Тёмный

Maxkamadda Banaadir ayaa soo saartay xukunka Gabdho edeysanayaal ah oo caan ka ahaa Baraha Bulshada. 

Somali National Television
Подписаться 731 тыс.
Просмотров 107 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 248   
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 Месяц назад
Kuwa qabyaalada kiciya oo wadanka ka maqan xukun halagu dhufto ayagoo maqan ileen ayagaa baray gabdhaha qabyaaladee.
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey Месяц назад
Mansha allah somaaliya hadey shaqo fcn bilowdey ❤❤
@alifarah5262
@alifarah5262 Месяц назад
Gabdhahan waa in ay arkaan waxii ka dhacay LIIDO saddex maamood ka hor oo dadkooda u naxaan
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 Месяц назад
Maxay noso kordhinayan marka?????
@malaboa591
@malaboa591 Месяц назад
Kkkk sax intooda Xabsiga ku celi. Mar danbe ayay Qabiilo isku diri doonin, hala soo dhaqan celiyo. Qaarna Galmudug iyo Hirshabeele halagu soo kala Xero weey iloowsha dhawyihiin oo wixii lasoo maray ayayba ilaaween. Abwaanka ayaa hore u sheegay doqon, hadii uu kala dhashay intii uusan ku dilin dil.
@neyruuschannel5543
@neyruuschannel5543 Месяц назад
Wali iney tiktok live kujiran ayay isku maleeyan markey kaamerada arkeen weeyba iska qosqoslaayaan waa yaab qof maxkamad saaran oo kiis dambi ah horyaalo oo masuuliyin iyo waridiin horfadhiyaan oo bila macno daro qoslaayo 🤔🤔 aqoon la,aan waa iftiin la,aan wlhi
@KhadroAxmed-qn1pj
@KhadroAxmed-qn1pj Месяц назад
Oo adi hada waxaad iska dhigee naag wax barty naa maxa murjinaa farxadodaad wa farxadeena
@abshirsulub4927
@abshirsulub4927 День назад
Wax istiraam ahi kama muuqdo...😮😮😮
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x Месяц назад
Qabiilka ha laga dhaqo oo wacyi galin haloo sameeyo dhoocilada
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 Месяц назад
Dhoocil cay maanay ahayn 😂😂 talow cajaa ib sheekhoow
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 Месяц назад
Waa Kuwa Xishoodkii ka Tagay Iyo Dhaqankii Iyo Diinta islaamka Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim Waligeey ma Araag Dumar Soomaaliyeed Sidaana
@warsamehuseen3219
@warsamehuseen3219 Месяц назад
Waalagu yareeyay lix bilood waxaan rabay in 2 sano lagu xukumo
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Месяц назад
😂😂😂
@Ahmet----2126
@Ahmet----2126 Месяц назад
Dad maxkamad saran oo qoslaayo maxaa waye 😮
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Месяц назад
@@Ahmet----2126 Waa la yaabanahey adna ma yaa tey 🤣🤣
@user-hm8xv1uc3t
@user-hm8xv1uc3t Месяц назад
6bilood wa yartahay aqlaaq ma qabaan dad maxkanad saaran oo qoslaayo wa maxay
@user-wm5rc8wr8r
@user-wm5rc8wr8r Месяц назад
waa runtaa waa lagu yareeyey aqlaaq xumadii ayaa weli ka muuqata
@JohnDoe19012
@JohnDoe19012 Месяц назад
Gabdho uun baad ka adagtihiin orod al shabaab soo xira❤
@mrben9387
@mrben9387 Месяц назад
Xolahan ookali aya dad dhageysani
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Месяц назад
Hasareeyo sharciga MANSHAA ALLAH
@Ahmet----2126
@Ahmet----2126 Месяц назад
Uf dheh waxas maxkamad ma ahan wllhi wanacay somaliya
@abbdll
@abbdll Месяц назад
​@@Ahmet----2126Xagee rabtaa marka
@abdirahmanmustafa4023
@abdirahmanmustafa4023 Месяц назад
English translate marki lataabto wuxuu dhahaa yaa yaqaano 😂😂😂Wallahi English ka been ayuu kaa sheego yaa iska qabta
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
@@Ahmet----2126 adiga in lagu xiro waaye uf kulahaa naag maa tahay bastar dhoocilaha aa dhaha uf magaca ragna waa soo qaadatay bastar khawaarij ah
@MOHAMEDARSHADARIF
@MOHAMEDARSHADARIF Месяц назад
A, b, t, w ... qodabka k , faqrada c...miyaa ah sharciga saraynaya !
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dukankaHooyo
@dukankaHooyo Месяц назад
Scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️
@Qaybarmedia
@Qaybarmedia Месяц назад
Salalhu calayhim wasalam
@DiriyeCale
@DiriyeCale Месяц назад
@DiriyeCale
@DiriyeCale Месяц назад
@easternofgalgaduud
@easternofgalgaduud Месяц назад
@@XamzaAhemed scw scw scw scw scw scw scw
@caydaruusaxmedmaxamuud
@caydaruusaxmedmaxamuud Месяц назад
Subxaana Allaah Yaa ku dhahay adiga Ciqaab Soomaali, markii aad Buug shaydaan qoray aad wax ku xukuntid waa iska sidaas, Qofkii aaan wax ku xukumin Sharciga Alle soo dejiyay wuxuu ka gaaloobay Diinta Alle Swt
@Xati-ve3tg
@Xati-ve3tg Месяц назад
Qabiil god buu idinku riday 😂
@user-wm5rc8wr8r
@user-wm5rc8wr8r Месяц назад
waa lagu yareeyey naagaha maxkamada ku dhex qoslaya weli xanuun ma arak dawladu shaqo fiican ayey haysaa hadey xireen naagihii dhaqan xumada wadey inkastoo xukunka lagu yareeyey
@queenifrah3253
@queenifrah3253 Месяц назад
Maxay sameyeen Huno markii hore ani hada unbaanba arkaye
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn Месяц назад
Hawaarto dowladnimada 🎉🎉🎉🎉❤
@user-tt1fo6gu3r
@user-tt1fo6gu3r Месяц назад
Wali ayaanba aqlaaqli kamuuqan maxeey tahay gabar intaas oo qof ku hor raamsaneyso yaahuudiin
@munaosman9952
@munaosman9952 Месяц назад
Jooji faquuqa ka dhanka ah haweenka. Haweenku waa biniaadam waxna way cuni/raamsan karaan.
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp Месяц назад
​@@munaosman9952 akhlaaqda gabdhaha waa muhiim
@Minagamzel
@Minagamzel Месяц назад
Cunada xalasha maxa ku jaban
@mohamedomar-mn8ks
@mohamedomar-mn8ks Месяц назад
afka boorso laguu gili
@user-tt1fo6gu3r
@user-tt1fo6gu3r Месяц назад
@@munaosman9952 waa anshax daro raamsashada dumarka waliba meel udami dhoobantahay gabadhaadane umaadan ogilaateen
@deeqabdullahi9610
@deeqabdullahi9610 Месяц назад
Inta la leeyahay lala akhriyay miyaanay ka haboonayn wafaqsan tusaale ahaan Qodobka 451 farqadiisa labaad xarafkiisa Abc oo waafaqsan qodobka 39 xeerka ciqaabta somaaliyeed dee
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
Masha-allah Maxkamada Gobolka Banadir Guuleysta Wixii XXanuunsan Hala Xiro
@CosobSaciid-g7wu9uuogot8ugfþt
@CosobSaciid-g7wu9uuogot8ugfþt Месяц назад
Farxiyo zoona ma laxiray maskiinta lakiin qabyaladiistayashii ugu weynaa waa laxukumay😂
@idirismuqtaarmaxamedidiris6
@idirismuqtaarmaxamedidiris6 Месяц назад
Alxm 🤲🏻
@Umalmaxamuud
@Umalmaxamuud Месяц назад
Waxka hela hee qabiil maidin holiday doqomo xuna tihin wlhy😂😂😂😂😂
@Abdanyu
@Abdanyu Месяц назад
The title 😂😂😂😂
@CabdiwaliMaxamudjaamac
@CabdiwaliMaxamudjaamac Месяц назад
Qof aan mj ahayn like 👍 ima saari karo😅😅
@user-ty3jo6lf5s
@user-ty3jo6lf5s Месяц назад
Waa ku sarey ina ader😂❤
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 Месяц назад
in kastoon dumara ahay oo aan naxariis badanahay saas ay tahayn waan nacabahay in qabiil lacaayo loon gafo qabayaalada waa waxa oraaye waxaan dhahay nabigeen muxmed ﷺ sharciga ha saareyo waan ku faraxasanahay in dadaka ay is ku so dhawadaan qabayaalada la baabiyo Allhu akabar Allhu Akabar Allu akabar
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Месяц назад
REAL COLOUR NO MAKE UP DUGULOOYIN 😂😂😂😂😂
@bluerain3282
@bluerain3282 Месяц назад
That’s not real color that’s bleach color
@AbdallaAli-ch9nw
@AbdallaAli-ch9nw Месяц назад
Masha alaah waa hormar wanaagsan waxa inoo haray lashaqeenta interpol police sida kuwa dibada jooga ee qabyalada kashaqeeya si loo soo qabto guul iyo gobanimo wacan
@abditjay2389
@abditjay2389 Месяц назад
‘’I mean lock down they wan’t let you out’’😂🎶
@user-kv5hj4jv1z
@user-kv5hj4jv1z Месяц назад
Waa maxkamad waxey qabatey weydey gabdho waba hishiiyeene maa inta lawaniyo lasiidaayo😊
@Moyou562
@Moyou562 Месяц назад
Xarfihiisa ABCD kulahaa 😂 ma dad English ku hadla ayaa xeerarka lagu xukumayaa BTJX dhe nio madax balaar yohow😂😂
@XuseenAlasta
@XuseenAlasta Месяц назад
Hhhhhh😅
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 Месяц назад
Wd iga qoslisay waliba anoo ey iga heen qosol 😅
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@Moyou562
@Moyou562 Месяц назад
@@qalliguhaad4300 mayee waxaan la yaaabay hablaha la cukumayo waa soomaali dadka dhagaysanayaa waa soomaali kuwa daawan doonaa waa soomaali, markaa in xarfahooda wax loogu sheego ayaa qurux badan
@deeqabdullahi9610
@deeqabdullahi9610 Месяц назад
Lala akhriyay intaad inaga daysaan waafaq isticmaala bahda sharci yaqaanadow
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
Qabiilka Ee isku Halee-naayeen Aaway? Walee Sharciga Wax Ka Weyn La Waa
@bahjo250
@bahjo250 Месяц назад
Naaga han hadi ladhaqan celiyay Wale somalia tartiib tartiib ayay usonolanaysa sidu mudane xamse noshegay 😂
@HannaHuzzein
@HannaHuzzein Месяц назад
Gabdhuhu dil meysn geysane fasxa oo dalkan b,abay wax ka qabta waxan micno lahyn yaan lagu waregin
@mahmoodashoor6948
@mahmoodashoor6948 Месяц назад
العدل اساس الحكم...لابد يكونون عبره لمن لا يعتبر..يد الدوله يجب أن تكون يد من حديد مع كل من يخرق قانون البلاد
@dahirgedi7018
@dahirgedi7018 Месяц назад
War gabdhaha fasaxa waxba ma geysane hadey cadalad jirto kuwa umada xasuuqa y kuwa udooda xakuma
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
jaahil baa tahayn cuqdadeysan aamus bastar yahoo qabiil ee kiciyeen hadii dagaal qabiil dhici laha amaxaa ku hadli laheyd bal ii sheeg bastar cuqdadeysan
@abshirsulub4927
@abshirsulub4927 День назад
Intooda xagaas ku celiyA😂😂😂😂😂
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq Месяц назад
Mureey qabiil maleh🇸🇴🇸🇴❤️
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
😂😂😂😂 mureey qabiil weey leedahay inbow
@AbdiqafarIlyaas
@AbdiqafarIlyaas Месяц назад
Midbaa 6 bil lagu xukumay tee waye
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Месяц назад
Hablaha iska sidaya medan rag wawen ahen maxad ka dhibesan subhanallah dumar aan waxba gesan laguma tigalo yaab badna
@mohamedaadanwarsame3766
@mohamedaadanwarsame3766 Месяц назад
Waa maxey Waxanoo qodobo iyo faqradiisa la sheegooyo wan ku caajisey saan u dhageysanaayey faqradiisa Aaawe diinti aan ku dhalaney Inan isku xukuno Ilahey noogu Soo dejiyey cajiib
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 Месяц назад
Kula mid bn ahay waan dhameesan waayy😅
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 Месяц назад
Waa in maamulada gobolada kasoo bilaabataa, ka dibna caasimada laaysugu keenaa xukunka shareecada, sanduli bay ku qaadan lahaayeen, balse dal aan dadkeedu waxba is dhaamin in mid kaliya farta lagu fiiqo xal maahin !!!
@AnsalcabdiDhiif
@AnsalcabdiDhiif Месяц назад
Ah😢
@Geedichanaltv
@Geedichanaltv Месяц назад
Maxaa dad danbiyo yar,yar galay bulshada logu so bandhigi xukunkooda dadka la rabo in xukunkooda bulshada in loso bandhigo ay tahay bulshaduna ku farxayso waa dadka bulshada dhameeyay ee kuwaas haso qabtaan dawladu yayna ku maraysan dadka masakiinta ah
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji Месяц назад
Somalia ilaah ha u keeno nin kim jong un oo kale ah ama ethiopia ha gumeysato 2 waddas mid kooda allah usoo dada jiyo shacabkii way dhamadeen
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Месяц назад
Hhhh intoda xagaa ku celi ka dhacaday 😅😅😅😅
@simplelifecooking413
@simplelifecooking413 Месяц назад
Gabdhahaan xishood yaraa SubxanAllah
@dhamme0
@dhamme0 Месяц назад
Raggaa youtubers ah ee qabyaalada bara ha la xidho
@user-sy3pb5jn3x
@user-sy3pb5jn3x Месяц назад
waxaan dhaqan xumada wata oo haddana ku dhax qoslayo maxkamadda dhax deeda maa lagu xukumo Hal sanno xarig see ku cimri qaataan kuwa la mid ah uf qandho wajixun
@munasarguled9537
@munasarguled9537 Месяц назад
Magacyadii qurxoonaa ee tiktok waxay isubadaleen eedaysane wixii edebdaranba halaxiro
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Месяц назад
Waxad i fahansiisaan.maxay usoo xirteen dharka isku midka ah …? Maxabsigay ku heshiiyeen
@DadiramiinDada
@DadiramiinDada Месяц назад
mar haday maxkamad timaado waajib waaye in dharkan lagashto yay hashin haday raban😂
@abdikadirmohamed4053
@abdikadirmohamed4053 Месяц назад
Maxkamada waxan kacodsaa kuwa dibada jogo malin kasto qabilada iyo shaqsiyad caayo in ey so qabato please 🙏
@Muniircancelo-ox5uw
@Muniircancelo-ox5uw Месяц назад
😂😂 l
@aliyawarsame7682
@aliyawarsame7682 Месяц назад
Waxan gabdho yar yar vku mash qulayo awaye abniga dadke weye babin 😢
@Somali-Rights-Watch
@Somali-Rights-Watch Месяц назад
War labo Sano maxuu udihi waaye....6 bill xaawaaye
@HASSANMOHAMED-gk1tg
@HASSANMOHAMED-gk1tg Месяц назад
warkaasaaa imaraaaa
@user-tw1hn1zc3w
@user-tw1hn1zc3w Месяц назад
Horta ninki seedi cali ahaa away😢
@abshiraliabdi6741
@abshiraliabdi6741 Месяц назад
Intoooda xaga ku celi godoomaha maxkamada caadi maahin e di 😂😂❤❤❤❤
@guleit89
@guleit89 Месяц назад
Sihaam racfan ka qaado walashey
@bluerain3282
@bluerain3282 Месяц назад
Jahilin no respect for the courts
@Sabna-zj2vz
@Sabna-zj2vz Месяц назад
Saan mxeyy isug jecln wyen mrkii hore
@lallanaofficial7306
@lallanaofficial7306 Месяц назад
Xamar unukaaa leh ha idinka saarto😂😂
@niyaaladem
@niyaaladem Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 Macsonkor.
@zakirboss143
@zakirboss143 Месяц назад
Niow harto maxaa lagu haystay
@abdiwalimohamed8236
@abdiwalimohamed8236 Месяц назад
Laandheernimo ha idinka saarto 😂😂
@sadiamohamoud2617
@sadiamohamoud2617 Месяц назад
😂😂 no more lamdheere mac sokor 😂😂
@sharmakemohamed120
@sharmakemohamed120 Месяц назад
Habro qurmay afaf dhadheerba lujira xishoodka alle idinka qaad
@aminamohamed5406
@aminamohamed5406 Месяц назад
Maxkamad shaqadeedii garanla, hawenkayshaqokadhigatay
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... Месяц назад
Intooda xaga ku celi😂😂
@user-pe4ig2tv5b
@user-pe4ig2tv5b Месяц назад
Kuli in la xiro ayey aheed kuwa mindiyah iyo bubka watay loo badiyo bis maba deyn laheen ani qaaraa hooyooyin wasaqd
@AishaluulLuul
@AishaluulLuul Месяц назад
War bal gabdhaha xuriyadooda siya mardanbe qabiil mashegi doonaan😮
@user-hv1pf7hn2e
@user-hv1pf7hn2e Месяц назад
😂😂😂😂😂
@ArwaaàY
@ArwaaàY Месяц назад
😂😂😂
@MAQSUUDMaxamad
@MAQSUUDMaxamad Месяц назад
😂😂😂😂😂
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Месяц назад
Waxa maxkamada maa qorto ee adkaysi haa laa muujiyo 😂
@CabdullahiMaxamed-pt4sx
@CabdullahiMaxamed-pt4sx Месяц назад
❤❤❤❤
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Месяц назад
maamoyin baa ku jira😢😢
@LiibanCali-kt5yz
@LiibanCali-kt5yz Месяц назад
10 saano
@sumayaaden1337
@sumayaaden1337 Месяц назад
Xanjada waxaa saan oo kale u calaanjiyo naagaha aqlaaqda daran ee nin daadaansanaayo, lamana ogola maxkamad adoo saaran in aad xanjo cuntaa!!
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil Месяц назад
Gabadha nasiib Ku laheeyen xidhnaade laga yaaba inaa Ku jiri laheen xasuuqii arxandarada dhalin yarada lagu xasuuqay
@maryamoxasan2289
@maryamoxasan2289 Месяц назад
Gbdhahan inta iska deysan hadu sharci jiro wixi lido kadhacy cid kahdshayna jirin
@En.Hassan625
@En.Hassan625 Месяц назад
Niikadodina tiktok noga saar gidoomiye
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Месяц назад
Habar jawaahir baarqab ayaa biloowday kicinta iyo isku dirka qabiiliiyinka Lama soo qaban Cadaaladi ma jirto
@ahmedzaki11hassan68
@ahmedzaki11hassan68 Месяц назад
Inta gabdhaha la xukumayo qaniisiinta maa la qaqabto oo la xukumo sida gabdhaha oo kale
@iconic-z5906
@iconic-z5906 Месяц назад
Sihaam tahliil mxy sameysay? Mxa lagu xidhey
@QamarQurux-lm1pg
@QamarQurux-lm1pg Месяц назад
Halagu tusaalo qaato hadaba Tiktok had kabacdi nawadaa kadhaceyso wax iscaayo lama arkaayo hadii saan lagu sii wado😂😂😂😂
@Josephali8381
@Josephali8381 Месяц назад
Qabil inusan wax kutareynin ogow manta 😂
@kiliwecyber4699
@kiliwecyber4699 Месяц назад
Maba modidba iney maxkamad kujiraan loona aqrinayo xukunkooda xariga ah, Waa in dhaqan celin loo sameyaa simarka ay xuriyadooda did uhelan ay bartaan walaalnimada qiimaheda
@yuusufmuuse-zc8bj
@yuusufmuuse-zc8bj Месяц назад
Maxeeytay xijaabadan isku wada ek maxkamada ma iskuulaa laga furay inta ilafahanti like saar😂
@MaxamedAweys-vo2cz
@MaxamedAweys-vo2cz Месяц назад
🤟🤟❤️❤️❤️
@Hoyadey
@Hoyadey Месяц назад
Lala aqriyey badana wuxu 😂😂 war soomaliyey kitaabkena quranka maan isku xujunno asagaaba nagu filane yarbbi nahanuu i
@user-wf2cv3lc6d
@user-wf2cv3lc6d Месяц назад
Darkan isku cenka ah xagebay kaheleen😅😅
@mohammedabdullosman8583
@mohammedabdullosman8583 Месяц назад
Dhaqan celis iyo qatarta kaamirada horteeda taalo haloo sheego waa tusaale wanaagsan uu garsoorka dalkeena qaaday
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Месяц назад
6 bil waa yartahay ee haloo kordhiyo wax faaido ah malahan marba haday qabiil iyo dagaal ka dhax wadaan Magaalada
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj Месяц назад
Ileen nagahan islaamo waween ay ahayeen filtarka ayaa wax kale ka dhigayay 😂😂😂😂😂😂
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 Месяц назад
😂😂😂😂😂
@HassanOsman144
@HassanOsman144 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n Месяц назад
😂😂😂
@RaxoQaali-b8w
@RaxoQaali-b8w Месяц назад
😅😅😅😅😅😅😅😅
@sumayaaden1337
@sumayaaden1337 Месяц назад
Naagahaan si fiican ayaa la yeeley, hala soo qabqabto kuwa kalena. Qosol iyo xanjo cunoow😂😂😂
@daahirxuseendaahiryare6204
@daahirxuseendaahiryare6204 Месяц назад
Dambiga lagu helay noo sheeg oo ay Linda bilood ku mutaysteen?
@M45_0
@M45_0 Месяц назад
Waxaa layaaba gabdhaha rag ma qabaan miyaa ileen waa gabdho waaweyn aaway wixi qabay may ceshtaan. Ama waalalo niman ah oo ceshta.
@user-zg2gg5mo6g
@user-zg2gg5mo6g Месяц назад
Naago aan xishonin suobxaana allaah
@Sudabuy
@Sudabuy Месяц назад
Kkkkkkkk kan haku xukumo xanuun waaye 😂
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y Месяц назад
Waa lagu yarayeya 2 sano umada iyo dalkaba halaga hayo dhaqan celin qabiilka halaga maydho somalinimada iyo dawladnimaday lidi ku yihiin waa saxa aomaliya guula
@user-tt2rm8nw7g
@user-tt2rm8nw7g Месяц назад
Maxkamed hadii lesla tago qabiilki oo dhan wey kuu imanayan weyna ku dawanayan waxne kama qaba karan
@FarhanOfficial02
@FarhanOfficial02 Месяц назад
Muqdisho yaa iskaleh😂😂 jin ayaa iskaleh😂
@mohamedosman9273
@mohamedosman9273 Месяц назад
Dahir alasow iyo dhamaan kuwa qurbaha ku maqan ayagoo maqan waxaa ku xukumay min 2 sano xarig ah. Maxkamada wey inoo xiran tahay, xukunkaan qofkaa ku qancin waxaa ufuran racfaan 8:01
@abdibashiraden9912
@abdibashiraden9912 Месяц назад
maxkamad xanjo lagu dhax ruugayo oo ay eedaysanayasha iska qosqoslayan war xan aad akhrinayso kadaya umada kitab illahay umada ku xukuma
@bluerain3282
@bluerain3282 Месяц назад
Wa handicap walahi yaab
@zamzamupduwali1364
@zamzamupduwali1364 Месяц назад
Qabiil muxu ini taray hada waxan xabsi ahayn maka faideen😊
@user-vc5qw5mg1w
@user-vc5qw5mg1w Месяц назад
6 bilood oo xariga ah
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 Месяц назад
Hablo yaryar ku wareega dhlinyartan alshabba haa dhamayso Somalia watas
@liibaanxuseen105
@liibaanxuseen105 Месяц назад
Alshabab wax ma dhaamaan
@user-qy6pg5wf1s
@user-qy6pg5wf1s Месяц назад
هذول شكلهم مرتاحين في السجن ما هو مسجونين السجن حقيقي والا كان باين عليهم الخوف والتوتر واضح انه مرتاحين كانهم عايشين في بيوتهم ما بيبين عليهم كانهم متهمين وواقفين وش العداله او داخل المحكمه والله قريب السجن الصومالي 😂
Далее
Maxkamadeynta Askari dilay Sargaal Maxkamadda Ciidamada
18:38
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
Просмотров 827 тыс.
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Просмотров 231 тыс.