Тёмный

Md Bixi iyo Prof Samatar Khashify 10 Nin O Diidan Aqoonsiga SomLand O La Xidhidha Calamka 

So News
Подписаться 219 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Somaliland Somalia Ethiopia News Analysis

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@HibaaqAinache
@HibaaqAinache 8 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤GUUUUUUL inshaAllah SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤
@ladanladan1718
@ladanladan1718 9 часов назад
Cadowga somaliland ilaahayoow jabi mid dhow iyo mid dheer ba inshallah idamka ilaahay
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 11 часов назад
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤✌️✌️✌️🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@roodacawad13
@roodacawad13 7 часов назад
Cadowgu ha jabo isha allaah
@januarySl2024
@januarySl2024 9 часов назад
Cabdilqadir Jirde waa nacas magicii Arab dhulka jiidjiidey
@خوخهخوخه-ف9ط
@خوخهخوخه-ف9ط 11 часов назад
Ilaahaybaa. U. Hiilin. Inta. Wanaaga. Jecel. Inta. Xunaa. Isagaa. Naga. Qaban
@hiddowacan811
@hiddowacan811 10 часов назад
Ilaahay hanaga qabto daalimiinta ah ee huwanta ah😮😮😮
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 8 часов назад
Wlhi muse hadaaanu xilka hayn mar hore ayaa somaliland labaabin laha oo wax jira ayna ahaaten calamka iyo geeska africa ninka kaga qaylisiiyay waa muse biixi waa geesi aaan gaban waana nin adayg nin kale kamabuu baxeen 7 sano ayaa balaayo kaste la ladaba socday hadana muu liicin waa geed adayg muuse marka muse moye shacabku cod masuinayan muuse guuuuul insha alaaaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuul❤❤❤❤❤❤
@yasirfarah399
@yasirfarah399 8 часов назад
Khaimiin kabhuhaa jsl jsl gull
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 часа назад
ILLAHEYE IMANKA IDIINKA OO MEELE PAAS MAARE CADOWGA SOMALILAND😮😮😮😮😮😮
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 часов назад
Jilacbaa kujira jahliyada reer soomaalilaan
@MohamedYussuf-w3e
@MohamedYussuf-w3e 6 часов назад
Wakhtigi snm dadkeenu aadbu udamiir fiicnaa lacagwalba iyo xilbay ugatageen qadiyada dhalan gadisbaa inagudhacay ishalah waynu guulaysani
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 5 часов назад
Berigaa SNM waxa jiray kuwo tiro yar oo la jiray Faqashta, sida Cirro oo ahaa safiirka faqashta ee Ruushka u jooga. Iyadoo dadka Somaliland la xasuuqayo oo la rabo in la dabar gooyo ayay faqash la jireen. Kuwaa iyo dad kale oo ay iibsadeen weeyi kuwa maantana Somalia la socdaa oo diiddan aqoonsiga
@maxameddeeqa4447
@maxameddeeqa4447 9 часов назад
Wa tuug ilahay kagoshima ay wadani io basasinta hadan lauska qaban
@taherjamac228
@taherjamac228 4 часа назад
Caalamka an ka go'nay ayey ina raacinayaan , kuwaasaan raacaynaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 10 часов назад
Cabdiqaadir jirde lacagtii lagaga tukhaantukhiyay gudoomiyanimada Wadani ee isaga iyo reerkoodaba lagu bahdilay baa lagu rikaateeyaa cimri tagay oo ceeb lagu sagootiyay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 часов назад
Caalam ay maamuus ku leeyihiin ma jirto basaasiinta wareegaysa
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 10 часов назад
No vote wadani
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 9 часов назад
Shacabka somaliland inta jecel qaranimadooda fartiinay ku xidhan yahay mustaqbalka dalku
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 8 часов назад
Madaxweynuhu muxuu David Swan isagu Madaxtooyada ugu qaabilay Shalaydan qoyan ma xisbiga waddani buu ku biiray isagu mise sidaasuu wax u ilduufaa ? Maxa caqligayaga loo dhaawacaa ilaa iyo lixdankii ?
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 10 часов назад
Tty
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 часов назад
10 nin ee jaajuus 5nin oo beentooda kadaba taga miyaa lawaayay xaaraanta xaaraantu dhashay
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 часов назад
QAA INNE WAADAN YAAN LOO CODEEYNE SHACAABKA SOMALILAND WAA DEED AQLIBADEN OO TUUGTU ANNEY UU DHUUMANAYNE ,,, MAAXEEYE MUJAHIDINTI UU DHINTEEN KUWAAN WAA INE 1 COODE HEELAN TUUGTAAN GUMEYSIGA SOMALIA JECLE EE IMANKE KAA GALAAYE LUUGO QAABASHADA DEEDKOODA
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 10 часов назад
Halasoobandhigo munaafaqiinta
@mtksolution
@mtksolution 10 часов назад
10knin.najirbewaaberkiyiwafaqashehlaxinq
@mtksolution
@mtksolution 10 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MindfulMedia07
@MindfulMedia07 11 часов назад
Xaalku sidaa ha duuyahey macaan loo xidhay ooyaye maxamed abiib
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 10 часов назад
WAXAA JIRI DOONTA MAALIN NIMANKAAS BADHKOOD LA TOOGAN DOONO BADHKOODNA XABSI DAAIM LAGU XUKUMI DOONO, MANA DHEERA MAALINTAASI.
@MohamedAhmed-xn1eo
@MohamedAhmed-xn1eo 10 часов назад
Waa kii xanuusanayey waa xanuusaneysaa.
@XussenXoosh
@XussenXoosh 8 часов назад
Waa ayo cadaw go kkkkkk waabe naale kaasi war kiisodha niba waana isku dir dad wayne
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 10 часов назад
Waar kii goormuu socdaa Mar horaa laga goostay gunadi JUUDAAN ba hada u furay intii
@khadradahir9635
@khadradahir9635 11 часов назад
Waxaa looyaqaanaa bajaaj ee ha odhan maqaam sale
@sultanahmed5021
@sultanahmed5021 11 часов назад
MUUSE BIIXI GABBAL BAAS BAA U DUMEY, WELIGAABA BEEN SOO ABAABUL
Далее
Распаковка iPhone 16 Pro Max
01:01
Просмотров 2 млн
Wait for winner 🏆 😂 #shorts
00:42
Просмотров 3,3 млн
MASAR OOHIN AFKA SOMALILAND HALAYGA QABTO TOLAAY
9:52