Тёмный

Maxay Dowlada Iran iyo Shicada ka rabtaa xajka ? 

Abu Yahya
Подписаться 61 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Shiicada iyo Xajka

Опубликовано:

 

25 ноя 2016

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 80   
@hamseqaare5573
@hamseqaare5573 5 лет назад
Jazakallah kheyr sheikh Alla yahfid shiicadu waa cadawga islaamka
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 4 года назад
Sheikhaan walalaahi waa libaax,jazakallah kheiral jazaa.
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 6 лет назад
الشيخ محمد بن عبد الوهاب وابن تيمية وابن القيم-رحمهم الله تعالى- تاج على رؤوس الأمة الإسلامية فجزاهم الله عنا وعن الأمة خيرا.
@SahraSsDama
@SahraSsDama 3 года назад
Asc waa sax waa runtaa sheekh
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 6 лет назад
شكرا وجزاك الله خيرا فضيلة الشيخ فقد ءحسنت وكفيت.
@asagure7593
@asagure7593 5 лет назад
SHIICO IYO SUNNI WAX LA YIRAAHDO ILAAHEY XAGIISA MAKA JIRAAN .........ISLAAM WAA KOOW ISLAAAM WAA LABO ..... SHIICO IYO SUNNI WAA MASHRUUC UMMADA LAGU MARAN HABAABINAAYO SUBXAANALLAH
@zaki_h8393
@zaki_h8393 4 года назад
Waa runtaa oo kamay iman lkin shiicadu muslim kuma jirto waa gaalo siday u badanyihiin
@asagure7593
@asagure7593 4 года назад
@@zaki_h8393 WALAAKEY ILAAHEY KA CABSO OGAAW HADALKA LA FUDUDEESATA INOO DHIB LEEYAHAY QOFKI KU DHAHAA WAXAAN AHAY ISLAAM HA GALEYSIIN SHIICO IYO SUNNI WAXEY KU AFTIRSADAAN WAA IRAAN IYO SACUUDIGA ADIGUSE ISLAAMKA KU AFTIRSO WAA DIINTA RASUULKENA MOHAMMED CSW RABBI FARAY INOO ADOOMADIISA GAARSIIYA MAHAD SANID
@islamperiod2203
@islamperiod2203 4 года назад
@@asagure7593 waxba hauhiilin shiicada Ooo din mahystaan walalkey waxaan kuulatalinaya inaaad waxy qaban ragaas soo ogaatid ma raga Abubakar iyo caasho caynaaya oo quraanka dahayo waa labadaly kafiìiiiiiiiiiirsò
@najibmohamed21
@najibmohamed21 4 года назад
Masha Allah sheekh mhadsanid macluumaadka aad nala wadaagtey ee muhiimka ah
@gudonabdilahi4313
@gudonabdilahi4313 6 лет назад
jazalluhu khayr sheekh allaha duleeyo shiico iyo ruushka allaha baa biiyo iiraan dhamaan gaalo dhan
@rashidhaji144
@rashidhaji144 4 дня назад
Kheyr baan ku rajeynayaa akhii maanta daagaalka falastiin qaar baa u heysta ineey u hilinayaan
@ramlajama595
@ramlajama595 3 года назад
شكرا
@sacdiyocaddey8216
@sacdiyocaddey8216 6 лет назад
maashaallaah jazaakumullaah qeeyr sheeq allaaha ku xifdiyo sheecadana allaa ka magan galnay & gaaloo dhan
@galoolmaraa5110
@galoolmaraa5110 6 лет назад
JAZAA AKALLAAHU Kheyr Sheekh .
@jeelaanismohamed6166
@jeelaanismohamed6166 6 лет назад
Soomalida shiicada ah shaqada halaqabta khaasatan suufiyaalka
@jeelaanismohamed6166
@jeelaanismohamed6166 6 лет назад
Mashaa allah
@hibaisse5850
@hibaisse5850 6 лет назад
Mashaa Allah Sheikh
@ibrahimmuse4729
@ibrahimmuse4729 4 года назад
Alla khayr hasiiyo Sheikh Abdirahman Kariye.
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 года назад
Maansha allah sheikh muxamed cabdiraxman kaariye shiicadu waa cadawga islaamka
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 4 года назад
Jzkhayran sheekh.
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 6 лет назад
Mansha Allah
@saynabismail6466
@saynabismail6466 6 лет назад
abdikadir jam session your own b. ,?
@yaxyemohani8758
@yaxyemohani8758 6 лет назад
Subxaanallaah war allaah ka cabsada iiraan waa dowlad shiico duli ah waliba waa kuwii lacnadaye asxaabta iyo xaasaska nabiga scw scw hanoo amaanin wll nin khulufadii rasuulka dad habaar ula soo taagan waa qoom eebe duleeyay ee adinku allaah ka cabsada tan labaad yaa ka jaahilsan ninka ku haya wahaabiya, kan ah iyo waxaan loo dirin war diinta allaah barta camal ffalkeedana la imaada intaad ka awoodaan joojiya dooda aan cilmi ku dhisneyn culimadiinana ixtiraama kanuu taageeraa iyo ka baxa waxaas wabilaahi towfiiq asc
@somalitiktok586
@somalitiktok586 4 года назад
Yaxye Mohani yaa amaanay wll
@fowsiyagoled5030
@fowsiyagoled5030 4 года назад
Caajiib Ilaahey Xaqa Hanatuso Ciilmil la Aantu Waa Dulinimo Waxan Odhan Laaha War Yaadha Aan Diintena An Barano Soomaliyey 🙏🙏🙏❤️🙏👍🇺🇳
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 года назад
Wahabiyada lama dhagayto waa beenalayaal
@CabdiRaxmaanCismaan90
@CabdiRaxmaanCismaan90 2 месяца назад
Ma shiica run shegta marka walale cilmi baro hdaa iiman leedahay anoo suufi baa jecel wahabi​@@naasirjaama603
@sumayoali8794
@sumayoali8794 6 лет назад
Mash allh
@thuglife6551
@thuglife6551 5 лет назад
Ilaahoow noo badbaadi wadaada xambaarsan diinta Alle Alle ha Ku xafido shiilhu dayib cadowga Alle ha kaa qabto
@rashiidibrahim8076
@rashiidibrahim8076 4 года назад
Samsamka waxa helay soo saaray allaah uu ku sharfay siyid cabdi muddalib al cadiim salaamullahi calayhi.maanta waad gaalaysiiseen sayid c/ muddalib lacanakumullaah. Ceelkiisiina waad ku faanaysaan.allaah kumuu sharfin waad jeceshihiin ee awoowyada diimeed idiin ahaa.
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Год назад
What? Are u nutz?
@sahantube3846
@sahantube3846 4 года назад
Allaha kudhawro wll
@rashiidibrahim8076
@rashiidibrahim8076 4 года назад
Kasheekee yaziid ibnu mucaawiya ee diintiiba aasaasay iyo waxay xaramka madiina ka gaysteen.
@naasirjaama603
@naasirjaama603 5 лет назад
Waar ninkani waa duli lacag qaata ah oo aaminsan fikirka sucidiga ilahay musliminta ha ka qabtee
@qalanbaawichanel1188
@qalanbaawichanel1188 Год назад
Siyaasiineey Muslimka yaan lakala Qaybin, Shiicadu Xajka Waakuwa Kasoo Qayb Gala Xitaaye.
@fardowdo30yaayamaxammed6
@fardowdo30yaayamaxammed6 5 лет назад
laa xaawla. walaa quwata. illaah . billah
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Год назад
Wey burbureen Tigreegii sheekh حفظك الله ورعاك lkn kuwii badalay baa wali u yeedhinaya. Calmaani waa dayuus munaafaq ah oon damiir lahayn, doofaarkana ka ficil xun.
@fardowdo30yaayamaxammed6
@fardowdo30yaayamaxammed6 5 лет назад
kashif. alaha. kashifee. shiicada waa. cadow ga islamka.
@numan1tarr14
@numan1tarr14 4 года назад
Sheekhu lama haysto siyaasada ka jirta caalamka waa tii fikirkii sucuudiga ayaa ku xidhan.
@abuudufaylchannel6257
@abuudufaylchannel6257 6 лет назад
waa channel cusub ee ku dhufta subcsribe
@xogsport24
@xogsport24 6 лет назад
ABUU DUFAYL CHANNEL shacabka Ka daaya in aad tustaan wadaada wahaabiyada ah xaraam caleyk
@ahzaabsharifftempz9777
@ahzaabsharifftempz9777 6 лет назад
Shiico wa dad Muslim sax ah
@somalitiktok586
@somalitiktok586 4 года назад
Ahzaab Shariff tempz Hooyada baa sax ah
@ahzaabsharifftempz9777
@ahzaabsharifftempz9777 4 года назад
Doss12 mxaa igu cayne hada 🤩🤩
@fardowdo30yaayamaxammed6
@fardowdo30yaayamaxammed6 5 лет назад
walee. carab. waxeey dayaceen awoodi. sunni ga. iraan. shico 1400 sano. intaanoo sano. waxeey. u tabaabu sheey. seeysay. sidii. eey u. baa bi. in lahaayeen sunni da. weeyna. gaareeyn . guushaas. maantay. meelkesto waxaa. lagu. jarjaraa dadka. sunnaha. nabiga. (scw) aamin san.. waa. aqeeda da sunni ga. iska barta iraq. syria. yaman liibiya. lebnon waxaa. soo. dhan sunni. da. aa. awooda. lahaa ayagaa. xukumi. jiraan. maantay waalaga. xoogay sunni gi. mareey kan iyo. ruush. eey. u. adeeg. sadeen waxeeyna. dhahaan sunniga. waa . argagixiso. aduunkii oo. dhan. eey nagu direen gaalada. yahuuda iyo. shiicada. waxey ku. qaraab. taan ineey. nabad. doon yihiin. lkin. . suniyinta ineey. argagaxiso tahay. saas. aawgeed. maanty saqiir. sunni. ah . xata biyo .lasii maayo 1aad. waala. baaraa inuu. qarax . ku xiran yahy. iyo. in kale kawarama. aduunka waxaas . eey. naga. aamineeyn. waayo waxaa. sababtay shiico. iyo yahuuda falastiin. waa. arak teen. xoog. aalagu heesta. waxaa. layiri waa. . argagixiso wadan. kasto. oo. sunni. ah. waa. baqaa. haduu. garab. siiyo. bari asagaa. ladhaa. waa argagixiso. waxaa ogaa. tiin. maantay shiico. ayadaa. sheef aduunka. ka. ah awoodas. na. waxeey kaheleen. cadowga islamka. 1 ruushka. iyo. yahuud. iyo. aduunkoo. dhan. aa u. tash tay. sunni. ga dadka. aduunka waxaa. laga. dhaa dhiciyay. sunni ga ineey. argagixiso yihiin. gaal. iyo. muslim. wax. garab siinaayo. maleh gaalna. waa. siduu. rabay. sidaas si duu. u. xasuuqo muslimka sunni. ga ah. Allahu. Akbar Ilaahoow. umiciin. masaakiinta. taas hadaba. ogaada. somaliyeey. waa. aqeeda. deena. waxa. loo. socdo waa. sunnada. nabiga scw. inla. baabi. iyo. wax. kale maahan. afrikaanka. xataa dagaal. gaal. iyo muslim. iyo . shico iyo. sunni. a ka socdo waxa ka .danbeeyso. shar shiico. ogaada musliminta. sunniga usoo. duceeya. plss wadan. kasto. eey. joogaan. weey. dhiban. yihiin. shiicada. shartooda kaduceeysta. ilaaheey. hanaga. qabto. aamiin. aamiin
@numan1tarr14
@numan1tarr14 4 года назад
Diinti siyaasad ayaa gashay sidee la yeeli toloow
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 6 лет назад
Anagaba oo suniyiinnaba jinsiyad nama siiyaaane khaliijkuye abaalkoodiibaaa helay!!.
@aayatullahmohamedhussein8671
@aayatullahmohamedhussein8671 5 лет назад
Car ha sheego hal meel ayshiicadu ku qaldanthy dariiqada xaqaaa shiicaa hysa Orodoo iskqarxiya dee
@makiamein8359
@makiamein8359 4 года назад
Mohamed Hussein 👉🏼❤️❤️❤️❤️
@shaafkawarsamehassan6722
@shaafkawarsamehassan6722 4 года назад
maxaa dariiq sax ah Niyahow diinta haku kaftamin waxaadan aqoon u laheyn diintaada ha ugu bixin walaal Soomalida shiico meel kama soo gashee adigu maxaa u difaaceesaa ???!!!
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 года назад
@@shaafkawarsamehassan6722 shico waa dad islam ah waana taageeraynaa lkn wahabigu ha dhaco qaraxa hadhaco
@shabdiwahabshmuhamed5344
@shabdiwahabshmuhamed5344 Месяц назад
Waa been waynayee cimaamada cas maanay dirayski sucuudiga ahayn
@mozance2483
@mozance2483 3 года назад
Shekhow Maanta sunni isku toosan o DIINTA Muslim ka ah kumaamulaayaan majiraan Shiicada Maanta Marka laga tago diin xumadooda Maamulka aade nooga fiican yihiin anaga DIINTA in aan ku dhaqano marabno Haddane kalogii taliyaal marabno Dimokorasi marabno maxaan sameynaa???? Aadaan U jeclahay sidaa isku xukumaan Kala dambeynta leh Ugu yaraan waxa ey aamin sanyihiin ayee ku dhaqmaan Saman iyo xumaan Anaga dowladaheena Kuma dhaqmaan diin sidaas ayee nooga adkaaden walogeena gaallo ayaa madaxdeena utalineyso
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 29 дней назад
Shiico waa gaalo lahubo garanay laakiin wadaad wahaabiyo ma muslimbaa???? Tusaalle asxaabtii rasuulku waxdaaniyada
@rashiidibrahim8076
@rashiidibrahim8076 4 года назад
Maxaad been iyo iftiraa ummada u sheegtay. Jawaabtaadana waad heli inshaa allaah.
@mB-ro8er
@mB-ro8er 6 лет назад
SHIICO MYAY AHAAYEN KUWII SAXAAABADII RASUULKA RC KU XASUUQAY KACBADA???! UMADA HA QALDIN
@xogsport24
@xogsport24 6 лет назад
Hhh wadaad wahaabi nama qaldi kartid isku mid ayaa tihiin waaba Ka sii xakjirtan
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 Месяц назад
beenaale .. xun Wahaabiyadu waxay caan ku yihiin beenta iyo khiyaanada ..
@IimanCade
@IimanCade 19 дней назад
Adi shiico maa tahayna
@mB-ro8er
@mB-ro8er 6 лет назад
Balaayo Wahaabiyo ka xun Majirto ee umada ha qaldin Daaacish iyo Takfiir Waa Ilmo Shaydan
@abdirazakahmed8780
@abdirazakahmed8780 4 года назад
nacas doqon ah rab ama ha rabin shiico muslim ma ahan
@abdallahRAMMU
@abdallahRAMMU 6 лет назад
shiico waa muslim waa dariiqa saxda ah iraan guuul beenta jooji daacish baa tahy wahhaabi ah lacna tolla calyka shaydaan yhow kaafirka ah
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
abdala yasiin kow
@hidigsalaat8886
@hidigsalaat8886 5 лет назад
Yaa waxaas kugu yiri??
@ismahanmohamud2580
@ismahanmohamud2580 5 лет назад
abdala yasiin Shiiici dulloobay .intaadan bakhtiyin sooo toobad keeen ,
@qiimahaguurka1680
@qiimahaguurka1680 5 лет назад
abdala yasiin xaar xaar dhalay Orodoo walasha shiicada ugee intad shekha cayeyso
@aayatullahmohamedhussein8671
@aayatullahmohamedhussein8671 4 года назад
been baad sheegaysaa ilaahey ka cabso ha ugafin imaamka khumayne waxuu ahaa wadaad wanaagsan adiga ayaa daalim ah shiicana waxba kama taqaanid
Далее
Построил ДЕРЕВНЮ на ДЕРЕВЬЯХ!
19:07
Dilkiii Xusayn ibnu Cali Qaybtii 1aad
1:01:14
Просмотров 66 тыс.
Shaydanka & Meelaha Qofka u ka soo galo
1:17:27
Просмотров 71 тыс.
Qisas.Xusnul Khatimah.
1:36:56
Просмотров 50 тыс.
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Просмотров 289 тыс.