Тёмный

Milateriga Sudan oo Khartum kula dagaalamaya Falaagada Imaaraatka taageerto & Wararkii Caalamka 

Gaylan Media
Подписаться 356 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Milateriga Sudan oo Khartum kula dagaalamaya Falaagada Imaaraatka taageerto, Dagaalada Barriga Dhexe & Xutiyiinta oo Badda Cas ka xiray USA.
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@محمد-و2ج7ض
@محمد-و2ج7ض 17 часов назад
Palestine iyo Lebanon allaha ugar kaaro
@iftiinisak6522
@iftiinisak6522 15 часов назад
Gantaalada xizbulaah ay tuurayaan wax madilaan miyaa israiiliyiina madhintaan miyaa
@liibaanabdifaarah-n2p
@liibaanabdifaarah-n2p 15 часов назад
Ilaahow ukaalme kulal muslimiin kurbadoodana fayd adaa kaafiye
@crisaaq3877
@crisaaq3877 12 часов назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win win win win win win win win insha allah aamin scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 15 часов назад
Umada Islaamka Allaha U Gar-garo
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 16 часов назад
Farah abdulqaadir
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 14 часов назад
Dawlada yar ee shayaadiintu Ma maa mulaan ee imaaratka Carabta inagoo Aragna Dhibaatada ayka wadan Agagaarkeena ayaa wali Siyaasiyiinteenu inaga dhadhicinayaan iny yihiin Sxb ba deen !!!!
@abwaandhagaafe
@abwaandhagaafe 14 часов назад
Caalamkii meelkasta qaylaa ka yeeraysa Allow sahal amuuraha
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 16 часов назад
Nabiga.ku.saliya.scwscw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw
@maamka07
@maamka07 17 часов назад
Good afternoon friends
@MahamedmuuseSaban
@MahamedmuuseSaban 15 часов назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@KhadraMohammed-rj2vj
@KhadraMohammed-rj2vj 5 часов назад
Hh❤❤❤❤❤❤❤is heejurige going udaipur
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 12 часов назад
Mediaha adduunka layskuma hallaynkaro waayo waa been been sii.
@iishoCandiqadir
@iishoCandiqadir 11 часов назад
Malinkasto taliye maladila umabagin warkaas
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 часа назад
Sorry Suudaan waxay Qaaday wadadii Soomaaliya ee Bur burka waxaana ka shaqaynaya wadanka UAE oo noqday Musiibo umadda Islaamka loo soo diray
@KuusowIbraahim-f1k
@KuusowIbraahim-f1k 5 часов назад
Inta bdan cidanka Dowlada aya hda la waregy mgalada khrtum o maleshiyadki Imaaraatka o mujriminta aha wala jebiyey guul wcn shacbka iyo dowlada Sudan
@XasanMuhumed-t8p
@XasanMuhumed-t8p 16 часов назад
Farahabdulqadir waa inaad wakhti Galisaa tabinta wararka bariga dhexe
@najmanajma6752
@najmanajma6752 13 часов назад
Xisbulaah way fashilantay cuqubada Gaza ayaa ku dhacday
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 16 часов назад
TALIYAASHA XISBULLAAH CAMBUULO MIYAA WAR WAXA NAGA WAD JAAJUUSIIN WAXA KALA BAR AYAGAA JAAJUUSIIN AH
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus 16 часов назад
Poutland ma waxaa loo qor sheynayaa iney noqoto sidii suudaan cidamo calloshod ushaqestaha haduu xasan hubeyo
@bashiiraadanmuuse3115
@bashiiraadanmuuse3115 6 часов назад
Ilaahoow suudaan u hiili aamiin
@MahamedHussen-s5f
@MahamedHussen-s5f 14 часов назад
Masha Allah sxb wn dhawnahay ❤❤❤❤❤❤
@AbdiAgood
@AbdiAgood 16 часов назад
😂❤tabin wacan ❤😂🎉 Mahadsanid 😂❤🎉
@ahmeddayib8892
@ahmeddayib8892 16 часов назад
Waxan aminsanahy msdax weyna iiran in uu wax ka ogyahay madaxdan xisbulh kuwa xamas ku iran lafteeda ee labegsanayo waligeed madhicin arintan oo kale
@JibriilFarxan
@JibriilFarxan 16 часов назад
41 kun oo qof ayaa hal wadan 1 sano gudaheda ku dhintey kwrn
@AhmedAliSame-kaab
@AhmedAliSame-kaab 15 часов назад
Falasdiini yiintu kama wanaagsana Ali baystaynkii lagu xasuuqay America iyo Australia. Marka loo eego Zionism ka iyo Ma naxayaasha. Sidaas darteed hal lama aha hadii ay dilaan in ka badan 100 million Zhp
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 16 часов назад
Sudan imaaraad ba bur buriyay ee soomaaliya wa in laga saaro bal fiiri siday Sudan ciidan ugu dhex sameysten wana waxa itoobiya umaleegeyso soomaliya
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 16 часов назад
Farah abdulqaadir mahadsanid
@MohaHassan-pg7zk
@MohaHassan-pg7zk 5 часов назад
Wariye codkar
@mukhtaarcali1166
@mukhtaarcali1166 16 часов назад
Mahadsanid sxb gaylan
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 14 часов назад
Mahadsanid.saaxiib
@MohaabdiAli-f6i
@MohaabdiAli-f6i 16 часов назад
Waxaaa xaqiiq ah dhamaan ciidanka ay imaaradku taageeran inay ina ku soo jeensan donan lkn eedkuma malah wayo dowladii dadkeeda isku irurin lahayd soo ma noqon dowlad fadhiid ah oo beleeled soomaliya waxaa ahay tagan tahay bar halis ah inta xasan iyo xamse oo waxba kala ogayn jooga inay dhimato ayey h badan tahay
@DeeqJaamac-t6y
@DeeqJaamac-t6y 16 часов назад
Guul xuutiyiita
@ahmedadan-u4t
@ahmedadan-u4t 15 часов назад
Subscribing Gaylan Media
@aadan8muuse989
@aadan8muuse989 13 часов назад
Warka soo badi
@FaysalMohamedAxmedMohamed
@FaysalMohamedAxmedMohamed 13 часов назад
Asc
@alihashihirsi3818
@alihashihirsi3818 16 часов назад
Wada dagalka
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK 17 часов назад
Mahadsanid in badan ustaad
@MaxamedFarahabdi6
@MaxamedFarahabdi6 51 минуту назад
🇺🇦
@xuseeabdulaahi6383
@xuseeabdulaahi6383 17 часов назад
👍👍👍👍👍💯💯💯
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 14 часов назад
Gaylan media mahadsanied press Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@mohamedabdalla6731
@mohamedabdalla6731 10 минут назад
Dagaalaw hhh dagaloo
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 16 часов назад
ILLAAHOW ADUUNYZADUI YA Rabi
@abshirali1510
@abshirali1510 14 часов назад
Warkii ruushka iyo yukrayn ee aad warka madaxdiisa noogu dartay xagee kaxay warka faahfaahintiisa nooguma aad darine
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 16 часов назад
wa dhibaatada faragelinta shisheeye leedshay makhay ciidan kudhex sameysato wadan wana waxa itoobiya ladamacsantahay hadi laga hortegin oo laga saarin wadanka intay sida Sudan noqon
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr 6 часов назад
Shiico lga dhisi rabaa sidii yeman mardhow😂
Далее