaraami xul ah samatar,
qaraami rooda kayf,
qaraami collection,
samatar qaraami xul,
qaraami music,
#qaraam,
xulka heesaha kabanka,
qaraami heesihii hore,
qaraami waayo waayo,
qaraami 2000,
all qaraami songs,
heeso qaraami xul ah 2020,
qaraami album,
xulka heesaha qaraamiga,
qaraamiga,
qaraami 4,
qaraami 5,
qaraami qaaci kaban,
qaraami kaman,
qaraami song,
qaraami 1980,
qaraami waayo,
qaraami 1999
#mudugboy

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 6 месяцев назад
Waa heestaan mirqaanka ku bartay 🥲😂
@Greenwood__22
@Greenwood__22 День назад
20/10/2024 Hargeisa to jigjiga
@abdideeq1843
@abdideeq1843 Месяц назад
Sanadku waa September 15-2024 saacadu waa 9:36 pm marwadayda ayaa iga jiifta qolka kale waayo way ii cadhaysantahay ana heestan ayey iga qabatay ma ogi mana qayilin waligey 😂😂
@hassanosmanyusuf6681
@hassanosmanyusuf6681 8 месяцев назад
Waqtigu waa 2:14 pm waxan joogaa belarus, waxaan dib ubxasuustay waayihii ciyaalnimada❤ Ilahaw qof walba meesha uu joogo ku amaanso anigana tahriibka ii fududee
@ayaanabdulaahi9514
@ayaanabdulaahi9514 4 месяца назад
Hassan waxaan kuu rajeey nayaa hadii aad safar kasoo thaya belarus in alle ku nabad keeno meshaa jeceshahaya oo qeer kugu jiro waxaan ku lee yahay waqti wacan Edi waagsan hadii aad nooshahaya isoo jawaab😊
@XuriyoCaapi-bk1ub
@XuriyoCaapi-bk1ub День назад
Dhuux salad hassan hooyadey mcn waa sababta an heestan ujeclhy ❤
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 2 месяца назад
Yaa salaam kabankii kabanle AUN iyo cidkii macaanaa heestaan wax badan ayaan raadinayay caawa ayaan dhagaysanayaa 2024/8/18
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug 3 месяца назад
ABTI Allaah Hakuu Naxariisto Aamiin Maxamuud Maxamed Xasan Sabriye Adan Sahal Aaamiin
@hanaqaadanimes9737
@hanaqaadanimes9737 8 месяцев назад
Heestan marki iigu horaysay waxan ku dhegaystay baadiye aniga iyo ku iga yar baa dhuxul shidan jirnay maalin walba waanu dhegaysan jirnay dhuxushi waanu dhamaynay waxay dahab ayaan aaday ano wali dhagaysanaya beel qaadlaba iyada iigu wacnayd heestan😢
@AbaadirDaahir
@AbaadirDaahir 5 месяцев назад
Sxp aniguna sidado kle ayaan baadiye ku dhegeysan jirey meel katirsan koofurta gobolka mudug galbeedka magalada xaradheeere jowle mel ladhoho baadiyeheeda
@saidaadanmohamed6597
@saidaadanmohamed6597 3 месяца назад
ALLE hakuu naxariisto Awoowe Maxamuud Maxamed Hassan Sabriye
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 месяца назад
Xawaadle miyaa wlo fanaankani
@AbdiMohamed-k4e
@AbdiMohamed-k4e Месяц назад
@@HassanAhmed-yf7vmmaya wll waa habargidir sacad
@qadarZerka2
@qadarZerka2 Месяц назад
​@@HassanAhmed-yf7vm Maya hg sacad
@cudoonguure4254
@cudoonguure4254 9 месяцев назад
Maasha Ereyada macaansaday ileen nin reer mudugaa qaaday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 25 дней назад
Nin reer mudug ah baa heesta qqadaya oo governo sacad ah oo ayaanle sacad ah Maxamud maxamed xasan sabriye samatar liibaan 😂😂😂😂
@mudugboy7577
@mudugboy7577 11 месяцев назад
Aderkay Maxamuud Maxamad Xasan Kabanle ❤❤
@diiqabuuloxuubey5078
@diiqabuuloxuubey5078 10 месяцев назад
Sacada waa 4:05 pm galabnimo tariiqdu tahay 21-12-2023 jogane dalka somali gaar ahan casimada muqdisho jawiga waa maqaan 😂 qaadka igu socdo cml iyo kabanka
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 месяцев назад
#LyricsSongDhuuxeey Dhuuxeey addaa Inaan aado dhoofkiyo Dhibta ii horseeddee Baraf soo dhacaayiyo Kama hoydo dhaxantee Dheeraad miyaa yimmi Dhitaddii miyaan jirin Miyuu dhabarku raranyhy Miyuu dhbarku raranyahay Bal ogow dhafoorkiyo Inaad dhuuxa sudhsn tahay ******************** Anoo dhoof ku maqan baad Ii keentay dhiiladda Hasha dhiigu da'ayyee Hasha dhiigu da'ayyee Laab dhaaftay taladdee Hadduu dhaawac kugu yaal Amba waan dhutinayee Amba waan dhutinayee Johoradda caashaqa caashaqa Ka ilaali dheeliga dheeligga Haddii haddii aanad dhuuxeey I sugayn dharraar soo jeedda Dhabarkuna soo jeedo dhabarkuna Imankaynu dhawnee dhawnee Caashaqa ma dhaafnaa Dhaafnaa caashaqa ma dhaafnaa Dhab markaan u seexdaan Aniggoo dhadhabayaan KICIYAA DHALLAANKEE KICIYAA DHALLAANKEE Dhibbaad ii horseeddoo Dadka waan dhibbsanayaa Wadnahaad dhextaalaa Wadnahaad dhextaalaa Sidda dheeho Ollollee KUL miyyaad ku nooshahay Ku nooshahay ku nooshahay Haddii haddii aanad dhuuxeey I sugayn dharraar soo jeeddo Dhabarkuna soo jeeddo Dhabarkuna Imminkaynu Dhawnnee dhawnneee Caashaqa ma dhaafnaa Dhaafnaa caashaqa ma dhaafnaa? ______________________________ HEES XUSID MUDAN. OLD IS GOLD Kabankii iyo Luuqdii M . M X Kabanle AHUN #MAHADSANIDDHAAMEELMEDIA👍
@ionsi1
@ionsi1 4 месяца назад
Jooharaada mesha aad dhahday waa Dhaan horaada caashaqa ka ilaali dhelliga dhaan horaad waxaa la dhahaa labada haamood ee hore ee ratiga la saaro
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 месяца назад
@@ionsi1 Mahadsanid sxb
@Murtiileqaraamj5798
@Murtiileqaraamj5798 Месяц назад
Soo jeedo dhabarkuna Mise waa soo jeedo dhawr guna
@Rahma-j2d
@Rahma-j2d 13 дней назад
My name dhuux....❤😂 8/10/2024 Maalintii iigu horeeysay aan magacayga oo loo heesaayo arkay maalin Talaado ah 5:49pm
@abdirahmanismail1191
@abdirahmanismail1191 7 месяцев назад
Tariq da wa 02/03/2024 sacadu 1.57 duhurnimo magaalada Nairobi, qaad kiila giza ah iyo pakat sagaar ah jawiga oo rob ah, yaa kailaali dheliga waah
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 3 месяца назад
Anba wan dhutinaye😢bbe wan dhutinaye😢
@LAYLAYaasin-qy4ez
@LAYLAYaasin-qy4ez 4 месяца назад
Dhoon horaad caasahqa ka ilaali dheeliga Waa dhoon horaad waxaana lagawadaa ritiga dhilalaha laguraro eebiyaha lagu doono
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 11 дней назад
❤❤❤❤sax
@HappyHandbag-gr2lu
@HappyHandbag-gr2lu 5 месяцев назад
Saacadu waa 2:45 bishu waa 21/5/2024 jawigu waa mcn iyo murqaan magaaladu waa laascaanood .....😍😍🥰
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 11 дней назад
Ma tuulo qodaxbaa
@Sadaam-Hirsi
@Sadaam-Hirsi 4 месяца назад
Ma aqaan sababta lkn markasta oo heestan dhagayhayga kusoo dhacdo waxaan dareemaa isla maqnaan murug ku hoos ladhantahay.
@SadiiqbileSadiiqbile-ub5zw
@SadiiqbileSadiiqbile-ub5zw Месяц назад
4/9/2024)3:44 habeynimo Habeen arboco soogalyzo❤ Magaladu waa cabudwaaq galgaduud🎉❤ marqaan io jawi mcn❤
@knownking9094
@knownking9094 Месяц назад
Hees iyo badh qaaye walee❤❤❤❤
@knownking9094
@knownking9094 Месяц назад
Hees iyo badh❤❤
@AbdiShakor
@AbdiShakor 4 месяца назад
Saacadu waa1:00pm oo Hamiinimo Sanadku 4/6/2024 Waxaan ku Raaxaysanayaa Heestaan uu qaaday Maxamuud M Xassan Kabanle waa markii sadexaad oon kusoo ceshto Waloow Heesta kuwa qoray. ERAYADA qaar ay qaldaayaan;
@SuperKhaalid123
@SuperKhaalid123 3 месяца назад
Xaashi dhiigu da ayee; waaye, Hal maxaa meesha keeney😢
@Abdullahiabokorali1208
@Abdullahiabokorali1208 2 месяца назад
Micnaha wa dhiilo ama dhibaato
@moogemooge3836
@moogemooge3836 5 месяцев назад
War ninkaan heesaha yaa usman jiray? Abwaankii heestaan sameeyey magaciis tolow?
@suganta.dahson
@suganta.dahson 2 месяца назад
Asagaa. Sameysan jiray wiligiis hees looma sameyn m.m kabanle
@Anuumanzil
@Anuumanzil 11 месяцев назад
Masterpiece indeed❤🥰
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 8 месяцев назад
Dadka wan dhibsanayaaa ee❤
@qadarZerka2
@qadarZerka2 Месяц назад
Codka xabebta leh ee dahabiga baa idilay
@mahadabshir4536
@mahadabshir4536 5 месяцев назад
Sxbow hesta khalad badan aya kujira aniga mid ayan kuhaya ee iska sax tas oo ah johorada cashaqa mahn ee wa dhoon horada cashaqa ka ilali dheliga dhoon horaad waxa layirah hamanki hore ee ladhnsajiry dhon harad iyo dambed aya lakalyirah
@MahamuudfaaraJaamac
@MahamuudfaaraJaamac 8 месяцев назад
Waryaa sxp wn kuwaayay walhi
@MohaaniGarcase
@MohaaniGarcase 7 месяцев назад
Fananka kliye codkiisa ilmaha jira copy sri wayen Alle yarxam
@updyrisacklegend1825
@updyrisacklegend1825 3 месяца назад
❤❤❤ ragi xoree
@Dawlada
@Dawlada 10 месяцев назад
Heesta midha u saxa khaladaad badan baa ku jira Lyrics ka.
@Mudugboy1
@Mudugboy1 10 месяцев назад
Wixii qalada naga sax Mahadsanid
@HussenMahamed-x4i
@HussenMahamed-x4i 2 месяца назад
Heestan waxan siifican uku dhegysaty wadad bosaso ila garowe
@Aveed__1
@Aveed__1 8 месяцев назад
Mudug boy account ka wuu xidhnaa hadadba so labaty alx
@AhmedmohamedMusdafa
@AhmedmohamedMusdafa 9 месяцев назад
he was a legend
@SareyFarah
@SareyFarah 10 месяцев назад
Xuquuqda iyo Qormada Heestaan oo dhan waxaa ladhahaan jiray ❤MUDUG BOY❤Page kiisa 17 sano ayu active ahaay oo 2006 ayaa la aas aasay balse hada hawada ayuu kabaxay sorry😢🤦‍♂️
@Mudugboy1
@Mudugboy1 10 месяцев назад
Intaan Muuqalada Laga saarin kahor ayaan Kala soo degey Inuu xuquuqda Mudug Leeyahayna Qoraalka ayaan Ku xisey walaal
@mohasomali1
@mohasomali1 9 месяцев назад
Sxbow ma dhintay ninkaas heesaha waa noleen jidhey hada waaaaba waaayey
@NasirTahir-s2t
@NasirTahir-s2t 10 месяцев назад
❤❤
@NasirTahir-s2t
@NasirTahir-s2t 10 месяцев назад
@wizzmohayare9436
@wizzmohayare9436 5 месяцев назад
Was algend kabanle😢😢
@Mubaarak87
@Mubaarak87 8 месяцев назад
2023 21 Dezember laufenburg switzerland 🇨🇭 tu Berlin City 🌆 of Germany 🇩🇪 821 8 Hours BMW Thin song 🎵
@ayanhussein
@ayanhussein 9 месяцев назад
Sacadu waa 2duhurnimo bisha waa 30 /12/2023
@sadikmohameddoumal9440
@sadikmohameddoumal9440 5 месяцев назад
Still listening in tadjourah city (djibouti) 22/5/2025
@XaliimoQueen-f9h
@XaliimoQueen-f9h 3 месяца назад
Warr iska sax ereyada
@cabdiraxmaanxasan88
@cabdiraxmaanxasan88 7 месяцев назад
Waxaa maxay nuxur heestaan
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 7 месяцев назад
ANOO DHOOF KU MAQANBAAD II KEENTAY DHIILLADA XAASHI DHIIG KA DA'AYEE.
@AyanleTrader
@AyanleTrader 4 месяца назад
fananka magacisa Saxda maxa wye ?
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 4 месяца назад
Maxamuud maxamad xasan ( kabanle )
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 2 месяца назад
Landhere maxamud saleban ah alow ku naxariso
@YasinnShucle
@YasinnShucle 5 месяцев назад
SIDA DHEEHA OLALEE DHUL MIYA KU NOSHAHAY WYEYE HADDI KUL MIYA KU NOSHAHAY LAGADHIGO HESTA DELQAAF BAA GALAYA WAYO WAA DHALEY
Далее
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
Просмотров 189 тыс.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
maxamuu m kabanle QASIIDO nabi amaana (scw)
11:15
Просмотров 622 тыс.
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
Просмотров 1,3 млн