Тёмный

Meeshu waa Afrika bishuna waa dhammaad! 

Bile TV
Подписаться 533 тыс.
Просмотров 85 тыс.
50% 1

Meeshu waa Afrika bishuna waa dhammaad!
Waa xalqaddii 6aad ee muuqaalladii gaagaabnaa ee MEESHU WAA AFRIKA.
Time Lapse
00:00-00:43 - Dhimashada Ayeeyo
00:43-01:43 - Bajaaj Raaca
01:43-04:11 - Si Bixiya lacagta Saaxiibada
04:12-04:59 - Baalashka/Caseeyaha
04:59-07:14 - Shidasho
#BileMedia #biletv

Развлечения

Опубликовано:

 

6 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 месяца назад
At: (4:53) caruurtaas masaakinta ah oo shaqaysanayaan are sooooo cute, waan kanaxay. Fadlan qaylada muusikga iska yare, haddiikale codka lama maqlaayo (next time) lol😊 Mahadsanidiin
@nicmatullah439
@nicmatullah439 4 месяца назад
War ninkii jakada ka sugayyne Adoon siin buu film kii dhamaadee😊
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj Месяц назад
Wll kusaliya xabibkena scw ❤
@Abdullahi_abdi20
@Abdullahi_abdi20 Месяц назад
Scw❤
@dardaahassen5696
@dardaahassen5696 3 месяца назад
Ani waan shakiye jaket ma iska celye mise wuu ku tagay😂😂😂😂😂😂😂
@AyaanleKhalif-om2gp
@AyaanleKhalif-om2gp 2 месяца назад
Wuu kutagayy
@abshirali313
@abshirali313 4 месяца назад
Cajiib
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 2 месяца назад
Waxa jira ayuu soo gudbiyaaaaaa
@wiilka_____yaranka
@wiilka_____yaranka 4 месяца назад
Zxp yal isooraaca plz 🙏
@apdalamuze
@apdalamuze 4 месяца назад
Faraska madow caan caan dhalay
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo 4 месяца назад
Legends faraska madow
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bushraabdi-ly2km
@bushraabdi-ly2km 4 месяца назад
Frist😂❤
@MrJini-m9e
@MrJini-m9e Месяц назад
XOG WEYNTA MAN UNITED❤❤❤❤
@suldanyare6855
@suldanyare6855 4 месяца назад
Inaba caadi maaha habjilniinka wan ka helay iyo sheekadaba
@suweysmohamedjama6778
@suweysmohamedjama6778 2 месяца назад
Kkkkk walahi waa igayaabisay
@najiipahmad44
@najiipahmad44 2 месяца назад
Aaway qudbadii 🤣🤣🤣👍
@funnyvideos.33
@funnyvideos.33 4 месяца назад
Wax walba oo aad cunayso iyo waxaad cabayso waa xaraam hadii anaad bisinka u qaban dofaarku waa xaaran dhiigu waa xaaran bakhtigu waa xaraan afartasi waa isku mid ee ogow
@seidhalays390
@seidhalays390 Месяц назад
Xageey ku qoran tahay cunto iyo cabitaan aan bisinka loo qaban waa xaaraam, waa sunno cuntada in bisinka loo qabto wll.
@jamilanor653
@jamilanor653 4 месяца назад
Balashka ugu daran, ilmaha maskiintaa hala dhaafo plz, qiyaano ma galan maskiimada😢
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 4 месяца назад
Waa jiliin waxani run ma aha lkn waa waaqic jira oo la jilayo
@jamilanor653
@jamilanor653 2 месяца назад
​@@Cabdiraxman..Mudug.waaqiciga ka wadaa
@yadofaa5427
@yadofaa5427 4 месяца назад
Faraska Madow 😂😂😂 wan ku wara legnd
@CiiseIbrahim-rx5dk
@CiiseIbrahim-rx5dk 2 месяца назад
At(5:00)
@AyaanleKhalif-om2gp
@AyaanleKhalif-om2gp 2 месяца назад
Wax kabarta
@Eng_moy
@Eng_moy 4 месяца назад
😂😂😂 sheeko cajiiba 😅
@juuriimuhammed09
@juuriimuhammed09 2 месяца назад
wah kan jagada laga qadanooyo filimada ma turjumoo
@jamilanor653
@jamilanor653 4 месяца назад
Turufo dheh waa waxa dhiragaliye dhan ku nacay😄😁
@CabdicasiisFaarax-ye5ks
@CabdicasiisFaarax-ye5ks 2 месяца назад
Faraska
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😊xbbti
@HEROLYRICS3
@HEROLYRICS3 4 месяца назад
Faraska madow zhpkey weeye
@mohamedabdulkadirosman7860
@mohamedabdulkadirosman7860 2 месяца назад
😂😂🏃
@AmiinIrmaan
@AmiinIrmaan 2 месяца назад
😂Qaab yaxaas baa Magalda Lagu Jooga😂👏
@bashiromar6688
@bashiromar6688 Месяц назад
Ninkaan waa Mr. Bean oo Somali ah
@Naske14
@Naske14 4 месяца назад
😂😂
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 4 месяца назад
😂😂😂😂
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi Месяц назад
Kulel kkkkk
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 4 месяца назад
Hadaaad maqli jirtay saxiibka been ayuu ku noolyahay waa nocaa😂
@Cabdiraxmaan123-yw5mk
@Cabdiraxmaan123-yw5mk 2 месяца назад
Run wye arsenal waalaga qaadey
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi 2 месяца назад
Xurmo is called person to call 📞 to help
@bashirahmedahmed6475
@bashirahmedahmed6475 4 месяца назад
Hhhhhh
@HooyoFooseyo
@HooyoFooseyo 2 месяца назад
Jaakada celi
@Qaabtur
@Qaabtur 4 месяца назад
Faraska madow isku xafadaa nahay😂😂
@leylahaji2029
@leylahaji2029 2 месяца назад
Ubixi wadanka kulaha hahahhahah xita ilmaha wala shafteyey
@mahadsayidisack844
@mahadsayidisack844 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂 Ciyaal magaalo
@mohamedhusein4370
@mohamedhusein4370 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nuraldin2656
@nuraldin2656 2 месяца назад
Magaalada shaaftu ku dhameeyey 😂😂😂
@muhamoudabdirahmanahmad1908
@muhamoudabdirahmanahmad1908 2 месяца назад
Basbaas kuye basbaas ku dardarye 😂😂
@user-zc2fc3lz9j
@user-zc2fc3lz9j 21 день назад
Kkj
@zainabissa8082
@zainabissa8082 21 день назад
jakedii 😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan Месяц назад
waxaan sawiranayay FARASKU INU SIDAN FILMKA KA HOR INU SIDAN WAX BADAN KU CUNAY !😂😂😂
@user-ff8gu5cm9o
@user-ff8gu5cm9o 4 месяца назад
hhhhh
@funnyvideos.33
@funnyvideos.33 4 месяца назад
War niyow Somalida markay wax cunayaan maxa u diiday bisinka inay u qabtaan wllhi wayna ceebaybayaan social media waxa video soo dhiga ee cunto cunaya bisinka uma qabtaan jahliga ku badan war bisinka ogaada waxay cadayn u tahay inaad muslim tahay
@AhmedAli-lx7sl
@AhmedAli-lx7sl 2 месяца назад
Jahli haduu jiro adiguu ku dagan yahay dad intaadan jahli ku sheegin ma is weydiisay adiga inaadan maqlin uu qabsaday? Mase adiga hadii aadan maqlin dadka dhan waa iaahiliin? Marka waxa qasab ah xata dhuusada inaa ku mqashiino si aad u ogaato inaan dhuusno xooolo yaan lagu kufsan somali afka halaga galin noocada waan aqaan orom orom dhalay tahay jecel magaca iyo dadka Somaliyeed caay u raadiya
@abdi_252
@abdi_252 4 месяца назад
Sheekada bajaaj ta: Hada kahor galab anoo daalan oo shaqo kasoo baxay sayidkana kaso lugeeeyey ayaa markan three piano maraayo bajaj wadada geeskeeda taagteen gabari qabsatay Anoo kalsooni isku qaba ayaan dhinaca kale kasoo wareegay dalaq iri bahashii Qofiii oo indho cararo leh igusoo fiirinayso ayaan ar kay kadib ayaan inta dhoola cadayn yar kudaray iri abaayo caadi waye meeshan dhow ayaan kaaga dagi Qofkii kulahaa war wasaqyahow nooga dag mootada Anoo wali hadal kale dhihina bilowday inee ayaduba mootadii kasii dagto😂😂😂😂 Meeshii baan katagay anoo tii ceeb aheed iidhinayn ilaa hada qoftaas mailaabin mooto danbana kuma dag dagin😢😢
@CusmaanAbuukar-fn6ev
@CusmaanAbuukar-fn6ev 4 месяца назад
Wa khalad qofka sbbtu private u kiraystay public u raci waye aya ah inu kaligis raco
@suweysmohamedjama6778
@suweysmohamedjama6778 2 месяца назад
Kkkkk walahi waa igayaabisay
@MrJini-m9e
@MrJini-m9e Месяц назад
XOG WEYNTA MAN UNITED❤❤❤❤
@SiciidFaarax-nc4oe
@SiciidFaarax-nc4oe Месяц назад
😂😂😂
@DaahirAli-zl2rk
@DaahirAli-zl2rk 4 месяца назад
😂😂😂😂
@MrJini-m9e
@MrJini-m9e Месяц назад
XOG WEYNTA MAN UNITED❤❤❤❤
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 4 месяца назад
😂😂😂
@user-fw5my7im9h
@user-fw5my7im9h Месяц назад
😂😂😂😂😂
Далее
Qolka Qalliinka | Meeshu Waa Afrika
6:20
Просмотров 50 тыс.
Sabta (Alle bariga) Soomaalida | Meeshu Waa Afrika
4:03
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
Schoolboy - Часть 2
00:12
Просмотров 9 млн
Marka gacan fudeydkaaga maxkamad laguu soo taago
6:46
Просмотров 252 тыс.
XAAL ADDUUN SHORT FILM
23:40
Просмотров 14 тыс.
JAARKAYGA (Part 1-3) | BUuTI Television
19:46
Просмотров 672 тыс.
HAYB SOOC || SOMALI SHORT FILM 2024
21:46
Просмотров 195 тыс.
Shukaansi | Meeshu waa Afrika
6:08
Просмотров 98 тыс.
Папа гений
0:23
Просмотров 3,5 млн