Тёмный

Meelaad Isku Dhiibto Ma Joogtid 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 474 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

MEELAAD ISKU DHIIBTO MA JOOGTID
DHIIRIGALIN
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast

Развлечения

Опубликовано:

 

8 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 125   
@zainabmoha4517
@zainabmoha4517 3 месяца назад
Melaan iska dhiibo ma joogo walee 💯 ilahow i rumee riyadyda 🥺❤🙏
@MaxamedCabdulaahi-rz7wr
@MaxamedCabdulaahi-rz7wr 3 месяца назад
Amn
@user-gf6nm5lh2z
@user-gf6nm5lh2z 3 месяца назад
Aamin byo❤
@user-gf6nm5lh2z
@user-gf6nm5lh2z 3 месяца назад
Aamin byo❤
@QUEENOFSOMALILAND6800
@QUEENOFSOMALILAND6800 3 месяца назад
Ameen sis
@AminaCabdi-jc6cd
@AminaCabdi-jc6cd Месяц назад
@BIGSAMO-db3xv
@BIGSAMO-db3xv 3 месяца назад
wllhi ragu isma xagiree ismana lidee waxathy Best techer mudo 3 years ah ku dawada faido moyane wx nusqana kama arag Allah cimriga iyo cafimadka Allah Haku siyadiyo kun mar waxan ku le yahay ciid mubarik techer
@AGUUN
@AGUUN 3 месяца назад
"Marka la joogo da'da 18 illaa inta u dhaxaysa da'da 24, waxa aad ubaahantahay in aad dhisto mustaqbalkaaga, da'dan inta aad ku jirtid uma baahnid xiriir aad ku dhafartid ama safar aad gashid si aad u hesho qeybtaada kale, runtii waxaad u baahan tahay in aad dhisto mustaqbalkaaga iyo naftaadaba. waxa aad u baahantahay in aad ogaatid halka ay dantaadu ka jirto,waxa aad u baahantahay in aad hab-dhaqankaaga wax ka beddesho oo aad diirada saarto yoolkaaga. In aad la haatid taageero la isku halayn karo, ka hor inta aanad badhkaaga kale raadin, waa in aad falowgeed qabataa in aad noqotid ruux dhammaystiran, baahidiiisa, shahawadiisa intaaba ka adag, oo kalsooni ceegaagto naftiisa, isku kalsoon, intaa kaddib safarka isbeddelku waxa uu bilaabmayaa da’aadaa kaddib, ee iska jir intaa inta ka horreysa in aad Gacmahaaga ku baa biisid."
@salmaanqaan334
@salmaanqaan334 3 месяца назад
Tahriib baan ahey wadadaan ku jiraa isoo duceya in uu ilaahay ii fufudeeyo wiil walalkii oo kle baan ahayee All muslimiin❤
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 месяца назад
Allaha kuu fududeeyo wll safarkaas
@Hamdamohamed266
@Hamdamohamed266 3 месяца назад
Allah ku fududeyo wll mcn safar qeyr qaba i.a
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 3 месяца назад
Halkad ujedo Allah ha kugu nabad geyo
@FunnyDuck-1
@FunnyDuck-1 3 месяца назад
alla hakuu fududeeyo walaal
@user-px4wy1hv9e
@user-px4wy1hv9e 3 месяца назад
​@@ayuubaxmedmedia wll qoraal an ku so qoray iso jawaab
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 3 месяца назад
I will come back to this vedeo when I feel sadness 😔
@QUEENOFSOMALILAND6800
@QUEENOFSOMALILAND6800 3 месяца назад
Where did you go school or university? May ALLAH make it easy me and you and all muslims to study ❤😊
@fadaqueenfadaqueen5270
@fadaqueenfadaqueen5270 3 месяца назад
Qur, aanka waxan so bartay si aan tajwiij ahayn lkn hada 24sano jiro bilabay 2024ta sanadkan si asiga oo tajwiij ah barto insha allah ❤❤
@Suadsadik-
@Suadsadik- 3 месяца назад
Inta jamacadaha ka baxdey reality ga wajahdey sanadkan Waxan leyahay saxibayal never give up wan gadheyna hadfkeena 😊
@Khalidyare2
@Khalidyare2 3 месяца назад
Sxb sndkn jamacd gali rba mise ma iska daya an shaqeysta xirafado online iska barta
@Suadsadik-
@Suadsadik- 3 месяца назад
@@Khalidyare2 qof walba arsaqidisa meel bey ka qorntahay lkn manta qof dhalin yar ah wano si hdi ley dhihi laha Jamacad ha gelin ban odhan laha Manta adunka xirfad ba leysku dhafey 4sano 5sano Wx ad beri shaqo la aan kaso istageyso inta ku barn lahed o jamcd ah xirfad ku baro kushaqeyso. Sida forex ka iyo xirfda kale Manta u fiirso waxa ardey qalan jabisey iyo wadnka shaqo la anta ka tagan isma laha!!
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 3 месяца назад
Beenta maaha
@AmiirZack
@AmiirZack 3 месяца назад
bro hadaan ku dhoho kawaran youtuber xitaa ama aheen markaan kugu xirnaa 🔥
@SahalLeo-dr8fx
@SahalLeo-dr8fx Месяц назад
Aad baad u mahadsantahay walaalkay Ayuub waxaad badashay noloshayda runta 😊❤❤
@QAYS____SHELPY
@QAYS____SHELPY 3 месяца назад
Uztaad ayuub Allah cimri dheer 'Ciid mubaarik..."
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 3 месяца назад
Waa run meela isku dhiibo ma jogo wayo dhalìyaraan ahay waliba dadii 20 ta,aaan wali gaadhin. Walidkeedna la joogin walalyaalow isoduceeya rajooyin badan baan leyahah Allah hay suurta galiyo
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 3 месяца назад
Run badana ani miyuu ishega ustaad ayuub jzakalahu khyrul jazaa
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad Ayyuub 🎉
@Abdulahiosmaan-ls4mk
@Abdulahiosmaan-ls4mk 3 месяца назад
Mash Allah wll ayub jasakallahi qayar
@abdullaahiahmed7662
@abdullaahiahmed7662 3 месяца назад
maanshaa allaah mahadsanid walaal Ayuub Ahmed
@xiyock2419
@xiyock2419 3 месяца назад
Ciid mubaarak ayoup ahmed boqortooyo
@khaalid.muxumed
@khaalid.muxumed 3 месяца назад
*My teacher ayuub Ahmed*
@khadaraxmed5866
@khadaraxmed5866 2 месяца назад
Best motivation ustaad Aad baad umahadsan tahay ❤
@jaamacziciid7961
@jaamacziciid7961 3 месяца назад
Really thank ustaad❤
@user-uy4wn1zd4t
@user-uy4wn1zd4t 3 месяца назад
Mahadsanid my teacher ayub waxad kasoo hadasha sida qof Ku dhawacay loo iloobo❤
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 3 месяца назад
Ayuubow wll Allah sw miisaanka muhimka ah ee aakhiro ee aduunkan la inoo keenay si aan Allah u raali galino lafaheena iyo nafteenana naar ugacabsano hakuu saaro Allah sw
@Laugh772
@Laugh772 3 месяца назад
Xiligaa kudawanayo waa xili aan moral jabsanahay waa kumahadsnthy dhiirigalintada waana isbadalayaa ani waxa ahay dadka aad uniyad jaba marka waxa rabay heliwayo kheyr allaha kugu badalo ❤😢
@Kingramesh11
@Kingramesh11 3 месяца назад
Mhdsnid wll Ayub Cid Mubarak 🎉❤
@Asia_Mohmed
@Asia_Mohmed 3 месяца назад
Masha Allah
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 3 месяца назад
Thanks my teacher
@khaalidT7
@khaalidT7 3 месяца назад
Eid mubarak Ustaad ayuup
@ibraahimabdalla4088
@ibraahimabdalla4088 3 месяца назад
Ayuub axmed Ninkan dar ilahay ujeclahy wallahi 🔥💯 Codkar Wye
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv 3 месяца назад
Eiid mubarak walalkey ayub axmed
@CabdulahiJeylaani
@CabdulahiJeylaani 3 месяца назад
M.a Allah ayuub EID mubarak🎉😊
@AbdifitaaxJamac
@AbdifitaaxJamac 3 месяца назад
Best teacher
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju 3 месяца назад
Eid mubarak ayub ahmed runti wax badan baa ka faiday ❤❤
@FunnyDuck-1
@FunnyDuck-1 3 месяца назад
ciid mubarak walaal ayuub
@KHAIRUL_DIIN
@KHAIRUL_DIIN 3 месяца назад
Eid mubarak ustaad ayuub axmed ❤
@user-tf7sv5qn9y
@user-tf7sv5qn9y 3 месяца назад
Best motivation
@cabdallemohaalligaras4930
@cabdallemohaalligaras4930 3 месяца назад
Mar waliba Waana dheeri galisaaa shukran
@user-ej8bd6tv3d
@user-ej8bd6tv3d 3 месяца назад
Allah haku xafidho ❤nolosheeyda wax kabadhan baad kabedeshay.diirageliye ill nacab kuma arakto❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 месяца назад
Mahad sanid Ustaad❤
@subeerabdiosmaan3808
@subeerabdiosmaan3808 3 месяца назад
Thanks bro ayuub❤
@Mucad25
@Mucad25 3 месяца назад
Walalo wll wangsanthy Allah Ku xafido
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 3 месяца назад
Cid.mubarag wllmeya ayuub ahmad guleyaso weligaba
@zadaammohamed4958
@zadaammohamed4958 3 месяца назад
You are good person
@AzmaInacabdi
@AzmaInacabdi 3 месяца назад
Dhirigalyahayga kowad ayub ahmed media 💖💙💚💛💞💓😊😊
@zalmaanayemaydhane5756
@zalmaanayemaydhane5756 3 месяца назад
Macalin ayuub axmad wd mahadsan thy 5 sanoayaan kugu xiranahay wax badaan ayaan kaa faaiiday dantayda wax aan ahayna kama shaqeeyo xalay habeenkii ciida sidaan ushaqaynayay waan sabaaxeeayay heer aan salaadi ciida tagi kari waayay. Alx lkn lacag badaan ayaan shaqaystay
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 3 месяца назад
Ciid mubarak
@cabdisamedshiine6371
@cabdisamedshiine6371 3 месяца назад
Ayuub wll xgee. Kaala so xiriira arin baa rabay Inn ku sheego iso jwp wll❤
@Hamdamohamed266
@Hamdamohamed266 3 месяца назад
Eid mubarak rer comenti🎉❤
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 месяца назад
Eid Mubarak!
@Suleekha-siman12
@Suleekha-siman12 3 месяца назад
Ciid mubarak🥰🥰🥰
@AmaalCabdi-kr1sm
@AmaalCabdi-kr1sm 3 месяца назад
Ma iso kobikarta muhimada luqada english Wan jecelhy ina barto wana bartay badankeda balse marka maqlo dhirigali Wan si xojiya rynti ❤
@ayaanxaashi972
@ayaanxaashi972 3 месяца назад
Tnx 😊
@mahmuudmahmuud6766
@mahmuudmahmuud6766 3 месяца назад
Merci cordialement ❤
@munamohamed470
@munamohamed470 3 месяца назад
Maxaan jeclaanlahaa iyadoo waraysi lagaa qaado siiba uu kaa qaado codkaubax ❤❤❤❤❤
@abdirahmanhussein9196
@abdirahmanhussein9196 3 месяца назад
Bravo ayuup
@NaimaAbdi-ps9nu
@NaimaAbdi-ps9nu 3 месяца назад
First 🎉
@nasraibrahim4637
@nasraibrahim4637 3 месяца назад
Meelan isku dhiibo majooko walibo maalmo badan waa somry yarabi deenta ii fududeey ina iska baxsho yarabi reerkeyga cadawka iika ilaali yarabi 😊
@RidwanIsmail-dl5on
@RidwanIsmail-dl5on 3 месяца назад
Maanta aadban topic noocana ugu baahnaa shaqada aan hayo ayaan ku fikirayay in iskaga tago lakin waan u adkaysanaya insha allah intan dantayda ka gaadhayo isma dhiibi doono. Eid Mubarak macalim iyo la taliye loo baahan yahay adbay waanadadu ii anfacday thnkz Brother.
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 3 месяца назад
Good point brother Shaqadaada haka tegin intaad dantaada ka gaareysid, runtii dhamaanteyn shaqaalo ayaan nahay dabcan qaar ayaana meel sareysa u hami taagaya marka jaran Jaro ha inoo noqoto shaqadu
@user-ys6cr6mz2s
@user-ys6cr6mz2s 3 месяца назад
Iso duceya wll 😢 waa xanuunsahy
@MohamedAbdikadir-mk3rc
@MohamedAbdikadir-mk3rc 3 месяца назад
Keep going
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 2 месяца назад
Tnks walalka
@KhalidYare-dv4wf
@KhalidYare-dv4wf 3 месяца назад
Waxaan jeclaa inaan dgiiri galiye noqdr ze alxm hada waan ahay ❤
@Hhjjhgiojggg
@Hhjjhgiojggg 2 месяца назад
Voice golden
@AadanCumar-po2np
@AadanCumar-po2np 3 месяца назад
Walahi nolol xumadii waan kabaxay
@SaHaL_aadan
@SaHaL_aadan 3 месяца назад
Really...
@amalismail7772
@amalismail7772 3 месяца назад
Aduunka waxan ugu necbahy wax aad bilawday oo aan ka dhamaynin, midas waa caajisnimo
@Akhiiyusuf
@Akhiiyusuf 3 месяца назад
Tani Motivation ma Ahn ee waa xaqiiqada 🙂💔
@user-ub5lt2tg1w
@user-ub5lt2tg1w 3 месяца назад
😢kama daalo wacyi galinta nafteyda iyo dawadashada dhiragalintada 2weak mrki aan joogo mugdi ban gala wlhi wan dalay balse ilah baryadisa kama daalayo🤲😭
@user-ts4xe2qr8l
@user-ts4xe2qr8l 3 месяца назад
Ayuub ahmed wadanke jogta wll
@derow17
@derow17 3 месяца назад
🎉ciid wanaagsan❤
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 месяца назад
Eid Mubarak!
@FartunhusseinHussein
@FartunhusseinHussein 3 месяца назад
Mahaadsanid ayub
@DrAsia-vc2ke
@DrAsia-vc2ke 3 месяца назад
Ayuub wll waxa ahy gabar ku xiran bejkaga yutobka lkn ina adi ku la hadla u bahna hadii aad waqti i heleyso🙏
@Malliya718
@Malliya718 3 месяца назад
waxa bilwdid ha joojin ❤
@Tni_____pi-gf4ez
@Tni_____pi-gf4ez 3 месяца назад
Ustaad syuub ciid wansagssn
@HodanIsmaciil-yy6jv
@HodanIsmaciil-yy6jv 3 месяца назад
Wllky wax badan ayaan kaa faiday
@adanalimohamed763
@adanalimohamed763 3 месяца назад
Mahasanid ayuuub sxp sre
@zakivic2259
@zakivic2259 3 месяца назад
Ayuubow kly adi ani Maa iga hadloosa 19jir ahay waline caruura isku maleeya😂😂😂😊
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 3 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@user-pf7zn9oj7r
@user-pf7zn9oj7r 3 месяца назад
Ayuub asc qoraal ku ma soo koobi karo maalin un in aan is araagno rajeyni
@nagaad5509
@nagaad5509 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gl6sx3dy5r
@user-gl6sx3dy5r 3 месяца назад
Waxn kusoo noqon doonaa mrkaan soo dhameeyo jamacada insha allah ❤😂
@FarxiyoAbukar-nd1lq
@FarxiyoAbukar-nd1lq 3 месяца назад
I.a
@user-rn8pw6pc5d
@user-rn8pw6pc5d 3 месяца назад
That is true wlhi
@user-er9iz1ku1z
@user-er9iz1ku1z 3 месяца назад
❤😊
@ajboqol8898
@ajboqol8898 3 месяца назад
arin muhima akarabay adoo mhdsn
@user-oj4kz3bj8p
@user-oj4kz3bj8p 3 месяца назад
Qaybta podcustiga ban hada kaso baxay hadana qaybtii kale ban so galay walina waxbaa isii dhiman thankyou ustaad ayuup kama dhargo hadalkaga ❤
@Sahruush
@Sahruush 3 месяца назад
Ustaad malaga ybaa course Englishka inad dib u bilowdo😢aad ban ugu bahna duruuf darteed😢
@Eng-Zacksomane
@Eng-Zacksomane 3 месяца назад
Move on and see The Results
@habiilmedia7663
@habiilmedia7663 3 месяца назад
Fursad ganacsi aad noloshaada ku badali karto soo dhawow
@feysalabdulaahisheikh1185
@feysalabdulaahisheikh1185 3 месяца назад
Thanks for your support
@ajboqol8898
@ajboqol8898 3 месяца назад
ustaad meel lagaala soo xariiro mledhy
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 3 месяца назад
Ayy manty labada Chanel video noso galisy thank you ustaad
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 3 месяца назад
Maxa ku qoran chanel ka kale wllo
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 3 месяца назад
​@@nasrinaytaali3866ayuub axmed podcast aa ugu qoran abyo❤
@Fathi-feynuuz
@Fathi-feynuuz 3 месяца назад
Ilhow ii rumee riyadayda😢
@cabdallemohaalligaras4930
@cabdallemohaalligaras4930 3 месяца назад
Aaad iyo Aaad
@user-cd1np1lo2k
@user-cd1np1lo2k 3 месяца назад
Siigo waxaan kamaqli jiray ko shangaloo ladhahayo kha inka
@AsiyeAbdinur
@AsiyeAbdinur 2 месяца назад
Ilhayow hadafkena noo rumee
@QadruushaMaxamed
@QadruushaMaxamed 3 месяца назад
Asc teacher ayub talo ayan ka rabay wll wan kugu xiranhy waqti wlibna wan ku dawada hada xld ayn dremaya wxn rabay in aan kula wdgo oo ad talo iga sisid ama video ama comment midkey noqoto😢. Wiil ayan mudo snd ah isla socnay wilka malin ayuu fb iga soo raacay 4month cml asxab cml ayn u shekeysaneynin mrkii dambo jcyl ayan u qaday oo waan u shegtay asna sido kle wuu ii shegty si wngsn ayan isla soconay jaceyl qurux bdn iyo frxd ka dib wiilka wxa aan ku arkay hal dabecad oo ah wax yar hdn is qilafno ama aniga aan qldando ama asaga ha qldando hdi aan kala amusno lgma yabo asaga in uu iso waxo wixi dhaxdena uu iga raaligliyo kaliya aniga ayuu iga sugaya hdanan wicin ima soo wacayo asaga anigna waan jeclahy sas ay thy hada mudo 10beri laga joogo ima soo wicin oo wx yar isku qilafnay ma aqano asaga dhnkiisa wuxu dremayo lkn aniga xnun ayan daremya sarirta ayan iska saranhy😢cunada si fcn uma qadan karo😢youtubekaga ayan video dhiriglin qalbiga ii dhiso ka dhax radiya waan is racsiyaya wligey comment ma qorin lkn midkan darenkyga ayan ku cabiray iyo sidan daremayo😢💔wxn rabay qibrada iyo waya aragnimda aad i dherty in aad igu cabisid abowe ayub wllsha ayan ahay oo aad ila talisod😢qof wlibo comment keyga arkana in uu ila taliyo ayan rabay😢❤️‍🔥💔🥹ASC🙏
@user-xf8xj3bc3u
@user-xf8xj3bc3u 3 месяца назад
Eid Mubaarag
@user-rg6lw7ch4r
@user-rg6lw7ch4r 3 месяца назад
my teacher🫶
@shukricilmi1591
@shukricilmi1591 3 месяца назад
😢😢😢❤p🎉
@YahyejamalYahyejamal
@YahyejamalYahyejamal 3 месяца назад
Talye talo wangzn dadka wanagzan adunka ado kansi joga
@ibnoomar88
@ibnoomar88 3 месяца назад
Mhdsnid
@IshraxIshrax-ty2vh
@IshraxIshrax-ty2vh 3 месяца назад
Really perfectly said
@umubahja1748
@umubahja1748 2 месяца назад
Ffv
Далее
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Просмотров 131 тыс.
Dhabar ADAYG Meelaad ka noqoto ma joogtid
9:56
Просмотров 60 тыс.
QVZ PREMYER LIGA
00:18
Просмотров 1,6 млн
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 25 тыс.
069 | 27 | Siyaad Barre siduu kacaanka ku abuuray.
21:45
Hadii aad  akhriska isku kari wayday daawo videogan
23:08
Adigu u dhabar adayg hadafka noloshaada
10:53
Просмотров 65 тыс.
Разговор на Патриках
1:01
Просмотров 3,2 млн
А где Ахмат?
1:00
Просмотров 4,9 млн