Тёмный

MAXBUUSKII ABAALKA LOGALAY!!Q.2/ 

Sawda Qaalib
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

19 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Год назад
Aswb Abaayo Jzkl qheyran qisadan way iga ilmaysiisay waxaakale oo iilamid ahayd hadaan dib inooceliyo qisadii ahayd wilkii (🇸🇦Saudi yanka ahaa ee Xaskisa adka uciqaabi jiray kadibna guriga ku gubijiray ee Dumaashigeedi badbadin jiray !!Subxanallah qof dalinyara ah oo familka kudax nool hadana naxaris badan maasha Allah . Abaayo( codsi ) haday macquul tahay and ayan qisas kaada qiimaha badan uguxirnahay waxaan ahay( Hooyo ) Caruurtayda waxa an lawadaagaa qisas kaada jimca walba hal qisa ayaan uga sheekeeyaa ( They are young Age Boys and Girls) waa isku jir sida hada qisaadan oo kale waa qiso Caruur lala wadaagi kara waayo qisaada markay qiso Jacayl eey tahay sidii tii hada midan kahoraysay oo kala inantii Macalinkeeda jeclaatay munaasib kumaaha Caruur!! Abaayo please marka waxaad inooso badisaa qisas (1,2 3 at least) a week) inooso daxgali kuwa badan oo an ooga sheekeeyaay waa ay kahelen waxa iigu dambeysay qisaadii odaygii (Iraq 🇮🇶) iyo ninkii wanagsanaa ee (Syria 🇸🇾) it was amazing) Subxanallah marka Sowdaaaaay I hope you( 📌 pin) me !! Jzkl qheyran
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Год назад
Mashalah waxatahay qofwanagsan oo walibakudadalaysa tarbiyada carurteda barakalaah
@user-de4go2cn9w
@user-de4go2cn9w Год назад
Allah ha u Sharfo hoooyo macaan❤ aniga xita wan jeclaan lahaa sababto walaaladay Ayan Isla dhagaysanaa Malin kasta wayna iga yar yihiin
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Год назад
Abaayo Sowda qisaskada waxa kale an lawadaagay (2 badii wiil ee Turkish 🇹🇷 ) ee Aabahooda baryi jiren kadibna aabal marinta (Nokia cell phone) iyo Tuulada ugeeyay awoowahod jinni jinni iyo qabuuraha hamen barkii galijiray( exactly laba daadas ayaa ii jogta) markay (smartphone) iweeydiiyan waxan irahdaa hayaay (qosol) iyo qisadii kale ee wiilkii hoyadis uduceysay ee xududka Hooyadis kuhaye Maasha Allah tii kala ee iyadana ninkii ( BOQORKA ) sanka kaxiday iyo wax badan Maasha Allah marka Bulshada yada Caruurada wax looguma talagalin ayan isleeyahay Sharafey maadama adiga Hooyo aqoon leh aad tahay (Dr Sawda Maasha Allah how do you think a programme for the kids ) mar mar noso daxgali caruurada ad ayey udaneyan qusaska iyo Sheekoyinka ayaka hataa like and share aya laga helaya( kkk) marka cafwan Abaayo cawada( too much comment )iyo dib ayan qusaskii inoogu celiyay marbadan ( I tried to get in touch with you) maiisurtobin. JZKL QHEYRAN walashay
@user-de4go2cn9w
@user-de4go2cn9w Год назад
@@deeqaomar8670 sido Klee wall qaali ah wlle anigu waan jeclaan lahaaa programm kaas oo Caruurta u qaas ah teda kle sheekadiii amaanaada ayey ad u jecel yihiin oo qaamar iyo bilaal qatar waaye ayadana marka sheekoyinkeeda waanba iska jeclahay wlleh
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Masha Allah waad ifarxad galisay oo wad idhiirigalisay mahadsanid abaayo qaali codsigaagana waa amar insha allah ❤❤❤❤
@nasiyacabdi9651
@nasiyacabdi9651 6 дней назад
Mashllah Allah amiin 🤲❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Aamiin yaa allah jasakallahu khyr wllo
@amiinaali4920
@amiinaali4920 Год назад
Abayo Sowda hore ayaa u sodeysay
@nasracqadirjamac3109
@nasracqadirjamac3109 Год назад
Masha Allah walale qaali
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Год назад
Deesi buu ahaa
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Год назад
aamiin aamiin mansh Allaah waxay ahayd qiso aad u macab jasakala khayr Alle ha kasiito waxad no so gudbisa qisoyin aad u macan iyo kuwo layab badan❤❤❤❤🎉
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Masha allah waa qiso qiiroo badan Xaqiiqa wan laa dhacay 😢😢😢
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Год назад
Aaamiiin habo qaali wllhi qiso iga cajiib badan ma arag m.a amaal qofgala qof gudaa yar aad baa ujeclahy qusoyinkaaga mahad sanid
@yusufawale4755
@yusufawale4755 Год назад
Wcs inan cabqariyad ah baa heshay maxbuuskii sida sawda oo kale ah
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Thank 🎉🎉🎉 lkn sawda may you caqlinabanthay 😂😂😂
@user-pl2wy5fp7z
@user-pl2wy5fp7z 7 месяцев назад
Maashaa allaah tabaarakallaah waa arin ama sheeko raadayn kugu yeelanasa ixsaan falkii ayey iyada iyo aabaheedba kubad baadeen
@safiyoaadanali8533
@safiyoaadanali8533 2 месяца назад
Ilaheyow naga dhik kuwa awalguda🤲🤲
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey igu qaaliya sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t Год назад
Salaamu alaykun Sawdaay, sheekadani horay ayaad u soo bandigtay ayaan mooday
@amiinaali4920
@amiinaali4920 Год назад
Haa abayo hore ayey iso galisay
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Maya wllo waxan laga yaba inaad melkale kadawatay
@maxamudismacil9800
@maxamudismacil9800 Год назад
Masha allah qisooyinkaa abaal gud'Ka dhowr qiso oo kale naasoo Raadi insha Allah
@nimcodahir3549
@nimcodahir3549 Год назад
Qiso cajiiba wllshy.jazaka laahu khayran.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
Wallahi waa cajiib dadka qaar abaalka sifiican ayay ugudaan. Anna reero maskiin ah dhibaataysan oo cunto iyo guri midna aan haysan ayaan caawiyey markay madaxa kor usoo qaadeen oo barwaaqo noqdeen ayay waxay iigu abaalgudeen lugooyo iyo dhaawac jirka ah iyo mid nafsi ah, iyo inay xattaa xoolo iga dhaceen!
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Sorry wllo qaali allah hakubarakeeyo
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
@@sawdamqaalib aamiin abaayo waad mahadsantahay
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 4 месяца назад
😢
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Год назад
Sidan u sugayeyyyy mantabaa online ahaaa❤❤❤❤❤❤❤
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu. Jazaka Allahu kheyraa
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah waa Qisa Cajiib ah Waaye kheyr badan Allaah haku siiyo ustadh Sawda mahadsanid
@shankaronmaxamed5048
@shankaronmaxamed5048 Год назад
Masha allah
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Год назад
Mashaala
@Nasro283
@Nasro283 Год назад
Shekadan wad so celisay hore ayad u so deysay waa mar labaad sowday❤
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Год назад
Manash allaah wlale qaali❤❤❤❤❤❤😊
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 Год назад
Hore ayaad usoo gelisay qisadaan sowda
@nuuraahmedashkir3548
@nuuraahmedashkir3548 Год назад
Thanks sharafey❤
@SabrinAbdi-ib8ep
@SabrinAbdi-ib8ep Год назад
First 🎉
@zuuhusien8503
@zuuhusien8503 Год назад
Qiso ka macaan ma maqlin ❤❤❤❤
@jawaahirmohamed2435
@jawaahirmohamed2435 Год назад
Qisadan wey iga ilmeeysiisay wllhi😢😢
@shukrishiekh1969
@shukrishiekh1969 Год назад
Asc jkl qeer babibti
@SabrinAbdi-ib8ep
@SabrinAbdi-ib8ep Год назад
Like ta iyo comment ana u horeeye 😂🎉
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan Год назад
Mash allah sawda hijaabka madoow waad ku qurux badan tahay
@HassanMadey
@HassanMadey Год назад
Sowday iwrn
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 3 месяца назад
wllhi gawar fcn❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
waan ooyay 😢😢
@user-yp9ls2wh8x
@user-yp9ls2wh8x 5 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Год назад
Wallaahi waan ilmeeyey qisadaan qurux badanaaa ❤❤❤
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 3 месяца назад
Wllhi waa cibro qadasho😢 datka qar mayaqan asxan
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa Год назад
رب اخ لم تلده امك 😢❤
@ibrahimshubka2008
@ibrahimshubka2008 Год назад
Gabadha laga sheegayo Raqad sadaam xuseen miya
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Maya waa Raqad Camiid Zuhayr
@ruqiyanour4502
@ruqiyanour4502 Месяц назад
😢😢
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fk4sc4dz8l
@user-fk4sc4dz8l 7 месяцев назад
Q❤❤❤❤❤❤😂😂😂
@farahfartun3961
@farahfartun3961 4 месяца назад
Abaayo qisada waa sax horay u dagaystay marka dambo naagtiisa maseerayso kadib way kala tagayaan gabadhii abaalka u gashay ayuu Sweden ku guursanayaa
Далее
QISADII BUKANKE QIIRADA BADNAYD!@sawdamqaalib
56:47
Просмотров 2,9 тыс.
QISADA BARWAQO!@sawdamqaalib
26:08
Просмотров 25 тыс.
Это конец... Ютуб закрывают?
01:09
Best exercises to lose weight ! 😱
00:19
Просмотров 4,3 млн
MAXBUUSKII ABAALKA LOGALAY!!Q.1@sawdamqaalib
22:29
Просмотров 18 тыс.
MASAYRKII QADRIYAH!!@sawdamqaalib
18:46
Просмотров 19 тыс.
EDO ARXANDARN TII UGU XUMAYD!@SawdaBillan
38:31
Просмотров 28 тыс.
ASMAA IYO QURBAHA WIXII KALA QABSADAY!@sawdamqaalib
25:37
2 KIIS OO SILAYAABLEH KUKASHIFMAY!@SawdaBillan
41:17
Просмотров 36 тыс.
Это конец... Ютуб закрывают?
01:09